Dawo shacabka xamar farmajo soonoqo markale guusha iyo guul darada waa....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 20

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 2 месяца назад +6

    Guul farmajo guul farmajo guul farmajo guul farmajo ❤❤

  • @LuulAxmed-r8e
    @LuulAxmed-r8e 2 месяца назад

    Soomaaliya alle set ha badbaadiyo

  • @MasbalMaxamed
    @MasbalMaxamed 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 2 месяца назад +1

    Farmaajo waa mareexaan waay eedeen 😂😂😂 5:23

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 2 месяца назад +2

    Xasan shiikh ma'aha madax weeyne ee wuu dhacacay mana istaahilo in uu haayo talada dalka somaliya.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +1

    Mw.farmaajo Xafidullah waxa badalay kooxda ayax Bahan iyo xassan gurgurte oo Ku awr kacsanayey Qabiil iyo qurun manta maxay hayan shacabkii dhac boob musuq hub la so gado tuugnimo aya laga dhaxlay😮

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +1

    War dhulkaad dad somaliyed ayaa horay ulahaa ee mooryaan ayaaku habsadey iyo tuug xasano raba inuusiidhaco weeye labaduba waatuug ismadhintiyo dhashed

  • @MaxmaddaahirCali
    @MaxmaddaahirCali 2 месяца назад +1

    Moryaan miyaad wax kasugasan idgaba walan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 месяца назад +1

    Ma habargidir baa ah shacabka xamar?

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад

    Asc Masha Alaha wlkn abdulahi xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo guris aya saf dheer lagu jira in la kulmo wa la so hobday wlkn mar dhawo waxad maqlidontan xasan gorgurde familykisa marxun xamza damajid galikod mel cidla tagan wad maqlidontan wey so dhowdahay wlkn hadalkas iga qor dowladis bahalodey fashil tay dhinac kasta wu ku fashil may boobka dhulka hantida umada somaliyad qaburihi meydki qabilada hubka maqriga xashish jaadka sharci darada xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад

    Dadka la adeegsan jiray waa kuwa cagafka la galiyay ee dab damiska xaqii ayaa qabtay

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 месяца назад +1

    Farmajo ka fiirsi ayu ku waday dagal inu ku qaado Alsh,xasanse muxu sameyey wuxu xoreyo iska daaye ciidamadii 2sano wxn dhanayn ayu ku laayey wuxu radsady macawisley bilaahi macawisley miya dhu xoreyn kara,dhulkii la xoreyo Alsh aya dib u qabsata,Alsh wxy Helen hub ay haysan jirin ay ka dhacen ciidamada X.D.S.waagii farmajo wlhi Alshtu aad aye oga baqi jiren ciinkena,farmajo mar ayu isku dayey Alshta inu la dagalo shabeloyinka dhul aya la xoreyey ilaa hada sidi ayey nabad u yhn,daglkas farmajo wuxu u joojiyey ayado umadii lagu kiciyey,wixi umadas kicinayey wxy heshis leeyhn Alsh

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 месяца назад

    Kenya shacib makeyay sharki kahorey madaxweyne ee resal wasare lagasosibtay ciyalki gobolada shAmoow turki isuguyeray tagrahisa marki kayaben hadana badalay uxog shegtay ugushibay xasan isla gobolki gobolada dilay ciyalkoda amarkisana sharki kusibtay kenya amerika kubush gareyen lacgta hawad dorkuleh ee bii sii balas

  • @mahadfurguh5482
    @mahadfurguh5482 2 месяца назад

    Riyo ayaad ku jirtaan ee hurdada ka kaca

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 месяца назад

    Wlhi baan kudhaartay xasan markii la doirtay ayaan ogaaday in illaahay noo caraysanyahay oo xasana nalagu imtixaamayo, illaaahow na cafi , oo illaahay xasan mid dhaama ayaan kuwaydiisanay

  • @mahadfurguh5482
    @mahadfurguh5482 2 месяца назад

    Eey ayaa tahay farmaajana sooma noqonayo ee naftaada been ha u sheegin