Duulaan CULUS oo lagu so qaaday Diinteena & Dhaqankeena Soomaliyed!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 324

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 17 часов назад +16

    Waxaan maqlijiray Somali ninka ugu aragtida-dheer baa uga yaan daran,Hussein Jamac waa wiil dhalinyaro ah maasha allaah aad iyo aad u aragti-fog lah laakiin dad badan Somali ah aaysan kubaraagusanaan khatarta u muuqata Hussein. Mahadsanid Adeer Hussein

    • @NaimaSharif-q9e
      @NaimaSharif-q9e 8 часов назад +2

      ❤❤❤❤❤

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 2 часа назад +1

      Maxa ka amin nin lagu firi aragti qabil

  • @hodanegal3022
    @hodanegal3022 20 часов назад +18

    Somalia waxey u burburtey waddan ahaan iyo shacab ahaan maantana waanu heynaa natiijadii ka soo baxdey

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 13 часов назад

      Weli dad badan oo Soomaaliyeed waxay moodayaan in dawladdii keliyi ay burburttay. Si kasta ayayse u jabeen, wallee rag bay u baahan tahay.

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 19 часов назад +4

    Mashaa Allah Jazakallah kheyr walaalkey qalig ah Allah ku ciseeyo wadankeena inta Allah ka sokeysa adigoo kale ayaa umaqan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 12 часов назад +2

    Maashaa Allah. Well said bro. Dumarkan badankooda diin ma yaqaannaan. Sidaa oo kale dhallinyara badan diin ma yaqaannan laakiin tik tok, snap chat iwm ayay garanayaan. Burburkii dhowladda dhexe wuxuu keenay adhax jab bulsho iyo qiimihii Soomaalinnimada lagu ladhay islaamkii oo dhuntay. Gaal jacaylka, immigration, dhex galka bulshooyinka gaalada waxay keentay in dad badan diintii ka fogaadaan. Waa in waalidka iyo culimada iyo inta wax garadka u istaagaan ka hortagga dhaqannada xun illayn dowladda Xasan sheekh Xalane iyo tik tok bay wax ka qaban lahayde. Soomaaliyeey difaaca diintiinna iyo dadkiinna.

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 17 часов назад +2

    1) Ilaah mahad leh.
    2) Waad mahadsan tahay.
    3) Sidaa Hawshaada wax-ku-oolka ah u sii wad.
    4) Dadkaan muuqaalkooda aad nala wadaagtay iyo kuwo badan oo la mid ahba hawshaan waa isla jilaan, waana mashruuc la soo diyaarsho oo bulshada lagu dhaqan iyo diin doorinayo.
    ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين.
    Sharkooda Allaah ha ku cesho, ummaddana ha ka badbaadiyo.

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 Час назад +1

    Waa Diin la'aan iyo Fasahaad

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 20 часов назад +6

    ما شاء الله بارك الله فيك

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 16 часов назад +2

    Mansha Allah waad udaalaysaa DDD Allah haku garab galo.

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 19 часов назад +3

    Good job brother alaha ku xafido in sha alaah

  • @Iban-w9l
    @Iban-w9l 11 часов назад +2

    Ninkan qowmulut waaye wayna so bateen

  • @foracademic1299
    @foracademic1299 Час назад

    Jazaka Lahu khayr brother

  • @MohamedAhmed-jh8kq
    @MohamedAhmed-jh8kq 2 часа назад +1

    Yac yac 😢😢😢😢

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 18 часов назад +2

    Ninkaasi waa shaydaanki oo qof ah subxaana laah

  • @Abdirahmanmohamed9114
    @Abdirahmanmohamed9114 18 часов назад +2

    Jazakallaah wll kheyr badan allaha kaa siiyo

  • @luulsharib
    @luulsharib 16 часов назад +1

    Subxaanallah Allow adaa noo maqan waaba musiibo cad iyo halaga 😭😭😭😭😭

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 12 часов назад +1

    Waa shaydaan gaalo hadafkeeda wato gabadhana Caqligaa ku yar ilaahay hasoo hadeeyo

  • @AxamedTartar
    @AxamedTartar 19 часов назад +3

    Sxb guuleyso wan ku wadanaa hadii aan nahay shacabka somaliya

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 16 часов назад +1

    Inaalilaahi Waa inaailahi rajacuun ilahayow na badbaadi aamiin 😢

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 17 часов назад +2

    Waad mahansantahy walaalka sharafta badan ee diintiisa iyo dadkiisa soomaaliyeed ee muslimka ah difaacooda guntiga dhiisha isaga dhigey,alle hanoo badiyo kuwa sidaada oo kale raganimada ku sifooby,aamiin

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 20 часов назад +4

    Waa doqon gabadhan sax gulaha

  • @CabdisamadIbraahim-dn5nq
    @CabdisamadIbraahim-dn5nq 19 часов назад +3

    Pro marwalpa sidaan udiifaac diinteena abaaalkeedana allaha kusiiyo

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 15 часов назад +1

    😍🌹😍🌹 Subxaan alaah ninkan ilaahay umada haka qabto waa nin Gabdhaha somaaliyeed dhaqanka iyo diintaba ka bedelaya.

  • @cadaymaxamed1530
    @cadaymaxamed1530 17 часов назад +1

    Xasbunallaah wanicmal wakiil ilaahey hanagakaa qabto

  • @QueenTina-i9u
    @QueenTina-i9u День назад +4

    Hussein wallah ma shaqeynayo muqalkan

    • @Thebattleofthehorn
      @Thebattleofthehorn День назад +4

      Sadax saac ka dib ayuu muuqaalkan soo galin doonaa. Marka daawo walaal
      😊

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 16 часов назад +1

    Akh iyo uf War naagahaan raqiiska ah xaggee ku noolaan jireen

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 18 часов назад +1

    Masha’Allah wll. Waad ku mahadsantahay inaad arintan ka hadashay. Waa in lagu baraarugaa waxaas oo kale oo hal meel looga soo wada jeestaa.

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 18 часов назад +1

    Alle haku sharfo walaalo. Yaa Allaah yaa Rabi wlhi. Sharafi dhimatay halkan 😢😢🇸🇴🇸🇴

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 14 часов назад

    Guulayso sida aad diinteena iyo sharafteena u ilaalinesid Allah hakuu ilaaliyo soomaalidu qofka wanaagsan qiimihiisa markuu dhinto ayey ogaadaan intuu noolyahay maqiimayaan

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 17 часов назад

    Ilaahay ha ku xiftiyo ,ilaahay ha ku barakeeyo, aad ayaan uga naxsanahay qiimadarada gabdhaha soomaaliyeed iyo riqiiska taasna waxaa dhumay raganimadii raga soomaaliyeed

  • @MohaAkVlogs
    @MohaAkVlogs 13 часов назад

    Subxanallah wlh Caadi qadka ugabixiye kwrn Ilahow Kabad baadi dhagar ladamacsanyahe

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 13 часов назад +2

    TUSIYA NIMANKAA MUNAAFAQIINTA EE ISAAQ
    SIDA MIDKA LA YIRAAHDO SHEEKH MUSTAFA IYO KUWA LAMIDKA AH EE ISAAQ MEEL WALBO EE JOOGAAN
    HALA TUSIYO WAXII SHAREECADA ISLAAMKA DHIGEYSAY OO DHAN AYEE QARIYEEN ILAAHAY (S.W.T) INKAAR HA KU RIDO KULIGOOD

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 3 часа назад

    شكرا جزاك الله ياحسين

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 19 часов назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AliasamImaree
    @AliasamImaree 3 часа назад

    MASHA ALLAH❤

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 10 часов назад

    Shaqo culus ayaad ummada u haysaa ee ILLAAHAY haku barakeeyo.

  • @abusultan011
    @abusultan011 11 часов назад

    Ilaahay dadaalka iyo wacyi gelintaad Ummadda u hayso khayr aan lakoobi Karin hakaa abaal mariyo.

  • @DayibAli-x3u
    @DayibAli-x3u 18 часов назад

    Jazaka Allah khayr

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 5 часов назад

    Wa wasaq asga aydane qof caqli badan ma ahan xumaan bu amrayaaa

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 19 часов назад +2

    Isaaqu. Weligoodba. Way. Gaalo jeclaayeen

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 4 часа назад

    ASC. ALLAH HA KU XAFIDO AMIIN. Walaakey

  • @abdia9872
    @abdia9872 3 часа назад

    Kan waa shaydan Allah ummad ha ka qabto.

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v 19 часов назад +2

    Qofka gabadha sidaa kuleh isqaawi magaca raga ayunbu leyahy inkastoo imika ajaanib badan afsomaliga barteen dadkan somaliga ku hadlaana somali ma wada aha

  • @XawoMaxamedjmc
    @XawoMaxamedjmc 13 часов назад

    Sxb aad baad ugu mahad santahay arimaha aad soo gudbinaysid dadkaaga

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 17 часов назад

    Khayrkaad abaar ka joogtaan Abaarsadee Jahannabaa sulkeed tihiin noo daaya dadka hanaga fidnaynina Subxaanalaah.

  • @mohamudhussein715
    @mohamudhussein715 17 часов назад

    Masha Allah Hussein jama. Halkaas kawad.

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 19 часов назад

    Subaxallah umdy somalia alle ha xafido ha ilaaliyo amin allahu akbar madaxad diintay taqany kudhaqatany hny siyo inshallah

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 20 часов назад +1

    Subxanalah subxanalah Walaahi Yaab nimanka ayaa a musiibaa oo Gabdhihi duli ka dhigaa iyadana waa mid Xanunsan oon diin waxba ka aqoon waa musiibo walaahi ilahow dadkan xun naga qabo yaa rabi🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 20 часов назад

    Subxaanallah ilaahay haku xifdiyo Susseinow 💙💙💙

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 19 часов назад +3

    gaalkiiyaaba yaaban sey isugu nabayso

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj 17 часов назад

    جزاك الله خيرا

  • @SagalM-y3e
    @SagalM-y3e 7 часов назад

    YaRabbi Astur 😢
    الله مستعان ، والله ناصرنا في كل حال. ربي يحفظك يا نساء المسلمين يارب العالمين 🤲🏼😭

  • @SakariyeHaanbuge
    @SakariyeHaanbuge 19 часов назад

    Nimkaas dhinyaradaa mid lee yahay sxb ilhy hakaa abaalsiyo saad umada waxyalaha riskiga ku ah ugu soo gudbiyanayso mantana gandheheenii la yaqanay ma waxay marayaan in qof xataa kadida iska dhaqin ay isku dhajiso dhalinyarada wxn lee yhy Gaalo manta waa tashatay intii qurbahedii tagtayna xaladooda walaga warqabaa inta halkan jogtana waa logu imaday marka aderayaal diinta sharciga islaamka Aan barano saan isaga difaacno waxyalaha soo daabulmaya ilhy halugu xirmo 👏💯

  • @sureersom425
    @sureersom425 15 часов назад

    Husseen, ilaahay hakaa abaal mariyo wacyi galinta dadkeena.
    Waa faasiq dhaqan islanimo iyo mid Somalinimo toona kama
    turjamayo.
    Hadaynu diinteena sharafta leh diidno dadkale ayaa
    ilaahay inagu bedelayaa.
    Hadana aduunkii oo dhan baaba soo musliya.
    ilaahay diintiisa cid uma waayin.
    Allaah yahdiik.

  • @maryanaden9374
    @maryanaden9374 12 часов назад

    innaladiina yuxibbuuna antashiical faaxishatu filladiina aamanuu lahum cadaabun aliimun fidunyaa wal aakhirati wallaahu yaclamu wa antum laataclamuun

  • @Ubaxuba
    @Ubaxuba 20 часов назад +2

    Waa gaal aandiin haysan

  • @yusufabdullah1262
    @yusufabdullah1262 20 часов назад +2

    Khaniis Khaniis dhalay oo doqon ah
    Guri haleeysan ayuu gayimid

  • @halimaali7358
    @halimaali7358 16 часов назад

    MashaAlaha thank you brother

  • @seed3966
    @seed3966 19 часов назад +2

    Asc 🫵🌎🫵walaal umadan wacyi geli dhinac intii tamartaaya dhinac walba waa ka buburtey runtii allaah hana ilaaliyo asagaa waaxidee

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 19 часов назад

    Jazakallahu khair xusen

  • @AlixusseinAbuabdulahiashafici
    @AlixusseinAbuabdulahiashafici 17 часов назад +1

    Ustaad husen jamac Ani waxaan ahay wiil dinta barta culumta share sharecadana barbaara mar walbo waan kuu duceeyaa sida dalaalka aad diintaada iyo dadkada iyo dalkaaga ugu dadaasho falanqayntaadana waan kuxiranaha xitaa anoo waq ti heynin hadaw isoo gaaro waaba xii see seeyaa oo jeclahay dadaalka sii wad duca ku la jirtee

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 17 часов назад +1

    Wll mahadsanid ❤❤.
    Ajar Allah ka siiyo.
    Sharta gaalada Allah naga qabta.
    ومكرو ومكر الله والله خير الماكرين..❤

  • @milgomohamed7514
    @milgomohamed7514 19 часов назад

    MaashAlah baarakAllah Alla ha ku xifdiyo

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 14 часов назад

    Waa ibliis weynaada Alloow nagaqabo shedaankaas inkaaru kugu dhacday gabdhoow ka carara wasaqdaan dhintay

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 18 часов назад

    Subxaan alaah miyuuna musli ahayn waa sayuus nacas were gabadh iimaanku waa qaali ilaahoow aduunyo yar ayay ssiisten ciqaabtii alaah ayay😢 ilaawen

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 10 часов назад

    Aleha ku xifdiyo wll xuseen

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 17 часов назад

    Dumarku aa Xiishodane Bisinka sidan ma fiicno ninka cadanka fulaysa inalilah.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 13 часов назад

    Mahadsanid wll

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 20 часов назад +1

    Qabyaalad ayaa na burburineyso taageer dowlada si ay dowladeena u adkaato. Gaajada ayaa xumaha horseedo. Gaajo waxa looga baxa nabad gelyo nabad waxa lagu gaaraa madaxdaada oo la adeeco intanan ay Allah ku kufrin.

    • @ARCAfrica-el7by
      @ARCAfrica-el7by 20 часов назад

      Uf dheh aaway dowladda la taageerayo oo jirta ma tan dalkii xaraashatay oo na bahdishay😢

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 19 часов назад

      @ intadowladii timaadaba qabyaalad darteed kaga soo horjeesaneyno waan sii baab’aynaa. Dowlada marka kaliya laga hor imankaro waa marka ay ridowdo diinta ka baxaan. Inta ka horeyso alle wuxuu nafaray in aan raacno. Dhuka hadii ay xaraashato iyo hadii ay deysato waa dhul dowladeed in aan taageerno weeye dowlada

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 15 часов назад

    Subxaana llaah
    Waa bilaa dhaqan kani
    Muxuu ahaa
    Waa sheeydaan baa ku shaqeeysanayo
    Bal
    Sheeydaanka
    Ayaaba kayaaban can
    Gaal weeyn
    Isagana
    Somaliland dhaqan xumo weeyn
    Iyo fasahaad baa ka jira
    Aaway culumadaa
    Alloow somali badbaadi

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 20 часов назад +1

    Macan waa Bentiis kiristanka ayuu sii faafin dadka ayuu been u shego nacaladi kugu dhacday ilaahow dadkan dhunsan naga qabo yaarabi🥺🥺🥺🥺🥺

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 18 часов назад

    Subaxanlaah xasbiyalaah wa nicmal wakil waa rabi yasir rabiyow dulumkan iyo fasahad dadka dalka iyo diinta ka qabo

  • @amatalaaah3490
    @amatalaaah3490 17 часов назад +1

    Ninku somali maaha ee wuu bartay

  • @GaaniMaxamed-p1h
    @GaaniMaxamed-p1h 20 часов назад +1

    Mashaa Allaa hu❤❤❤❤❤❤

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 16 часов назад

    Horta huseenow Halkeen usocona Dalkaan kacdoon dhalin yaro sidaani xalmaahan 😢😢😢😢

  • @Adm9464
    @Adm9464 19 часов назад +1

    Waa soomaali Kristaan ah oo beenaala ah .

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 17 часов назад

    Duulaanka waa sii horeyey markii noola diiday diinta inaan isku xukumin
    Markasaa wax kastaa in nalugu sameeyo

  • @bima9383
    @bima9383 20 часов назад

    Subxanalah xusen dadkad nala wadagtay mahan dad cadiya waa inloduceya ilahey inu xakha tuso inshallah

  • @CrisaaqMahamudmaxamed
    @CrisaaqMahamudmaxamed 12 часов назад

    soomaali allaah hasoohadeyo welibagadhaha soomaaliyed qaybkakamida dhaqankii kategay

  • @AlixusseinAbuabdulahiashafici
    @AlixusseinAbuabdulahiashafici 17 часов назад

    Kuwaan alle akhlaaqda iyo diinteena suuban haka qabto dadaal waalidkeena macan

  • @CawilMaxamed-fl1nd
    @CawilMaxamed-fl1nd 3 часа назад

    Jasaa kallaahu

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 13 часов назад

    😂😂😂😂😂 Fariinka Buu U Gooyay Subhanallah

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 20 часов назад +1

    Labada qof wa xanuun san yihiin.

  • @shukriahirsi2649
    @shukriahirsi2649 18 часов назад

    Ilaahey gabdheheena ha asturo ciilbeykugudilayaan qaarkood dhaqankooda maxaa raqiiska kadhigey. Ilaaheybaabakaraameeyey ookadhigey gabar islam ah. Ilaahey idinsoohanuuni

  • @seed3966
    @seed3966 19 часов назад +1

    Asc 🫵😎🫵. ilaahay sheydaan maryoole gabdhaha rabii haka ilaaliyo subxaanallaah allaah umadeyna haka qabto masiibo weeye ❌❌❌

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 17 часов назад

    Subxaan Allah. Gabadhan waankanaxay

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 19 часов назад +1

    Daroodka iyo Isaaqa iyo Hawiyaha badan kisa Diin ma haystaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 15 часов назад

    Mahadsanid

  • @dombirahassanjr
    @dombirahassanjr 20 часов назад

    Thanks Mr Hussain

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v 19 часов назад +1

    Umad laguso duulay iyaguna aan caqli lahayn oo waxkasta hye iskaleh. umad hadii xaga dumarka iyo caruurta lagasoo maro way ku daysay umadaasi😢

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 17 часов назад

    Mashallah keep up brother doing good job

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 13 часов назад

    Subxaanallah
    waa in la dilaa ninkaa.

  • @UgaasoJajale
    @UgaasoJajale 11 часов назад

    Allaah ha inoo badbaadsho DDD

  • @shucaybqawrax6686
    @shucaybqawrax6686 19 часов назад

    Waan kugu taagersanahay ilaalinta diinteena macaan waana waajubaad ina wada saaran halays baraarujiyo masiibaa ka socota baraha bulshadee.

  • @SabirShariffsadak
    @SabirShariffsadak 17 часов назад +1

    Bal abti kuhadlitaanka oo fx maxaat u dhaafdey 💔

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 15 часов назад

    Waa yaab sidani 😢😢

  • @HalimaAli-b7d
    @HalimaAli-b7d 19 часов назад

    subhaAllah Allow nabadhbadhi

  • @abdiAdanMohamed-b1k
    @abdiAdanMohamed-b1k 17 часов назад

    Subxaana Allah

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 19 часов назад

    Walaahi Soomaali hadaan nahay waa lanagu soo duuley 😢

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 20 часов назад

    si Guud baniiadamka Diintu waa muhiim gaar ahana Dumarka asalkoodu waa Diin, hadaysan nagatu Diin lahayn waa khalaas

  • @Bagagac
    @Bagagac 21 час назад +1

    😭😭😭🇸🇴😭😭😭😭