Fariid aamin ma jiro, xitaa hadaad taqaano lama yeelo, aduunka waxba gacanta leyskuma dhiibo, hadda gabadhaa xukun dil ah aa Uga baqaa sacuudigu waa dil Haddii daroogo lagagu qabto
arpotka garowe anigo ka duulay o maraykan u socda nin an is naaqano ba i dhahay wllow cadayo iqaad wan ka diiday waxan nacayey in dalka maraykan ka an qashin u qado
Dukaanlaha waa xafada hubka badan haysato ayan filaya booliska dhana koleey way yaqanan dukaanlaha meeshu waa somalia cida ama qofka wakhtiga aan is difaci karin uun ba maxkamada la sara
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Kuwa daroogada iibiya ee cuna Waxaa ka xun looyarada beenta iyo xaaraanta difaacaya Maxkamadda shuute wey daashey dadka ku xukuma wixii ilaahey ku xukumay Dowlada waxaa laga rabaa iney ka hor tagto daroogada Iney soo qabato dadka soo dejiya Wadaada waxaa laga rabaa in la wacyi geliyo dhalinyarada Wasaarad kasta markey shaqaale sameyneyso waa in la hubiyaa dadka la qoraayo iney yihiin kuwa bed qaba mukhadaar iyo xanuunada faafa Waa qasab in laga hortaagaa Baa,ba ,a ku socda wadank
@@Abdikanijibril daroogada rag waaweeyn magacyo leh iyo madax ayaa soo dajiya mana lataabanayo kuwa loo dhiibay meel heblaayo geey la dhahay waa kuwaan lasoo qabtay jeer lasoo qabto oo maxkamada lasoo taago raga soo dajiya oo dalka soo galiya war ma jiro
In la iskadaayo ku qurux bdn thy dalkaan ninkasta meel ayuuu ka qaraabtaa ma ahan in aan raali ka ahy lkn kwarama maandooriyaha iyo ciidamada zdo kle kuwa dalalka kle nalooga keeno waa caadi ayan u fahmay oo ay gacansto wataaan
Aaway tukaanki lagaso gaday daroogada waxaan waa sheego ee gabadha maskiinta sacuudiga halagaso badbaadiyo wiilashane ku wareejiya shaqadedo iyo dal lu joogistedi waa u qoansateene😢
airporka dalka waa in la keenaa qalab lagu baaro waxyaalaha mamnuuca ka ah dalka in lasoogeliyo sida droogada iwm. shaqaalaha eedmalahan dowladdaa khaladka iskaleh oo aan keenin qalabkaas
Kuwaan daraag dhiibay iyo ajansiga dalkood ayey joogaan laakiin haweenta soomaaliyeed ayaa dhibato haysata oo ay maraysa cinqaab waxa laga yaaba in la dilo marka Allah soo badbaadiyo war dadka wax u qaadina yaa la idin xirin ha is ilaaliyo
Baalaayo nigu dhacday wax aan muhiim ahayn beey gabarta u shirqoolayn kwrn kuwan waa cadoow walahii.. hadey wax muhiim ah u xirantee mxaa ka dhacaa doorogo beey xabsi u gashsy eey waxba ka ogayn.. ALLOW U SAQIIR INAANTA LA DHULMIIYAY
Labadaan kaniini iyo kuwa kale iyo sharoibooyin dhalinta eey aad u isticmaalaan mee walba aa lagu gadaa qaasatan meelaha yaryar sandaqadaha farmashiye yaasha askarta badankooodna waa cunaa
Ma sucuudiba iska dhigaya muslimiin wallhi qamri waa lagu gariyaba sucuudiga Sheekh somaliga ahana wakii sheegayay xajka aktiisa qamri lagu cabayay subxanallaah 😮😢 Inanta halaga so badbaadiyo sucuudi iyaka ka daran wax kaste Yuhuda xajka sawirada ka so qadaya may qabtan miskiin miska la fulo le 😢
Haddii ay xiraan meelaha Lagu gado afarahaas ayaga naftioda halkee ka helayan illeen magalada dadka ugu badan ee daroogada isticmaaala waa ciidanka & qaar kamida masuuliyuntoda
War dukaamada lagu qado dadka leh iskuul buluusyo quraac ha laga siiyo,iyo kuwa wadanka soo giliyo,sanboloosha howshiisa waa gobay,ee asiga naftiisa halala xisaabtamo State of hiraan
Horta waxan layaba Qareenku marku Indhacadays bena lasoo istaagayo xeer qabta ma jiro miyaaaa..... I.a hadan awood somalia ku yesha qareen badan beenlow nimo dil doogasha wa ugu xukumi
Qolada erporboorka ka shaqeeya markeey qabanaayaan wax sucuzfig loo wado maxeey u qaban waayeen markeey muqfisho soo geleeyso waayo kaniiniyaashaan. waxas keena ganacsato ee maaa la soo. qabato
Xamar waa lasku dul dul man yahay Nin kaa travel ka hasta waa Nin miskiin ah oo iska shaqas sanaya se labada dhalin yarada ah waa xaraan in la qabto ayaa wanaag san
Dhamaan booliska iyo wixii askri ah waa ina la baadho dhiiigood kuwai aamin ba ma leh SubhanAllah 😢 ileen waa waxay sidaa fudud ugu toogtan qofka 2000 oo shillin ! Nin ciidaan oo yurub maroogo lagu qabtay u wadan kale u diraya 25 sanno lagu xukumay ee kuwan qofkii baa 6 sanno jeelka ha lagu xukumo iyo 5 sano oo qiyaamo ayay shaqadoodi dayaceen! Tolow saraalknimo ma soo bartaa 😂😂😂 inkasto dumar ahay
Abid kaa qf bina adam ah Ha aminin ee Naftada masuul ka noqo 🤝
Gabar airporka ka shaqeysta qeybta *boarding pass* ayaa igu tiri, walaalow Norway gabar joogta horey igu qaad alaabtan yar waa xalwo yar iyo baatiyaal. 3 saac aan airporka joogay mar walba waa igu soo laabaneysay. *waana ka diiday*
Wax fiican baad sameysay xataa kuwa aad taqaano iska ilaali
Waliba airportka Oslo ayay kugu imaaneysaa, waana kula hadalsiinayaaa
Fariid aamin ma jiro, xitaa hadaad taqaano lama yeelo, aduunka waxba gacanta leyskuma dhiibo, hadda gabadhaa xukun dil ah aa
Uga baqaa sacuudigu waa dil
Haddii daroogo lagagu qabto
Walalka ha aminin iska dhaf qofanan aqonin
arpotka garowe anigo ka duulay o maraykan u socda nin an is naaqano ba i dhahay wllow cadayo iqaad wan ka diiday waxan nacayey in dalka maraykan ka an qashin u qado
Fadhiga mxkmada waxaa kamaqn dukaanlihi sida sharcidarada u iibinayay, shaqo wacan Garsoorka io xeer ilaalintaba❤
Dukaanlaha waa xafada hubka badan haysato ayan filaya booliska dhana koleey way yaqanan dukaanlaha meeshu waa somalia cida ama qofka wakhtiga aan is difaci karin uun ba maxkamada la sara
@maarmaar6136 waa suuro gal taasina.
سبحان اللہ سبحان اللہ سبحان اللہ
Muhimadu waa in
Gabadhaas
Laga badbaadasho
Shayadiinta
Sacudiga
Aadoo weeyn❤
sacuudiga ma shayadiin mase kuwa dhofiyay oo gabadha sherqoolay kkkk
@@Nima.Mahmoud Sucuudigu god bay ku ridayaan wllo 😢 suuriya iyo turkiga jeelaasha nolosha ayay dadka ku dhibaan
Sacuudiga waa dil toogasho qofkii daraagis soo geliya khaasatan markii ay nooca culus tahay sida Heroin, Morphin, Methamphetamine cocaine!
Laakiin xashiishka, Cannabis-ta kaniinyaasha fudud xabsi dheer baa lagu xukumaa !
Maamadaas maskiinta ah ilaahay haw fududeeyo.
Qoyska Cabdiraxmaan lacag bayku bixiyeen siday wiilkooda dhawr qareen ugu qaban lahaayeen.
Lkn waa in Interpol lagu dacweeyo waayo waa nin daroogo isticmaala shaqadaasna dhinaca xun buu u isticmaalay
@ maskiin wallahi gabadhaas >>> kuwan shirqoolay aa godkaas istahila i.a dowlado wey la hadlidoonta sacuudiga 💔💔💔
Askari aya ahay darogada mesha lagu ibiyo ayana geeyay, waa labo dhanbilayaal
jiif iyo joog daroogada kacaban askarta marka adiga ma macalin dugsi ayaad uqabtaa
Waa kii soo xiri lahaa kuwaan daroogada gadaaya
ninkii laga soo gaday iyo ninka dalka ganacsi ahaan u keensaday waa in la maxkamadeeyaa ayey aheed daroogadaas qatarta ah
Daroogo iyadoo kala nuuc ah ayey dalku talaa walibo Rag sargaalo io xildhibano Ayaa,,kawada ganacsado Rag baa ugu shaqeeyo
runta hadii la rabo Dadka idinku dhax jiro oo dowlada ah Habaran lkn kuwani waa Dowlad Shaqsiga kamid ah aanan ka warqabin intee lagu arke askariga Daroogo gadaayo ama dhoofinaayo
waayo aduunka Daroogo iska daaye inyar hadii ay kaa soo shiirto Xarig Ruqso baa la isku kadaraa
War sucadii naga dilayaan Somalia. Waxa laga soo dhoofiyaa daroogo baa lanagu shaabadaynayan naga qabta 😢
Wallaahi waa xaasidiin gabdhaas waxaa lagayaa baa dil ama xarig dheer inlugu xukumo
Dawoyinkan dhalinyaradan laguma eeden karo sababto ah waxey kasodagan takada muqdisho dowlada ayaa canshur kaqadata waxaa lagu gadaa pharmaciyasha xeer lagu mamnucayo lagama sosarin
somalida qar kooda waa xasid duliyiina ah wayo bal eeg ninka odayga ah iyo gabadha maskinta ah baxarka iyo waji xumada ey u gesteen somali balaayo ha idin aminto👌
Daroogada dukaanka taalo xagee ka soo dagtaa marka hore dakadda iyo airporka dalka ka soo galaan maxaa halkaas loogu qaban wayaay
ماشاءالله المحكمه الصوماليه ممتازة جدا
جداً جداً .. الله يبارك ❤❤💙💙
Walee cidii ay ku qabþan dowlada sucuudiga qoortaa laga goynaa
dhameestiro .>> ghabadha zahra ama xabibo weyxirintahay😢😢
maxey Qoorta Dad kajartaa Ayada ayaaba Yahuda Kalaabyo lagu tunto lagu wada bagaaxo Uwada furte
adigu sacuudiga,,intuu uu joogo maxamed bin Salmaan Daroogo io Yahuud kajoogsan mayaan
Waayo Reer sacduudiga kaliya rabi dhulka waa ula jari lahaa waana uu wada Layn lahaa blse kaliya Kabacda Nabiga ayey ku bad badayaan
waayo maad arag miyaa mesha Showga lagu qabte oo yahuuda waa weyn iskugu imaade oo loo ekeesiye kabacda Tooso udhiganto Kabacda Ku dhaxtuman Hadaan Doonno
Really hadii laga hadlo Dowlada sacuudiga Sharcigoda io dastuur kooda waxaa ku qoron qofkii Daroogo lagu qabto inladilo
Ninkii Nin dilo in meeshiisa lagu dilo
ee maxkamada waxaan kabaryaa Gabdhaas waala qalday Ee halaga wareejiyo waa walasheyn oola qalde
ileen sacuudiga arxan laawayaal waye
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Kuwa daroogada iibiya ee cuna
Waxaa ka xun looyarada beenta iyo xaaraanta difaacaya
Maxkamadda shuute wey daashey dadka ku xukuma wixii ilaahey ku xukumay
Dowlada waxaa laga rabaa iney ka hor tagto daroogada
Iney soo qabato dadka soo dejiya
Wadaada waxaa laga rabaa in la wacyi geliyo dhalinyarada
Wasaarad kasta markey shaqaale sameyneyso waa in la hubiyaa dadka la qoraayo iney yihiin kuwa bed qaba mukhadaar iyo xanuunada faafa
Waa qasab in laga hortaagaa
Baa,ba ,a ku socda wadank
Xerilaaliye shaqo wacan.illaah ajar hakasiiyo shaqadaada.
🎉 qoofna waxba hau qaadin ina daadoow
Dukanlihii iyo kuwii ka gadayba kusoo dara eeda. Gabadha miskiinta ahaa iigu daran😢
Wxn la yaabi kuwa carabta ku dhashi ama in mudo ku noola nin io naag mxaa ka wada dhigi kuwa daroogiisti ah nin io naag makala liitan subxanallah
Alla gabadha maskiinta hala caaawiyo😢 waa sababta aann qofna wax u qaadin
Maasaakiinta lee la xidhaayaa maxaa kii laga soo gatay loo keeni waayey waa laandheere kuma dhacaaan inay maxkamada keenaan 😅😅😅
Maxkamada iyo cadaalada loo sinaan nabad wanaag lama helaayo
@@WarsanOsmaan waxaan is weydiinayaa waa loo sheegay duksankii ka soo gaday maxaa maxkamada loo hor keeni waayey.
@@Abdikanijibril daroogada rag waaweeyn magacyo leh iyo madax ayaa soo dajiya mana lataabanayo kuwa loo dhiibay meel heblaayo geey la dhahay waa kuwaan lasoo qabtay jeer lasoo qabto oo maxkamada lasoo taago raga soo dajiya oo dalka soo galiya war ma jiro
Gabdha masakinta ah ay mashimen dowladu Hakala hadasho sacuudiga
ayaga a la geeyo sacuudiga >>> gabadha a ku soo badalaan eena laso furo💔💔💔💔
رائع جدا.❤
dambigaan waxaa masuul ka ah, wasaarada caafimaadka , wasaarada ganacsiga, iyo dekadaha iyo airportka dalka. ganacsatada keeta waa burcad waa in qoorta laga jaro inta daroogo ahaan u iibiya.
In la iskadaayo ku qurux bdn thy dalkaan ninkasta meel ayuuu ka qaraabtaa ma ahan in aan raali ka ahy lkn kwarama maandooriyaha iyo ciidamada zdo kle kuwa dalalka kle nalooga keeno waa caadi ayan u fahmay oo ay gacansto wataaan
Wllhi intanban niyada ku dajiya marki aan arko xldaha kale ee dalkayga ka jira
Saudi qofkii Lagu qabto way u dhamaatay way dilaan wax daroogo gada
Dadka ka ganacsada daroogada in dil lagu xukumo ayaa wanaagsan anyway dad badan ayaa kudhinmanaaya mar walbo
Aaway tukaanki lagaso gaday daroogada
waxaan waa sheego ee gabadha maskiinta sacuudiga halagaso badbaadiyo wiilashane ku wareejiya shaqadedo iyo dal lu joogistedi waa u qoansateene😢
sidee loogu wiilashu waa wiilal somaaliyeed dalkooda lagu xukumayaa neefow
Kuwaan Raaxeey ku jiraan Mida Sacuudiga jirto waaku deeysay Sacuudiyaanka sharcigooda waa Qoor ka gooyn Qofkii Daroogo lagu Qabto. Dowlada Somaliya hadeey Xariif tahay Gabadhaas Hakasoo bad baadiyaan maadaama eey tahay Masaakiin lagu qalday
Saxiib maxay qoorta Dadi ka goysaa ayada ayaaba Maxamed bin salman
Kalayaab lagu tunto Qamriga ufuray yahuud nh iskugu keene Qamri xashiish io Kaniini waxyaabo kadaran oo la isticmaalo maajiro waa balwadaha ugu xun waayo ayaga ayaana Dalka Sidaa kadhige cunugaa baastarkaa
waayo Showgii laga qabanaaye Sacudiga,soo waatii Kacbada loo ekeysiiye,,taasoo kadhigan Hadeynu doono Show baan ku dhaxqabsan
Ayadaaba Yahuud kadaran sacuudiga kacbada Nabiga scw scw unbey ku bad badayaan
Waa La i gaaday Maxkamad kama shaqeyso Sacuudiga Customkooda maa Kaa yeelaaya sheekadaas ma ogeyn waxaan wado sheeko Xariir waaye
airporka dalka waa in la keenaa qalab lagu baaro waxyaalaha mamnuuca ka ah dalka in lasoogeliyo sida droogada iwm. shaqaalaha eedmalahan dowladdaa khaladka iskaleh oo aan keenin qalabkaas
Cidna looma sheego safaradaada sababto ah dad baa alaab kukeensanayo aadan ogeen wax kujira. Gabadhaas baxar bay gashay maskiin.
Dacwad ogaha waa nin xirfadiisa aad usareeso
Asagoo interpol la shaqeeyo maxaa afaarahaas geliyay iimaanka alle kaa qaaad
Illahow iimaanka hanaga qaadin bal qof baydki illahay jooga muxu daroogo uga baahan yahay bal buu xajka aado oo illahay baryo oo uu aakhiro ushaqaysto
Sidee kininka pergalbinka banasnka loogu iibiyey waa suuxdinta mid loogu tala galay dhaqtar uun baana qori kara, dawlad ma jirto😢😢😢😢😢😢😢
Ninka shalne hduuu gargooo yahay muxuu alaaabta gabadha ugu dhibay ooo u dhihi waayey xalwada yaa gugu dhibaaa
Kuwaan daraag dhiibay iyo ajansiga dalkood ayey joogaan laakiin haweenta soomaaliyeed ayaa dhibato haysata oo ay maraysa cinqaab waxa laga yaaba in la dilo marka Allah soo badbaadiyo war dadka wax u qaadina yaa la idin xirin ha is ilaaliyo
Dadka wax dhoofsanayo waa inay alaabta oo furfuran xafiiska dhoofinta keenaan ka dib markii labaarana ay xirxirtaan alaabtooda qufka gudoomaa hortiisa.
State of Hiraan
Tramadol anoo xanuun daran ihaayo ayaa leeygu duray waxan noqdey sidii qof suuxay saacado kadibna anoo xidid i xanuuneyn ayaan sookacay wax caadiya maba ahan
Najaastaan inta la aruursho ayaga sacuudiga haloo dhiibo si gabadha masaakiinta ah looga soo furto
👍👍👍
wll wuxu la ilmeynaya dhowr arimod kow isaga oo gbdha dulmiyey oo maanta hadi la dilo danbile ah iyo asago sharafkisa hoos lo dhigay waa wax laga ciishoodo
Waxaa hada ku haboon in la joojiyo dadka keeno wax walbo oo mukhaadaraad ah cidii lagu arkone xabsi 13 ilaa 15 loo taxaabo
Baalaayo nigu dhacday wax aan muhiim ahayn beey gabarta u shirqoolayn kwrn kuwan waa cadoow walahii.. hadey wax muhiim ah u xirantee mxaa ka dhacaa doorogo beey xabsi u gashsy eey waxba ka ogayn.. ALLOW U SAQIIR INAANTA LA DHULMIIYAY
Subxanalah cadow waaye dadka qaar 😂
Maxaa anga noo diiday in dalkeena laga mamnuuco daroogadaas😢
Maxkamadaha Somali wa in dabar goynta dorogada ey sii wadaan wayo umadii Somaliyed waxaa baaba shay wa dorogo qofkii lagu qabto tiirka hala geeyo😢
Labadaan kaniini iyo kuwa kale iyo sharoibooyin dhalinta eey aad u isticmaalaan mee walba aa lagu gadaa qaasatan meelaha yaryar sandaqadaha farmashiye yaasha askarta badankooodna waa cunaa
Dagada laga soo dahiyaa daroogada dowlada neh canshuur ka qaadataa ciidanka badankiisa neh wey cunaan daroogada isla dowladaas ayaa maxkamada dadka soosaareyso aduunyoo xaal qaado
Eeyaha wixii loo taba baro unbeey uriyaan hadii daroogo loo tababaray daroogo daroogo kaliyah ayuu urinaayaa
Hogaanka interpol mise Hogaanka mafiyada
DUKAANKA MAXAA BAREY HADUUSAN ISTICMAALIN
Ma sucuudiba iska dhigaya muslimiin wallhi qamri waa lagu gariyaba sucuudiga
Sheekh somaliga ahana wakii sheegayay xajka aktiisa qamri lagu cabayay subxanallaah 😮😢
Inanta halaga so badbaadiyo sucuudi iyaka ka daran wax kaste
Yuhuda xajka sawirada ka so qadaya may qabtan miskiin miska la fulo le 😢
Iidoor xamar uyimaadeen iney qarxiyaan subxaanalah kuwaan 🇸🇴 lagaqabto waaye balaayadabaas
KKKKK. DHAKHTARKA WAALIDA KINIINI U DOONO MEESHAN CUQDAD QABIIL MA TAAL. MASKAXDAAD KA BUGTAAA
Gabadha maskiinta halasoo badbaadiyp😢😢😮
Muqdishu boqolkiba 80 Aya kaganacsada waxyabaha mandoriyasha ah mel cidanki mandoriye kaganacsanayo shacacbkana wey kasi daran yihin inta dhibana haa laso qaqabto insha allah guul mudane xeer ilaliye
Dalka kaliya ee ee wax guduhiisa lagu dago, wadamo kale inaysan dhibkunoqon ka’ilaaliya waa soomaaliya!!!!
Gabar baa uxiran o dalkale kuxiran maandoriye looqariye darteed maskiinta
Khaadka ka bilaaba hadaad run shegaysaan khaad maandoriye ma aha miyaa
Muqaadaraad ayaa dadkiii wada haleeyay in lagugu soo duulo oo wadankaada la qabsado waxaa ka sii daran in muqaadaraadka lagu faafiyo wadankaaada
Oo darooda so idin ka madaxwaynaha famliygisa uxiray oo kenya nooga soo rara
Ha dhawna waxay dhahayaan sucuudigaa somali qoorta ka jaray iimaanka beela dhulkoodii ayey gubeen dad islaameedna dhib ayey la raad sanayaan
Dukaan ki e kaso gadeen inaa so qawa teen eheed max kama kentiineheed
iska ilaaali wx Aadan Aqoon wxa ku jira iNaad Qaado hadii Aad dalka ka baxeysi wxa kugu dhici karta sida kiiskan oo kale iyo kis kale
War gabadha halla caawiyo Somaliyey
Haddii ay xiraan meelaha Lagu gado afarahaas ayaga naftioda halkee ka helayan illeen magalada dadka ugu badan ee daroogada isticmaaala waa ciidanka & qaar kamida masuuliyuntoda
TIIHORE EE GUDUBTEY SISTAM MA MARIN MIYAASUCUUDI HOREY U TIRI WIXII MAR NA DHAAFO MARLABAAD NA DHAAFO MAR SEDEXAAD NAMA DHAAFI DOONO
Adduunka rag baa ku nool 😂
Bal eeg ciidan kusheegu waxa ay samaynayaan laaluush qaadashada qaribaadda ah musuqa cunaha.beela
Dukanlihii aaway iyo kuwa keenay 😊
Ninka taagan oo wax sharaxayo waa nin Qatar ah oo wax bartay...
Shaqo fiican
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:53 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabdhaas sacuudiga ku xeran waad ogaateen in aaney qalad laheeyne nooga soo badbaadiya xabsiga sacuudiga😢
Haddii la dilo oo aysan dimbiga wax ku lahayn ilaahba og
Gabadhaas Hada dhibka loo gaystay bal daya😢
qaade iyo qarshe waye waxba yanan danbiga leysku tuur turin xarfaney
Waalka mad darogo siine maad kacelisid subxaana lah
War dukaamada lagu qado dadka leh iskuul buluusyo quraac ha laga siiyo,iyo kuwa wadanka soo giliyo,sanboloosha howshiisa waa gobay,ee asiga naftiisa halala xisaabtamo
State of hiraan
War is ilaaliya soomaaliyey
Horta waxan layaba Qareenku marku Indhacadays bena lasoo istaagayo xeer qabta ma jiro miyaaaa..... I.a hadan awood somalia ku yesha qareen badan beenlow nimo dil doogasha wa ugu xukumi
Qofki xalwada laga so gaday me
Qolada erporboorka ka shaqeeya markeey qabanaayaan wax sucuzfig loo wado maxeey u qaban waayeen markeey muqfisho soo geleeyso waayo kaniiniyaashaan. waxas keena ganacsato ee maaa la soo. qabato
hadiba.safaar tahay alaab qof Loma qaado
yarka abdirahaman runti waxa duufsaday waxa u arka dhalinyarnimo ah farintayda hadi ad aragto walal dadku iskuma ogala guusha uu ka gaaro hadafka nolasha oo yaysan ceyb dadka kudhex taagin ka fiirso walal dad aaminad malahan xita saxibka manta xiligan jirta
Xamar waa lasku dul dul man yahay Nin kaa travel ka hasta waa Nin miskiin ah oo iska shaqas sanaya se labada dhalin yarada ah waa xaraan in la qabto ayaa wanaag san
Qodobka Shanaad ee xeerka ciqaabta in si fiican loo fasiro waa fiicnaan laheyd
Love 🌟🇸🇴🇸🇴🌟👮👮✊️👌👍🏽
Indha adeegiisa bal eega asagaoo iidor ah ayuuwalei sii dindho adegyahey
idoorku miyu kugumaystay ilma qaraxquutoow idoor maxuu dad ciiilay
Meelaha lagu gado maa talaabo laga qaado
Waxaa muuqada in ajansi danbiilo maaha ee raka ciidanka sheekanaayo baa Dan biile ah
tiirka geeya mooryanta
Waxaa keena ganacsato dekeda iyo eriboorka
DUKANLE DAWO GEDAA WAA DANBILE DHAMAN SOMALIA
Hadaad dhoogane tahay sharcigu kuma ilaalinayo😂
😮
kaniniga meesha uu kasoodagayo maa labaaro kuwan waa lookeenay ookaliya
Dhamaan booliska iyo wixii askri ah waa ina la baadho dhiiigood kuwai aamin ba ma leh SubhanAllah 😢 ileen waa waxay sidaa fudud ugu toogtan qofka 2000 oo shillin ! Nin ciidaan oo yurub maroogo lagu qabtay u wadan kale u diraya 25 sanno lagu xukumay ee kuwan qofkii baa 6 sanno jeelka ha lagu xukumo iyo 5 sano oo qiyaamo ayay shaqadoodi dayaceen! Tolow saraalknimo ma soo bartaa 😂😂😂 inkasto dumar ahay
dlowlada habatbaadiso gawadhaas maadaama laqiyaanay
Kkkkkkkkkkk are coll shuutaaa
Miskinkaa shirkada leh maxkamadu hayska dayso