FEYSAL ROOBLE OO SOO BANDHIGAY DOCUMENTIYO SIR OO LA XIDHIIDHA DAMACA ITOOBIYA EE BIYAHA SOOMAALIDA.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • FEYSAN ROOBLE OO SOO BANDHIGAY DOCUMENTIYO SIR OO LA XIDHIIDHA DAMACA ITOOBIYA EE BIYAHA SOOMAALIDA.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 415

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 4 месяца назад +22

    Waxaa soo jeedin la haa, Dokumentiga ha la Turjumo
    Si aan u fahamno oo looga
    Foojignado.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +2

    Profesor faysal ilaahay haku xifdiyo, waad na ku mahadsantahay warbixintaada qiimaha badan

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 месяца назад +26

    Waa inaan difaacnaa dalkeena waxkastiba hadhacaane

    • @AbdirazakOslo
      @AbdirazakOslo 3 месяца назад +2

      Mashallah waziir fiqi mahadsanthye

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 2 месяца назад

      Iska horeeya alshabaab kan dhiigiina shubaaya malin kasta.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 месяца назад +17

    Welkom 🤗 Faysal Cabdi Rooble legend Somalia 🇸🇴 ah.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 месяца назад +18

    Feysal rooble waa wadani somali dhab ah ❤

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 4 месяца назад +16

    Feysal nin miisaan leh.long life

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 4 месяца назад +24

    Nin kuyidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa sidka waad wadaagtaane ma sagaashanbaa tiisu Soomaaliland haguulaysato

    • @daryeelran8007
      @daryeelran8007 4 месяца назад

      Sorry malaa waxa lagahadlayaanad fahmìn !! aayaha fog kafeker ubadkaaga ubadkiisa mawado saxa baad usii jeexday mise guul dariyo dulinimaad kusii sagootiyeysaa ileen xabaal baad gelidoontaa dhowaane

    • @AlawiHassan-gy1dr
      @AlawiHassan-gy1dr 4 месяца назад

      @@daryeelran8007 markaada isqarxinaso eed yugandhiska uuyeedhay ubadkaga ma uu danysay

    • @FihimX
      @FihimX 4 месяца назад

      Soomaaliyay dhagysta waa la idin qabsanyaa sababtuna dad xun baad tihiin midna aanu mid bixineen dhukaniyo badahan maxad ku qabtaan waad ka gajoonaysaan ka nabad la,dihiin ka nolol ladiin waar dhulka hala qaato madax xuna ilahayba ku dhaartay inu dadka xun ku salido dadkii xunaa baad tihiin

    • @abahoussein620
      @abahoussein620 3 месяца назад

      Turkigu iyo somalia heshis waxee ku yihiin in hobyo la dhiso oo turkigu dhiso.. ethiopia diyaar uma aha Mou ka noqoto ee adeer warka cadee.. bisha December amisom weey ka baxeysa somalia oo alshabaab imika waxa heshis kula jirta dawlada somalia. Qatar ayeey ku shiri donaan 2 koxood. Al shabaab raisal wazare ayaa la sinaya hassan sheikh masaxweyne ayuu noqonaya..

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Месяц назад

      Ma xabashi baad markaa dhulka ku warejin ood adoon u noqon alle ku baabi’

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 4 месяца назад +16

    Dawlada soomaaliyeed waa, inay ka faa,iidaystaan faysal iyo raga lanooca,ah arintana waa, inloodiyaar garoobo sida, ugu dhakhso badan.

    • @XiinfiniinXawaareye
      @XiinfiniinXawaareye 4 месяца назад +1

      Ninkani maaha soomali waa itoobiyaan falaago ah

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 4 месяца назад +1

      @@XiinfiniinXawaareye Ethiopia 🇪🇹 way dhaamtaa USGAGA aad tahhiin remember 1980s you ate caruurtii reer somaliland

    • @cabdicazizgateysaaran5076
      @cabdicazizgateysaaran5076 4 месяца назад +1

      Uf

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 4 месяца назад

      @@cabdicazizgateysaaran5076 kkkkkkkk
      Uf uf uf
      Remember Afweyne SUULI AYUU KU BAKHTIYEY ILAAHAY UMA NAXARIISTAAM KKKKKKKK
      GUUL KILALKA 5AAD GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 ♥️ ❤️

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Месяц назад +1

      Dawlad somali ma jirto Hassan shekh oo shihseeye u shaqayanaya ayaa meesha haysta wuxuu samaynanyo waa lo tilmaaa

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 3 месяца назад +2

    Mansha allah faysal cabdi rooble allow ku xafid❤❤

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 4 месяца назад +17

    Guul ayaan u rajeyna somaliweyn🇸🇴🦁

    • @maryamadahir6649
      @maryamadahir6649 3 месяца назад

      😂😂😂😂

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 3 месяца назад

      @@maryamadahir6649 maryan orom godkaga ayan uso socnaa😇😀🇸🇴

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 4 месяца назад +5

    Feisal rooble thanks

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 4 месяца назад +7

    aniga wa laqabaa Ethiopia in ay wax badan u qar soon yihiin arinta bada marqati u ah ninkan Ethiopia mamula wadal ooge weyn wllhi fuded kabuuxa ninkas

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid 4 месяца назад +4

    V Good question 👏

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 4 месяца назад +8

    Faysalow 10 kun oo Somali ah oo la dhigo from Seylac ilaa Dirirdhabe hadaan heleyno ogaadeeniyaa ban xoreyn karnaaye inoo doon

    • @XiinfiniinXawaareye
      @XiinfiniinXawaareye 4 месяца назад

      Ogaadeen xagee ku nool yahay

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 4 месяца назад

      ​@@XiinfiniinXawaareye . Maxaad u xajiimootaa markaad maqashid magaca walaalahaa . Miyirka ha kuu soomoqda . Ogadeeniya iyo Ogaadeen ma aha isku mid . Waana magac baxay mar hore. Waana la bedalikaraa . Marka isku day inaad ka fikirtid xorriyadda . Kadib magacaad doontid u baxso dhulkaaga . Sxb cadawgii oo na nifaya ayaad adiguna rifeysaa walaalahaa Soomasliyeed . War ku isu qaad .
      11 - Indhool walaalkaa.
      01 il - CADAWGA .
      SAW YAAB IYO AMAKAAG MA AHA ?

    • @MahamedAhmed12aad
      @MahamedAhmed12aad 3 месяца назад

      Ogaadeeniya waa magaca u xalaaleyey Xabashida dhulka soomaaliyeed ee Soomaali Galbeed... Ogadeen miyuu boobey walaaladi intii kale ahayd DIR IYO DAAROOD IYO HAWIYE BA IYO RAXANWEYN.....
      MAGACAA OGAADENIA HA LA JOOJIYO ISTICMAALKISA WALAALAYAAL....
      DAAROOD MOOYEY SOOMALIDA KALE DHULKA ISKUMEY MAGACAABIN....... MAJEERTENIA , PUNTILAND, OGADEENIA,....

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 4 дня назад

    Insha allaah waan guuleysaneynaa

  • @abdallasodal6105
    @abdallasodal6105 17 дней назад

    Asc wereye cabdijaliil waxan ahay mid ka mid ah xiiseeyeyaasha barnaamijyadaada cabdijaliil show ❤

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 4 месяца назад +3

    Siyaasiyiinta juhalada ahi waxeey u heestan in carabtu walaal yihiin balse carabtu waa cadowga somaliyed iyo dhamaan umada islamka ah
    Carabtu waa yahuud
    Waana cadowgena kowaad ee walaal maaha an garano cadowgeena somaliyey
    Siyaasi xun yuusan idin sirin oo yahuda idin gacan qaban

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 3 месяца назад +3

    Faysal cabdi rooble waa Dadka xalaasha ah ee siyasiyinta aan ku daydo m.A

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid 4 месяца назад +2

    Keep on teaching Maestro 🇸🇴✍️ Mahadsanid 🌺🌻🌻🇸🇴🌍✍️

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 месяца назад +1

    عليه السلام ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 2 месяца назад

    İllaahayow nagabo gaalada Adigaa Awooda iskahele. يا قوي يا جبار يا الله🎉🎉

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Mnsha allah dhamaantiin waan idin salaamayaa, aad baan idinkaga faaiidaystay,

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid 4 месяца назад +16

    United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🌍🇸🇴🐟🐟🏋️✍️

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid 4 месяца назад +2

    Respect Maestro Faysal 🇱🇺🇸🇴👏 Keep on teaching Maestro 🇸🇴✍️

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 месяца назад +9

    Soomaaliya ayada is burburisay itoobiya iyo inta ka danbeysana waa Gartood inay sidaas sameeyaan marka anigu waxaan oran lahaa soomaalidu dib ha isugu noqoto Dheeman meel cidlaa taal adigu ma isaga tagi lahayd ❓

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 4 месяца назад +2

      Wa runtaa somali dulmi dhexdooda ah ayay isugu dhameyeen

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 4 месяца назад

      I respect greatly Faisal he his an iconic and a for sighter for us .

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 месяца назад +4

    Kii homlaska ahaa ee Ogaadeen xagee ka ooyayaa,isaga bad maxa ka galay,s/land Ogadenka sida xoolaha ayay Itobiya uga iibiyaane.isagina duufka xata iska ma bix’in karo. Dadna aqoon yahan ayay u yaqaaniin.Eydu hayska cido cidna loo joojin maaye.

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 4 месяца назад

      War awelba oromo ahaydeen kabax somali siiya berbera Laakiin saylac somali baale in 50yrs you will be itopian slave go ahead

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 4 месяца назад +5

    Faysal Roble horta xageebuu kayimi tuli guuleed haka xoreeyo intuu Somali u ooyaya asagaa reer qabiil u ooyaya

    • @abdirashidabdullahi-x7j
      @abdirashidabdullahi-x7j 4 месяца назад

      Aamus wax magaradyahow

    • @XiinfiniinXawaareye
      @XiinfiniinXawaareye 4 месяца назад

      Waa runtii soomali xabashi isagu xor ha noqdo marka hore

    • @aiderusahmed4394
      @aiderusahmed4394 4 месяца назад

      Soo baro horta taariikhda faisal robleh 7 awoowyaashi ah aya markii awoowyaasha ingriska xambaarayeen loo daldalay iyaga oo diiday inay gibir bixiyaan waana somalidi ugu horaysay e hayle silase gibir ka diiday waxaana lagu daldalay magaalada jigjiga
      Waagas awoowgaa ingriska ayuu ka xanbaarayay buurta sheikh ilaa iyo berbera

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 4 месяца назад

      Aniga faysal si fiican baan u aqaan idinku iska hadla waliba walahi family baan nahay iska ciya

    • @khalidhussein6551
      @khalidhussein6551 4 месяца назад +1

      oromyahaw kadhaxbax arinkan kuma quseye

  • @cabdicasiisindhacase9922
    @cabdicasiisindhacase9922 3 месяца назад

    Faysal cabdi rouble halyee wading soomaaliyee Alle khar haku siiyo

  • @abdifatahkhadar1547
    @abdifatahkhadar1547 4 месяца назад +9

    Kkkk xagee ayey joogtaa soomaalida isku danta ah ee midka ahi? Suaashaas ayaa muhiima in la is weydiiyo intaan laga hadlin cadaawada ethiopia waayo anigoo reer Hargeisa ah waxaan dantayda ka arkaa ethiopia halka qof Koonfur jooga aan u arko nin doonistayda cadaw ku ah.

    • @Omar-m8j2e
      @Omar-m8j2e 4 месяца назад +3

      Adugu caqli kumajiro waxna ma ogid taariikhna waxba kama taqaanid caqligaga waxaa kujira biyo xumaan Labada doqon ee ina bixi iyo ina kaahin kugu shubeen bal horta dadka soo warayso

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 4 месяца назад

      @@Omar-m8j2e taariikhda was! Waar hadaad somali caqli leh rabtaan maxaad u diidantahiin in somaliland madaxbanaanideeda hesho si ay somalida geeska ku nooli awood siyaasadeed iyo mid military ba u hesho hadii loo baahdo#### waa hadi lo baahdo! Somalida ama Somalia ma waxaa u haysta inta ishaysata mise umada ka balaadhan ee geeska dagan??? Xaasidnimada Aad u qabtaan Somaliland waa mid iska cad! Bad Aad 🇪🇹 u diidaana ma jirtee waa uun yaanay somaliland la saxeexan heshiiiska noocaasa 😮 waa lays fahmay qdw neey

    • @maxamedxuseen1740
      @maxamedxuseen1740 2 месяца назад

      Marnaba Soomaali cadow kugu ma aha. Ogow dawladdii Farmaajo waxay Somaliland u soo bandhigtay inay madaxweynaha iyo caasimadda qaataan oo ayna wadanka kala goynin.
      Itoobiya waa cadow dhul iyo dad innaga haysta. Waad ogtahay in canfartii la hubeeyey si ay Soomaalida Itoobiya u xasuuqaan oo ka bacdi Jubuuti ugu duulaan oo u qabsadaan. Itoobiya waxa dabada ka soo riixaya laba wadan: waa Imaaraadka iyo Faransiiska.

    • @naxlaawi9266
      @naxlaawi9266 16 дней назад

      Beenta argagaxisada SNM ay kugu shubeen bal horta iska daadi, markaasaad wax fahmi kartaaye.
      Somalia waa mid lamana kala gooni doono , haddaad itoobiyaanka danahaaga aad ka aragto waa in aad dalka isaga guurtaa oo aad iyaga u tagtaa.
      Dalku waa SOMALIA dadkuna waa SOOMAALI.

  • @AxmedCabdimataan
    @AxmedCabdimataan 4 месяца назад +6

    Sax mihimadu waa intaas

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 4 месяца назад +5

    Kani isagu mar kasta wuxuu ka haldaa dhukumenti sir ah oo uu arkay, marka la dheho na tusna wuxuu dhahaa af axmar buu ku qoran yahay. Ha ogaado in in ka badan 10 million oo somali ahi ay ku hadlaan afxmaarka. Soo bandhig dhukumentiga soohaddii kale waa beentii hore laguugu bartay

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 месяца назад

      Bastar oromo tahay so mah bad somali dimbil ka so ho reso

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df 4 месяца назад

      Kani tanac tanac buu ku hadlayaa. Wax aanu ka war hayn buu iskaga dhigayaa khabiir siyaasadeed. Cidla ayuu indho la'aan haabhaabanayaa. Kani danbe ayaaba ka daran kuwii hore oo isku diraya dadka masaakiinta ah ee Somaliyeed

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 4 месяца назад

      Oromo tahay hadal ka wo ku diwa miya ileyn bada somali amxaro tigrey orad ogo baxay marka oromo wali heso wali asa arkayo ha so galo oromo xawasho ina was no to seyn nacalada injirta badan jarere ta

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 4 месяца назад +1

    Mahadsanid Feysal ,waligeed sidaas bay damacsaneyd waana lajabin jiray .
    Hada maxay u damacday dalkeena dad Somali sheeganay ayaa soo hogaamiyey

  • @9nineBi
    @9nineBi 4 месяца назад +3

    Waxaan raaba in say somaalidu ogaato inyna Lahey Red sea waayo Somalia waxey ledahay indian ocean 🌊 Iyo gulf of Aden waaN kabaxay

  • @sacadhusseinyousuf7214
    @sacadhusseinyousuf7214 4 месяца назад +3

    Faysal Rooble Waa Beelane Munaafaqa Hadkiisuna Madhafsana Somaliland Siday Heshiis Ulagashaa Ethapio

  • @apdulfatahabajak3843
    @apdulfatahabajak3843 4 месяца назад +2

    Aniga waxaa igu jira fikir ah in somaliya Ay bilowdo dacwa ka dhan ah dhulkii somaliya laga qaatay xiligii gumestaha si Ay hada Ethiopia ugu masquusho difaac dhulkas inta somaliya laga dhisayo awodeda ciidan waayo hada inoma diyarsano cidan Ethiopia uga hortagno waxana arinkas lagu hacked Garden garenkaraa damaca cusub ee hada u qorshesan Ethiopia inta dacwadas socotana ma awodan inay talabo so qaadan somaliyana fursadas ayay ciidankeda ku dhisaneysaa iyo dib u heshiisin somalida dhexdeda ah

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 4 месяца назад

    Horta Waxa la yiidhi cadowgayo hadi aan ku jaabo jeefafo ha igalin Den hadana dad kanina waa dada muslimina marka inshaahu khar❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴☝️❤️☝️🇸🇴

  • @Namimk07
    @Namimk07 4 месяца назад +2

    Marka koobaad waad mahasantihiin faysal iyo walaala kalaba
    Marlabaadka ma waxaad la hadlaysaan soomaalida inta si fiican u taqqan af in giriisiga hadii ay sidaa tahay iska daaya af soomaaliga oo iskaga sheekaysta af in giriisiga

  • @cbdikariincali1283
    @cbdikariincali1283 4 месяца назад

    Maansha Allh faysal cabdi.rooble waa soomaali beure ah waa nin Ustaad Axmed guey baa Adeer u ah waa nin caan ka ah soomaali dhexdeeda allh ha xafido

  • @mieldethym2837
    @mieldethym2837 4 месяца назад +1

    Cadowga Somaalida wa kuwa sheeganaya madax weyneenimo "Dowlad goboleedyada", musuqmaasuuqnimo iyo qabyad...inta kadib TACLINTA Umada Somaalida oo dhan waa in lagudadaalo.

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 4 месяца назад +1

    Abdijaliil 100% afsoomaali isticmaal wll dadka waaweyn kelmedaha qaar mafahmi karaan luuqada xooj qofka hadlayaa wa faysal rooble

  • @Saacadiintalkshow
    @Saacadiintalkshow 2 месяца назад

    Waa barmaamuj aad u qiimo badan oo mudan in dhamaan Soomalidu dhagaysato si wacyigoogu uu kor ugu kaco.

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 4 месяца назад +4

    Waar Somaliland aya badeda leh ku eekaada tiina, ama buura gala ama samada u baxa wax aa qaadaysan aya iska yar!!!!

    • @abdullahiabdi6577
      @abdullahiabdi6577 4 месяца назад +1

      Qalad malihid adiga lakin ilahay narta haku fogeeyo qofki sidan kugu soo koriye adigane dabagal 😢

  • @maxamedshmaxmuud810
    @maxamedshmaxmuud810 4 месяца назад +2

    Faysal rooble wuu ogaa waxa uu hada ka sheekaynaayo markuu kenya imaaraat xataa jabuuti iyo kuwo kale muxuu uga hor imaan waayay markuu dalka dhan hal nin uu ku qiimaynaayay isagaa jago raadis ah

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 месяца назад +4

    Adeer wax midnimo iyo Somali layidhahdo majirto ❤

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 4 месяца назад

      Waa duleysantahey midnimada ayaa Dan u ah soomaalia wallahi inaad iibsandoonin bada cas ee soomaalia xaarka lagalisaya doqon xayawaan baa tahey

    • @XiinfiniinXawaareye
      @XiinfiniinXawaareye 4 месяца назад

      ​@@saadhussein5466waxba yaan la is caayin soomali kala socotaye nacaybka uun iska daaya

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 месяца назад

    Soomaaliya haday midowdo bada soomaaliyeed Itoobiya qaadan mayso. Tankale Abiyee wuxuu rabay un inuu iska weeciyo dhibaatada ka taagan gudaha wadankiisa tiina way socon wayso. Waxaan ka walwalnaaba waa qaxooti ka soo qaxa Itoobiya iyo sidii loo caawin lahaa deegaanka Soomaalidda Itoobiya la nool❤🇸🇴☝🏿

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 4 месяца назад +2

    Sida ma aqonyahan lagushegabaya, Somalia bada cas kutalq, biyaha somalidu wa gacanka cadan iyo bada hindiya

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 4 месяца назад +1

    Figirka ah ay dadkena aqonyahnka ahi intabadan nogudbiyan, e ah xabashi ba somaliaya dulan ku aah ma ah wax saxa, sabtu xabashidu wa qomiyad , shucubta ethiopia kamida, ereyga ah xabashiba dulan nagu ah, kubadala ethiopia hada xabashidu wa qomuyad qomiyad na dulan inagu amaha sikale xata manta talada ethiopia mahigaan,

  • @SaalaxCkariim
    @SaalaxCkariim 3 месяца назад

    Somalia dad ayey leedahay aan ka kaftamin dalkooda 🇸🇴🫡

  • @AbdirashidAbdirahman-f1i
    @AbdirashidAbdirahman-f1i 3 месяца назад

    Turkishka iyo dhamaan quwadaha kaleba waxey fiirsadaan meesha uu interest ugu jiro soomaaliana maanta waxa ceeb ku ah in xoolaheed lagula gorgortamo

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 3 месяца назад

    Feysal roble waa cilmaani ilaahay iyo rasuulkiisa ka furtay

  • @omaraliige
    @omaraliige 4 месяца назад

    Feysal waa geesi somaaliyeed Allaha xafido amiin insha allah

  • @abdikadiromar8065
    @abdikadiromar8065 4 месяца назад

    Waa run dhulka iyo badda Soomaalida iyo inta badan dadka SOOMAALIDU waa XABASHI

  • @AxmedCabdimataan
    @AxmedCabdimataan 4 месяца назад +1

    Saxiix

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 4 месяца назад +4

    Hadaan Soomaali oo dhami Isaaq iyo Muuse biixi ogolaan in ay xukumaan .
    Waxa balan ah in aan duli nimo idin badno oo Xabashi idinku Soo hogaamino.

    • @nuuradiinmohamuud3364
      @nuuradiinmohamuud3364 4 месяца назад +1

      War yaa adiga kaaga futo xun ? Halka lagahadlaayo xeebaha qandala ilaa kismaanyo maahee waa berbera iyo seylac indhaha kalafur sxb
      Hadaad soohogaamiso waxaa igu balan ah inta aad nooshahay inaad kashalayn doonto
      Hadalkaadana waa hadalka ay reerkaaga oo dhami aaminsanyihiin lkn caqligiinu mustaqbal majiro ee waxa hadajiro unbuu ku egyahay

    • @naxlaawi9266
      @naxlaawi9266 16 дней назад

      ​@@nuuradiinmohamuud3364 Hadii ay xabashi soo hoggamiyaan , cidda guryaha loogu dhacayo ee xabashida ay dumarkooda kufsan doonaan maatadoodana ay xasuuqi doonaan in ay iyaga yihiin maba fahansanaba.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 месяца назад +1

    Qotiga faysal GERIKOOBE waa Munaafaq

  • @mohamedhersi6975
    @mohamedhersi6975 3 месяца назад

    Ethiopia waxaay xiligan ka shaqeyneysaa in ay Somalida kala geyso , dagaalo gudaha ahna ay abuuran , iyo mashquulin Siyaasadda Somalia, marka waxay ku haboon tahay in Siyaasiyeenta iyo aqoon yahaynada Somalida ka fikiraan . Turki in aan la aaminin .mahadsanidin

  • @maxamedshmaxmuud810
    @maxamedshmaxmuud810 4 месяца назад +2

    Faysal rooble isagaa imaaraad kenya taageersanaa isagoo ku xumaynaaya farmaajo ma.maanta ayuu u naxayaa soomaaliya sida isagoo farmaaho kaligiis wadanka leeyahay

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад

    Waa sheekada Yuhuudu falastiin ku qabsaty Uae 🇦🇪 waa kuwa falstiin baabiyay Somali 🇸🇴 ilaahay baa u maqan!

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 месяца назад +3

    Cadowgii sland baroorti aayladhamatay❤❤❤❤❤

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 месяца назад +1

    Nimankan ma soomaalibaa.mase.wa.ajinabi

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 месяца назад

    Qotiga ugu caansan GERIKOOBE dawarsato CBB daarood qaxooti kurdi

    • @ramaddanabdi1272
      @ramaddanabdi1272 3 месяца назад

      Duf kubax adiga iyo xashida ciidan idinka hoos Marin

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 месяца назад

      ​@@ramaddanabdi1272adigu duf ku bax faqasheey

  • @SadeAxmed
    @SadeAxmed 2 месяца назад

    Oday soomaaliyed ithiopian badmaleh somaliland has big sea isn't soo badh hagagadaan walalohood ithio❤❤❤❤

  • @Siyaadbishaar
    @Siyaadbishaar 4 месяца назад +1

    Asc ader Feysal sual manta itobiya awod mauledahay digal aye nugu qabsoto

  • @maxamadxasanwacays2863
    @maxamadxasanwacays2863 3 месяца назад

    Waa inaqoonsigalasiiyaa soomaliln waayo cadhaaugeynaysa somaaliya ha.aqoonsadaan wallaalahood

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 4 месяца назад +2

    Somalida Ethiopia gumaysato miyanay iyadu dagaalka gelayn hadii saylac Ethiopia damacdo

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 4 месяца назад +3

    Hargaysa iyo boorama Amxaarka aygaa soo xambaaray.!!! Muse iyo riyaale:

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 4 месяца назад

      Adaa ku kalifay in faramachan laga istaago

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 2 месяца назад

    حسبي الله ونعم الوكيل🎉

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 4 месяца назад +2

    Huuro

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 4 месяца назад +2

    Oo somalia sowtay 4 dekeddood sinaysy marka khatar ma noqoty miyaa markee baad saxan tihiin oo run sheegaysan ?????

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid 4 месяца назад +1

    Abiy Ahmad waa nin waalan ( Megalomane) United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🇸🇴🌍✍️ Respect Macalinka Wayn Faysal.👍👊✍️🇸🇴🌍

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 месяца назад

    Cajiib, colaadu xabashi kuma socotee, Somaliland in lagu duulo weeyaan. Runtuse waxay tahay, in Soomaali isku madhan doonto, waayo caqliga gelimeyso inaan ka tanaasulo dawladayada.
    Bal intaad heysataan uun ka ilaashada xabashida, waabay joogaan ciidankeeduye.
    Faysalna, Tuli-guuleed Oromada la wareegtay, ha ka werwero, Somaliland waxba uguma baahnee.

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 3 месяца назад

    Viva Ethiopia and Somaliland , we are Somalilanders and our Brothers and Sisters are Ethiopians together we’re one , our sea and land is Ethiopian land and sea , not the failed state call Somalia and we are not part of that Rotten Country.

    • @husseinibrahim8799
      @husseinibrahim8799 Месяц назад

      Somaliyeey this guy is Ethiopian 🇪🇹 don't take it serious about his logic propaganda he's trying to divide our people am somillilander and am somali and no one can change about we aren't ahmara or oromo we are somlis and muslim community period to the haters of somalia people we are watching you

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid 4 месяца назад +2

    Mahadsanid 🇸🇴🇱🇺🌍🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🇸🇴

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 4 месяца назад

    Cadowgeena kowaad waa carab somaliyanr waxeey umaleyan in carab walaal yihiin war carab waa kufaar cimamado wato hadeey walaal y8hiin GAZA YAHUUDU MA XASUUQDEEN
    CARABTU WAA KUFAAR CAD WAA CADOW SOMALIYED OO SIYASIYIINTA JUHALADA AHI WALAAL U HEESTAAN

  • @OmaliMedia-zv1bs
    @OmaliMedia-zv1bs 4 месяца назад

    Faysal Abdi Rooble waa labo wajiile.
    Imika ayuu na leeyahay cadawga soomaaliyeed waa imaaraad.
    Berigii uu xabiibul Malaayiin mucaaradayey, wuxuu dabada ku watay imaaraad

  • @Gubaddo
    @Gubaddo 4 месяца назад +1

    Ku lahaa dadka reer sool ayaa ingiriis kula dagaalamay in itoobiya la raaciyo laakiin markii danbe ay doorteen Casab, intaas ayaa noo macnaysay ujeedada aad ka leedahay beentaadan Somaliland qadaadweyn waxba kama qaadayaan haday waxkasta sameeyaan itoobiya iyo Somalilandna waa laba dal oo jaar ah xidhiidhadoodana waxba kama bedelayaan dacaayadaha liita ee aad meelahaa ka wadaan

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 месяца назад +1

    Jihaad jihaaad

  • @YaskaAways
    @YaskaAways 2 месяца назад

    Asc.waxaan somaliya u haa yaa qariirad ay ku saxiixsan 5 dowlo ay ka qoren xaduudka somalida 1506 laqorey oo somalida cadeyn ay utahay dhulkeeda.

  • @gulledhaydar
    @gulledhaydar 3 месяца назад

    Documenti gaan waa in la turjumaa oo English iyo Somali laga dhigaa!

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 2 месяца назад

    Soomaliya marnaba ma oggolaan doonto in take dhulkeeda ah ay xabshida at ku soo gardarootay waxayna wacad ku Martay in dhilkeeda ay ka difaacan doonto haddii Ilaahey Yiraahdo

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 2 месяца назад

    Faysal rooble waa Munaafaq wayn oo reer Somaliland horumarkooda ka xun kana soo horjeeda jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland. Waliba isga oo Ethiopian ah. Maxaa badda reer Somaliland gaa galay orod oo meeshaaada soo xoree marka hore

  • @HassanAhmed-sv2tc
    @HassanAhmed-sv2tc 2 месяца назад

    Hadu reer galbeedku soo gaadhin shawa anaga lahaan lahayn

  • @skysomali101
    @skysomali101 4 месяца назад +2

    kenya iyadaa damacii bada wali wuu ku jiaa waayo wa la baadhay biyaha loo xadeeyay kenya waxna wayka waayeen macdanta saliida marka damacii kenya wali waa meeshiisii oo waliba wuu sii xoogaystay iyada oo lakala fur furayo somalia maamul goboleedyada lasoo jiidayanayo s/land & puntland hadana jubaland oo kenya sitoos ah usheeganayso & dawladii somaliyed oo aad moodid in ay saldhigatay nairobi hadii ay tahay shirarkii dawlada & shirarkii qabiilkaba lagu qabanayo nairobi oo uu waliba madaxweynihii somaliya hogaaminayo shararkaas .
    Waa waxyaabaha dariskaagu kugu soo dhiiranayo oo damacooga kulasoo badheedhayaaan .
    markay arkaan sida aad ukala daadsantihiin & hogaamiyayaal qabiili ah oo qabiil qabiil loosoo dhawaynayo .shacabku in ay ukacaan difaaca dalkooga & in ay la dagaalamaan hogaanka qabiiliga ah hadii uu walalkaa yahay xitaa in aadla dagaalantaan siyaasiga qabiiliga ah.
    hadii kale sidaa aad isku cunaysaan dhulkii & badii somaliyed eed masuuliyadiisa aad udhaarateen idinkoo arkaya ha qabsadaan ayaan darada haysata somali weyaan .
    mucarad & muxafid in ay mideyso somali siyaasi & saaqid .
    ilaa inta loomidoobayo oo qabyalada xaaraan laga dhigayo damacaasi wuu taagnaanayaa😢

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 4 месяца назад

    Emirates waa yahuud hala iska jiro. Waa dadka Israel oo Muslimka iyo arab saa u leyneeso dadka la jiro oo tasgero waa Emirates

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 4 месяца назад +1

    waxaan u dhagaystaa sidaan ufahmo cadawtinimada somalia u hayso somaliland ha moodin inaan jeceyl kuu dhagaysanayo

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 4 месяца назад

      Ilaahay sharkooda haku cesho

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 3 месяца назад

      ​@@halilmamohamed4493 War itoobiyaan inay nakala yaqanan miyaad mooday

  • @aliali-mm5fn
    @aliali-mm5fn 4 месяца назад +2

    Waxaa nasiib daro ah in somalida aysan dowlad noqon karin

  • @hamzaaideed9950
    @hamzaaideed9950 2 месяца назад

    danta somali waxay ku jirta in la ictiraafo Somaliland say uga laabtan heshiiskaa

  • @AwaleAbdi-t8l
    @AwaleAbdi-t8l 3 месяца назад

    Hadaad maqashaan itoobiya waa Axmarada . Axmaaraduna Somaalida way yaqaanan waana cadawgiii hore lakiin waxay leyihiin Bada Somaaiya itoobiya maqaadan karto .
    Abdijalil yaan lagu masquulin damaca Abiye ee halagu masquulo toosinta xasan sh iyo Hawiye Xasan sh maxamud Somaaliya xiligan sabatobixin karo .

  • @t.k.khatime7362
    @t.k.khatime7362 3 месяца назад

    Waxani waa iska faaqidaad iyo faallo.
    Waxa uun jirta sidaan ogahay in U.A.E. ay dhibaato weyn ku jayso Somalia.

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 месяца назад +3

    Kani aaqoonyahN lagu shegeyo wa adoon adoon dhalay😂

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 4 месяца назад +1

    Abdijaliil wadani dhab ah mini cowke Alayaraxmah

  • @kamitatitudewaaq7335
    @kamitatitudewaaq7335 4 месяца назад

    DHALINTA SOMALIYEED TABABAR WA INTAAN LAGALNA HOUTIYINTA OH GEESKA AFRICA ANN KATALINO

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 4 месяца назад +1

    Shirka la gumaystayaasha cagdheer iyo qadaadwayntu ee jahligu hadheeayay nacnac iyo hadal tiro wax ka badan kama muuqato

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 месяца назад

    FAYSAL ROBLE HALA SOCQABTO DEG DEGGGG

  • @abdiali5044
    @abdiali5044 4 месяца назад

    Faysal waa horaan u haystey somalia wanagsan Usan idiin dhuman waa axmaar yare

  • @mohsheik8903
    @mohsheik8903 4 месяца назад +1

    Soomaalida waxaan Kala yaabay laab lakac, war ninkaan feeysal layiraahdo talo iyo aqoon uguma baahnin, soo ninkii yiri soomaaliya yaan Quran lagu xukumin maaha, waxaan xasuustaa markuu lahaa ;I would say no;

  • @pdfomanpdf137
    @pdfomanpdf137 4 месяца назад +1

    Ismail Omar geele wuxu raba in Ethiopia Qadato saylac.
    Sido kale majority beesha IsaaQ waxay raban in Ethiopia Qadato saylac.
    Somaliyey max talo ah

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 месяца назад

    Hadaan dhahno Somaliland anagaa aqoonsanay oo dal Soomaaliyeed oo Djibouti la mida oo garabkeenna ah ay noqdaan ileen innakaa hortaagane sida aan Djibouti loo farogashan karin soow ma noqoteen. Inagaa wallaahi sii fogeynayna.

  • @AlawiHassan-gy1dr
    @AlawiHassan-gy1dr 4 месяца назад

    deeganka aad kasoo jeeda itoopia haysata analaysis

  • @MohammedAhmed-l3s2n
    @MohammedAhmed-l3s2n 3 месяца назад

    Bada annaga ayaa iska leh Itoobiya way istaahisha inaan ugu abaal gudno . markii Somali isugu kaaye tagtay maatadii ka qaxday xasuuqiina iyadaa nasoo dhawaysay na nabad gelisay