Ma rabaan in ay caruur dhalaan dadka Japan | Waa maxey sababta?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Maxey dadka Japan u rabin in ay caruur dhalaan? | Sababaha keenay#japan
    Hadii aad Channel-ka wali Subscribe-saarin nagu kuu soo biir oo kamid noqo saaxiibada sida joogtada ah channel-ka ugu xiran mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 69

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 10 месяцев назад +4

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaadi.
    Waxaan kaa codsanaynaa inaad noo soo xusho mid kamida gobolada muslimiintu degaan oo dhaca dal ay gaaladu ku badan yihiin.sida Eastern Turkistan(xin jian), oo china,Rohingya, Arakhan,(Rakhine)oo myanmar(Burma) oo ah kuwo lagu ciqaabo dhulkooda hooyo sababtana waa in ay Islam yihiin.mahadsanid macalin.mahadsyngty maalyng.

  • @Userbl8tabl65
    @Userbl8tabl65 10 месяцев назад +4

    Aduunkaada oo dhan shaqo ku dhameeyso 😂 😂 Japanaaaa

  • @NX..12
    @NX..12 4 месяца назад +1

    Nolasha dalka japan muqaal ka soo sameey

  • @zulthanali4542
    @zulthanali4542 10 месяцев назад +4

    Tanaad 4sano ku xirnahay legend horey usoco Halka rabtid wa gareysaa

  • @Xaalbaraf-ds2sl
    @Xaalbaraf-ds2sl 10 месяцев назад +5

    Thanks brother ❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 месяцев назад +2

    Waligiin ha dhalina caruur
    Indho yar ba dunida qabsan gadhee daa ha yaradaane 😂😂

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 10 месяцев назад +2

    Somaaliya shaqa la aan baa dadki haysa xaga taa badalkeed japaan shaqadii oo ku badatay ay isku dilayan wale waa layaab 😂😂😂🤣

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 10 месяцев назад +1

    Kkkk meeshaas soomali ayay u baahantahay!.
    Soomali ayaa wax dhal uun La daba dhigee!.😂😂

  • @mohamedhussein9306
    @mohamedhussein9306 10 месяцев назад +4

    Tanaad jir oo jog ❤🎉

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 10 месяцев назад +2

    Keep going bro hormar wacan ❤

  • @moh4127
    @moh4127 10 месяцев назад +2

    Anakuna anaga oo faqri iyo gaajo,colaad u dhamaanayna ayaan 20 caruur ah iska dhalaynaa .
    Lakala ilbaxsan

    • @updiraxmansiciid6058
      @updiraxmansiciid6058 10 месяцев назад +1

      La yaab war 2caruura bas ba la dhala 10 mxa ku falaysa ar somali yaa wax fahan siiya 😂😂😂

    • @moh4127
      @moh4127 10 месяцев назад

      ​@@updiraxmansiciid6058haa sidaas baa sax ah sxb 1 xabo yaa iga badan

  • @musemohmud5032
    @musemohmud5032 8 месяцев назад +1

    Aad baa u mahad santhy ❤ sida aaad muuqalka wngsan noo la wadaagtey

  • @omarnuh
    @omarnuh 10 месяцев назад +1

    Diinteenu Qaalisanaa
    Allahu Akbar Rabbul alamin
    Markii Aan Odorosay Sababta Unbelieversku udiidaan Ubadka, Ilmaha ee ay udoonaan Only 1 or 2
    Hadaysan Giriifinba waa Hawshii guriga waxa Faraha looga Qaadayaa Maamada, Ilmahana hab dhaqan Suuban ma baraan waxbana uma sheegaan, Dhibkaasaa jira
    O.pk.woe.18:57pm.15nov.2023.Nl.

    • @shaafiabdi221
      @shaafiabdi221 10 месяцев назад

      1ama 2 da baa karajo fiican 12 Somali ah oo shanna shabaab 3darbiyada qaadlafadhiya 2023 baa sidii 4000sano loo noolaa unoolnhy waxa deeq bixiyaal iyo barwaaqo sooran aan unaqanana waa dadkaa 1iyo 2 da dhalaya hadii abaaro dhacdo ayaga unbaa loo qeyladhainaya hadii fatahaad dhacdo sido kale sababtuna waa Iska dhalka caruurta badan oon mustaqbal looyeeleyn wax labeyn dariiqyada daadsan

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 10 месяцев назад +2

    Thankz for sharing Us bro

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 10 месяцев назад

    Anaa japan taagaaya mrksaa naagoyinkoda uu gursaanaya illahay awoodisa mrka laga soo taago waa awooda inaa bishi cunug la ii dhaalo 😂😭

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 10 месяцев назад +1

    Iimaan la'aan uunba haysa ummada

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 10 месяцев назад +3

    Allow ada somali afrikan ah naga dhigay caal uma hayo dabargoyn 10 carruurka oo hal qol ku nool oo faraxsan somali ugu imow
    Muhiimada waa qanacsanaan inta uu Eebe ku siiyey😮

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 10 месяцев назад

    Tanaad la socda Aduunkana la socda waa warbixin cajiib ereyada si fiican inta karaan ah ayay u isticmaalen, ma dhiiri galiyo dadka afkeena hooyo hadlo ayakoo 100 biiko 30 isticmaalo luuqqdo kale

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 10 месяцев назад

    Soomaali ka soo hadal dhalmada iyo Dada ay gaaraan iyo dhaqaalaha intaas oo aan dowlad ka war heysa aan jirin iyo wax ku dhiira galiya shaqada

  • @gulledaliofficial202
    @gulledaliofficial202 10 месяцев назад

    Zxp Anaga maa nala geeyo 20 naagood oo Japanese ah guursan lahaa Markaas caruur heli lahaayeen 😂

  • @adilamin639
    @adilamin639 10 месяцев назад +1

    Keep going Mr tanaad

  • @faaraxmaxamed6857
    @faaraxmaxamed6857 10 месяцев назад

    Sxb dagal aya socda ee maad no so gudbisid xaqiiyoon ku saabsan Dagaalka dhabta ah ee ka socda Qasa

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 10 месяцев назад

    Africa waala dhalaa africa kafiican
    Yurub iyo japan dhalma majiro way dabar goi

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 10 месяцев назад

    Jaoanka hada wasmo marabyo miyaa bahalada Ay cunayaan ayaa sabab u ah In ay waayan hamiga raganimada

  • @somalia568
    @somalia568 10 месяцев назад

    trens bey isku dabsaraan 2019 baan tagaay madaxa kacanta sartaay

  • @abdirahmanherzi2603
    @abdirahmanherzi2603 10 месяцев назад

    Sekkusu shinai shokogun 😂😂

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 10 месяцев назад

    Keep going dheh dhalmo la'anta si bay faa'iido noogu tahaye lol

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 10 месяцев назад

    Asc alle how gargaaro falastiin iyo dhamaan islaam odhan intaa kadib haw shaada wado mahad sanid macalin nabad galyo

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 10 месяцев назад

    Waxaas Nolol maaha waa Cadaab Adduun iyo Aakhiroba.

  • @NuurtoSheikhOsman
    @NuurtoSheikhOsman 10 месяцев назад

    Thanks next video kadhig 5ta somalia
    🇸🇴

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 10 месяцев назад +1

    Thanks wllkay tanaad❤

  • @gaboose114
    @gaboose114 10 месяцев назад

    ustaad noosoo samee dadka nolosha hormarka ka gaaray

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 10 месяцев назад

    Abtiga 10 sano ba lagu xukumay wadada ba lala so maray

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 10 месяцев назад

    Asxaabay tanaad ugu yaraan nus malyan aan gaarsiino

  • @yuusufaadamnor2063
    @yuusufaadamnor2063 10 месяцев назад

    Zanzibar ka su hadel

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 10 месяцев назад

    M.a ustdi xog fcn weeye

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 10 месяцев назад

    Shaqo Maxay Taraysaa Hadaanu Hamiba Jirin

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 10 месяцев назад

    Tanaad jir oo joog . Waa channel aan aad ugu xirnahay .

  • @shaamsudiinali9172
    @shaamsudiinali9172 10 месяцев назад

    Warbixin ku sahabsan dalka iraq

  • @Asiya__qurux
    @Asiya__qurux 10 месяцев назад

    Dalka Egypt kaso hadal wll❤😊

  • @foosicabdi680
    @foosicabdi680 10 месяцев назад

    MUSICU WAA QAYB VEDIOGA

  • @SomalianTime
    @SomalianTime 10 месяцев назад

    Galmo marabaan aa😂😂😂😂😂

  • @Hayruf
    @Hayruf 10 месяцев назад

    The best RUclips,R Tanaad ❤❤❤

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 10 месяцев назад

    Xalimo Oniyome😂😂

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @AbdirahmanYussufAli-fr4zr
    @AbdirahmanYussufAli-fr4zr 10 месяцев назад

    Sxb no so badi Japan

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 10 месяцев назад

    Guulayso btother👏👏

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 10 месяцев назад

    Tnx

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 10 месяцев назад

    Somaali ayaa ka fiican

  • @dameerqadiye2967
    @dameerqadiye2967 10 месяцев назад

    Waa maxay sababta 😂

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 10 месяцев назад

  • @sahalabdinur902
    @sahalabdinur902 10 месяцев назад

    Mahadsanid wllo

  • @Cabdiraxmanmciise-zn9nf
    @Cabdiraxmanmciise-zn9nf 10 месяцев назад

    Tanaad Media ❤❤❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 10 месяцев назад

    Anagaa ka dhalayne may nageeyaan japan anaga naagaha ka dhalayna kumanaan caruuree😂😂😂😂

    • @AbdiYusuf-nm5ue
      @AbdiYusuf-nm5ue 10 месяцев назад +2

      Naagaha wasmo ma rabaan ayaga xataa? Kala bar naagaha ka mid ah ma rabaan wasmo

    • @Noirgg683
      @Noirgg683 10 месяцев назад +1

      Japanese matahay kahoreyso sxb

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 10 месяцев назад

    Ilmo garac na ha ahaadee ma doonayaan in ay wax dhalaan😀

  • @SacadMuusekibrey
    @SacadMuusekibrey 10 месяцев назад

    Qof aan kacsaneyn xanuun waaye😂😂😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 10 месяцев назад +1

      Xanuun wyh wlhi haddu motorka ku kiciwaayo 😂 Lkn xal baa jira oo ah Kiiniyo bdn oo geedka kiciya 😂😂

    • @SacadMuusekibrey
      @SacadMuusekibrey 10 месяцев назад

      @@sHimaaLi_x1 😂😂😂

  • @ogaalo-dc7gx
    @ogaalo-dc7gx 10 месяцев назад

    Next afganistan😮

  • @AbdinaasirilkacaseIise-zj3qk
    @AbdinaasirilkacaseIise-zj3qk 10 месяцев назад

    Thanks ustaad