Dagaalka Puntland & Daacish oo noqday dagaal Soomaliya ku cusub & Sababta?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025
  • Kuso biir Radio Hussein Jama
    / @husseinjama

Комментарии • 251

  • @fahima6186
    @fahima6186 8 дней назад +11

    Hussen Jaamac Masha Allah geesi Somalia 🇸🇴 xalaal ah ❤ciidanka puntland state guuul Insha Allah 🙌🏻🤲🤲👏🏼🙌🏻🙌🏻

  • @guledsm
    @guledsm 8 дней назад +17

    Mahadsanid mudane tageeridaada iyo garab istaga Puntland.

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 8 дней назад +19

    Mashallah mudane soodhawoow puntland guul iyo horumar waara ilaahay ha idinsiiyo argagixisadana gacmihiina eebbe haku halaago aamiin 🤲 sooma jeeste yaasha puntland maalin iyo habeenba mahadsanidiin 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍✅️💯🍇☂️

  • @PuntlandFirstCreator
    @PuntlandFirstCreator 8 дней назад +11

    Thank you so much brother. Puntland Weey Guuleeysan Waana Lagu yaqaan guulaha! ❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 8 дней назад +10

    Puntiland way guulaysan wayna guulaysten inshaa Allah shacab dalkooda iyo dowladooda garab taagan waaye oo aan argagaxisada guryaha ku haysan ilaahay baa mahadaa leh na mideeyay 🤲🏽

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 8 дней назад +8

    Masha allaha guuleyso inadeer huusen ilaah haku xifdiyo geesi qaran amiin 🤲🤲🤲🫶❤️✅️💯💙🤍💚
    Guul iyo gobanimo dowlada pundland iyo ciidamadena sharafta badan geesiyada afrika ilaahow guusha sii amiin 🤲❤️🫶💪💪💪🔥🔥🔥💯

  • @RumaanG
    @RumaanG 8 дней назад +14

    Illahow puntland cadowgaas isasoo bahaystay jabi.
    Guulaysta garabkiina Allaha galo salaansare from Gedo ❤❤❤❤

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 8 дней назад +3

    Mahadsanid mudane tagerada garab istaga Puntland guuleyso GEDO NA GUULEYSTA

  • @bby6
    @bby6 8 дней назад +7

    Guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia inshallah

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 8 дней назад +12

    Guul iyo nasar baan u rajaynayaa ciidamada puntland ✌️💪💪👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙💙💙💙💙✌️✌️✌️

  • @maxamuudsaxardiid7848
    @maxamuudsaxardiid7848 8 дней назад +4

    tanks husein jama

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 8 дней назад +3

    M.a zuseen walllaalo thanks cadowga allaah swt ha kaa qabto eeer gedo guuleysta and all somaalida xalaasha ah Aaaaaamiin from Qardho ❤

  • @Hiiloow865
    @Hiiloow865 8 дней назад +6

    Insha Allah guul baa u rajeynaa wllaheena puntland

  • @MohamedDumbul
    @MohamedDumbul 7 дней назад

    maashaa allaah wll hussein waa talo fiican waana kumahadsantahay

  • @walalahafilms1502
    @walalahafilms1502 7 дней назад

    Mahadsanid ugaas waan kaa heynaa hadaanahay shacabka Reer puntland

  • @SadiyoGuled
    @SadiyoGuled 8 дней назад +5

    Masha Allaah mahadsanid xusen

  • @NaciimaAxmed-hm4gq
    @NaciimaAxmed-hm4gq 8 дней назад +3

    Thanks wll guul ciidamadeena puntlad io soomaaliyaba

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 8 дней назад

    Maasha allaah guuleysta walaal dadka soomaali,eedna rabi ha badbaadsho

  • @aminam3470
    @aminam3470 8 дней назад +1

    Well analyst Allah haku barakeyo aqoontada mashaa Allah

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 8 дней назад +2

    Mashalle mashalle Hussein alle ah ku dayo amin

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 8 дней назад +2

    Welcome back ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @abdallahassan9290
    @abdallahassan9290 8 дней назад +2

    Hussein caruus ayaad ugetahay, Masha Allah

  • @mustg4891
    @mustg4891 8 дней назад +1

    Hussein thank you brother keep up the good work, mahadsanid 👍

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 7 дней назад

    Allow jabi cadowga somaliyed guuul An dhaman puntaland❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @SaedCade
    @SaedCade 8 дней назад +2

    Mashaariic kaleetaa nagaga mashquushay noosoo jeenso sxbooow ❤❤❤❤❤❤

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 8 дней назад +5

    Thank you DALAKAN HADII LA ISKU EEGTO
    QAWAARIIQ AMA DOWLADII DHEXE LA ISU ADEEGSADO NATIIJADAA CIDDA AAN UU MUUQAN WAXAANU CADAYN
    PUNTLAND SIYAASADO
    AAN SOOMAALIYA MAHADIN DOONIN BAA MIISKA U SAARAN

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal 8 дней назад +7

    Waadmahadsantahay husenjaamac guul puntland

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 7 дней назад +1

    Kooxda argagixisada Daacish wan so afjarayna Insha Allah guuull puntland❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯💪💪💪

  • @suleekho232
    @suleekho232 8 дней назад

    Soo dhawoow walaal allah ku xafido walaal Hussein Jamac.

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi 8 дней назад +2

    Waa diyaar in aangarab istaakno❤ Rabbi ha Guuleeyo.från Hiiraan

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 8 дней назад +2

    Thank you brother ❤❤❤guul geesiyada puntland

  • @AbdimahadHassan-n6b
    @AbdimahadHassan-n6b 8 дней назад +2

    Aad iyo aad guul iyo gomanimo dalka ilahay ha inoo hagaajiyo cadawga somaliya oo dhana allaha jabiyo

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 8 дней назад +2

    Maalmahan xuseenow waad maqnayide waxaan u malaynayaa inaad xog xasaani ah ku maqnayid

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 7 дней назад

    Cadowga shisheeye Shameeya

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA 8 дней назад

    Ilahow noo xiifdi madax weeynaheena dani masha allh waa geesi 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 8 дней назад

    Masha alaah

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 8 дней назад

    Welcome back brother guuleyso

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 8 дней назад +1

    Hosein jamac, wariye sare wlc back ,Rer pl weyku tabeen libaax, nimankan 4 dhinac walga jira marki horeba walga taxadaray!Cidanka ila ayso fajaran Kahari mayan!✅️

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 8 дней назад

    asc xuseen waa lagu waayey hadaadse nootimid waa alle mahadi aboowe soodhawoow budlaan maanta waxaan dhageystey idaacad carbeed oo dawladu kasheegtay dagaalka hiiran kii buntilaana waa inkirtay garguurte alle dalka haka qabto aamiin🤲🤲🤲 budlaan alle haguuleeyo aamiin 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘🥰💞❤

  • @kairohassan7448
    @kairohassan7448 8 дней назад

    Mashalaa

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 8 дней назад +4

    xuseen eedo xaalada ilaahay ha sahlo dhulkan waa lagu soo duulay umadiina damiirki waa daciifay

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 8 дней назад +3

    Iaha allaah wan Guuuuleysaney hada nahay reer putland shacab iyo dowladba guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AlixusseinAbuabdulahiashafici
    @AlixusseinAbuabdulahiashafici 8 дней назад

    أحسنت استاذ

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx 8 дней назад

    Welcome back legend we are waiting for long time bro

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 дней назад

    Good job 👍🏾 in shah Allah

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 8 дней назад

    Asc mudane xageebaad naga aaday waayahaan ❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 8 дней назад

    allaahu ma aamiin🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤💞🥰💘

  • @fartunahmed3748
    @fartunahmed3748 8 дней назад +1

    asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatu eedo allaha kaa qabto cadawga adiga iyo intii kula mid ah insha allaah waad ka guulaysan

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 7 дней назад

    Dhulkii uduga iyo foosha allaha cadowga ka qabto guuleysta boqortooyadii d5

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 дней назад +3

    Wac
    Dacish & shabab & khawarij
    Somalia qaku bermen wa in la ciribtiro
    Guleysta shacabka somaliyed rer puntland
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 8 дней назад

    Welcome back aboowe ❤

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 8 дней назад +9

    Xafidullaah puntland guuleysta guulaysta guuleysta geesiyada ciidamada puntland guul iyo gobanimo

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 7 дней назад +1

    Puntland ajaanibta hais sifeeyeen hadii kale masas iyo waraabe gurigoda haku urursaden intas ayan leeyahay.

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 8 дней назад

    Maasha Allah guulayso eedo waxaad tahay wadani xeel dheer

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 8 дней назад +1

    Ma guulaysandoonaa inshaa Allah allaha guilayo wiilasheedana amiiin

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 8 дней назад

    A s c w w, mahadsanid, xuseenow, mar hadii aad Soo noqotay.

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 7 дней назад

    Waa guul arinka

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 дней назад +6

    Dagalkan wa calami halaga wada qeyb galo
    Guleysta
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 8 дней назад

      2006 amxaaradii aad noo keenteen mogadishu kawaran

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 8 дней назад

      ​@@IHatemumafiq amxaarada masaarida iyo amisomta aaad maanta adigu keeneysid kwrrn 😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 8 дней назад

      ​​@@IHatemumafiq
      Wixii la dagaalamay ee labaatan jirada xaafidu Wuraa,nka ahaa ee Ku dhamaaday ahaa ee ku dhamaaday ee Ka saaray ma adigu ahaa
      Dagaalka waa la lagaaga badna Dadnimo iyo aragti togan midna ma lihid
      Caqli Dameeraad.

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 8 дней назад

      @@Mirhan777 kuwaas aniga walaaladeey kuma dilaayi laakin amxaaradii 2006 xmar burburisey munafiqiinti noo keeney allaha ha ka jaro nacalada

    • @mahadmohamedjama8519
      @mahadmohamedjama8519 7 дней назад

      ​@IHatemumafiq amxaaradii laguu keenay 2006 way kuu fiicneed sababtoo ah siyaasada ayaad baratay waxaadna ka dareemaysaa adeerkaa xassan munaafaq. Teeda kale waxaad wada aheeden mooryaan iyo dowlad diid xataa villa soomaaliya waxaad ka dhigteen musqul 🚽. Wadankan xal ayuu u baahnaa. Si dowlad loo helo oo meesha looga saaro dowlad diidka iyo mooryaanta waxaa banaan xataa hadaad helaysid inaad jin iyo cirfiid aad u adeegsatid. Maantana waad aragtaa adeerkaa XSHM siduu dalka u beecinayo walina wuu dhargi la yahay 😂😂😂

  • @AbdiwahaabAbdulaahiHassanAbdul
    @AbdiwahaabAbdulaahiHassanAbdul 8 дней назад +1

    Mahadsanisd sxb waan digtonahay waana ognahay dhagarta argagixiso waana ubareernay

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 8 дней назад

    Mahadsanid habo

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 7 дней назад

    Absolutely

  • @Samsammohamud-do9hr
    @Samsammohamud-do9hr 8 дней назад

    Mnsha allh insha allh wn guulaysanaynaa

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 7 дней назад

    Allahu Akbar

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 8 дней назад +2

    Guul insha alaah

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 8 дней назад +2

    Gaalka buuraha Golis kadhacay
    Somalia meel uu kadhacay majiroh
    Guuuul puntland

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 8 дней назад +5

    Ceerigabo iyo madh iyo inta waqoyi kaxigta ayuu argagixisada gurmadkodu kabaxa dhawacodana lakenaa khasitan madh iyo buraha ceerigabo waxa yala donyo 12 ah oo ay leyihin argagixisadu oo ay dhawac kukenan madh gurmadna kusameyan wayo saldhigyo wawen oo uu boqday buurmadow ayaa kuyala halkas takale isaqii ceerigabo ka qaxay waxay argagixisadu ka ag furten saldhig ay kutababaran dhalinyaro ay kaqoranayan xeryaha qaxotiga ee isaqa halkas ayey ukumaha dhigten argagixisadu sas halola socdo

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 8 дней назад

    Thanks pro husein

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 дней назад +1

    Sxb DAACISH IYO ARSENAL waa Ethiopian 🇪🇹 85% Oromo uraysa waana in la’raafo ajaanibta oo idil waa’wada sirdoon kulligooda walahi Gowracna haloogu daro nacaldda iyo Syrianka iyo cadaanka madaxa halaga’wada toogto InshaAllah 🤲🏼 Maraykanka ayaa meeshaas ku abuuray si macdanta ay soo xadaan walaahi dila InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 8 дней назад +1

    Xuseen Allahq ku xafido waa lagu tabay dalka iyo dadkaaguba kuu baahan Falaqayn run iyo talaba ah
    Waanu ka guulaysanaynaa Daacish iyo Kuwa dal dumiskaa

  • @QareYare-lf5rq
    @QareYare-lf5rq 8 дней назад

    Wadmahadsantahay wlle

  • @IshwaaqAbdulkadir
    @IshwaaqAbdulkadir 8 дней назад +1

    Guuuuuul habalayo habalayo geesiyash budalan guuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 8 дней назад

    Masha Allah ❤

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 8 дней назад +3

    Ahlaan Wasahlan Dr Hussein

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 8 дней назад

    Inasha allah guuleyso

  • @qadarfilqe
    @qadarfilqe 8 дней назад +2

    Sheekadi West and North Africa Camal Waaye... Shadow War......waa Kheyraad raadis.

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n 8 дней назад +1

    Amiin amiin yaa rabi

  • @Hamdamahamed-f8x
    @Hamdamahamed-f8x 8 дней назад +1

    Wscm wll insha Allah dheh xasanow

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 8 дней назад +2

    Gobalka gedo iyo silackajiro kasohadal cunaqabteenta lasaray

    • @MohamudAbdalle
      @MohamudAbdalle 7 дней назад

      Ee taasi waa mid soomaali dhexdeeda ah lkn kwrn hadey cristian iyo amxaaro nagu soo duulan inaan laga hadlin iska dhaaf waaba qodobka 1aad

    • @mahamedcade6982
      @mahamedcade6982 6 дней назад

      @@MohamudAbdalle wll gaalo xasan aya nogadaran axmaro inay naqabsatana asaga aya sabab uah

  • @Awad76
    @Awad76 8 дней назад

    Maamul maahe dawlada Puntland dheh legend

  • @Ladanbilan
    @Ladanbilan 8 дней назад +2

    Mar haduu madaxweynahaygu yahay xurmadle boqor sicid Aadkana ujeclahay Alx Alx hawl walbuu ku dhaqaaqana ilaa la dhamaystiro lajoojinayn 'wiilashisa geesiyasha ahna iyokhubarada uu uxilsaaray dagaalkan dunidu la fajacday, guulaha Aan Ka gaadhnay
    Waliba daacish waxay ciidamadayada Kula dagaashay technological like drones iyoqaraxyo badannaynoogu Aaseen dhulka alx waan ubabacdhigeen geesiyaashayda sooma jeestayasha ah markaan soo af jarno argagixiso dacish waxaan ujihaysandoonaa heyiga soomaaliyeed inaan Ka ciribtirno shabab iyo wixii lamid ah Insha Allah 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏🙏🙏💪🔥♥️

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 8 дней назад

    Aamin aamin aamin

  • @adenhassan86
    @adenhassan86 8 дней назад +1

    Soonoqo walaal xusen adoo nabad ah respect 🙏

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 8 дней назад +2

    Ascw
    Dagaalkan wa Daacish, Shabaab, Shiico, Xuutiyiin iyo kuwa kale oo is biirsaday. Hasan Daarood ba u muuqda ee dowlad nimo ima muuqsto
    Allah sahlo

  • @deeqmd7405
    @deeqmd7405 8 дней назад +3

    Asc saaxiib soodha woow xageekadhac day

  • @warisshirwa6224
    @warisshirwa6224 8 дней назад

    mashaallah walaalo

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 8 дней назад +1

    Wariye guuleysta

  • @cashar-xiish
    @cashar-xiish 8 дней назад

    Legend❤

  • @AbdiwahaabAbdulaahiHassanAbdul
    @AbdiwahaabAbdulaahiHassanAbdul 8 дней назад

    Adna maanta kahor runtii kuuma sii fiirsan lkn hada wixii kadambeeya team xuseen yaan 1 kanoqonayaa insha allaah

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 8 дней назад

      Soo dhowow ninkaan ma xuma lakiin waxaan ku kala duwanahay asagu wixii somaliya la oran jiray ayuu taageeraa ana dhulkayga iyo dadkayga ayaan taageeraa wixii somaliya la oran jiray inay jirto ama jiri jirtay ma aaminsani...isku deegaana waan nahay...waxaan aaminsanahay madaxtooyo iyo calan aan leenahay....ma aaminsani wax somaliya la yiraa....

  • @maxamuudxuseen2174
    @maxamuudxuseen2174 8 дней назад +3

    Waa dagal ka Kaliya ee Darooka ay adeegsanayaan daacishtu

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 8 дней назад +3

    Soo dhowoow zxp xogaha wararka puntalnd falanqeyntooda waan kaa sugeyney

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 8 дней назад +1

    Guul Puntland ❤buufiya argagixisada.
    Xasan Dalxaraashe warkiisa wuu cadeystay inuu Daacish taagersan yahay.
    PL guuleysta
    From JL -Mareexaan
    Hadey adkaata 1000 kun wiil naga fisha.

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 8 дней назад +1

      Ina Adeer Waanu Kufilanahay Waxaan Meesha Innoogu Jiro. Xitaa Xamar Sudan’s Unacnay Diyaarado Ayaanu Soo Iibsanay Dhaawaceenana Dalka Dibadiisa Bosaaso Looga Dhoofiyaa. Reerka Siddaan Arkay Daacish Utaageersan Adigu Dhaawacaaga Maku Aamini Laheeyd? Alleylahee Waa Maya. Thanks cousin😍😍

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n 8 дней назад +1

    Puntland guuuul guuuul inshallah

  • @Guuleyso
    @Guuleyso 8 дней назад +2

    Mr xuseen arimihii buundooyinka xageey mareyaan

    • @RumaanG
      @RumaanG 7 дней назад

      Xasan gurguurtaa laaluush isiiya yiri hadiikale ladhisimasyo

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 8 дней назад +2

    Waxba Maxamuud Saleebaan ha leef leefin. Waa kuwa shalay Leylkase ku tilmaamay argagixisada. Waa Kuwa sacad uga hiilinaya Tanade Daarood. Waa kuwa maanta hubka Sacad siiyey.

    • @MohamudAbdalle
      @MohamudAbdalle 7 дней назад

      Kuma aanu fahmin ma afhayeen ayaad u tahy daacishta cristianka iyo amxaardaa

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 7 дней назад

      MohamudAbdalle,
      Daacish iyo ka ku tuugsada oo ay la macaamileysay 16 sano oo meesha ku biilayey waa adiga ee maxaa maanta is bedelay? Maxaad ugu hayseen oo intaa u eegeyseen.

  • @rocky4066
    @rocky4066 8 дней назад +5

    Soomaalida waa hurudaa

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 8 дней назад

      2006 amxaaradii Xamar la keeney intee jirteen

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 8 дней назад

    Mahsdsanid wll 😍

  • @IshwaaqAbdulkadir
    @IshwaaqAbdulkadir 8 дней назад

    Guuuul iyaga isku failan budalan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaedCade
    @SaedCade 8 дней назад

    Aamiin Aamiin ❤❤❤

  • @FeyrusCasowe
    @FeyrusCasowe 8 дней назад

    🙌

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 8 дней назад +1

    Huseenow kasoo hadala nimanka wariyaasha aan kasoo hadleen sida Nadaara ,Dulmi diid,kow somali British somali mimankaa kama hadlaan intaas ukrain iyo Syria iyo America nooga sheekeeyaan nimankaas kasoo hadal iyo TV kaloo badan