Dowlada Marayakanka oo ku biirtay dagaalka Daacish & Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 81

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 2 часа назад +5

    Xafidullaah puntland iyo md deni guul iyo gobanimo puntland

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 5 часов назад +7

    Guul geesiyada puntland.Thank you for the info brother

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Час назад +1

    Maamshallah guusha Puntland Waa guusha dad Somalia

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 5 часов назад +7

    Thanks for sharing guul gobinimo Puntland ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 часа назад +5

    Waa nala dulmiyay balaayo iyo Daacish ayaa nalaku soo xawilay illaahay hiilkiisa hanasiiyo aamiin illaahow gaal iyo islaamba noo adeeji

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 4 часа назад

      Wallahi waad iga qoslisisay xawilay allaha no gargaro Aamiin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 часов назад +5

    Wcs xussen wallo thanks for sharing

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 5 часов назад +4

    Mansha Allah guuleysto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 часов назад +4

    Allaah ayaa mahadaa leh❤🎉🎉🎉

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 часов назад +4

    M.a waa guul mar haday ciidankena heleen taakulo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 часа назад

    Asc xussen shaadirow sheydaan laganaaryow shaxsha aanku diirsanow shabeelka somaliyedow shamis lalacajabow shanmalyoon karoonow❤❤❤❤❤❤❤🥰 buntilan🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 💖❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱 buntulan guul insha allah ❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 часа назад

    Deni 👑🐐🔥 👀 🇺🇿🇺🇸💪🏽

  • @AhmedAden-m6x
    @AhmedAden-m6x 2 часа назад

    Hussain Jama that's really fantastic job please keep it up! Aadbaa Mahadsan tahay

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 4 часа назад +4

    Illaahow u gargaar islaamka gaal iyo gaalo raacna naga khabo amiiin

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 4 часа назад

      Islam ki ayaba kaga yimid dhulkoda iney soomali islamiyan subxanallah

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 3 часа назад

      @@fartunabdullah6702 malairon karaa waa islaam kuwaasi?mase diin ay qadaan ayeeynu aragnay inay muslimka shibaateynayaan uunbeeynu aragnaaye

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 2 часа назад +1

      ILAAHEEY HA U GARGAARO MUSLIMKA, ILAAHEEY HA JEBIYO GAALADA IYO GAALA RAACYADA OO AY UGU HOREEYAAN DAACISH IYO ALSHABABAL SHAYAATIIN.

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 2 часа назад

    Masha Allha Insha Allha

  • @AHMEDMOHAMED-n5b8k
    @AHMEDMOHAMED-n5b8k 4 часа назад +1

    Guulayso shp husen jamac dalkga afkaaga ugu adeeg

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 4 часа назад +3

    America inay naga joogtaa noo fiican inta yar ee noo hartay puntland way ku filan tahay. Amay dhibka nagu sii badiyan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 часа назад +1

    Thanks 🙏

  • @noormohamedAbdi
    @noormohamedAbdi 2 минуты назад

    Mareekan guul budlan soo hoyisay ayuu rabaa inuu asagana dhinac kasheegt

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 4 часа назад

    Allow Adiga mahad leh dadkeygow waxan idiin Rajey nayaa guul An dhaman insha Allah ❤️

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 4 часа назад

    Salaan sare huuno all the way from Australia Melbourne

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 часа назад +2

    War dadyohow ciyaarta gaalada fahma Mareekanka maxaa soo dhexgeliyey wixii lala dirirayo ama lala heshiinayo, wxn isleeyahay daacish ma jiraan ee waxa dhibka nagu wado waa mareekan naclatullaah America

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 4 часа назад

    Guul iyo Gobanimo Hussein Jama

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 3 часа назад +1

    Daacish ha dhamaato

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 часа назад

    Xasan sheekh iyo a waan tiisu waa ka xumaanaya sida cosoble

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 часа назад

    Ninka Gaal ag jooga waa Gaal!! Mareykanka waa muwaadin soomali oo kasoojeeda puntland!!

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 3 часа назад

    Gaalada ALLAHA jabiyo

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 3 часа назад

      Aamiin ilaahow gaalada iyo daacish jebi.

    • @17jirchannel86
      @17jirchannel86 2 часа назад

      @OMARAhmed-cd6ch kkkkkkk iyo Maxa waayo alla maxaa Somalia shaki kajiro

  • @MohamedShariif-m6n
    @MohamedShariif-m6n 4 часа назад +1

    Waxaan mahad noq iga mudan Maamulka Sare Mudane Dani Guulihii uu ka gaarey bur burinta Arga gixisada Daacish oo ku dhuu maaley saneysey Buuraleeyda Bunti Land , Runtii waxuu ku shar fan yahey sida uu ula xiriiray USA
    iyo siduu ugu guleystey howl galka
    Xaqiiqdii waa arin amaanteeda leh
    M/W Dani ,waa arin farxad leh...

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Час назад

    Mareekan Daacish asaga Ayaa sameeyay; hada meel cidla ah duqaynayaan ; nagadaaya dheh jahwareerinta!!

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 3 часа назад

    Mareeykan markii uu arko markii uu arko in dagaalka daacish guul laga gaarooyo iyaduna sideg deg ah ayeey usheegataa anagaa duqeeynay iney guusha aysheegato awalba daacish dad sameeystay Mareeykan reer galbeed iiraan

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 5 часов назад +2

    Saraskiil ba kuedhimatay weerarka maraykanka😂😂 ka hor baa la jilciyay kama aadan hadli jirin dagalka adoo u diidaya puntland libinta markad maraykanka maqashay bad libintodii u diidan tahay

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 2 часа назад +1

    Cotkaga fasiix maaha..ee makrofoonk isticmaal si sifcn codkaga loomaqlo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 часа назад +1

    Huseen Jamac waa xaqiir waryaa maraykanka oo aan duqayn ayaa saraakiisha laynaya goormaad hurdada kasoo toostay adigiyo xasanba 👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 часа назад +1

    Xasan sheekh waa beenloow wuxuu sheeguu waayay yaa kala tashanaya maanta wixii ay horey uga aamuseen

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 5 часов назад

    ❤❤❤❤❤

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 3 часа назад

    Wcs

  • @ahmedhassan5175
    @ahmedhassan5175 3 часа назад +1

    Daacish iyo AS Mareykanka iyagaa sameeyeen si eey Danahooda uugu fushadaan wadamada Islaamka gaar ahaana Somaliya ineeysan Dagin Maktabka Qaraxday AS waa Mareykan. Weerarada eey sheegaayaan waa been been badanaa kuwa Dantooda eey kawaayaan ama ku shaqeystaan eey dilaan si aan information looga helin.

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c 5 часов назад

    Ku biirtey dagaalka 🇸🇴 ee argagexisada 🎉

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 2 часа назад

    Anaga hadaan nahay reer puntland bogaadin ugama baahnin xasan gurguurte isagaa tiisa u yaaban oo kacararay vila somalia😂😂😂

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 2 часа назад

    *Ha aaminina Maraykan waxay ku raadsanayaan credit. Hadii ay argagixiso la dagaalamayaan waa hore ayay saldhigyadooda*

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 5 часов назад +1

    Ceeb badanaa madaxweyne loo sheegayo in ay duqeeyeen wadankiisa dad dagaal kula jira wadankaada oo aan taageereeyno puntland dagaalka ay kula jirto cadowga daacish oo aad diiday in aad la dagaalantid.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 44 минуты назад

    Alla been badanaa xasan shiikh cid kala tashatay oou og majirto

  • @AbdullahiAliMaalim-z6l
    @AbdullahiAliMaalim-z6l Час назад

    Armayba nagusoo hubertaan cadowga markale
    Waligay waxay kaqayb qaateen oo najaxa. Ma arkine
    Inkastioo xizbigii munaafiqa ahaa meesha kabaxay

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 5 часов назад +2

    Ina adeerow ilaahay haku barakeeyee qofkaan villa wardhiigley fadhiya ee tuugga ah
    Magaciisa ummadda soomaaliyeed .aqashiintiisa ka daah.
    Duqaymahaas cid kala tashatay iyo cid wax ka weydiisay midna ma jirtee, puntland inuu isagu khawaarijta puntland ku taageeryayo way la socodsiisey.

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 5 часов назад

    WAR ODAY- TRUMP WAA KUMAHADSAN YAHAY IN UU GACAN KASIIYO PUNTLAND LADAGAALKA KOOXAHA ARGAGIXISADA AH EE KUDHUUMAALEEYSANAYA BUURAHA GOLIS EE GOBOLKA BARI PUNTLAND.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 часа назад

    Xasan dal xaraashe waa istus

  • @Azhaar-d8l
    @Azhaar-d8l 5 часов назад

    war naguma biirine inay na nagala wareegaan dhulkeenay rabaan wlhi

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 часа назад

    Ma rumaysanayo ! inuu trump -
    Somali Caawinayo ! Waayo Dadba
    Uma yaqaan !

  • @HodanAxmed-l8t
    @HodanAxmed-l8t 4 часа назад

    Maxa ulahayd islaamkan difaacaya taraam wa gaal wax uulaynayo dabcan wa Muslim mana joogaan maraykan

  • @Moha19cade
    @Moha19cade 4 часа назад

    Dacish CIA AYAA GREATED MALASOCOTAAH?

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 34 минуты назад

    Amerika dacidh iyo alshayadinba iyaga nagu aburay duqeyntan waa qiyano ladonayo in lagu carqaladeyo sifeynta ay cidanku wadan waxan ay wadan ee duqeynta ah ma ahan ay hada bilaben ee wa wax ay horey ugu so sameyen meelobadan oo juboyinka gobolka gado bakol ay horay ugu so sameyen markasto ay maqlan waxa lasifeynaya argagixisada sidaso kaley sameyan oo waxa dhacday xita iney duqeyan ciidanka dowlada si ulakaca hodhowna ay dhahan waxanu modeynay ciidanki dacishta somaliyey gormad wax fahanta duqentan ma ahan mid ino dana ee wa maslaxo ay watan inta inagu beeratay shayafintasi

  • @AWMUSSE
    @AWMUSSE 4 часа назад

    Xasan Shiikh soow kii ka aamusnaa maaha dagaalka Puntland vs Dacas, maxaa ka hadlisiinaya hada?
    Cunno jecelaa😂

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 5 часов назад

    Daacisj dhameeya shaydaanka

  • @jammane3880
    @jammane3880 5 часов назад

    Sida la sheegayo haday run tahay oo ah argagixisada meesha ku jirtaa inaanay ka badneen kun ilaa kun iyo shan boqol
    Waa uun iska ruwaayad
    Sidee loo soo afjariwaayey?

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 5 часов назад +1

      Maxaad ka ogtahay in ay kun yihiin miyaad la shaqaeysaa aragaxisada 😮

    • @HaaruunAxmad-o9l
      @HaaruunAxmad-o9l 5 часов назад

      Waxaa jaahilnimo ah cadowga ku dilayo in aad u taqaano argagixiso lkn cadowga walaalkaa dilayo ( falastiin ) in aad u taqaano dowlada barakeysan ( mareykan )

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 6 часов назад

    Caqliyadeena hadaan lagu ciyaarayn cid walba waa ogtahy in maraykanku uusan cidna kala Tashan duulaanka iyo duqaymaha uu ka fulinayo wadamada liita ee aan dowldaha xoogan ka jirin marka puntland iyo dowlada dhexe waxay isku haystaan waa waxba kama jiraan

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 5 часов назад

      Anigu Waxan AMINSANAHAY ISIS - is American 🇺🇸 organization inay tahay (CIA) uses these *proxies* to justify their invasion on poor “NATIONS” that have no control of their TERRITORIES they claim. HOW CAN MASK WEARING DUDE WITH FILIP FLOPS IN MOUNTAINS PUNTLAND THREATEN THE UNITED STATES OF AMERICA?

    • @HaaruunAxmad-o9l
      @HaaruunAxmad-o9l 5 часов назад

      Waxaa xaqiiqa ah in uu mareykan yaqaano daacish lkn ma yaqaano puntland . Daacishna tantiisa ayuu u weeraray .. ninka urdun iyo masar farta ugu yeerayo miyaa puntland yaqaano . Runta aan isku sheegno si aan u tashano.. mahadsanid abshir.

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 2 часа назад

    Siyadi spmali caqli majiro yaa idin dhahay maraykanbaa wax idiin qabayo cadaw aad idinku isla celin cidna idinkama celinauso

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 6 часов назад

    Xasno shumis qac baaa ka yeedey

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 5 часов назад

    Been badanaa qofku

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 5 часов назад

      Maxaa beena in la duqeeyey miyaa beena mise ciidanka puntland libtooda ayaad dideysaa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 4 часа назад

      Adna maqandhadii xaasidnimadaa kusoo haraatiday

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 5 часов назад

    Xuseen jaamac aiyaasadda ku nir,sheekooyinka caruurta ka Bax ,cuz.

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 часа назад

    Xasan Sheekh, Puntland iyo urur samaale ayaa daacish hoos ka wada. Puntland PS 15 sano ayaa $$$ Maxamud Saleban ay ku qaadanayeen. Maxaa maanta is bedelay? Maxaa 15 sano loogu eeganayey? Maxaa dagaalka iidoor ee Ceerigaabo ku beegay?

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 3 часа назад

    Qabyaaladayste adigaa Somalida daacish kaga xun

  • @dekabdulahi6510
    @dekabdulahi6510 4 часа назад

    ❤❤❤❤