Xog Culus: Yey dan ugu jirtaa heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya? Maxaase la qarinayaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 363

  • @asizmohamed5869
    @asizmohamed5869 12 часов назад +13

    Sh. Craxman bashir waa iftiimiyay, maansha allah

  • @AslixasanMaxamed
    @AslixasanMaxamed 12 часов назад +4

    Maashaa Allah ILLah Ha Inoo Xafido Sheekheenan Qarniga Sheekh C/raxmaan Mufakirka Soomaaliyeed Ee Qarnigan. Wariyaha Wuu Mahadsan Yahay Sida Wacan oo u Weydiinayo Su'aalaha. Allow Dalkeena Dalkeena Iyo Diinteena Inoo Xafid

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 часов назад +2

    Sheekaddii isreal ayeey nagu wadaa ee illaahay ha naga badbaadiyo Aamiin

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 4 часа назад +2

    Mansha allah adero sh.abdi rahman bashir allha ku hafido

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 3 часа назад +1

    Shekh Cabdiraxmaan Mahadsanid✔

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378 12 часов назад +3

    Maasha Allah Sh Abdirahman

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 13 часов назад +20

    Itoobiya waxaan ka rabnaa
    1. Inay ciidankeeda dalka kala baxdo
    2. Inay baddeena ku fekerin
    3. Inay Somalia galbeed noo soo celiso.
    4. Inay faragalinta naga joojiso
    5. Inay qaxootigeeda naga ceshato

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 13 часов назад +3

      somaliland waxy idinka rabtaa:
      1. inaydaan sheegan
      2. arimeheeda faro galin
      3. gooni isu taageeda faraha kala baxdaan

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 13 часов назад

      Jemy castar !
      Wuxu ahaa baaderi , mudda dheer fadhiyey kaniisadda Itoobiya,
      Intuu madaxweynenimada maraykanka ka degey.

    • @FREESOMALILAND-m1g
      @FREESOMALILAND-m1g 13 часов назад

      Somaliand waxba ha ku wareerina😂😂😂😂😂😂.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 12 часов назад

      @@FREESOMALILAND-m1g😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑

    • @AbiibColaad
      @AbiibColaad 12 часов назад

      Ethiopia badacas ayey doonaysaa badcsana Somaliland ayaa maamusha somalia dhawr jeer ayey Ethiopia inay bilaash ku siiso doonatay lkn Ethiopia waa diiday stragic uma ahba dee Ethiopia sheikh crahmaan waa runtii weeyi badacas waa abni weeyi Wana udhawdahy Ethiopia masaafo ahaan dekadaha Somaliland waa dhisanyihin wadooyinkeedu waa dhisanyihin

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 5 часов назад +2

    Waa mahadsantihiin Adiga iyo sh waana run waxaan lanahay hogaamiye sax ah @@@

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 14 часов назад +5

    Wan dhawahay sido kale so dhawoow walaalkay sheik cabdiraxman Allaha xafiidoo insha Allah cafimaad iyo cimrii dheer ban u rajaynayaa

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 2 часа назад +1

    Khar Allah kuseyo
    Sheekhana
    Sidaad shicibka
    Somalida udhirogaliso

  • @AbdiAddey
    @AbdiAddey 8 часов назад +4

    اللهم اجر في هذه مصيبه واخلف خيرا منها.
    Ilaahow arintan khyerkeeda nasoo aaddi aamiin yaa Allah

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 6 часов назад

      اللهم أجرنا وليس اجر

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 часа назад

      ETHIOPIA WAA 85 MILYAN EE FADLAN JOOJIYA WARARKA BEENTA AH EE REER GALBEEDKU ISLAAMKA KU CABSI GELINAYO. XAQIIQDU WAXAA WEEYE IN DADKA SOOMAALIDU AY KA BADAN YIHIIN ETHIOPIA

  • @LibanHassan-k3u
    @LibanHassan-k3u 10 часов назад +7

    Habashi qayaanadeeda ayaa badan waana gaalo balan malahan wuxuuna kusoo aaday heshiishkan xili dowladeena awood xoogan aynan lahayn

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 Час назад

    Sheekh Cabdiraxmaan waa khabiir wax badan fahamsan

  • @SudaniDfjfjfdj
    @SudaniDfjfjfdj Час назад

    Shewena sh, a,Rahman mahadsanid,illahow nootali ,talo mahayne

  • @YayaTure-c3j
    @YayaTure-c3j Час назад

    Mashallah sheekh abdurahman

  • @IsmahanMohamedMohamuud
    @IsmahanMohamedMohamuud 13 часов назад +2

    aniag iyo sheekha iskufikir baan kahaysanaa dhalinyarada xilka ka saaran Dalka Diinta iyo Dadka Allah kudhawro sheekh

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 часов назад +2

    Ilaahay ha naga haayo in la dhaho dad Somali la dhaho ayaa jiri jiri

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 10 часов назад +3

    Wali alaanka somalia waxay raadinaysa dhibtan laakiin dhibtu waa jabuuti xukukii markuu burburay somali oon tashan inay dawladii cali mahdi dhistay waana lakala aamin baxay

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 12 часов назад +7

    ❤❤ Somaliland Badda iyo ictiraaf baa isku xidhan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @guuleedguuleed891
      @guuleedguuleed891 11 часов назад +1

      Meesha ma waxaad mooday in lagu qayilayo

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 10 часов назад

      Soomaliland ma sadex Habrood baa dawlad noqon

    • @libanbile9818
      @libanbile9818 8 часов назад

      @@guuleedguuleed891ninkaas qayilaya baad ka wada maseersantihiin hormarkiisa xaasid

    • @Midnimoqaran202
      @Midnimoqaran202 8 часов назад

      ​@@libanbile9818 isaaq land bad waa gobol laga maamulo caasimada ee wax kale sheeg

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 6 часов назад

      Erdogan wa munafaq iyo hassan

  • @Rakuub
    @Rakuub 15 минут назад

    ha ka qusanina naxariste Alle.
    Wan so noqon donaa
    From hargeisa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 13 часов назад +7

    Xasan-baahane
    Xasan-dhiiqo
    Soomaali iska kaa qabata weydeye,
    Ilaahay waddanka ha ka qabto.

    • @saiidmoalim5596
      @saiidmoalim5596 9 часов назад +1

      Md,Xasan Sheekh Xafiguhillaah, Nooloow,,,,, @AadanAbdi-e ,, Adiga habaartamayo hakugu noqdo habaarka. Aamiin yaa rabi

  • @2am997
    @2am997 12 часов назад +6

    Djibouti iyo Somalia ayaa khasaare ku qaba heshiiska. Turkéy iyo Ethiopia ayaa faa'iido ku qaba. Djibouti intay Muse Bixi ka qaylinaysay ayuu Badii Xasan Sheekh u saxeexay Ethiopia.

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 6 часов назад +2

    Masha Allah Illahow kuxafdi shiekhee na somliyeed Masha Allah Allhubaarak walalkeey thanks adigana

  • @jamadol7047
    @jamadol7047 13 часов назад +5

    Macalin iska Sax lahjada ah iney dib uhelaan waaligood hore umeysan yeelan Bad Ethopia!
    Marka laga hadlayo Somalia

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 13 часов назад

      ❤❤ Somalia dadki badow da ayaa Is wareysanaayo oo iyaga Lee osu jawaabaayo

    • @IdirisAhmedwarsame
      @IdirisAhmedwarsame 11 часов назад

      Ethiopia waxan u arkaa oo aan aamisanahay cadoygeena 1aad riyadeduna run noqonmyso, aan u noqdo hadalkaga way lahan jirtay lkn Teena maaha, 91dii ayay wayday badeedii waana casab erateria

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 10 часов назад

      @@IdirisAhmedwarsame Itoobiya waligeed bad ma yeealan intay jirtay. Casab waxay ku haysatay gumeysi ay Eritreeya gumaysanaysay, Maantana Eritreya baddeedii wey la laabatay maadaama ay iyadu ahayd milkiilaha mar walba.

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 13 часов назад +11

    Runtu wa Somaliland oo la aqonsado❤❤❤.Wxan America ka shaqaysay❤viva thé republic of Somaliland❤🎉🎉

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 12 часов назад +2

      Aadanfarah,SOMALILQND MA HOOYADA BA L2H WAXA LEH QAABILO DHUULKA XAFDADA WAA HARAGYSA BYRCO IYO BERBERA DHUULKAAN WAA SHUUL SOMALIYEED ADEER QAABIL AQOONSI HELAAYA MA LAHA

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 12 часов назад +1

      Ubahguleed,
      NAA DHIIDHIIBSO OO MARADA ISA SAAR.

    • @Ahmed-u2y7k
      @Ahmed-u2y7k 12 часов назад +1

      @@ubahguled96 somaliland maxaad ka rabtaa hadayba ku leedahay ma ku rabomaxaa isagu dhadhajinee

    • @MFarahification
      @MFarahification 12 часов назад

      @@ubahguled96 Somaliland Tuulada laascaanood u ma baahna 😂😂😂😂

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 12 часов назад

      DHULKA MA HOOYADAA BAA KU SIISAY ISAAQ BAA XUKUMEE.DHUL SOOMAALIYEED KU LAHAA, HOOYADAA IYO SOOMAALIBA WAS.JAMHUURIYADA SOMALILAND WAA WADAN MADAXBANAAN.​@ubahguled96

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Час назад

    سورة ق ( وَجَاءَتْ سَكْرَةُ الْمَوْتِ بِالْحَقِّ ۖ ذَٰلِكَ مَا كُنتَ مِنْهُ تَحِيدُ)
    (SAKARAAT KII DHIMASHADA OO
    XAQ AH WUU KUU YIMID WAANA WAXAAD ISKA
    ILAALIN JIRTAY INAAD DHIMATO ) SURAT QAAF
    ADEER XUSEEN

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Час назад +1

    Heshiiskaan guuldaro ayey noo yahay

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 13 часов назад +3

    Xasan sheikh mar kasta waa laga Caqli. Badiyaa

  • @FatxiyaCabdi-hl2qg
    @FatxiyaCabdi-hl2qg Час назад

    Sheikh waa mahadsanyey

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 8 минут назад +1

    💯💯💯💯💯

  • @MadarJibril-w9h
    @MadarJibril-w9h 11 часов назад +4

    Donista ama didista rer somaliland ma aha mid loga fasaxqadanayo madaxda somaliya
    Somaliland wa guuul❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪👋👋👋

  • @kaafixoday9503
    @kaafixoday9503 4 часа назад

    Allah yacizak sheik abdirahman callim soomaliyeed

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 13 часов назад +4

    Shiikhan waa Dadka Etoopia U Shaqeeya Oo ku Dedaalaya inuu Somali Ka Dhaadhiciyo in Etoopia Tahay Dawlad iyo Dhacab Qatar Ah Oo Somali Ka Fiican Si Uu Niyada Uga Dilo Shacabka Somaliyeed Ayuu ku Dadaalayaa Waana Shaqada Etoopia Usoo Dirtay Shiikhan Ee Halaga Feejignaado ❤

    • @hassansalad7246
      @hassansalad7246 12 часов назад +1

      runta ku dhibeyso duli oromo ah baa tahay

    • @farhiyamh
      @farhiyamh 2 часа назад

      Somaaliyeey
      Wadankeena iyo badeena
      Xasan sh iyo
      Turkiya mitdoodna ma bixin karaan
      Ee hala arko dadnimada
      Soomaaliyeed
      Miishan inagaa isdhignay 😢😢😢😢

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 25 минут назад

    Allow sahal
    halis weyn

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 4 часа назад

    Waa runtiisa shaikh itoobiya ay danta ugu weyn heshiiskan ka heshay

  • @FatxiyaCabdi-hl2qg
    @FatxiyaCabdi-hl2qg Час назад

    Xogmaalna waa mahadsanyey

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 14 часов назад +6

    waxay dani ugu jirtaa israaiil,
    xasan sheekh waa la khasbay, meesha turkey marayo shaydaanadii kale ee israaiil iyo mareekan ayaa daba socda,
    bada cas ayaa loo rabaa israaiil in aay caalam islaamka ka gumeesato, war dalku gacan buu ku jiraa, dadkiisuna waa laysku mashquuliyeey oo xitaa bararaug maleh...

    • @MuxyadiinAbdi-o1q
      @MuxyadiinAbdi-o1q 11 часов назад

      Aqligaasaan garan your blood type is a+

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 часов назад

      Ethiopia oo hal deked heshaa waxay albaabada u xidhaysaa dekedaha badan ee somaliya waxa yar ee ay ethiopia ka iibiyaan yey hadana ethiopia raashin kaga gataan cudud milateri oo badd iyo beriba lehna way dul dhigi doontaa ethiopia shucuubta geeska afrika ee muslimiinta u badan illaahay haynaga badbaadiyo iyaga iyo munaafiqiinta la jiraba

    • @GreaterSomaliya1
      @GreaterSomaliya1 2 часа назад

      @@MuxyadiinAbdi-o1q hhhh ugaas B+ weeye dhiigayga ,ee baaare siyaasadeed ayaan ahay , waxbaana iiga baxsan kaartooyinka siyaasada ee la cayaaro,
      Mahasdanid wll , hala bararaugo keliyah.

    • @GreaterSomaliya1
      @GreaterSomaliya1 2 часа назад

      @@halimadirie5301 wll saas dhan uma dhowa, ogsoonow itoobiya weligeed keligeed inama soo weerarin mana socto xitaa dhaqankoodana maaha dhamaan itoobiyakasi..

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 13 часов назад +4

    Odaygu wuxuu u haystaa Xeebtii yarayd ee Jabuute ee inaadeerkii Jeebka ugu jirtay😁 Somaliland Gacan shacab ayey ku jirtaa awoodna uma leh Qof Madaxweyne laga dhigay inuu Masiirkeeda go,aamiyo👈👈👈

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 4 часа назад

      iidooroow anigaa curyaamiyay heshiiskii aad lagashay xabashida
      😂😂😂😂😂😂
      Calaacalka dhaaf cabaadwayneey 😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanyameni
    @abdirahmanyameni 9 часов назад +1

    What about the conditions of the lease regarding sea access to somaliland.

  • @abdiali8810
    @abdiali8810 12 часов назад +2

    Xeebta Somaliland shacabka ayaa ilaashanaya madaxweyne Cabdiraxmaan waxba kama bedeli karo kii Muse saxiixay

    • @abdirizakmohamud9165
      @abdirizakmohamud9165 7 часов назад

      Shacab hadu wax ilaalin karo an aragno. Wlhi haday dhicin maxa nagu watay MOU wad arki doonta. Waxa soo socda ayadan ogayn.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 11 часов назад

    Sheikh abdurahman bashiir waa qof somalida ka horeeyah

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 6 часов назад

      Erdogan wa munafaq

    • @ubah-tb5wl
      @ubah-tb5wl 5 часов назад

      @@alinoor6515 dantiisa comes first why he care xoolo? xoolo sidii xoolo aa looladhaqmaa. godoomiyeyaasha somaliya waa xoolo suu shiikha sheegay

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 8 часов назад

    guuul Qanka somaliland❤❤❤

  • @isaxaaqclrashiid7719
    @isaxaaqclrashiid7719 12 часов назад +1

    Sheekhu dhexdhexaadnmadiii wuu ka tagay

    • @muhammadhassan-vp1hl
      @muhammadhassan-vp1hl 11 часов назад

      Waa xaqiiiq si walbee ahaata heshiiskaas Ethiopian ayuu xigaaa dhanka dantooda

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 2 часа назад

    GUUUUUUL GUUUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA

  • @Somaliyempire
    @Somaliyempire 4 часа назад

    God 🎉

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 12 часов назад +1

    Somaliland aqoonsigoodu nabada mandaqada ayuu xoojin llahaa. Somalia realty ha liqaan. Somaliland way ka baxday union lixdankii. Shanta Somalia nabad haku wada nooladaan iyo daris wanaag.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 12 часов назад +2

    Heshiiskan waxa u dhamaynaya wllhi SOMALIA 🇸🇴 & DJIBOUTI 🇩🇯. Waxa kaliya ee Dan ugu jirta 2 dal ee wllo ah. Ethiopia 🇪🇹 & Somaliland.

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 12 часов назад +1

      Noredin665,wadan xaqgaya MA somalia somaliland waa region somalia ka mida ha oo qaabilo layaihiin adigu xafad ayaad ka daqgta hadaad tahaya Isaaq

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 7 часов назад

      @@ubahguled96isaaq ayagaa ubadan woqooyi wll midaas muhiim maaha aduunyada qabiiL lagama yaqaano, Woqooyi waa dhuL maxmiyad ahaa sida jabuti ama somalia itaLiyaano, isaaq orod raadso cuqdadi haday kaa hayso waa umad tiro badane👌🏾

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 часов назад

      ​@@cabdalacawilyoohiye3baddaha somaliya waxaa amxaarka ku soo jiheeyey waa farmaajo waxba hayska dhigina isaaq godka somali ku ridaan idinkuna waad ku dhacaysaan weliba dembi aakhiro iyo mid aduunba idiin dheer

  • @kismachannel
    @kismachannel 10 часов назад

    Asc Sheekha ,waa salaammayaa,waxaan xasuusinayaa dowlada dad qubara ah ayeey marwalba ucelineesi oo dowlada meel ufadhiya sidaas u ogaada

  • @axmedali783
    @axmedali783 13 часов назад +3

    Sheekh ciro waa u mdaxbanaanyahay badiisa laakiin waxa yaable somaliya oo caalamku ictiraafsanyahay oo Ethiopia ictiraaf ka doonaysa 😂😂😂

  • @Lindachirdon
    @Lindachirdon 10 часов назад +1

  • @DaahirCagjar
    @DaahirCagjar 13 часов назад

    Cajiib

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 14 часов назад

    AL Mufakhir sh. Abdourahman Souleiman Bashir Noloow

  • @abdirashiid8997
    @abdirashiid8997 13 часов назад

    Way wnag sanan lhyd hdii Mufakir A.rahman Bashiir wariye tayo sare oo saxaafadeed leh arintaana si fican uso baaray uu waraysto fadlan hdad awodan mr kale ha lagu celiyo waraysiga. Mhdsndiin

    • @ibnulqayim5022
      @ibnulqayim5022 13 часов назад

      Haa nio kani uu hurdaaba ,wariye dulyadayn ayaa aqoon yahan ah

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 7 часов назад

    Sheekh Abdiraxman dhinac ayuu ujanjeedhaa, wuxuu ujanjeedhaa waa somali itaLiyaano,

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 13 часов назад

    Ethiopia 🇪🇹 always they getting from different countries advocates and they helping kind things

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 9 часов назад +1

    Markaa Ethiopia ayaa guul taagan

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 10 часов назад +1

    Siyaad baare guri kuma laheyn xamar ee qori caaradiisa ayuu ku dhacay wana laga celiye oo qori caradiisa ayaa looga celiye

    • @Ahmeddauud-g5z
      @Ahmeddauud-g5z 9 часов назад

      Kadaab,guriga hooyooyi ka dhulkaas Siyaad barre ayaa lahaa,isagaana hooyooyinka sida too ku dhashay oo nacasta ahayd qabyaaladda kugu soo korisay,naval ummak wa abuuk,ya ibn ximaar.

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 8 часов назад

      Xoog maad oga qadee Aun siyaad Barre

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 12 часов назад

    Khayaali ayaad ku nooshiin. VIVA Somaliland Republic

    • @mahrez21529
      @mahrez21529 12 часов назад

      Ayaa ku balamiyay muuse

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184 8 часов назад

    Dadka qaarkood somalinimada ayey nacayaan mana is oga inu isnacay isaga waana qof asagii is nacay oo cuqdad googoysey Somalia ha noolaato😊

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 5 часов назад

    Weriye ku dardarka iska yaray oo shiikha ha dhex boodin. Suaalaha soo diyaarso. Hal suaal baad ku celelineysaa.
    “Shiikhal kulli “ ammaan maahee sheekha mar danbe ha ku dhihin !

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 13 часов назад +2

    Asc shikha falanqantisu waca ima cajeben anigoo ixtiramaya waxanse la ogyahay xasan sh in aanu bixinkarin bada somaliland taasu waa riyo

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 12 часов назад +1

    Makaroofanka magiicna shanqar badan ayaaka socota

  • @momindekk1
    @momindekk1 Час назад

    USC xassn dhiiqo

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 9 часов назад

    waayo waad sheegeysaa in wax kulaaban yihiin Ethiopia

  • @Iltenis
    @Iltenis 7 часов назад

    Toosin: Marki Mufakarku Taxliilinta kujiro wariyaha waxaa wanagsan inuu ka aamuso, hadalada afkisa kasoo socda wariyahu lasoo boodin.

  • @zahranuur128
    @zahranuur128 13 часов назад +1

    Badda ganacsi keliya na ahan ee waa kheyraadka ku jira in ay ka faaideystaan malaayinka itoobiyaanka ah. Xataa ukun kuma reebayaan ayaan filayaa

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 11 часов назад

      Halaga noqdo oo shacabku hakacaan. Heshiis sharcidaro ah weeye. Deked ganacsi ma ahen miyaa?

  • @raadiyacumar8141
    @raadiyacumar8141 Час назад

    Somaliland hadday bixiso waa dambi, somaliya hadday bixiso waa sax. Alla caqli xumaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 13 часов назад +1

    Itoobiya iyo soomaaliya Waligeed ma heshiinayaan soomaalina ma jeclaanayso

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 часа назад

    Sheekhu wuxuu yidhi somaliya faa,iidada ugu jirtaa waa in lagu ixtiraamay in iyada loo daba fadhiistay inay iyadu saxiixto culimadeenu haday sidaa tahay madaxdiina madhan tahay shacabkiina hurdaan innaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuun

  • @mouna8121
    @mouna8121 9 часов назад

    Ma jecleysan siduu uga hadley mowduucan waan taageeri sheekhan laakiin aad baan uga xumahay fikirkiisa aad buu uliitaa

  • @samirr546
    @samirr546 3 часа назад

    Itobiya taariikh iyo damac fog oo caruurta guriga iyo iskuulkaba lagu baro ayey ku soco taa waanay ka dhabayn ,
    Somaliguna in abti ina abti ina eedo ina habayar la dilo oo geesi sidaa lagu noqdo oo qaraabada dhow,deriska ,ood wadaagta in la caayo ,la ximiyo, la xaasido,ayuu ayaa la baray,qur'aankana waa la baray,in afka laga hadlo gacantana in ehelka la dilo mooyee aan wax kale la qaban buu u noolyahay!!!!!! Waa sidaa nin taariikh leh iyo mid god madow ka dhex qaylinaya oo isku dilaya!!!!!
    Minis sanaawi isaga oo somaliya qaxoonti ku ah buu ka fekerayey sidii uu u qabsan lahaa waanu ka runsheegay!!!!!
    Cadillahi yuusufna wuxu qaxoonti ku joogay itobiya waxa uu ka fekerayey sidii uu somaliya ugu qabsan lahaa ciidan itobiya waanu ka runsheegay!!!!
    Yaa habeen madow gudaya oo qabiil iska dhici uun hadafkiisu yahay!!!!!!!.

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 13 часов назад +2

    Somali iyagu Somaliland bay isha kuhayaan doqoney dabka ba

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 13 часов назад

      Jamhiuriyada Dadka waalwaaln

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 7 часов назад

      @@IHatemumafiqwaad xanuunsantihiin cuqdad aya idin dishay lkn anaga dalkayaga gacantaan kuhaynaa alxamdulilah, cidwalba waan ka adagnahay

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 Час назад

    Gurguurte damiirlawe ayaa xaraashay baddi somaliya🇸🇴

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 12 часов назад

    Ilaahay umad walba meel buu ku beeray, waxay soomaaliya u soo hawaysatay waa nacasnimada iyo caqli xumada soomaalida

  • @aasuf119
    @aasuf119 10 часов назад

    Guryihii, dhulalkii, qabuurihii ugu danbayn baddii😢 alahayoow adaa inoo maqan wadankii dhan la gaba gabeey

  • @aweysali8546
    @aweysali8546 12 часов назад +1

    Odaygii cabdi rahman bashiir caawo maradaaa kaa dhacday sidee ciro Abbey ula fadhiisanaa hadii lagu qoray warmurtiyeedka in wax walbo loo soo maro dowlada dhexe

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 часов назад +1

      Waa in laysku diraa si aanay isu fahmin

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd 8 часов назад +1

    Sheekhoow hadii ay na aqoosan waydo bad uma hayno dalk

  • @abdikherdahiye4075
    @abdikherdahiye4075 10 часов назад

    Somalia needs good leadership at all levels of government. The worst disease that bedevils a country is the lack of patriotic leadership... Somalia is one country that suffers from this disease.... May Allah help Somalia.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 часов назад

    ITOBIA GANACSI MA RABTO EE DHUL IYO BAD AY MAAMULATO, DADKEEDUNA KA SHAQAYSTAAN BAY RABAAN‼️

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 12 часов назад +1

    MUUSE BIIXI dhul bu siinayay kulaha bal dadkan eeg Xasan sheekh Saylac soo Muu siin

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 45 минут назад

    Wax cajiib ah in madaxwaynuhu Turkigu dhaho: Itoobiya XAQ bay u leedahay; Soomaalida nacaybka dhexdooda yaal awgeed ayaa Itoobiya baddadoodii siiyeen

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 Минуту назад

    Wariyahan laftiisa ayaa u baahan tababar deg deg ah, sheikhiina wakhtiga ayuu kaga ciyaaray, daweynaha somaaliyeed suaalihii ka dhexguuxayayna sidii ay ahayd umuu weydiin#

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 11 часов назад +1

    Somalida madax dooda hunguri iyo dhul iibsi cadawgeena oodhul naga hasto ayaa bad loogu darayaa kenyana halasiiyo badeedii

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 часов назад

    MADAXWEYNE AAN AHAYN DAAROOD OO CIIDAN XOOGAN SOOMAALIA U DHISAY MA JIRO😢. BADANKOODII WAA DAD SOO SHAQA TEGEY OO DALKA U DANAYN😢

  • @umaaliyahessa3155
    @umaaliyahessa3155 14 часов назад

    Am I first to comment 😊

  • @isaxaaqclrashiid7719
    @isaxaaqclrashiid7719 12 часов назад

    Sheekhu waa khurufaad socda dhana wuu janjeedhaa isbedel oo xaqiiqooyin ah ayuu aasayaa lkn waa shaqsi waxba kama bedeli karto aragtidiisa

  • @AbdilahiIsmalil-xd7ck
    @AbdilahiIsmalil-xd7ck 11 часов назад +1

    Turkigu uu kadiiday Somaliland xasan sheekh inuukahadlo wuxuu yidhi 60kii ayay aqoonsiqaateen imikana ictiraafka ayaa miisaanka usaaran ee adigu taada kalahadal ayuu yidhi taada turkish ayaa kuyidhi somalia baday eithopia rabto

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 10 часов назад

    Wariye su’aasha iyadoon flow up ahayn maahan inaad toban goor kusoo celiso, mihiimaddii waxaa kaa lumiyeye “ cawaadifta ama emotional stress ka walaahowga sociale media yaha dhex wareegaya “ ee maadan waydiin wax objectives ah, sxb dib isugu laabo next time inshlah.

  • @momindekk1
    @momindekk1 Час назад

    Dadka heshiiska galay waa hawiye soocan ayay ahayeen

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993 12 часов назад +3

    Sheikh laakin waxa muhiim ah inaad ogaatid bada somaliland inay somaliland ka masuul tahay

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 9 часов назад

    is af afgarasho ayaa dhacday heshiis ma dhicin u dhaxeeya itoobiyo iyo somaliya

  • @maryami2299
    @maryami2299 13 часов назад

    Meesha dakada turki ka dhisayo Waa meesha shidaalka laga qodayo mana imaaraad ciidamo itoobiyaana

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 13 часов назад

    Itoobiya sidii ay rabtay ayey heshay heshiiskii Muuse Biixi ay lagashay kuqabso kuqadimaysid ayuu ahaa haddana kuma qadin mid sharciyad caalami ah haysto ayey badda kuheshay waan saxiiha Gurguurte

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 11 часов назад

      Lagama noqonkaro miyaa sxb hadii shacabku ku kacaan

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 12 часов назад

    Munaafawan baa Shekh loo hayystqa cajiib.

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 13 часов назад +1

    Shiikh cabdiraxmaan Allah kuxifdiyo runtii dawo qaaliyad hausaa oo somaali dawadeedii ah balse yaa codka gacanteena keena ciilbadanaa

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 12 часов назад

    Wax heshiisa oo dhacay ma jiro.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 26 минут назад

    Dhul kuma jirin heshiiska; heshiiska Somaliland wuxuu ahaa 18 km oo bad ah.

  • @LJama6119
    @LJama6119 11 часов назад

    Hadii Itoobiya badda cas soogasho soomaaliya wey u dhamaatay. Waa in aan sinaba loo ogolaan in Itoobiya soogasho badda cas.

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 12 часов назад

    Siyaad barre guriga uu lahaa waa guriga shaqaalaha

  • @XassanXusseen-fo7hu
    @XassanXusseen-fo7hu 5 часов назад

    Guudarada soomaaliyeed.iyo.guuhsaiitoobiya .wadilasooxidhiidhikarta