DEG DEG Mucaaradka oo Dagaal ku dhawaaqay, & DFS oo Ciidamo Dul dhigtay Sh Shariif, Xilibano…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2025
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 33

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 4 часа назад +3

    ❤❤❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 3 часа назад +1

    Guul Sheikh Sharif Mahadsanid Jaalle

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 часа назад

    Mansha Alaah sheeq shariif ccshakuu geesi na badbaadiya Alaaha nabadbaadiye

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 3 часа назад +1

    Ilaahayow nagaqabo warka xasan iyo sharkiisa

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 3 часа назад +1

    Sax madax-weyne shariif dalku ma'aha dukaan nin leeyahay

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 4 часа назад

    Allah ku xafido walal

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj 3 часа назад

    Mucaaradku. Waa shimbirayohowheesa

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud Час назад +1

    NO NO NO NO NO ETHIOPIA IN OUR SEA AND LAND ALL THE PEAPLE OF SOMALIA NO ACCEPT ETHIOPIA TO GET OUR SEA//// MAYA MAYA ITOOBIYA BADEENA IYO DHULKEENA MAQAADAN KARAAN DADKA SOOMAALI YEED MA,AQBALAYAAN MAYA MAYA MAYA 😂😂😂😂😂 6:59

  • @IbrahimBadri-g7g
    @IbrahimBadri-g7g 4 часа назад +1

    Suldaanka tv horta waan. Kusalaamey saaxib anu waxaan ahey will hawiye ooo kunool Ethiopia gaar ahaan DDS ayaan xilal kasooqabtey Ethiopia bad qaadasho ayey rabtaa Marka labaadna umada soomaaliyed waxaan odhan lahaa halaga soohorjeesto waryaa dhalin yaroy hala kaco

  • @MaxamuudHussein-j6u
    @MaxamuudHussein-j6u 4 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zahranuur128
    @zahranuur128 3 часа назад

    Ethiopia baddeedu oo ay lahaayeen waxay siisey/u deysey Eritria ee may ka soo ceshato haddii ay bad rabto.

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 3 часа назад

    SHARIIF DEBNO CASE MADA MA HOOYADAA BAALE HUUURO
    SOMALILAND BAA KUWASTA YIBIRYOO HOOYADAA U SHEEG
    NACALADYEEY 15 1 2025

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 Час назад

    Nin mucarada warkiisa ya rabo

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 3 часа назад

    Sheekh Shariif Ilaahayna kuma Aaminayo Hawiyoow waxaad tihiin kuwo haan haysan ama lahayn Maskaxda markaa wax taagan eed ku dagaalamaysaan iyo wuxuu ninkani bi,iyay muxuuse qabtay midna maydin odhan ee wuxuu shariifku ku dhaartay Suma Walaahi dalku wuxuu ku noqon 1991 Ilaahay Abgaal iyo Habargidir Dhaartoodii Alle haku burbursho Iyaga.
    Maantan Abdishakur iyo Shariif waa kursi doon ee ma,aha dal iyo Dawlada doon Alle waa Idin og yahay oo marka Hawiye Madaxweyne noqdo dal iyo badba waa iib oo Labadani shaydaa badii ayay horay u iibiyeen.

  • @YusufDagane
    @YusufDagane Час назад

    No no no no mo ethopia

  • @YusufDagane
    @YusufDagane Час назад

    No no no no no ethopia

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Час назад

    itoobiya hadeey sahal ku qadan karto baada soomaaliya meesha majoogten sharciya kayal

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Час назад

    AQOONSI SOMALILAND WUSO DHOW YAHAY
    XASIDNIMADA ISKA DAYA

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 34 минуты назад

    Shiiq shariif samatar ccshakur wey kumahadsan yihiin iney u istaagaan sida dalku kusiisocdo banaanbax ayaan soobaxeynaa lagu muujinayo darenka xasan shiiq bis waye

  • @sahraabdillahi3719
    @sahraabdillahi3719 2 часа назад

    Mansha alla sida ay u shegen siyasi din tenu wa Arun maxa geliyay badena iyo dhulken gorgorta Ethiopia waxy inola badhedhay Dagal iyo Xog in ay ku qaado badena dhicimayso madax Wayna hala badho Cafimadkisa Maxa mar walba geynaya Adiis dawladoka la soo rixaya Ethiopia halala kaco bada iyo dhulkena mabixinkaro Madaxwaynu halasooceliyo dhulkena kumaqan Ethiopian

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 3 часа назад

    Yeyla dagaalamayaan shacabka codka laga rabo oo muqdisho ku nool miyaa lagu kor dagalamaayaan mise dan iyo xaajo lagama laha miyaa

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 44 минуты назад

    Dalka soomaali miyaa ka qaab ah xukumi karo dadka soomaali ka kacaan oo dhulkii iyo bada intaa la iibsan ha kacaan dadka soomaali oo dhan meel walba ay joogaan

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 2 часа назад

    sheekh shariifow itoobiya wey na heysataa oo gobol aysan joogin ciidan iyo shacab sirdoon uu ku jiro soo maraka hore in lala heshiiyo oo dalka tartiib looga bixiyo oo xuduud la samesto la soo xiro oo dowlad noqono ileen hada dowlad ma nihin xuduud ma lihin soo ma noqon karto ordogaan inuu saas u fakirayo tan labaad masar maalin kahor ayuu ciidankiisa keeni lahaa ciidankiisuna xasan ayey u socdaan iney ilaaliyaan madax gobaleedyada ka tirtiraan iyo mucaaradka

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 3 часа назад

    Adeer xasan jidhiib waaba layaqaanaa laakiin sadexdii xaraash qaran Goormay wadani noqdeen ama dalka u hadlayaan shalay markay kiiniya ka iibinayey miyay saxnaayeen tuug tuug nooma dhaamo

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 часа назад

    kuwan ya udahalayo waa niman laga dheex hadlayo nin fuusto loso dhibay maka yeleno hadan nahay dhalinyarada soomaaliyed inow amaan keena qalqal galiyo caruurtoda qooryo hudhiban hadey run sheegayan anaga manihin baca hadii wax lagu shubto laturo waxas wan kagudubnay daneeste lagu danesto kuwan meeqo dhalinyaran ku tabeena xiliga xiligi mahan caruurtina qooryo usoo dhiiba hidin dagalan

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 4 часа назад

    Waryaa beenbadnidaa Gorman dagal ku dhawaa been waxbay dhiliileen mooyee umadda ka daa beta qalqal galinta

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 часа назад

    Mucaarad ma aha ee waa mulkiilayaal
    Waara jeeynanaa in aay BADBAADIYAYAAL NOQDAAN