Sh Abdirahman Bashir " Soomaalida iyo Fahamka Dawladnimada.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 35

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 9 дней назад +1

    Mansha allah, baarakalaah waad mahadsantihiin

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 15 дней назад +1

    MashaAllah mahadsanid Sheekh: Soomaali guud ahan wa ummad doqon ah an danta guud fahmi karin… marka, ilaahey uun ba garad ino kordhin kare.

  • @zahrayasin6852
    @zahrayasin6852 16 дней назад +3

    Sheekh mahadsanid

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 16 дней назад

    Masha Allah baraka Allah sheikh Abdirahman bachir iyo aqon yahan suxufi

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 16 дней назад

    Mahadsanid sheikh Abdirahman

  • @Cabdullahidiin
    @Cabdullahidiin 16 дней назад

    Allah haku barakeyo macalin

  • @axmedmuuse33
    @axmedmuuse33 16 дней назад +2

    Alle haku barakeeyo shiikh ❤

  • @mohamedharawi1775
    @mohamedharawi1775 4 дня назад

    Insha allah somali way midoobi doonta waayo dhibka laguma waaro dhaxal looma yeesho waa laga dhamaada.

  • @abdiyousuf6318
    @abdiyousuf6318 16 дней назад

    Reer Jabuuti bilaa Caqli.

  • @mohamedcabdinor6968
    @mohamedcabdinor6968 14 дней назад

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 16 дней назад +1

    waxaaaaaaassss oo dhann soomali ayay baabiiiseyyyyyy

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 14 дней назад

    Waaad maqlaysaan hadaan dhalinyarada somaliyeed nahay waxba inooma reeban sheekha ee aan fadhiga. ka kacno waa hadaad
    Wadanka Dan ka leedihiiin.
    Madaxdan Hal buu yidhi iska wareejiya xilka oo dhalinyarada u dhiiba intaaan intaaan heeee tariiiiikhdu idinka kaxaayn😮siidii bashaaar Al Azad... ..ilahy haka jasaa id siiyo sheekha dhalinyaro iyo madaxba waa la hadlay wlhi😢😢

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 17 дней назад +2

    Shiikhoow dhaqan-Soomaaligu wuxuu odhan jirey: Arrin-keen iyo Aqbal-keen, halkan aad adigu erayo kale oo adiga jeebkasga ah, in kastoo la-fshmayo ujeedkaaga. Waad hagaagsan tahay, balse inaan Ku-siiyo toosiyo uun baan door biday, maaddaaba aad Ka hadlayso Arrimo muhiim u ah bulshadeenns

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 16 дней назад +1

    #SOOMAALIYEEY DALKEENII HOOYO WAXAA KASOCDA DAGAALO SOKEEYE EE MAXAA LOO WAAYEY RAG IYO DUMAR KAA DHEX GALLA OO DHIIGA DHABAC LEH JOOJIYA.
    SOOMAALIYEEY WEYNU DABAR GO'AYNAAYE MAXAA XALL AH????!!!!!!😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedmuseisse9974
    @ahmedmuseisse9974 15 дней назад

    70 sano kaliya inaan dawlad haysano waa faham khaldan ee soomaalidu waligoodba dawlad waa lahaayeen

    • @jamaltaajir1416
      @jamaltaajir1416 13 дней назад

      Walaal noo sheeg oo noo faa'iidee dawlahadaas aad sheegtay

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 12 дней назад

      Sheekhani wax uu siyaasad ka og yahay ma jirto hadalkiisa oo dhan waa tafsiika micnaha kelmadaha oo keliya .....
      Dalka soomaaliya markii isticmaar iminayey dadkii qabiilooyinka matalayey ee isticmaarku la saxiixday waa dawlado dadkii dagaalka lagalay ingriis ee ingriis talyaani iyo amxaar ay wada hadalka afar geesoodka ah kula galeen degaanka ilig ee gobolka hiiraan 1912 waxay ahaayeen dawlad + saldanadihii ifat ajuuraan galeedi biymaal iyo banaadiri waxay ahaayeen saltanado oo wakhtiyadaas dawlada waxaa loogu yeeri jiray saldanad taariikhda aduubka baa sidaa qoraysa

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 15 дней назад

    Shiikhani caadi maaha niow

  • @ManeMohamedBarkad
    @ManeMohamedBarkad 16 дней назад

    Somalida in intee leeg ayey aminsan yihin aqonyahan kooga ?? Wa suasha an is weydiyo runtii??

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 15 дней назад

    Dawlad waa dawlagulado

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 12 дней назад

    Suaal ...horta sheekh cabdiraxmaan ma muwaadin dalka soomaaliya baa mise waa muwaadin dalka jabuuti maalina ma arag isagoo ceebta jabuuti hadal haya lkn soomaaliya wuu ku soo dheereeyaa isaga oo aan xataa aqoon u lahayn bulshada soomaaliyeed noocyadeeda iyo taariikhdooda 1000 sano soo jirtay iyo ka badan in dad xadaarad fog leh aad ula dhaqanto shalay dhalay waxay i tusaysaa fakerkaaga kooban yaa sheeh..jiib namuuna taani

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 16 дней назад

    Hadan somali nahay wxn u
    Dhaxaynaa bani adanimo iyo
    Xayawaanimo !!!
    Markaa intaan labada daran
    Mid dooranayno sidasay ino
    Ahanaysaa ???

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 17 дней назад +1

    Sxbyaal Hassan haduu dooni 10 Sano ha’joogo kaliyaata haduu qabto waxa 100% shicibka Somali ay doonayaan uu qalbiga ka’jabin Somalida xalaasha ah uunan cadowgana uu qalbiga u dhisin eena ah Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 waana qasab in cadowgeena dalka laga saaro Ciidankooda iyo shaqaalahooda ee sirdoonka ah waana Cadowgeena koobaad#1. Baddaheenana ilaahay nasiiyay ee awoowayaasheen soo difaaceen aan lagaba gorgortamin oo Ethiopia 🇪🇹 si cad loogu yidhaah bad aad lug ku’lahaato kuuma hayno aan ka’ehayn wixii kuu soo’dagaa Somali ayaa kuugu keeni Xuduuda SomaliGalbeed oo waliba SomaliGalbeedna la’soo celiyo iyo NFD Ethiopiana buuraheedii ay kasoo dageen la’isaga celiyo intaa haduu sameeyo uu shicibka qalbigooda dhowro uunan cadowyada ka’fatxin rabitaakooda sharka ah sxb WALAHI wuu guulaysan laakiin khiyaamada uu wado imika wadkiisii ayuu soo dadajinayaa walahi oo owlaadiisuna badbaadi maayaan waligood oo shicibku way ka’aarsan walahi kulligooda inta Badaheena iyo Dhulkeena 5ta Somaliya ka’gorgortama xitaa SomaliGalbeed NFD & Jabuuti Cidna kama gorgortami karto walahi waana dhaar cidii ku dhaqaaqdaa way ka’shalaayi maalintay noqotaba waa laga aarsan meeshuu dooni dunida ha’u baxsado InshaAllah geesiyada xalaasha ah way is arki’doonaan bi’idnillah 🤲🏼 SXB Baddaaasna waa la’difaaci oo saldhig cidna lamasiin karo walaa Turkida🇹🇷👎🏼👎🏼 walaa masaari 🇪🇬 walaa Kufaarta gadaal kataagan kuwaas ee soo dirsaday walahi waa la’holcin meelwalba ay joogaan Turkiduna kama dhisi karaan saldhigga dayax’gacmeedka hadii kale markay dhismaha dhameeyaan dhulkaa la’dhigi sabab cadowgeena ayay garab siiyeen waan shaqaale Yahuuda&ReerGalbeedka ay Islaam ahaan noogu soo direen markay iyaga wax naga’qaadi waayeen ayaa khiyaano naloogu soo’diray Massarna mewdkooda ayay ka’carari doonaan waadna arki Ciidanka Masaarida waa wada yahuudii masar oo sirdoonka ahaa ayaa muslimiin laga’soo’dhigay sxb indhaha fur jaahilnimada ka’soo’bax sxb! InshaAllah waannu difaacaynaa dhiig iyo maalna waa loo daadin waadna arkidoontaa Muqaawamada inay soo noqoto walahi Somalida xalaasha ayaa guulaysan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Haduu Hassan khiyaano intaa sameeyo 10 Sano haku darsado annagaa u ogol oo ciidanka ah special commandoes force ka ah oo dalal badan ka’soo dagaalamay oo Turkidaa xitaa aan garab siinay tabarta yar walahi ciidankooda Kursidaa ka’adag doolka kafool oo annagaa ugaga saarnay xuduudada iyo Azerbaijan 🇦🇿 Iyo Armenia 🇦🇲 isbuucyo gudaheeda aan kaga sifaynay Armeniankii 🇦🇲 ciidankooda dhulka sxb Turki🇹🇷👎🏼 tabar malaha walahi Diyaarahaas issuuliya kaliyaata ayuu isku haleeyaa ee 30+ sano Azerbaijan 🇦🇿 wuu kaga xorayn dhulkaas sxb maantana Turkidu shicibka Somali wuu khiyaamay walahi waannu ka’aarsan InshaAllah waan u aamusaynaa laakiin godkiisa ayuu’qotay shidaalaasna Hassan waxuu dooni ha’saxiixo Turki way uga dhamaatay badaheena waadna arki’doontaa haduunan towbad keenin InshaAllah sxb waa laga difaaci cadow walba annaguna maanta dalka ayaan ku’sugannahay inta kalena waysoo wada noqon ilaa kuwa Syria 🇸🇾 Iraq 🇮🇶 xuduudaha ku’sugan oo calooshood u ahaqayste ahaan uu u kaxaystay dalkaana lagu soo wada noqon InshaAllah sxb🙏🏼
    Ciidankeenu waxwalba oo khalad ah oo khiyaanona ah waannu aragnaa laakiin dulqaad ayaan siinaynaa Arsenalna wuu ogyahay Hassan meesha laga maamulo & kuwa maalgaliya waa Xerada XALANE isagaana Ciidanka khiyaama & xukuumadiisa baarlamaankay ka buuxaan sxb oo ciidan badan oo xeryo ku’jiray ayaa la’fasaxay oo Somali ah waxaana lagu badalayaa oon ognahay ciidamo aan la’garanayn heebtooda oo badankooda aan Somali u ekayn sxb laakin way soo idlaan waxaas InshaAllah isagaana barooran sabab ciidanka Somali waa geesiyaal dalkooda difaacaya kuwaas kalana waa kuwo looga sheekeeyay dhulkan ayaa Cadowga lasiinayaa idinkaana dhaxal u leh Somali iska dhiga oo ciidan liyuu bolis ah ayuu Abby isku halaynayaa waan aragnaa maalin walba xeryaha la’soo galiyo iyo kuwo baydhabo laga’keenay oon luqaddab ku’hadlin xitaa maymayga jajab ugu hadla oo ciidanka Somalida ah xerooyinkaas laga ilaa’liyo walahi waan aragnaa oo Arsenal loogu balamiyo inta kalena qabaa’ilada ay hubka kadhigaan iyagoo la’odhanayo waa Arsenal walahi badankoodana xoola dhaqata ah waana laga qixiyaa deeganadaas shicibka Hassanna isaga cadowga u fulinaya damacooda qalifan sxb annaguse waan u aanusaynaa shicibku cadhadooda ha’bato ilaa meel’walba maalintay noqoto shicibku wuuqarxi maalintaana Hassan meeshuu gali ayaa la’isku haystaa waana lagu maxkamadayn sharewcada Islaamka waan daldalaad InshaAllah wayna soo dhowdahay iyo Madaxda oo idil iyo kuwii ka’horeeyay iyo Tuugta shaqaalaysiiyay InshaAllah Somaliya oo idil waa lagu go’doomin cadowga InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Somalida xalaasha ah way guulaysan sida xaqqa ah cadowguna wuu quusan wayna halaagi doonaan hadaynan intaa wax iska badalin dhaqanka Hassan uunan cadowga iska eryin inshaAllah dulqaata shicibow farjigii rabbi ayaa soo dhow ilaahayna kaa’shada guushu way soo DHOWDAHAY bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼Allahu Akbar💪🏼🤲🏼

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 17 дней назад +1

      Maad madaxa ka toogataan xasan munaafaq iyo inta lasocota. Dawlad Kama jirto soomaliya waa fawdo. Ciidankii tababarka loo furay ee Eriteria kaqalinjabiyay waa lakala diray. Hadaad comandos tihiin wadanka lawareega oo xalane kuyaaca dhulka lajra oo baabiiya shacabku dawlad awood leh bay rabaan

    • @yuuplanii
      @yuuplanii 16 дней назад +1

      Taliye runtaa kahadashay intaan aad sooqortay haduu hassan garanlahaa soomaliya lugaheeda ayay kuistaagilaheed

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 16 дней назад

      @ Walaalkay qaali dalkan ha’u cabsan waan difaacaynaa walahi dhiigeena ayaan u daadinaynaa InshaAllah🤲🏼💪🏼🤲🏼 Hassanna ilaa ilaa’ladiisa ayaa diyaar ah in kacdoonka ciidanka iyo shicibka oo iskaa shanaya aan dalka gacan ku’wada qabano 5ta gees ilaa SomaliGalbeed ayaan dhalintu wada xiriirayaan. Ciidamada ay isku halaynayaan cadowgeena Ethiopianka 🇪🇹 uraya & Kenyatiga 🇰🇪 Ciidanka Somalida ee ilaaliya iyagana badankooda waa garabkeena alx 🤲🏼 wayna iman in hubka aan ka’wada furano markaan bakhtigooda ka’talaabsano cadowga sidii 2007-2008 ay Muqaawamadii kaga’difaaceen Cadowgaas💪🏼 inshaAllah goor ay noqonba waxaa la’sugayaa amarka iyo Ciidamo aad u tira’badan oo wadamo badan ku’maqan oo qaarkood ay ku sugan’yihiin Syria 🇸🇾 iyo Qadar 🇶🇦 Imaaraadka 🇦🇪 Sacuudiga 🇸🇦 Yemen 🇾🇪 & Maraykanka ayaa kumanaan dhalin Somali uu’u’kiraystay markay Afganistan kasoo’baxayeen wali maynan iman oo badankooda waxay joogaan Vietnam 🇻🇳 saldhiga maraykanka iyo Poland 🇵🇱 . Annaga iyo guutooyin kooban intaan dalka Somaliya kusoo noqon waxaan joognay Ruushka oo dagaalkii Yukreen 🇺🇦 ayaan ka’barbar dagaalanay Chechnyanka oo naloo’kiraystay annaguna si aan tababar xoogan u qaadano hubka noocyada kala duwan kahorna dagaalkii Azerbaijan 🇦🇿 iyo Armenia 🇦🇲 oo Turkidu na’kaxaysteen kiro ahaan oo Madaxda qaar kooban ay ogaayeen wll, imikana annagaa go’aan sanay inaan soo noqono ciidankeena in kooban si aan u dardar galino diyaar garowga aan ciidanka ku ururinayno iskuna xidhno si qarsoodi ah ciidanka iyo saraakiishii Muqaawamada oo ciil’lawada aamusan iyaguna sugaya waqtiga ay ciidankooda ku soo dagaal galiyaan alhamdulillah hal’marna loo’wada dhaqaaqo waqtigay noqotaba buunka marka layeedhiyo walahi ilaa Xerada Xalane & Ballidoogle ayaan nabad galayn oo ciidanka danab & daraawiishta ayaa nagu’soo biiray duufaanta soo socota InshaAllah 🤲🏼 Ciidanka Sland, Buntlan, Galmudug, Koonfurgalbeed, Jubbaland, Hirshabeele & ciidanka LiyuuBoliska badankooda waa xageena si aan annaga isku dilin oo Cadowga iyo kalkaaliyaha loo’wada gowraco iyo sirdoon kooda shicibka ku’dhexjira EE Ethiopianka ah inshaAllah 🤲🏼. Saldhigga Godayna waan la’soconaa dhaqdhaqaaqa ciidanka Ethiopianka uraya🇪🇹🤧🤮 ay ku’soo gurayaan iyo saldhigyada gudaha SomaliGalbeed iyo Somaliya, sidoo kale waan la’soconaa ciidanka Masaarida sababta loo’keenayo ay yahuudu wataan Hassanna khiyaamaduu ciyaarayo ciidanku way lasocdaan oo waynoo fiicantahay inay soo dhawaadaan cadowga oo idil ha’soo sal’dhigtaan hubkooda ayaan u baahannahay sida loo’isticmaalana waan naqaanaa oo Ciidankeena Somali ayaan ku tababaraynaa InshaAllah wayna halaagi walahi waa balan aan ilaahay la’galnay bi’idnillah kariim🤲🏼 Waan la’soconaa Maraakiibta dagaalka ee la’soo dhaweeyay ee Nato’ dayuuradaha habeen & maalin aan hawada kaxayn waan la’soconaa aqoonteedana dhalibtii lahaa way’joogaan, waana lagu kala’bixi duufaanta soo socota walahi Madaxda kuwa ilaalada u ah ayaa madaxa kawada’toogan kulligooda oo badankooda Oromo ayaa ilaala’u ah Somalina laga’dhigay oo cadhadh Somali ah lasiiyay waan la’soconaa wll! Shicibkana diyaar u noqda in aad taa’geertaan duufaanta soo socota inshaAllah dulqaad yeesha wll hadii intaa ka’horaysana ay Madaxda Somaliya is’badalaan ay towbad keenaan waa khayr oo sirdoonka Ethiopianka & ajaanibta uraysa ayaa la’ugaadhsan ilaa Hargaysa iyo Buntland ayaa laga’sifayn kufaarta shicibka ku dhuumanaya oo Somali iska dhigaya inshaAllah wll waligiin ha’quusannina hana’aamusina hadla waxna qora si uu cadowgu iyo kabaaqaadkooda u arkaan in diyaar loo’yahay ay Somali soo jeedaan geesiyaduna diyaar u yihiin Alx 🤲🏼 si dhiranna u hadal wll aduunka adaa ugu xoog badan walahi wll. Markaan Ajinabiga ka’barbar dagaalamayno oo Somali ay arkaan biyaddaa u dhismata oo waxay ogyihiin inay guulaysanayaan walahi waanna soo aragnay wll. 5ta Somalina way israaci walahi iga’qor hadalkaa, quwad shicibka iyo Ciidanka oo iskaaahanya ayaan ku’xalinaynaa. Hassanna ciidanka Ajinabiga ha’soo badiyo isaga & cadowga Somaliya ayaa ku halaagi wll. Maraykanba isagoo kabaha afka ku sito ayuu cararay 1993 oo waliba isagoo 500kun oo ciidan ah keenay ayay awoowayaasheen ka’adkaadeen alhamdulillah maantana dhalinteenu walahi waan ka’awood badanahay shalay oo tababarna waan soo qaadanay si aan ugu diyaar garowno dagaalkan soo socda oon ogayn 💪🏼🇸🇴💪🏼 InshaAllah guushu waa xageena Somalida Xalaasha ah Hassanna wadkiisa ayuu soo dadajinayaa iyo Owlaadiisa uu khatar galinayo kulligooda iyo Madaxdii isaga ka’horaysay iyo kuwa maamulada ee Arsenalka ay wada shaqaystaan si Somaliya aynan dhibtan uga bixin oo cuqdadna nalagu kala abuuro shicibka inshaAllah way soo idlaan Somalina waligeen nalagama adkaan alhamdulillah maantana ilaahay ayaan kaa’shabaynaa wll diyaar garow noqda biyadda khayr u sheega wll. Waxa shicibka laga qariyo ayaa aad u tiro badan walahi wayna soo bixi waana lagu maxkamadayn xitaa hablaha Somali ee laga ganacsado Sacuudiga iyo carbaha iyo waxa Xerada Xalane ka socda way soo if’bixi ka’hordhici mayno wll inshaAllah khayr ayaa inoo dambayn wll qaali 🙏🏼🙏🏼Allahu Akbar 💪🏼🇸🇴🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼

    • @ahmedabdulahigalbeyte2990
      @ahmedabdulahigalbeyte2990 16 дней назад

      Ninkaan caqliga uu Dawladnimada ku hagaajinayo waxa uga baahan Jabuutida kaligii taliyuhu la degay ee halkaas hala aado caqli hadii uu ku jiro

    • @GABCHEH_143
      @GABCHEH_143 14 дней назад

      Sxp Haddad adigu kicin wax hagaagagya ma jiro hoyaday oo 20 jir ah baa odhan jirtay baraay nabad noqon maantana waa 60 jir isbadalka aad sheegaysaa waa kee. Ani waxay ilatahay isbadalku in uu ku jiro gacanta dhalinyarada aqoonta Le wa sidaan qabo. waa markii labaad wuxuu Hasan qabtay talada oo jaanis labaad la siiyay. ilaa hadana wax ma u jeedo uu qabtay. markaa waxaan dhihi lahaa Ani in uu iska wareejiyo xilka inta aayna.Tariikhdu ka kaxayn sidiii Bashaar Al Azad 😢😢😢😢

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 16 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 15 дней назад

    Nio ninkan siysaasad shuqul waxba kuma laha!