Magaalo ay dadkeedu wada degan yihiin hal guri | Sidee u nool yihiin?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 авг 2019
  • Whittier oo ah magaalo ka tirsan Gobolka Alaska ee dalka Mareykanka,waxaa ku nool 220 qof oo kaliya kuwaasoo wada degan hal dhismo.
    Fadlan nala joog oo Subscribe gareey si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir: nolol121212@gmail.com

Комментарии • 94

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 4 года назад +4

    Wekipedia ayuu ku jiraa mahadsanid bro inkastoo la sheegin ninkaaas keligii ku nool meel ka duwan meeshan
    The Begich Towers Condominium is a building in the small city of Whittier, Alaska. The structure is notable for operating like a small-scale arcology, being the residence for nearly the entire population of the city, as well as containing many of its public facilities. This has earned Whittier the nickname of a "town under one roof"

  • @asadabwaan3628
    @asadabwaan3628 4 года назад +3

    Shukran wll Alllaha ku barakeeyo wll mcalin nosodiyaari dalka kuriyada waqoyi mahadsanid wll

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha2543 4 года назад +2

    Haday sidaasoo kale somaalidu noqonlahy way guulaeyasanlahaayeen

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +3

    Masha allah Tanaad waa macluumo yar oo kooban wax bdneh laga faa'iiday

  • @ibrahimabdalle633
    @ibrahimabdalle633 4 года назад +4

    Masha allah tanaad best chennal

  • @husseinmohamud3639
    @husseinmohamud3639 4 года назад +2

    Mahadsanid

  • @yaqshidchannel927
    @yaqshidchannel927 4 года назад +4

    manta ugu so hormaray waaw intan wali kuma so gaarin

  • @cabdisalaancabduqaadirciis6679
    @cabdisalaancabduqaadirciis6679 4 года назад +3

    Numbar one Mahad Sanid Masuul insha.allh waxaan rajeynaa Muuqaalkaan muuqaalka xiga Ireland in uu Noqdo hadii Aad awoodo

  • @abdallashow
    @abdallashow 4 года назад +2

    Masha Allah waa Muuqal aad u wngsn thanks

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 4 года назад +4

    Sxbow wan kugu taxnahy niyow horay u soco ee waxa ad ugu dadasha muqalada qowmiyadaha

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack2844 4 года назад +4

    Thanx big bro

  • @crxmancabascabas7431
    @crxmancabascabas7431 4 года назад +18

    maasha Allah sxb wadanka ALBANIA warbaxin noogu soo diyaari please
    and keep going pro
    #in baidoa

    • @xiismedia685
      @xiismedia685 4 года назад

      Ka faa'ideysi wanagsan
      ruclips.net/video/Xh2Ck0I1Hic/видео.html

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад

    Mahadsanid wll

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 4 года назад

    Mahadsanid tanaad

  • @claahisomali1933
    @claahisomali1933 4 года назад +2

    qofkii ugu horeeyay

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 года назад

    Mahadsanid wlkey 🕌🕍👍☝️🇸🇴🖐

  • @munamohmed1221
    @munamohmed1221 4 года назад +2

    Waa mill cabsayaa oo adooyaar madagaan anigo god save the people who went their Subscribers esar enta kaheshay magaladan 👇

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 3 года назад +2

    Allow ku waan aan macalin unoqon😂😂😂

  • @istarhassan4586
    @istarhassan4586 4 года назад +2

    Mahadasanid wllky

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад

    Horumar wacan sxb.

  • @maxamedaadan156
    @maxamedaadan156 4 года назад

    Man sha allah soo badi

  • @abdullahiabdi3118
    @abdullahiabdi3118 4 года назад +2

    Guul baan kuu rajaynayaa tanaad.

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 4 года назад

    tanaad man shala best parnamij
    wankaheley inta kaheshay gobalka yer

  • @xasancalixasan381
    @xasancalixasan381 4 года назад

    Xasa cali Xasan

  • @mawliidabdirahman6578
    @mawliidabdirahman6578 4 года назад

    Mnsha allh

  • @ajdigireey2804
    @ajdigireey2804 4 года назад

    Keep going bro

  • @saciidaxmed6313
    @saciidaxmed6313 4 года назад +18

    Inta magacyada allah kor ka ka seso like saar

  • @brothermaajid6625
    @brothermaajid6625 4 года назад +2

    Cilmi badan aya noo faidesay excellent Adeer magalada Manchester hada joogi leheed caan baa noqon leheed 😂😃

  • @macluumaadcusub9276
    @macluumaadcusub9276 4 года назад +2

    Sxp horay usco gul wcn

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 4 года назад

    Masha Allah tanaad wax badan ban kafaidnay

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 4 года назад +14

    Ilahow aanan macalin u noqon kuwaa.😂😂

    • @nicmayusuf3802
      @nicmayusuf3802 4 года назад

      Hhhhh saq dhexe ayaa laguugu soogaraacayaa albaabka 😂😂😂😂😂😂😂

  • @munaser2497
    @munaser2497 4 года назад +10

    Masha allah bro wa mahadsantahay.
    Muuqaalkaan 4 sano ka hor arkay. Bro wax cusub nagu so kordhi please

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 4 года назад +1

      munaser wll subscribe igu caawi

    • @munaser2497
      @munaser2497 4 года назад

      Mohan qasim show
      Ok bro adne sido kale

  • @zeinab.sheikh.cabdull5338
    @zeinab.sheikh.cabdull5338 4 года назад

    Caaaajiib

  • @fadxibogba8416
    @fadxibogba8416 4 года назад

    Waa runtii anaa dagn goblka

  • @ayatullahmohamettfardallea445
    @ayatullahmohamettfardallea445 4 года назад +4

    Viva Tnaaad like igu caawiye heer tanaadow

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 3 года назад +2

    Nin dhismahaan gudihiisa gur la'an ku dhex heeyso 😂 Ka waran Magaaladuna ka tirsan yahay

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 года назад +2

    Keep going bro 💯

  • @maankaofficiallmedia3159
    @maankaofficiallmedia3159 4 года назад +2

    like ta ha ila dhafin

  • @teamwaayaab9291
    @teamwaayaab9291 4 года назад +2

    Kkkk halo cimaaa mado waa bili aadin asxabta

  • @guledomar3838
    @guledomar3838 4 года назад +2

    Waxa la orankaraa waa dad isjecel

  • @monicely4887
    @monicely4887 4 года назад

    jecliyaa tanaad

  • @fosiyaiman4669
    @fosiyaiman4669 4 года назад

    horay usoco sxp

  • @einstein1787
    @einstein1787 4 года назад

    Kanal aan taagero 😍

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 4 года назад +6

    Codsiga daawadashaayda u tixgali niyow
    Shan jer Ka badan Ku weydiinay
    We mowruuc kasoo diyaari dalka Brunei bro

    • @xiismedia685
      @xiismedia685 4 года назад

      Ka faa'ideysi wanagsan
      ruclips.net/video/Xh2Ck0I1Hic/видео.html

    • @hanadkaka8091
      @hanadkaka8091 4 года назад +1

      Tanaad sxb time no badi 10 minutes ka dhig sxb wad mahadsantahay sidad wax nagu so kordhisid

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 4 года назад

      @@hanadkaka8091 mahadsanid bro

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 Год назад

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hienzepoi3534
    @hienzepoi3534 4 года назад +4

    First

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 4 года назад

    Sxb mahadsand

  • @ajdigireey2804
    @ajdigireey2804 4 года назад

    Waa arin aan macqool ahayn

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 4 года назад +2

    TANAAD TV WAA MID AN MARKASTA JECLAHAY INAAN DAWADO ANOO KUFARAX SAN WALIBA FAA IIDO WAYNA WAN KADHAXLAY SABABTO AH FAA IIDO WAYN AYAA AH INAN LASOCDO ADUUNKA WAXNA KABARTO GUUL

  • @ajdigireey2804
    @ajdigireey2804 4 года назад

    Layaab layaab

  • @khadarmohamed3322
    @khadarmohamed3322 4 года назад

    Xuseen kurdi baa barmaamijkan soo daayay 3 sano ka hor si kastaba mahadsanid

  • @triplem804
    @triplem804 4 года назад

    #1:44

  • @khayrulahdiin6334
    @khayrulahdiin6334 4 года назад +2

    Haa albania

  • @cabdalacawad2195
    @cabdalacawad2195 4 года назад

    Tanks saxip gta 5 ceach Ama gta 5 cajiladeda sidalohelo manatusikarta

  • @user-tw1rv7bg8h
    @user-tw1rv7bg8h 4 года назад

    TANAADKAYGA😁😁😁😁

  • @evolcash8325
    @evolcash8325 4 года назад +12

    Now the real question 👉🏻do they have 👉🏻WiFi there?

  • @mustafemohamed1306
    @mustafemohamed1306 4 года назад

    Sxb maxad uyaraysaa vidoeyada

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 4 года назад +4

    Kkkkkk bal inta kaliya ee somaliya dagan kan waa ba gobole kuwa somalida ah ee jaarka ah talow ma yeelilahayen Hal dabaq kunoolada😂😂😂😂

  • @sarkaaldurban6329
    @sarkaaldurban6329 4 года назад

    @

  • @mahadali4520
    @mahadali4520 4 года назад +2

    Weriyahan magacii?

  • @Xaajidigaalemedia
    @Xaajidigaalemedia 4 года назад

    Magaalo maaha ee tuulo waayo Magaalo waxaa shardiya in laga helo 5000 oo qof ama 75% noloshoodu inaanad kudiirsanayn kalluumaysi ama xoolo nool maba beeralay.

  • @mustafmuqtar2548
    @mustafmuqtar2548 3 года назад

    😂😂😂

  • @cadaani7587
    @cadaani7587 4 года назад +4

    Stress iskala yaabay aniga igu fiicneyd dhismahan⚠️⚠️⚠️

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 года назад +3

      hhhhh gym bilaaw isku day inaad jimicsi sameeyso asxaabta dhex gasho , buugaagta aqrisid , quraanka aqriso salaada badi, cunto nafaqo leh raadso , stress isma arkeeysaan hadaad intaas sameeyso.

  • @Waryaatv123
    @Waryaatv123 4 года назад

    magaalo maaha ee waa TUULO yar ...

  • @HappyBoyz
    @HappyBoyz 4 года назад +2

    Soo booqo adaa qosli doonee subscribe na soo saaar

  • @baased252
    @baased252 Год назад

    ᴀǫᴏᴏɴsᴏ
    ᴀǫᴏᴏɴsᴏ

  • @skillssportscenterspc1818
    @skillssportscenterspc1818 4 года назад +2

    GLKIO IMOW HADAD RABTO MEEL QURXOON

  • @xiismedia685
    @xiismedia685 4 года назад

    Ka faa'ideysi wanagsan
    ruclips.net/video/Xh2Ck0I1Hic/видео.html

  • @abdirahimabdigaal3579
    @abdirahimabdigaal3579 4 года назад

    Asc tanad waanidin salamay, salan kadib waxan codsaneyna anigoo kuhadlqya magaca dawadayasha channel kan kuxeran waxan codsaneyna in barnamijyada aadka uqimaha badan ee aad innoo sodaysan in lokordhiyo at lest malinti 2 bo video hadey macqultahay. Mahadsanidiin

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel 4 года назад

    dad muslin ah maku jiraan

  • @cmxchanel6032
    @cmxchanel6032 4 года назад

    Dadka xamar dagan hal meel aa da jinaa

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 4 года назад +2

    Hda waxaaan wadaa dhisme ay somali oo dhan wada dagayaan.......pooto..😂

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 года назад +1

      dhismahaas isagoon dab lagu daarin ayuu iska gubanayaa sxb soomaali hal meel kuma wada hashiin karaan, waxaan nahay dadka aduunka ugu madax adag.

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 4 года назад +1

      @@KINGMOHA5388 alaH warkagu run aha war nio ma marbaad madax wayne dalka kaso noqotay.....

    • @nicmayusuf3802
      @nicmayusuf3802 4 года назад

      Dhisme weyn oo dabaq ah oo wada galayaan halmar 80 ilaa 115 qoys dalka laga hirgeliyo waxa yaraanaya inay dadku kufidaan dhulka.... iyagoo kufidaya dhulka hadba maalin, hadba bil ,hadba sanad
      Meelaha carada nafaqaysan,meelaha macdanta ,shiidaalka iyo saliidaha ceyrin kujiraan
      Meelaha biyuhu kujiraan
      Waad ogtahay wll dadkeenu waxay ubadan yihiin kiroolayaal 65% hanti maguurta ah mahaystaan guri kiraa marka lixbilood kujiraan waalaga saaraya hadii fikradan laga faaideysan lahaa dhaqaale badan ayaa usoo xaroonlahaa qofkii fikradan keenay dhinac kale marka laga eegana meelaha keymaha iyo dhirta ee lagoynayo dhisme laga dhisayo ayaa yaraan lahaa cimiladuna isma badasheen...... fikradan ayaan kafekeriyey inbadan qof ila fikrad eeg inuu jiro umaan heysan