Sirta ka danbeysa guulaha Dagaalyahana Dagestan | Dumarkooda mala guursan karaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Sirta ka danbeysa guulaha Muslimiinta Ruushka | Dumarkooda mala guursan karaa?.
    Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo subscribe saar kana mid noqo saaxiibada Channel-ka.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 93

  • @Tanaad
    @Tanaad  11 месяцев назад +53

    Saaxiibayaal hargab yar ayaa jira codkeygana sidaas ayuu u badelan yahay

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 11 месяцев назад +2

      Alaah ha ku caafiyo sxb😢

    • @Siciidjamaal-k6b
      @Siciidjamaal-k6b 11 месяцев назад +1

      sxb ilaahy haku caafiyoh wan dareemay markiiba anigoon qoraalka arkin

    • @koke8711
      @koke8711 11 месяцев назад +1

      Waa caadi codkaga ilahey ha ku cafiyo

    • @CiisexuseenIbraahim
      @CiisexuseenIbraahim 11 месяцев назад

      ❤❤❤❤

    • @snm1981
      @snm1981 11 месяцев назад

      Ale ku cafiyo

  • @khadaribrahim8442
    @khadaribrahim8442 11 месяцев назад +14

    Khamsat
    Khabib
    Islam
    My favorite fighters

    • @ISMAILIBRMO
      @ISMAILIBRMO 11 месяцев назад +1

      Khamzat chimaev waa chechen

    • @hargeysamedianetwork2461
      @hargeysamedianetwork2461 11 месяцев назад +1

      ​@@ISMAILIBRMOwaa isku xigaan labada mamul waana isku Caucasians

    • @ABBIR.OTO4
      @ABBIR.OTO4 6 месяцев назад

      ​@@ISMAILIBRMO Dagestan waa intee marka😂

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 11 месяцев назад +4

    Haliimo somali neh jareer maahane yahuudi xata wa iska raace 😂

  • @armyman5751
    @armyman5751 11 месяцев назад +6

    Mr tanaad alle haku shaafiyo zxp! Your speak, the way you talk, your full info, your editing, your knowledge, it is all unique and special just go forward!

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 11 месяцев назад +4

    Waa dad sharaf Lef Gegnia dadka ku nool iyo Russia dagaal adag ayaa dhexmaray inkastoo markii dambi rag Gegninan ah ay Russian la safteen hadana kuma dulmana Russia oo waa dad mayal adag .Allha Wada guuleeyo dhamaan muslimiinta caalamka ❤

  • @Mo_Haa
    @Mo_Haa 11 месяцев назад +1

    Laakiin nasiib daro ninka hogaamyia jamhuuriyada Dagestan waa gaal ah oo kiristaan ah

  • @sahalabdinur902
    @sahalabdinur902 11 месяцев назад +3

    Siday ila tahay waa uun labo arimood oo israacsan tan kowaad iimaankooda islaanimo oo aad u adag tan 2aad waa dhulka ay kasoo jeedaan iyo dhaqanka dadkiisa oo ah kuwa ad adag waa sidaan anigu qabo wllky

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 11 месяцев назад +6

    Ustaad keep going ❤ golden voice ❤❤

  • @abdirahmanali1329
    @abdirahmanali1329 11 месяцев назад +3

    xiliyada aan quracanaayo ama aam cunada cunaaayo saaaxibow aad ban ku dhageystaa waxaa tahay shaqsiga kaliya aan youtube ka daaawado

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 11 месяцев назад

      Same sxb ogaansho iyo x.sahan ayaa iidheer.

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 11 месяцев назад +2

    Dub miyaan la dagaalami karaa illaahaybaan iga dhalin dadkaas😂😂😂😂😂

  • @loolan01
    @loolan01 11 месяцев назад +2

    Inay hilbo diriraan waa kelmada aan ka helay.
    Waxay cadaynaysa inaa tahay xirfad le sare

  • @kingjeego3897
    @kingjeego3897 11 месяцев назад +2

    ustaad mudo 5 sano ka badan baan kula socda ee gulayso in badan

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 11 месяцев назад +1

    Ma

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 11 месяцев назад +2

    Asc tanad macain cawa durey baa kuhaya sidaan daree mayo cafimad baan kuu rajay nayaa reer qasana waan udu cayneynaa israel na guudaro aan dhamaqn iyo burbur iyo dufaana alle haku kiciyo yuhuuda hrey usoco nabad glayo bye bye

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 11 месяцев назад +5

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤❤❤

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 11 месяцев назад +3

    The golden voice?
    Thank you ❤❤

  • @asadaxmed9045
    @asadaxmed9045 11 месяцев назад +1

    Jaajniya ka soo hadal sxb

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 11 месяцев назад +2

    Next Askarta dagaalyahanada shiishaan

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 11 месяцев назад +4

    اللهم الأنصر الاسلام والمسلمين❤

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 11 месяцев назад +2

    Keep going bro hormar wacan ilahey Ku cafiyo❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 11 месяцев назад +1

    Ninkii raba inuu guursado gabadh ajinabiya ha guurso ree tatarstan hlkaasay nin la'aani ka taagantahaye

  • @AdanSharif123
    @AdanSharif123 11 месяцев назад +2

    MY FAVOURITE FIGHTER IS KHABIIB NURMAGOMEDOV 💪💪

  • @Casaawesheikhaxmed
    @Casaawesheikhaxmed 10 месяцев назад

    tanaad sxb qabiilka humza qabiilka ugu cimriga dheer kahadal iyo tariikhda 2 xisbi ee maraykanka waa jamuriga dumuqrdig please thanks tanaad sxb

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 11 месяцев назад +2

    Libaaax 2ba ma aha

  • @Sheikhabdirizak2277-be4ek
    @Sheikhabdirizak2277-be4ek 11 месяцев назад +1

    Ustadh hergeb miya kugu dacay misane markad vedio sudubeyse hurda ayad kaso hoste? Anyway admire your knowledge

  • @Aidross
    @Aidross 10 месяцев назад

    Gabar inaan udoontasn Rabay ee way adagtahay miyaaad tiri 😢😢😢😢

  • @cabduqaadir4669
    @cabduqaadir4669 11 месяцев назад +1

    Mcln kasoohadal taariikhdooda dagaalyahanada Dagestan

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 10 месяцев назад

    Islam ma ahan dagestan waa chechny

  • @hadillaium
    @hadillaium 10 месяцев назад +1

    Diinta sidey ugu adagyhin ku taagera😊

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 11 месяцев назад +3

    Allah ha mideeyo islamka

  • @mohamedmohamuudmohamed7647
    @mohamedmohamuudmohamed7647 11 месяцев назад +1

    Sorry hadaynu nahay faaraxyaal 😢😢

  • @muxumedcabdulahi6447
    @muxumedcabdulahi6447 10 месяцев назад

    Taarikhda Caasimada Angola
    Ksoo hadal

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 11 месяцев назад +2

    waa warbixin iga Maqneed Yaa salaam 🫡

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 11 месяцев назад +1

    Mhadsnid wllka balse maanta hargab majira waxoogaa codkaa isbadalee alaha ku sharfo

  • @abdirsaqmaxamed2247
    @abdirsaqmaxamed2247 11 месяцев назад +1

    Win my friend

  • @qoslaayeahmed9899
    @qoslaayeahmed9899 10 месяцев назад

    Manzhlh walaahey Xogtaaan aadbn ugu bahnaa

  • @afwanyaabdilahi1080
    @afwanyaabdilahi1080 11 месяцев назад +1

    Ustaad keep going going Next Eswatini

  • @Hayruf
    @Hayruf 11 месяцев назад +2

    M.a keep going bro TanaaD ❤

  • @adamjilibey7073
    @adamjilibey7073 10 месяцев назад

    islaamnimadu mar walba ha sareeyso

  • @Abdirahman846
    @Abdirahman846 11 месяцев назад +2

    Mnsha Allah muqaladii ugu wanagsana waxan Ka dawadaay Tanaad horaay usocoo saxiib ❤️

  • @deeqabdillahiali3125
    @deeqabdillahiali3125 10 месяцев назад

    Tanaadoow legend aya thy ee aftahnad

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 2 месяца назад

    Dagaal ma rabo aniga dagaal waa nacney

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 11 месяцев назад +1

    Mahafsanid ustad

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 11 месяцев назад +1

    ❤❤

  • @buraale134
    @buraale134 11 месяцев назад +1

    14 ila 25 million weye Google 2023

  • @snm1981
    @snm1981 11 месяцев назад +1

    Good peace

  • @FartuunCusmaanCali
    @FartuunCusmaanCali 11 месяцев назад +1

    Thank you

  • @sacdiyocaldige8010
    @sacdiyocaldige8010 11 месяцев назад +1

    Tanya's watageersanahy

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 11 месяцев назад +1

    Mhdsanid wll codkaaga ALLA hakubarakeyo cafimaad taam i.a

  • @Hayruf
    @Hayruf 11 месяцев назад +1

    Thomas sankara ka soo hadaL taliYe ❤❤

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 11 месяцев назад +1

    Thanks teacher

  • @boqorayzar6645
    @boqorayzar6645 11 месяцев назад +1

    Zjp Tatarstan kazoo hadal

  • @saidking8442
    @saidking8442 11 месяцев назад +1

    Wakahaay 🎉

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 11 месяцев назад +1

    Masha Allah waa dad diinta ku dhagan

  • @GooxMaxamed1436
    @GooxMaxamed1436 11 месяцев назад +1

    M.a ❤🎉

  • @delpalp
    @delpalp 11 месяцев назад +1

    Maxaan raadinayay jawaabtan 🥳

  • @J_roble
    @J_roble 11 месяцев назад +1

    Khamzat Chimaev 🐐

  • @engabdirahmaan899
    @engabdirahmaan899 11 месяцев назад +1

    Thanks

  • @2SM-Akram
    @2SM-Akram 11 месяцев назад +1

    🍿

  • @samiirkhattab8266
    @samiirkhattab8266 11 месяцев назад +1

    #Sharebullet ayaad ka tagtey

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 11 месяцев назад +1

    Tnks macalin

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 11 месяцев назад +1

    Dhanka dugaaga ❤❤❤❤ustaadii

  • @adilamin639
    @adilamin639 11 месяцев назад +1

    Keep going Mr tanaad

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 11 месяцев назад +1

    ❤❤ tanad channel❤❤

  • @farxaanmohamed7806
    @farxaanmohamed7806 11 месяцев назад +1

    Finally mahadsanid walal

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 11 месяцев назад +1

    Best regards Tanaad🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 11 месяцев назад +1

    Ustaad tanaad allah haku sharfo sxp ❤

  • @IfrahIftin-xy1yt
    @IfrahIftin-xy1yt 10 месяцев назад

    Keep going mr Tanaad 🎉 lkn maqnaashahada badan 😢

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 11 месяцев назад +1

    Maashaa allaah

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 11 месяцев назад +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 9 месяцев назад

    ما شاء الله تبارك الله ❤

  • @adamkamaal1
    @adamkamaal1 11 месяцев назад +1

    Masha alaah❤

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 10 месяцев назад

    Golden voice 💟🙏 m.a

  • @abdoulkarimnour1669
    @abdoulkarimnour1669 11 месяцев назад +1

    Masha Allah mahad sanid bro 🙏