Dr Faysal Rooble oo si Adag Uga Hadlay Xaaladda Geeska Africa Iyo Khiyaanooyinka Socda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 148

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 12 дней назад +3

    Badda Somaliland Somalilanders baa leh cid kalena waxba laga waydiin maayo viva Somaliland ❤

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 12 дней назад

      Itoobiyana waxay leedahay soomaali waa un soomaali waxa aan rabana waa Bad.

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 10 дней назад +1

    Somaliya shaqo kuma laha gacanka cadmeed ee Somaliland ayaa ku taal oo wax laga weydiinayaa somaliyana way riyoonaysaa.

  • @bigie2264
    @bigie2264 11 дней назад +2

    Beenale cuqdad dishay iyo riyo 60kii dhimatay oo khuraafadleh waxmagarata iska dhiga mid wax yaqaan

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 10 дней назад +1

    Faysal Rooble waa itoobiyaan ee ha ku ekaado meesha uu kasoo jeedo maxaa ka galay Somaliland iyo arrimaheeda.

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 13 дней назад +2

    Ogaden dds waxay ka dagalamaan jubbaland iyo laascanood ninka somaliland maxaa u diiday inuu dacawalay tago

  • @ArisakMaxamuud-v7m
    @ArisakMaxamuud-v7m 13 дней назад +9

    Ninkan faysal rooble la yiraahdaa waa nin jiran oo saaqid ah oo aan waxba baran oo xaasid ah oo laangaab ah oo oo dabeecad xun oo aan meel laqaato lahayn markaa cida uu wax usheegayaa waa ayo

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 13 дней назад

      Dhuusaweeyne hooyaadaa was haduu laangaab jiro waa adiga aabahaa ina dhilo

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 12 дней назад

      Naash qaadeeya Magalada Los Angeles dr faisal roble

  • @w410921
    @w410921 13 дней назад +3

    Waa markay dad hagaagsan iska dhigi Jireen.
    Munaafiqa alle ha duleeyo

  • @mrali3601
    @mrali3601 13 дней назад +3

    Wa marxuum kale, dariiqi Xamse

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 13 дней назад +4

    Feysal rooble waa wadani nin qiimo leh laakin waxaa ii muqata in odayga Hassan sheekh iska laaluushay oo ku idhi ha i khashifin aqoonyahan oo dhan baa igu kacsanee

    • @mrali3601
      @mrali3601 13 дней назад

      Ma waxan ku haysanay mise waxa nagu noqotay

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 13 дней назад

      ​@@mrali3601midbaa

    • @caydaruusshekhahmed686
      @caydaruusshekhahmed686 12 дней назад

      Waa jaajuusinta itoobiya af macaanida Haku sirmin

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 13 дней назад +8

    Manshallaah tabarakallaah Dr faisal roble AQOONYAHANKA CAANKA SOMALIYEED FAISAL ROOBLE illahayaaw cafimaad sareecana cimri dheer cibaado suuban illahayaaw sii allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

    • @abdirahmanabdi5822
      @abdirahmanabdi5822 12 дней назад

      99pp9p9pĺ0😮 16:28 😮😮😮😮 16:28 is 😮😮😮9😅

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 12 дней назад

    Masha allah Dr Faysal Abdi Rooble ilaahay haku xafido dani halgama ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulaziz-c2s3w
    @Abdulaziz-c2s3w 13 дней назад

    Great analysis

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 10 дней назад

    Professor Roble
    Libax Qaran
    Allha ku sharfo

  • @NuxTek
    @NuxTek 12 дней назад

    Dr Faysal Rooble si objective ah ayuu wareysiga uga soo baxey inta aan dhageytay

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 12 дней назад +1

    Faysal Rooble xaar waynee siilka hooyadaa baa bad laga siinayaa ee bakhaarka leeg ina dhilo

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 12 дней назад

    Aqoonyahanka somaliyeed Dr faisal roble mash Allah

  • @abdulkhadirmahamud2838
    @abdulkhadirmahamud2838 13 дней назад +1

    faysal ma Hassan Shiikh baa iska laalushey odayga waa ka warwareegayaa

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 12 дней назад

    AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED DR FAISAL ROOBLE AQOONYAHANKA aad aan u xiseeyo weeye wadani dhaba illahayaaw xifdi aduunka iyo aakhiraba allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 13 дней назад +1

    ASC WAAR UMADA BEENTA KA DAA FAYSALIW BADA CAS SOOMAALIYA MABA XUKUNTO EE SOMALILAND REPUBLIC AYAA XUKUNTA OO DAL MADAX BANAAN MARKAA AHEEKADANI WAA RIWAAYADII RAADIYAHA MUQDISHO

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 13 дней назад

    Wadaani dhaba aad aan u xiiseeyo weeye manshallaah tabarakallaah illahayaaw xifdi aakhiro iyo aduunba allaahu maa aamiina yaarabal calamiina allaahu maa aamiina yaarabal calamiina allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

    • @HaybeHaybe-h3w
      @HaybeHaybe-h3w 13 дней назад +2

      WADANIGA AAD KU SHEEGAYSA XAGEE TAALA WAABA AMXAAR ITOPIAN AHE,ISAAQ BA AQOONSI HELAYA AYUU CABSI KA QABA EE WAA LA SOCONA DACWADAHA U MEEL KASTA LA TAGAN YHY,

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 13 дней назад +2

    NINKANI CADAAWAD UU U HAYO SOMALILAND AYAA MASKAX TIRTEY!!!!!.WALEE ANAGA IYO DAAROOD BAAN ISUGU IMAN QARANIMO.IYO WADANIYAD!!!!!.

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 12 дней назад

      Maangaab ayaa tahay waana waxa dadka Soomaaliyeed halkaa dhigay sidaad u fekeraysid!
      Nin kaliya ayaa fekerkiisa ka hadlay, maxaa meesha Daarood oo aan isba aqoon keenay??
      Tan kale, haddii aad tiri Daarood heshiin mayno, faraha kala baxa dhulkooda waqooyiga Soomaaliya ku yaalla.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 12 дней назад

      @yusufelmi9121 WAA ABTIGAY NINKANI, ISAAQ NACAYB KA WAANLAGU YAQAAN!!!!!.SOMALINIMO IYO QARANIMO BEENA WAANU ISLA GARANAYNAAYE, CID AAN IDINLA FAHMAYN ULA TAGA!!!!!.TA KALE, ETHOIPIA HADAY CADOW TAHAY, MAXAA LOOLA HADLAYAA, OO.LOOLA HESHIINAYAA????.ADEER MUNAAFAQADA, XAASIDNIMADA IYO XUMAANTA AAD ISAAQ UUN AAD KU EEGTAAN, ILAAHAY BAA WAX BADAN UGU KORDHINAYA!!!!!.WALEE INAYDAAN MEEL.NA KU GAADHAYN!!!!!!!.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 13 дней назад +1

    Feysalow ma halkaan ka filayey iyo halkaad fariisatay.walee Mar danbe Kuma dhageysto

  • @abdiali8810
    @abdiali8810 13 дней назад +1

    Faysalow dadka reer Somaliland ha xaqirin hana xaasidim

  • @bashel2161
    @bashel2161 13 дней назад

    Magaciisa Waa faysal Roble ma aha faysal Riibleh

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 13 дней назад +2

    Sitti, baabili, mooyaale waa soomaali. Maaha Soomaalidiid.

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 13 дней назад +3

    Munafaqiin iswaraysanaysa idinku idinka dagiladahay somaliya duni fadhato iyo nacayb iskudhala cagdheer

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 13 дней назад

    Haqaataan dhulka somalida waan taageerayaa

  • @AbdilahiaAhmed
    @AbdilahiaAhmed 13 дней назад +1

    Subxannalah maxad qofka ka dheegaysanayaaa

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 13 дней назад

    Please You don't see Ethiopia what they want is clear
    Ethiopia 🇪🇹 absolutely want Somalia 🇸🇴 Sea take over by power !

  • @Jijigawi1
    @Jijigawi1 12 дней назад

    Faisal Rooble nin wax badan og runtii oo xaqiiq badan taabanaya

  • @daacadable
    @daacadable 13 дней назад +1

    Kan waa kii laha Ethiopia waa cadowga kowaad maantana waa uu amaanayaa xidhiidhka Hassan oo badii bixiyey iyo Ethiopia oo hadeynii dooneysa.

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 12 дней назад

    When did this guy became a doctor? He is a pretender . Calling himself an expert while he is not. He just lies to those an informed.

  • @MohamedBulhan-l1l
    @MohamedBulhan-l1l 13 дней назад

    Laa illaaha illa allaahu S c w

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 11 дней назад

    Terminology ga geeska waa mid ay isticmaasho somaliland si magaca soomaaliya meesha looga saaro

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 13 дней назад

    Ilaahay xasan shiiq waa khaain wadan

  • @abdiqani813
    @abdiqani813 12 дней назад

    Faisal rooble waa muwadil somaliyed wad mahad santihin

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 13 дней назад

    Why Ethiopia want port Somalia 🇸🇴 ?
    Ethiopia 🇪🇹 they have port Djibouti 🇩🇯, Kenya 🇰🇪 port
    Sudan 🇸🇩 port so
    Why want Somalia 🇸🇴 port ?
    Can tell Ethiopia 🇪🇹 want own port
    From Somalia 🇸🇴 Sea that's the truth !!!!

  • @MaxamudAmiin-q9f
    @MaxamudAmiin-q9f 13 дней назад

    Guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul

  • @farahgesale2412
    @farahgesale2412 13 дней назад

    BERI GOD DR FASAL ROBLE WAX BADAN KALA CADAYSAYE SOMALIDU RUNTA MA YAQANAN WA UMAD JAHILNIMO DII SHOTAY

  • @farahgesale2412
    @farahgesale2412 13 дней назад

    😢ADBAN KU JELAHAY ILAHAY CIIMRIGA IYO CAFMADKABA HAKU BARAKEYO❤

  • @Cadnan114
    @Cadnan114 12 дней назад

    Arinta badda ee soomaaliya iyo ethiopia waxba kama aynaan fahmin, faysal waxbaa u qarsoon,

  • @nightmarebutittrandahmeedr7296
    @nightmarebutittrandahmeedr7296 13 дней назад

    Geesi.soomaaliyeed

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 13 дней назад +1

    DAROOD MA ISAAQ BAA IDINKU NOQDAY WADKII IDIN DILI LAHAA,WAAR ISAAQ ISMA HOR TAAGI KARAYSAAN,DAGAAL IYO DACWAD MIDNA KAGAMA GUULAYSANYSAAN XUMAAN KASTA OO AAD ISKU DEYDAAN OO ISAAQ KA DHAN WAAD KU JABAYSAAN

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 13 дней назад +2

      iidoor waa argagixiso alshabaab alqushaash ah waa la soo afjaraayaa insha alaahu

    • @HaybeHaybe-h3w
      @HaybeHaybe-h3w 13 дней назад

      @ShukriOmar-g3n SIILKAAGA QARMUUN BAA ARGAGISO AH, ISAAQ WAA DADKII ADOO QAAWAN MARYAHA KUU XIRAY,CID KASTA WAXBA KAMA QAADI KARTO WAA DAD SOMALI KA HOREEYA, CABSI AYAA KA RABTAAN ISAAQ MASAAKIIN BAA TIHIIN.

    • @HaybeHaybe-h3w
      @HaybeHaybe-h3w 13 дней назад

      @ShukriOmar-g3n ,OROMADA JIGJIGA IYO DHULKIINII IDINKA QAADAY ISKA CELIYA INTAAD ISAAQ OOO LAANDHEERE BANAANKA DEGAY KA XUNTAY DOQONYHY,

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 13 дней назад +1

      @@HaybeHaybe-h3w iidoor waa argagixiso alshabaab alqushaash ah oo qarax iyo madax jabis ku nool oo nijaas nijaas dhashay ah oo umada soo soomaaliyeed qarax ku dhameeyay iimaanlaaweyaal waal waalan oo dab la wareegaaya ha isku keen qarxinin

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 13 дней назад +1

      @@HaybeHaybe-h3w siilka hooyadaa ee uraaya ee qarmuun un baad aragatay qashin yahow fadarada ah

  • @abdullahiwarsame8444
    @abdullahiwarsame8444 13 дней назад

    Feysal waxa u noo sheegayo in Ethiopia eysan Rabin base military oo badda ah oo ay rabto commercial deal. Feysal in dhinic u raran yahay ba muuqata. Asaga oo iska ilaalinaya dowladda hadda ka jirta Somalia. Feysal waxa u no sheegay oo ah in aan Ethiopia eysan Rabin base ciidamadeeda badda ah oo rabaan dakad commercial ah. Ayaga oo heysta hadda Berbera, Djibouti iyo Asmara. Maxaase MW hassan sheikh iyo labadda w. Ee arrimaha debadda ee somalia ay sida Feysal hadda u cadeeyey ama u dhigay warka ugu sheegi waayeen ummadda Somaliyeed. Hadeysan wax khaldaneen. Come on Feysal.

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 12 дней назад

    Masar ayaa ku amineeysaa bada somalia in ee ilaaliyaan. Masar wixii nool oo bada ku jiro yee ka dhameenayaan. Xaq waxaa Kuku leh diriskaaga

  • @abdia9872
    @abdia9872 13 дней назад

    Ethiopia bad ganacsi waa haysta ee waxay raba bad iyo saldhi military.

  • @MuradMohamedMuradmahamedmuse
    @MuradMohamedMuradmahamedmuse 13 дней назад

    😂😂😂😂😂 wlhi wax aad ayaan ula yaabey wariyahan

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 13 дней назад

    Please you want the truth
    Ethiopia 🇪🇹 want own Sea !!!

  • @farhanhaji413
    @farhanhaji413 13 дней назад

    Beeeenaale xasan sheekh ayaaa mushahar yar uqorey faysal rooble ha dhageysanina

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 9 дней назад

    Xassan Sheekh wuu ku wareeray wadamo isucadoow ah buu midba gooni ula shirayaa

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 12 дней назад

    waa yaabe SSTV maxay rumaysan yihiin Map-ka somalia isdan ay halkan ugu soo sawireen?!

  • @AxmedCareeye
    @AxmedCareeye 12 дней назад

    Adigu maxaad oromo uga caban sowdigan soomalida qabyaalad ugu kala hiilinaya

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 13 дней назад

    DADKII ISAAQA AHAA LAGU XASUUQAY DACAWALAY UMA QORNABA!!!!.BALAAYO KUGU DHACDAY, CUQDAD BAA IYO NACAYB ISAAQ DISHOOTAY!!!!!!!.

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 12 дней назад

    shacaab bay reer iyo ciidankeedii oo is wataa xasuuqeen ood shaadh dowlaad u xidhateen xaar ood

  • @Mulaaho
    @Mulaaho 12 дней назад

    Wariye waa khabiir

  • @AxmedCareeye
    @AxmedCareeye 12 дней назад

    Niyow qoladan daarood waxaan kaga yaabay sicaadifad kujirto uun bay uwaraman waa waxan ay lajabaan

  • @rukiasuluby5484
    @rukiasuluby5484 13 дней назад

    Afka somali in aad ku hadashaan ayaa wanaagsanaan laheyd Afka ingiriiska oo lagu hadlo ilbaxnimo MA aha

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 12 дней назад

    Waxaad meesha ka saaraysaan oo in la ogaado ay tahay liyuu iyo reer wada socda oo shaadhka dawlad deegaan xidhan ayaa dad sacabooley ah weerar kusoo eekeeyey waana la iska difaacay waa saas dacawalay waa caro isaaq adeer 😂😂😂

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 13 дней назад

    KAN.OO WELIGII XALKA LAGU XALIN KARO SOMALIDA DHEXDEEDA WELIGEY MAAN MAQA?????.ETHOIPIA AYAA SIDAAS AH, ETHOIPIA AA DIDAAS AH BUU KA SHEEKEEYAA!!!!!.SOMALIDA AYAAN IS RABIN, MAXAY KU DHACDEY!!!!!.FIDNO DAAROOD WAAYE!!!!!.

  • @Quulaawi
    @Quulaawi 13 дней назад

    rooble oo basaas ah miyaa ka sheekayn kara xaaladaha somalida nin aan ku aqoon ayaa ku rumaysanaya

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 13 дней назад

    SSTV waxa aan moodi jiray dad wadaniyiin ah. Laakiin, sawirka map ee Soomaalidiidka ayaa khashifay.

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 13 дней назад

    Waa wax laga xumaado in sstv ay si kas ah map ka maamulka gooni goosadka ugu darto ssc khaatumo iyo maakhir. Taa maanta lagama filayn

    • @Sahal63
      @Sahal63 13 дней назад

      Adeer qadiyada Khaatumo iyo makhir waa local lkn Somaliland mawaanan hore laynoo Oran jirin? Xataa ka hor Somali republic? Yaan caadifad qabiil ku qaadin,mise weli xaaladii Laascaanood baa nad ka gudbin?

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 13 дней назад

      Somaliland isaaq baa samaystay oo raba gooni goosad. Dadka inta kale ma rabaan . Ama nac ama qayli.
      Waxa laysku hayaa waa intaa. Ama fahan ama is yeelyeel. Dadkana laguna khasbi karo waxaanay Rabin aduunku wuxuu aqoonsanyahay hal wadan .

  • @affssefstgg4248
    @affssefstgg4248 12 дней назад

    Ninkani waa nin iibsamay. Waxa horteena ka dhacaya ma aha wax qof miyir qabaa daafici karo. Ethiopia waxay rabto waa caddaysay: dhul ay leedahay oo ay deked iyo SALDHIG CIIDAN AY LEEDAHAY KA SAMAYSATO.
    Xasan wuxuu rabay inuu helo meel uu Abiyo kula faqo, waana heley.

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 12 дней назад

      Farax macalin raadso isaga halkaad raabto ka heeli😂😂😂😂😂😂 Dr faisal ogaden Mj Hawiye isaaq midna maha somalia xil waligi uma qaban guuri kuma laha xatta mana daago inta badan ee is dib isku ceeli Dr faisal roble mash Allah so dheh 😂😂😂

  • @mrali3601
    @mrali3601 13 дней назад

    Faysal Dhooqo Hassan ma Ku raac sanyahay, heshiisyo asaga u gaar ah daah furnan barlaman la so marin, Mise qoloyin Ka lufluf Ka Ka qaatay oo u ceeb asturaya bu kamid yahay

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 12 дней назад

    Waxan ku dhaaran kara in faysal Rooble ka mid yahay jaajuusiinta itoobiya ee afka somaaliga ku hadla marka yaan lagu Sirmin

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 12 дней назад

      Somalia xil kama haayo guuri malaha mana taago inta badan siyaasadeeda Tartaan kuguma jiro ee is xaaji jaajuusiyinta dalkayga Ethiopia u shaqeeya wa sicid dani iyo Ahmed madobe naaga ceeliya😂😂😂😂😂

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 13 дней назад

    Adigaaga wariyaha ah iyo Faisal Rooble Anigaa idin wasa faqash ka hadh

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 13 дней назад

    Sakaaro xaar muuq muuqda ayey aas aastaa.

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 13 дней назад

    Siyaasada arimaha di ada sifiican bay uso cotaa! sida xumida uu uyaqaano horta waydii wariye

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 13 дней назад

    FIDNO AAN DAAROOD AHAYN SOMALI MA LEH!!!!!.

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 12 дней назад

    Odaygaan rooble wax aan ciyaalka 10 jirka yeeleenin ayaad ku hadlaysaa ee lacag ayaan xasan ka qaatay dheh
    Xasan turkiga heshiiskiisa wuu qarsaday
    Xalaal maalin cad ayaa la qashaa
    Ee ithopia ma anagaa wax ka rabno mise ithpia
    Iyadaa wax doonaysa
    Waa la tusay aduunka
    Xasan shiikh inuu ogolyahay coidanki bada la keeni lahaa aduunkana
    Marqaati ayuu gashtay abiy
    Ee waxaa looga bad baadi karaa oo kaliya
    Xasan in maxkamad la horkeeno qayaano qaran
    Lagu soo oogo
    Hadii lagu helo dil lagu xukumo soomaaliya gacanteeda ayay wax walba ku soo laabanay
    Xasan intuuba noolyahay
    Waa kansar soomaaliya ku yaal
    Soomaliya dhulkeeda iyi badeeda iyo xasan kala doorta
    Soomaaliya jiilka soo socda waxay noqondoontaa
    Falastiinta soomaaliya mustaqbalka waa hubaa
    Xasan oo meel cad la marsiiyo waa badbaadad wadanka

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 12 дней назад

    Faysel wuxu uyedhey
    Addeer wexad Kala saarta hawd receive Area
    Iyo ogaaden' waa kalla lebba

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 12 дней назад

    NIN XUMAAN KU CAAN BAXAY. XAJIIMEEYA AADMIGA. XINKA LAGU ANQARIYOO. XASADKUNA UYAHAY DIIN. AFKU XOOGLAYAASHIYO. XAARAAN QUUTAYAASHIYO. MA XISHOODAYAASHAA. XUDUUD JOOJIYAA JIRIN. INKASTOOY IS XIIJAAN MA XAALEEYO ANIGU. XOOG IYO ITAAL IYO WAXAAD XEELAD HAYSAAN XABAD HAYLA HADHIN ANI

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 12 дней назад

    Ninkan time sad wuxu ka derenyahay
    Waa xaraan quute weyn

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 12 дней назад

    waxba ma yeelii karo candho jar isagaa shacaab xasuuqay waa in la dacweeyo

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek 9 дней назад

    Asc reer so/land isdajiya qofkasta oo dabayshu xagay usocoto wax ka sheega haduu xataa dhib idinka digayo ma idinkuu idiin socdaa

  • @mrali3601
    @mrali3601 13 дней назад

    Waxa Ka dhacay Ankara wuxu u dhigma shirki Barliin oo Africa lagu qaybsan nayey

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 13 дней назад

    Waad asiibtay waa macaaan jecel rooble orod oo tag meesha

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 13 дней назад

    Oromaa na xigta

  • @mostafasharif376
    @mostafasharif376 13 дней назад

    Kan oo kale in uu yidhaa wariyaan ahay waa ceel waa ciil qabe

  • @w410921
    @w410921 13 дней назад

    Dad la xasuuqay ayuu is diidsiinayaa.
    Maxaa naloo laayay ayay qaadan la’yihiin

  • @FarahXussein
    @FarahXussein 13 дней назад

    Somaliland ma iyadaa dagaalka wadda mise wa lagu wadaa

  • @AbdirashidAwale-e4p
    @AbdirashidAwale-e4p 13 дней назад

    Falar l'agar-agar gilgisho

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 13 дней назад

    Nuuyuu qooliska waa cadaw

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 12 дней назад

    waa nin shacabkiisa been ku maaweelinaya somaliland noocaagaas oo kale waxba ka qaadii maysaan

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 13 дней назад

    itoopiya dad wey haysataaa ee waxay doonaysaa meel aydegto

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 13 дней назад +2

    DAROOD CABSI UU ISAAQ KA BAQAYO,MAR ITOPIAN NOQDAAN IYO KENYA IYO MAR HAWIYE HOOSTA KA GALAAN,CID KASTA AAD SOO KAXAYSAAN WAXBA IDIIN QABAN MAAYAAN, ISAAC WAA ISAAQ

    • @abdiasmigaud2647
      @abdiasmigaud2647 13 дней назад +2

      ISAAQLAND never forget GOOJACADE! I speak to you the language of your colonial masters.
      ... Wardheeroon dagaal xumi ka dhicin dig iyo baaruudi
      Doox iyo Doh iyo Faafanna waa soo dalbanayaane
      Kuna dalaaqin naagihii inaanay dib uga laabmayne
      Iiddoorku siduu damacsanaa loo diyaafadiye
      Hadba dunida duul baw kacoo diin la soo shira'e
      Dar Illaahay uun baa xaggiis looga soo diraye
      Sow sida Darwiishkii Isaaq duub cad uma qaadan
      ...
      ... Dooyiyo dabriyo weerar iyo malaha duullaane
      Ninnaba uunka kama dawladsana Dir iyo Daaroode
      Ilaah baa dabkoodiyo nasakhay danabadoodiiye
      Dadka uguma liitaane wey diriri waayeene...

    • @abdiasmigaud2647
      @abdiasmigaud2647 13 дней назад

      ISAAQLAND never forget GOOJACADE! I speak to you in the language of your colonial masters.
      ...
      Wardheeroon dagaal xumi ka dhicin dig iyo baaruudi
      Doox iyo Doh iyo Faafanna waa soo dalbanayaane
      Kuna dalaaqin naagihii inaanay dib uga laabmayne
      Iiddoorku siduu damacsanaa loo diyaafadiye
      Hadba dunida duul baw kacoo diin la soo shira'e
      Dar Illaahay uun baa xaggiis looga soo diraye
      Sow sida Darwiishkii Isaaq duub cad uma qaadan
      ...
      ... Dooyiyo dabriyo weerar iyo malaha duullaane
      Ninnaba uunka kama dawladsana Dir iyo Daaroode
      Ilaah baa dabkoodiyo nasakhay danabadoodiiye
      Dadka uguma liitaane wey diriri waayeene...

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 13 дней назад

    Wadnkiisu marka hore waa kee ma ethopia mise waa soomaalida koonfureed mise muxuu yahay horta.

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 13 дней назад

    Hawd and reserve area isaq territory. Cagdheer wlhi qaxooti staa ku dambeyn doontaan. Jaajus amxaaro

    • @ahmedabdisahal4357
      @ahmedabdisahal4357 13 дней назад

      Hawd reserve area waxaa ku jira doollo oo ka kooban Wardheer ,bookh Danood
      Jarar oo ka kooban dhagaxbuur, awaare, dig,Yoocaale Iyo araarso.
      Dhulkaa dadka dagan ma isaaq baa. Beenta iyo khayaaliga aad ku nooshihiin bay ka mid tahay.

    • @hargtech9301
      @hargtech9301 13 дней назад

      @ahmedabdisahal4357 adiga dhukja dadka iska leh ayaad rabtaa inu ogaadeen iska leeyahy. Soo ka xayso amxaaro so soco

    • @hargtech9301
      @hargtech9301 13 дней назад

      @ahmedabdisahal4357 jaajus amxaro . Been baa lagu sheegay wlhi

    • @ahmedabdisahal4357
      @ahmedabdisahal4357 13 дней назад

      @@hargtech9301 adiga qoladee tahay run ka sheeg

  • @BashiirAbdi-xy8wo
    @BashiirAbdi-xy8wo 13 дней назад

    Magacaygu waa bashir
    Hal kamad iga qor
    Ethiopia iyo Somalia way is kagacan sarayan dagal iya dhex maray inat sanadkan 2025 inat aanu dhaman
    Ethiopia way diyar garawaday somalidu way hurud aan egano malamah sosocad 🤔

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 13 дней назад

    Ninkan wariyebusu sheeg caloosha taagan. Qaxooti saqajaan

  • @w410921
    @w410921 13 дней назад

    Dad hagaagsan oo Somali jecel ma moodaa

  • @abdia9872
    @abdia9872 13 дней назад

    Kan waa khaainu wadan. Lagatay

  • @mursalmohamed6933
    @mursalmohamed6933 12 дней назад

    Ninkaan maxaa laga wareeysan waa orom.

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 13 дней назад

    War maxaa geenay in dalkaya lagu murmo

  • @najibab2138
    @najibab2138 13 дней назад

    Waa oday waalan oo beenale ah. Illahow hadan ku dhagaysto saas iga yeel 😂

  • @QaliifNuuraxmed
    @QaliifNuuraxmed 13 дней назад

    Munafaq.aakhiro.muxufi😂

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 13 дней назад

    Ogaadeen aqli maleh amxaaro dabada u dhaqa

  • @Guiled100
    @Guiled100 12 дней назад

    Arinta dacawaly beenbaad ka sheegaysaa doon xogta

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 13 дней назад

    Maaweelo maaweelo caruurta
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @khadaraxmedsoofe-e4l
    @khadaraxmedsoofe-e4l 13 дней назад

    ki laha diinta kuma daqmi karo miya