Iyaga kaliya ma waayin anaga waan waan weyney. Sh.axned Yasin. M.cabas Al-rantiizi. Yasir Carafad. Sh.Ismaciil Haniya. Iyo Rag badan oo shuhada ah maanta insha allah. Kaliya kama Bixin shacabka Muslimiinta ee Rer Falastiin. Ee anaga oo dhan ka Muslim ahaan ayey naga baxeen allah ha u naxariisto shahaadadooduna allah aqbalo. FG Yasir Carafad waa Madaxweynihii Rer Falastiin wuxuuna ahaa nin ay Ka go'antahay xureenta dhamaan Falastiin. Ma uusan aheyn sida kuwa maanta jooga ee jilicsan. Allah ka aqbalo dhamaantood.
Allah muslamiinta mustadhacafiinta ah ee falastiin ha guuleeyo i.a wey xuroobi doonta guusha matimaado ilaa marar badan aad kufto marka allah haguuleeyo
Maxamed sinwaar may Ahayn in uu is shaaciyo hada,heshiiska in magacyo kale loo isticmaalo Ayay Ahayd,may Ahayn in uu hada is shaaciyo khiyaamo,Ayaa lagu samayn karaa,waxanay yeeli karaan yuhuuda iyo kuwa Meesha ku hayaa,inay uga jeedaan in Ay rabaan Inay ogaadaan Cida xamaas hogaanka ku wareejisay,,wacadna ma laha may Ahayn Aniga Aragtidayda,in uu hada is shaaciyo,waana tii lagu dili lahaa in uu is shaaciyo Ama la shaaciyo,
Tan kowaad pelestine wa qadiyad caalimi ah addunka dhan indhaha kuhayo wararka caalmaka e lagawarmayo ayey kamid thy sigaara wa qadiyad islaam o sigaar no quseysa madama an islaam nahy Ta argaxisada somaliya dagal hda socda majiro marka laga rebo ta daacishta ayada walaga wa rama ee chanelka gudaha u gal Ineey jiran cid walba wey ogthy warran maxu sokordhina hadan dagal Socon?
Hadalkaa ka fiirso walaal qadiyada falastiin waa qadiyad islaami ah ee ma aha qadiyad qowmi ah teeda kale dhilka maanta yahuuda uhanqaltaageyso waa dhulkii aas aaska islaamka lagu aas aasay masjid al aqsa ayaa ku yaalo waa dhul barakeysan xitaa qofkii ku farxa leynta falastiin waa kaafir bilaahil al cadiim marka is jir baro taariikhdaada islaamka
Hala joojiyo soo shaacinta maxamed sinwaar garasho yeesha saxaafada soomaalidu ha joojiso Al jasiira Cidii la xidhiidhi kartaana hala xidhiidho,Arintan yaanay idiin dhuuman,weli heshiis la hubaa ma jiro joojiya shaacinta maxamed sinwaar
Hadana saxaafada muslimka ee soomaalidu ka mid tahay waxaan u sheegayaa inay Al jasiira u sii gudbiyaana Aan rabaa inay joojiyaan shaacinta maxamed sinwaar iyo buun buunintiisa,iyo ka xog warankiisa,siyaasad saxaafadeed yeesha joojiya,hadal haynta maxamed sinwaar,Aljasiira na ha joojiso,?
Ismail haniye iyo yahye sinwar ilhy raGaas janadii haka warabiyo shaqadoodii waa guteen halyaygaan alle hala garabgalo hadii Aad rabto nolol geeribaa loo huraa insha all xamas way xaroobin 🥰💯
Iyaga kaliya ma waayin anaga waan waan weyney.
Sh.axned Yasin.
M.cabas Al-rantiizi.
Yasir Carafad.
Sh.Ismaciil Haniya.
Iyo Rag badan oo shuhada ah maanta insha allah.
Kaliya kama Bixin shacabka Muslimiinta ee Rer Falastiin. Ee anaga oo dhan ka Muslim ahaan ayey naga baxeen allah ha u naxariisto shahaadadooduna allah aqbalo.
FG Yasir Carafad waa Madaxweynihii Rer Falastiin wuxuuna ahaa nin ay Ka go'antahay xureenta dhamaan Falastiin. Ma uusan aheyn sida kuwa maanta jooga ee jilicsan. Allah ka aqbalo dhamaantood.
Dr.cabdi casiis Rantiisi dhen maah .cabbaas❤🎉
Allah akbar Allah akbar ilahayow xornimo sii falastiin iyo qasaba Aamin Aamin kudara 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mujaahidiinta falastiin guul insha allaha
Rag culus Allow inoo guulee❤❤❤
Insha allh guul ❤❤❤
Guul guul guul guul Allah xilka xoreeyo reer falastiin
Illaahow awoodaada noogu hiili anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi
❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah allow ugargar oo xifti falstin guul insha Allah
Allahu albar guul guul rer qaza wey guleysten walaladen rer qaza
Maxamed sinwaar waxaan u rajaynayaa inuu noqdo kii televiv qabsanlahaa bi idnillaah oo yuhuuda ugaarsan lahaa meel walboy dunida kajoogaan ilaahay hakadhigo aamiin aamiin guul guul walalahena reer falastiin
Alaahu akbar alow guuley walaalaheena Xamaas iyo bulshadooda
falastiin guul insha allah
Galan.cabdulqaadir.gaylan.w.gabayga.layiraahdp.dardaaran.oo.sayid.maxamed.cabdile.xassan
Ilaahow reer qasa cawi guuul sii insha alaah
Ilahay ha unaxaristo yahye sinwar halyaygii muslimiinta in lagu daydo ayuu mudan yahay
Allah akbar
Maashaalh rag yahuud iyo kufruga madax kadilayd
qaadirow rabiyow adaa awood badan leh guul iyo gubanimo see
Maxamed sinwaar ilahay ha ku guuleyo jihaadka uu ku jiro asiga mujaahidinta xamaas dhamaan gaaladana allaha jabiyo🤲🤲
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi
Msha allh allaah ha dhowr MUSLIMIINTI
Macha allah
Guuul inshaa alaaaaah
Guuuul faalaastin insha alaah
Alahu akbar guuul faalaastin iyo gobanimo sharafle ilaahow cawi guuul sii insha alaah
Yaxye zinwar allaah haw naxariisto xamaasna guul allaha siiyo insha allaah
Reerkas reer sinwaar waa boqortooyo allah hanoo waxqabadkooda barakeeyo
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul qasa
Illaahey hawnaxaristo janatul Fardousana illaahey hakawaraabiyo Amin
Guul Falastiin insha Allah
Way jaaben cadawgi qasa kuusodulay jaab aya kuudhacay ilaahow ada jaabiyay xadawgi masha alaah
Waa muujaahidin reer faalaastin dhaman waa shahidin sharafle ilaahow quuwada kuu cawi insha alaah
Thank you Gaylan
M.a alle ha xifdiyo Mohamed sinwar
Masha alaah ilaahow ada mahadle iyo quwad eecawi faalaastin guuul sii insha alaah
Qasa ilaahayba cawin guuul siin insha alaah
Maxamad sinwaar waxaan leehay ¹ilaahay haku xafido marka xigta noqo walaal kaa oo kale yaxya sinwaar
Maxamed sinwar kan ayaaba yaxye ka khatarsan. Isagaaba wllkii soo daayey
Qasa ilaahow ada dufacaya ee guuul siin insha alaah
Masha AlAAH
Allow kaxifdi dhagarta cadowga❤
Illahay nabad buuxda hasiiyo reer falastiin iyo muslimiima dulmanba .ameen
Allah ha U Naxariisto ismaaciil haniya iyo yaxye sinwaar
Alaha ku naxaristo sinwar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid Mr Geylan and good to have you every day
Masha Allah tabaaraka Allah wariye aad aqoon u leh warbaahinta arji u qoro BBC SOMALI UK.
Gul rer falasten
Ismail haniye io yahye sinwar Allah unaxriisto geesiyaal beey ahaan doonaan i.a phalastiin oo guul ah
SOODHOWAW MOHAMED SENWAR 👏 👏 👏
Guuul inshaAllah.
Allow hay dilin anoon Arga qasa iyo halka laga xoraynaayo dhulka barakaysan❤😂🎉
Inshallah plastin will win with the help of Allah guul xamaas
Maanshaa allaah,weriye wacan allaaha ku barakeeyo
Mujahidkii islamka yhya sinwar ee shahiday❤❤
Wariye shahidaay miya lagugu qabsana hadad dhahdo halyeyda falastiniyinta
thanks thanks wariye
Allahayow cimrigiisa dheeree maxamad sinwar oo yahuuda midkii ciqaaba ka yeel una aarguda reer falastiin
Alle ha dhigo kii qasa xorayn lahaa
Guuuuuuuuuuuul falantiin
❤❤❤❤❤ guuuuul guuul guuuul isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuul guuuul
M.a Alaha xifdiyo
Hogaamiyaha 🙏 🙏 🙏 🙏
Falastiin guuul
Allah muslamiinta mustadhacafiinta ah ee falastiin ha guuleeyo i.a wey xuroobi doonta guusha matimaado ilaa marar badan aad kufto marka allah haguuleeyo
Allh Ak bar ❤❤❤
Mash Allah hogaamiya
Wuu Shahiiday Ee Munan Geriyo❤
Yahuuudda iyo Sinwaarrada wax baa kala haysta Allah ha jabiyo yahuuudda cimrigoodana ha soo gaabiyo
Illaahow cadowga kabo walaaleheen palestine 🇵🇸 ♥️ iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Mahamed sinwar inshallah our prayers are with you xamaas will win at the end inshallah
Yaxye😢😢yourdiomod inshallsh blieve jana inshallah
Xogwaran hornafric yaa xasuusta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rag culis guul baan idiin rajaynaynaa
Insha allah ninki gul kenaa falastina xorrya ilahay haka dhigo
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Guul baan urajeynayaa
😢😢😢ilaahow la joojiyo
Yahya sinwaar 2 mashaa allaah
Islaamku wlhi wuu saraynaa
Asc nisha alh gopal alh gubanimo kudaya shomudan.iwm
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤😊
Waan soodhaweeneynaa mxd snwr allaah haguuleyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xigasho "Wall street journal " mulkiile rationale Szionist group
Ha u sheeg sheegina yaan cadawgu beegsane
Maxamed dayf horta ma nool yhy
illaahay cadawga hakakor qaado falastii
❤❤❤❤❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد
🦁🇵🇸🔥
Hagulaysato falastin
Hogamiye cadil ah ciyar ciyar laguma gaadho
Hhh🎉
❤❤q❤❤❤❤❤❤❤❤
Nolasha albarquuti oo dhamaystiran ma inoo soo gudbin kartaa
Maxamed sinwaar may Ahayn in uu is shaaciyo hada,heshiiska in magacyo kale loo isticmaalo Ayay Ahayd,may Ahayn in uu hada is shaaciyo khiyaamo,Ayaa lagu samayn karaa,waxanay yeeli karaan yuhuuda iyo kuwa Meesha ku hayaa,inay uga jeedaan in Ay rabaan Inay ogaadaan Cida xamaas hogaanka ku wareejisay,,wacadna ma laha may Ahayn Aniga Aragtidayda,in uu hada is shaaciyo,waana tii lagu dili lahaa in uu is shaaciyo Ama la shaaciyo,
Palestine maxaa naga galey horta yaab badanaa anaga alshaabab nooga daran waxaas oo dhan iyo daacish
Tan kowaad pelestine wa qadiyad caalimi ah addunka dhan indhaha kuhayo wararka caalmaka e lagawarmayo ayey kamid thy sigaara wa qadiyad islaam o sigaar no quseysa madama an islaam nahy
Ta argaxisada somaliya dagal hda socda majiro marka laga rebo ta daacishta ayada walaga wa rama ee chanelka gudaha u gal
Ineey jiran cid walba wey ogthy warran maxu sokordhina hadan dagal Socon?
@suweysupdyrisak3730 qadiyad somalia mid islam maha miya
Hadalkaa ka fiirso walaal qadiyada falastiin waa qadiyad islaami ah ee ma aha qadiyad qowmi ah teeda kale dhilka maanta yahuuda uhanqaltaageyso waa dhulkii aas aaska islaamka lagu aas aasay masjid al aqsa ayaa ku yaalo waa dhul barakeysan xitaa qofkii ku farxa leynta falastiin waa kaafir bilaahil al cadiim marka is jir baro taariikhdaada islaamka
Mohamed sinwar
❤🎉😂❤❤❤😮😢😂❤❤❤
Dagaalkii waa la joojiye miyaan la oran
Bisinka ku bilaw wararka
Hala joojiyo soo shaacinta maxamed sinwaar garasho yeesha saxaafada soomaalidu ha joojiso Al jasiira Cidii la xidhiidhi kartaana hala xidhiidho,Arintan yaanay idiin dhuuman,weli heshiis la hubaa ma jiro joojiya shaacinta maxamed sinwaar
Hadana saxaafada muslimka ee soomaalidu ka mid tahay waxaan u sheegayaa inay Al jasiira u sii gudbiyaana Aan rabaa inay joojiyaan shaacinta maxamed sinwaar iyo buun buunintiisa,iyo ka xog warankiisa,siyaasad saxaafadeed yeesha joojiya,hadal haynta maxamed sinwaar,Aljasiira na ha joojiso,?
Lama ogala hogaan xamaas leday waxa la qabanaya diorosho rer falastiin oo dhan
Mohamed sinwar waa ninka kala wada xamaas waa hogaamiye sare oo miltry kana hawlgala aagaga khanyounis iyo siyaasi
Lakin malaka sareeyoo sida deyf
@CabdulaahiKow2 Haa deif ayaa ka sareeya lkn ninka howlgalada fuliya waa mohamed maadama oo deif lugaha dhaawac ka yahay
@@NostresYtragaas sida talibaan xogtoda lama helo wana gesiyaal is dhibn
Muuqaalkan 2024 ayaa la duubay 😂