Askartii XM sii deysay oo horay uga digay weerarkii October,XM imisa maxabiis ayay ku doonayan Arbel

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 24

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk День назад +4

    Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @Juniorblackmamba
    @Juniorblackmamba День назад +1

    War anigaa wariyaha kale ayan jeclahay runtii❤❤❤❤ yaani kale oo ila mid ah

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 День назад +3

    Isrl wakhtigooddii Waa soo dhawaatey

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 День назад

    Masha Allah guulayso mudane

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus День назад

    Xamaashanoolaato ❤❤❤guliyogobanimo

  • @yusufmaxamed9908
    @yusufmaxamed9908 День назад

    Warka iska Qor oo si fiican u diyaari
    Walagaa war wacanyay

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 День назад

    Osman fantastic rugcadaa ilaa hon afric

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k День назад

    Asc walaal waadmahadsantahay. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aadan-s8p
    @Aadan-s8p День назад

    Soo dhawow ustaad gaylaan

  • @cabdilahimahad7381
    @cabdilahimahad7381 День назад +1

    War ninkii kale maxa helay

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 День назад

    Naagtani waa yuhuudii oo ureysa

  • @raxmamaxamed9625
    @raxmamaxamed9625 День назад

    Faarax ayaa ku fiican war sogudbinya

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 День назад

    Dhulka reer gaza ayaa iska leh iyagaana xaq u leh iney baadhaan

  • @Cabdicasiis-Gasle
    @Cabdicasiis-Gasle День назад

    Arin ma haysid ninkii kale mayee

  • @inaahmedali576
    @inaahmedali576 День назад

    Hala waso

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km День назад

    dadkan u maraykanku leyahay qoxoti falastiniyina qabiila mayay yidhahdan taram adba kuwa dalkaga joga ed rafayso joji ama adu gobol ad ledahay daji rer falastin isagaba rafaya dad wadan kisa naf ka radinaya markasu dad,xora leyahay qabiila rer qasa dhan ay u dhafayan,ma jirto ee cida xoga ku timid falastin ha qabiilo ee yuhuda ha u sameyo dib,u dajin

  • @yahyamdahir6758
    @yahyamdahir6758 13 часов назад

    Waar somaliyeey ninkii meeshan lahaa aaway. Yaa naga qabta ninkan bilaa balaaqada ah.

  • @Fays2010
    @Fays2010 День назад

    HORTA TRUMP YAA KA DOQONSAN OO UU WARKIISA KA DHAADHIVINYAA!!!

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 День назад

      Arabta ayu lacag ka bada marku u caga jugleeyo odaygan waligi ayu aha mujrim bila dhaqan ama qool

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah День назад

    Trump waa nin waalan waxaas yaaka yeelaayo in qof gurigiisa kala barakiciyo rergalbeed aqli maleh ileyn waa run ilmaha 2jirka ah xataa mayeelaayo gurigaaga waan kuu dhisayaa ee adugu iska bax waad soolabaneysaa 😂😂😂😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct День назад

    Midawga yurub hadu waxkamamulo rafax waxakujira Eirland iyo isbayn iswidhan waynakuqanacsanyihin xamas tankale waxaynoqonaysa inladamanadqado inan israil diyargarow dhineceda kaliya ah kadib dagalkusoqadin qaza madama gacmaha laqabtay xamas sianay waxba uhelin hub iyo sanada

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct День назад

    Israiil wa walatay haday kabaxday qaza xita waxayrabta inayfaraha kulajirto dadkasqaza arimohoda gudaha tankale xamas sowtay ugatagtay iyagoja okatalinaya qaza xabad jojin qadatay mahan wamaxay nacdan ah xamas katalinmayso qaza Mar marsiyo miya ah inaydagal kusonoqoto mise wadagal nafsiya isaga cabinayso dholatusyada koxda

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct День назад

    Hadaba sokuma haystan hub woqoyiga qaza 4bilod dagal xiriira socday kama adkanwayin xamasta w,qaza ugudanbayna heshismaqadan isral maxay ugadhigaysa melay sifaysay okabaxitankedi shurudkuxirtay ah inanhublakenin?tankale haday sifaynlahayd mayada kabixilahayd wayqadanlahayde!!! Kucel celintas bayrabta inaykadhigto sharci mararhore ay umartay gulkuxaqijisay

  • @yahyamdahir6758
    @yahyamdahir6758 13 часов назад

    Waar somaliyeey ninkii meeshan lahaa aaway. Yaa naga qabta ninkan bilaa balaaqada ah