Sida aad moodo ma ahan Kuuba | Dalkii Dhaqaatiirta iyo Sigaarka !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2019
  • Sida aad moodo ma ahan Kuuba | Dalkii Dhaqaatiirta iyo Sigaarka#
    Waa muuqaal kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka waliba si kooban.
    Fadlan Subscribe-gareey channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 191

  • @abdullahisane
    @abdullahisane 4 года назад +94

    My favorite Somali RUclipsr
    1ogaansho
    2maanta
    3tanaad
    4dadweeynaha
    5idacada bulaxuubeey

    • @hibaaqmohamed7299
      @hibaaqmohamed7299 4 года назад +2

      Beentada maaha wlh aniga intaas aad sheegtey ayn u jeclahy youtuberada

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 4 года назад +4

      sahanka xogaha xuseen kurdi

    • @jamaabdiaziz3550
      @jamaabdiaziz3550 4 года назад +1

      Sahanka xogaha iyo hasan kurdi ayaad ka tagtay dhankayga.

    • @diiriearab5670
      @diiriearab5670 4 года назад +2

      Maracade
      Dhiirigaliye
      Maanta
      Wax kabaro
      Intzana muhiim runtii

    • @Abdirahmaan0
      @Abdirahmaan0 4 года назад

      Kurdi & sahanka xogaha, isku mid inta kale Ka nahay LpH

  • @mobedrito9890
    @mobedrito9890 4 года назад +21

    Wan salamaya Somali Maxamed 💔🖐

  • @abdirahman2521
    @abdirahman2521 4 года назад +48

    1.Tanaad
    2.ogaansho
    3.xusen kurti
    4.Dadweynaha
    5.Maanta
    6.Maanta Plus
    7.Sahanka Xogaha
    INTA RUclipsR WIXI ILA TAAGERA LIKE DHAC IGU SIYA

  • @mp0ficialsomalisch623
    @mp0ficialsomalisch623 4 года назад +17

    Asc jallayal like hadhafin madama an ahay 1aad

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 4 года назад +4

    Socdaalka aad nagu barayso Wadamada aadbaan uga Faa'iidnay. Waxaan kaaga fadhinna inaad noosoo gudbiso Wadamo kale IA.👌♥️

  • @mukhtaaralpha5992
    @mukhtaaralpha5992 4 года назад +32

    TANAAD ....CHANEL WAAA TAGEERAA
    WALIPA CAWA WXAN KA ZUGAYAA
    LIKE .LOVE
    IGU DEEEQO
    ADIGA OO MAHADSAN💕💕💕💕💕

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 4 года назад +4

    maasha allaah tariikh shegow guuleyso walal xaajigayga ayaa ku jecel qaabka aad u sharaxdo tarikgha waa ku saaray keep going

  • @abdirashidwarsame7284
    @abdirashidwarsame7284 4 года назад +7

    Waa cadowgeena sababtoo ah 1977 wxay u hiilayeen Ethiopia.

    • @dayibdayib9765
      @dayibdayib9765 4 года назад +1

      Waxaa kadaran Yementa koonfureed
      Ee u hiiliyay Itoobiya

  • @daudabdikarim4336
    @daudabdikarim4336 4 года назад +1

    Markasta inoo soo badi informationka mr tanaad

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 года назад

    Mahadsanid brother wadamo badan ayaad i bartey go forward zxp canada next nooga dhig insha allah

  • @zakirisse9538
    @zakirisse9538 4 года назад +40

    Wxi Somali iney midowdo JCL like ii zara

    • @macallinahmed6771
      @macallinahmed6771 4 года назад +3

      Laakiin Somaliland marabto

    • @macallinahmed6771
      @macallinahmed6771 4 года назад +1

      intaasina was kaftan

    • @mohamedahamed3491
      @mohamedahamed3491 4 года назад

      macallin ahmed hhh isaaq un ba ogalen adeero anagu ba waqoyi wandagna dowlada somaliya rabna isaaqo hada gohaysid labada tuulo lago anagu somaliban nahay gaboladayada na dowlada somaliya xogu meeysa

    • @kimyoung3987
      @kimyoung3987 4 года назад +1

      ilaahay nooma geeyo somaalia
      wixii dhacay dad sahal ku ilaawaya ma nihin

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Год назад

      ​@@mohamedahamed3491 isaaq isagaa waqooyi ka taliya somaliland wax aan ahayna kama ogolin

  • @damalproduction7864
    @damalproduction7864 4 года назад +1

    Abti nin wX soo bartay ayaad tahay
    Hore u soco
    Perfect 👌 video

  • @mamejaykay8697
    @mamejaykay8697 4 года назад +1

    Hormar wacan ku rajayna zxp wad ku mahadsanthy maclumadka nala wadagtay mar un wan arkj dona muqalkaga

  • @yuusufhasan2245
    @yuusufhasan2245 4 года назад +8

    wa dalki itoopia usoo hiiliyay dagalki 1977
    ha baaba een waskhdu

  • @qadaafinhocabdi6741
    @qadaafinhocabdi6741 4 года назад +1

    Maansha allaah tanaad dal aan kaseeynin ayee ku bareeysa ar tanaad inta taageerto like hasaarto ilove tanaad marwalba

  • @fahmowankusalamayjokarjiro231
    @fahmowankusalamayjokarjiro231 4 года назад

    Waa ku mahadsan thy wll hore u socod

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 года назад +1

    Our channel Tanaad keep going bro💥🙏

  • @ALiMohamed-nq1zm
    @ALiMohamed-nq1zm 4 года назад +1

    Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏🇩🇯👍👇

  • @somayaaxmed8162
    @somayaaxmed8162 4 года назад

    Masha Allah Tanaad waa channel aad u fican waa kahelay

  • @janaayoibnucaydiid7560
    @janaayoibnucaydiid7560 4 года назад +1

    #Tanaad Haruuu soco pro

  • @odowaayare9618
    @odowaayare9618 4 года назад +4

    keep going tanaad

  • @kamalkeit7074
    @kamalkeit7074 4 года назад +1

    Tanaad Chanel imikuun kusoo biiray wlhi hadana macluumaad badan kafaaiday ..aadbad umahadsantahya.bro keep going

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 2 года назад +1

    Caadi ma,ahan Ninkaaaan, Nin wax bartay siiba juqraafiga wax badan ka fahansan in aa tahy waà kaa muuqataa. Kaaaape

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 4 года назад +4

    💪wa dhalashadii nabigeni muxamed scw

  • @kalmadamaanta
    @kalmadamaanta Год назад

    Walaal xagee kala soo xiriira aad ban kugu baahnaye 🙏❤️

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 4 года назад

    Masha allah madsanid bro

  • @nimcocilmi2128
    @nimcocilmi2128 4 года назад

    Soo dhig muuqaal kale

  • @Tipzweezy
    @Tipzweezy 4 года назад +2

    I'm the one
    #tanaad I like your voice keep going bro

  • @reallife7665
    @reallife7665 4 года назад

    Mnsha allah Tanaad Alle Haku xafido

  • @zhidk7806
    @zhidk7806 4 года назад +1

    Waa wadanki 1977 itopia noo jabiyey hogaminayyena cidanki midowgi sofyeti inad kahdasho ma'mudna sbbto'ah wadan baba'san weyn

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 года назад

    Tanaaad sxb hore u soco sifiiican ayaaad nooo bartay dalalka caalam ka

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 года назад

    Tanaad mahadsanid
    Doo badi tariikhdiida aduuunka wa fa iiido wacan un aduunka wax laga ogado

  • @suldanabdihassan988
    @suldanabdihassan988 4 года назад

    Mahadi alle ha kaa gaadho macalin

  • @khalidfarah3765
    @khalidfarah3765 4 года назад

    Tanaad tanaad we love you pro✌️

  • @ahmedbudbud627
    @ahmedbudbud627 4 года назад

    Nice taagèero ku hayaa bro

  • @Isaakmafia
    @Isaakmafia 4 года назад +3

    Second ✌️

  • @khalidsomali3482
    @khalidsomali3482 4 года назад

    Zhukran tanaad

  • @ahmeddahir3234
    @ahmeddahir3234 4 года назад +1

    Sxp waxa thy halyey balaarinaaya aqoonta dadkiisa si ay aduunka wax uga bartaan caqligoodana ukaro saxa kuleeyhy hambalyo hambalyo hambalyo zxp kadaalin insh allah

  • @jamacadam7765
    @jamacadam7765 4 года назад +1

    Sidoo kale waantaageeraa channelka tanaad

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад +2

    Plz
    maclumaad ka soo diyaari waddanka
    Andorra👈⚘waan ka suugey na
    insh allah

  • @amiirmaxamed206
    @amiirmaxamed206 4 года назад

    Ana iigu horeeya caawa

  • @zuhaipmuzeh5494
    @zuhaipmuzeh5494 4 года назад +1

    Tanad chanal aan ku xidhanahy

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 4 года назад

    Guulayso Tanaad Masuul sare

  • @kiinkaisking8245
    @kiinkaisking8245 4 года назад +1

    waaawaaaw

  • @zakiamale2806
    @zakiamale2806 4 года назад +14

    Waa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    👇👇👇👇

  • @abdikarimtokyo3872
    @abdikarimtokyo3872 4 года назад +2

    Sxp Mohamed tanaad wxan in badan ka cdsadey dalka qatar🇶🇦 Wana kaa sugyaa Zxp

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 4 года назад +2

    Dalka kuuba dunida ayaan ugu necbahay waayo waxaay ahayd awoodi burburisey somaliya 77 iyado itopiya garap sinaysa 😡😡👊👊👊👊👊

  • @bromy5469
    @bromy5469 4 года назад +3

    Argentina ✍️✍️💝

  • @bestieb6144
    @bestieb6144 4 года назад +1

    Tanaad wad ku Mahadsantahay macluumaadka aad nala wadaagtay lakinse wax mico ah nooguma fadhiyo wadankaan madaama uu yahay dal cadow ah oo nooga heeliye Ethiopia oo la saftay sanadkii 1977 waxoo oonoo yahay wadan cadow ah forever

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +1

      Dave Raaj
      Haa waa runtaa waayo wuxuu saaciday Ethiopia wuxuna gacanta ugaliyay Ogadeni cuba 🇨🇺 ruushka waa cadowgii noo jabshay Ethiopia

  • @rahiimsuldan2426
    @rahiimsuldan2426 2 года назад +1

    Zxp wadan haiti ka hadal

  • @allaahuakbar6047
    @allaahuakbar6047 4 года назад +3

    Anoo Spain Ka dulay Oo Usocda Mexico ayaan cuba trans ku ahaa airportka aya ligu qabtay sadex haben ayaan xabsi airportka ku yala ku jiray cunatada ay cunana mala qabsan kartid awoodna uma lihid inaad dalbato waxa rabto heer waxan gaadhay aan caagad yarisa oo biyo ah ku ibsaday 100 dollar ki na ilalinayay aku dhahnay ani wil kale midkasta 20 kun ayu kusinaya ee airportka bas naga dhax saar wuuba ma dilay ila hada ma ilawo wadankas

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +1

      AMIIR '
      Waa wecelo cuba 🇨🇺👎🏿👇🏿🖕🏿 waana wadankii noo dhabar jabiyay cadowgii Ethiopia 1977

    • @dalmarshow7877
      @dalmarshow7877 3 года назад

      Ma mareykanka ayaad usocotay bro
      imika xagaad joogtaa

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 года назад

      @@amirabukar2913 awal ma sugeysey in gaalo ku hilyaan gal galkle la jraa soma ogid

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 3 года назад

      @@abdirahmanhusien6174
      Haa waan ogahay Mana masugeynin😃

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад +2

    Amarka ilahay marka arko channel tanaad o warbixin.so dhigay iska farxaaa noogi wad szb

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 4 года назад +1

    Ninkan maclumad wangsn ayuu so gudbiyaa. Magaranayo sbbta ay dadka utaageri layihn

  • @Sahalledr
    @Sahalledr 4 года назад

    Marka hore tanaad mhdsanid sxb waxan rabay inaad kaso hadasho dalalka muslimka ee yurub dhaca sida Bosnia.

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 4 года назад +2

    Tankx WlloH ka helaa barshada dunida age 16

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 года назад +4

    Cuba wn necbahay😡😡😡 sababtuna waa dagaalkii 77kii ayay ciidankii ugu badnaaye somalida jabiyy ahayen iyagoo mrkaa ka tirsanaa Sovietkii

  • @kingaaryan3116
    @kingaaryan3116 4 года назад

    first veaw

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +1

    TanaaaD......❤

  • @sadamjoe847
    @sadamjoe847 4 года назад

    Mar un waxaan rajeynaa dalxiis in aan dalkaan u aado I hope so

  • @naasirnani8375
    @naasirnani8375 4 года назад

    First

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    Bro please Thomas Sankara ka soo hadaL ❤️❤️🥺🥺

  • @niin128
    @niin128 4 года назад

    Trikhta ciyrtooyda kaso hdl
    Especially LEO MESSI
    iyo dalka ARGENTINA🤘🤘

  • @ahmeddaadevlogfation781
    @ahmeddaadevlogfation781 4 года назад +2

    Kuba 600 Askari baan ka dilnay intay Ethiopia usoo hilisay kkkk

  • @ahmethassan6611
    @ahmethassan6611 4 года назад +3

    Pro waxn kaa Codsan LaaHa inaa war bixin kaa Soo diyarisiid Wadanka Cyprus

  • @k.miimovlog7694
    @k.miimovlog7694 4 года назад

    👌

  • @k.miimovlog7694
    @k.miimovlog7694 4 года назад

    Waa gruop

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 4 года назад +1

    Sxb thank daqiqadaha ad badisay codsigi thank tanaad wa kanal an wax badan ka barto adunka wadamada

  • @abdulahiabdi5875
    @abdulahiabdi5875 4 года назад

    Sxb waxaan maqlay Cuba waxaa ku taalo saldhig Ruush maxaa ka jiro

  • @suhaibmohamed6073
    @suhaibmohamed6073 4 года назад +4

    Inta tageerrta channelka like igu cimaamad

  • @tufaaxmuuse3143
    @tufaaxmuuse3143 4 года назад

    Zxp in dhaweyd waa lagu laa

  • @nasebgurey158
    @nasebgurey158 4 года назад

    Asc fadlan waxa Ka so hadashaa wadamada yurub qaasatan Sweden

  • @abdallashow
    @abdallashow 4 года назад +2

    Cuba dhul ahaan somaliya ayaa ka wayn bad gaarayo
    637,657 km square....
    Tirada dadka Somaliya gaar ahan inta manta leysku dhaho somalia
    15 Million People................
    Cuba waa dalkii uso hiiliyay ethopia dagaalkii 1977

    • @mohamedahamed3491
      @mohamedahamed3491 4 года назад +1

      Abdalla Show WAn ka harsen dona gaalada futada xun

    • @abdallashow
      @abdallashow 4 года назад

      @@mohamedahamed3491 sax lknse manta waxan u bahanhy hadanu somali nhy wixii hore inan iska hilmaamno

  • @IndhalOfficial
    @IndhalOfficial 4 года назад +1

    Somaliya kasoo hadal sxp

  • @samatarqanciye3439
    @samatarqanciye3439 4 года назад

    Maad warbixin kadiyarisid qays saciidka tuunis iyo doorashadii layabka lahayd ee ka dhacday sxb

  • @NooradinHurdaye1
    @NooradinHurdaye1 4 года назад

    Hooyo

  • @yusuufgeraad5023
    @yusuufgeraad5023 4 года назад

    kooba naas dheer ayeey dhihi jireen somalida

  • @hassanmohamed6153
    @hassanmohamed6153 4 года назад

    Tanad sxbow maa italy mar noo soo gudbiso

  • @cadnaancalinuur9324
    @cadnaancalinuur9324 4 года назад

    North koreo iyo cub

  • @damalproduction7864
    @damalproduction7864 4 года назад

    Microphone noocee ah ayaad wax ku duubtaa
    Muuqaal nooga soo samee su aalo iyo jawaabo
    Thanks pro keep going

  • @hamze.rayga.6075
    @hamze.rayga.6075 4 года назад

    WALAYAAL WANISALAMAY NINKAN YAA HAYE FACBIOKISA AMA INSTAGRAMKISA AMA EHTSPKIISA WALLL REPLY IGU SOO SHEEGA

  • @muniirjr6856
    @muniirjr6856 4 года назад

    Waaar inder dalkaaa haytii maclumaad kaso gali

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 4 года назад

    Dalka Cupa waa dalkii ciidankiisu nooso raacen Ethopia sanadkii 1977.

  • @zakiducale1898
    @zakiducale1898 4 года назад

    Dalka italy .

  • @mesutzakeer3420
    @mesutzakeer3420 4 года назад +1

    Somalia kasoo hadal sxb maxaa kuu diiday wadankga wax naga bar somalia

  • @axmedmukhtaar6052
    @axmedmukhtaar6052 3 года назад

    Mareykanka nooga hadal xaqiiqooyinkiisa

  • @cadnaancalinuur9324
    @cadnaancalinuur9324 4 года назад

    1.qatar
    2.kubo

  • @amiirmaxamed206
    @amiirmaxamed206 4 года назад

    Comment iyo views kaba guul waan salaamayaa #kunaanka kun ee soomali ah ✋🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 4 года назад +1

    *Sxb waxaad ilawday in kuuba yahay wadankii jabiyay soomaaliya dagaalkii 77-kii*

  • @odowaayare9618
    @odowaayare9618 4 года назад +1

    like saar

  • @mohamedahmed3208
    @mohamedahmed3208 4 года назад

    Gacanti ay ka geysatay dagaalki aan la galnay xogtaas aya ina anfaceysa sxb

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад

    Tanaad channel aa jclhy

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад +5

    🙋‍♂️Tanaad🙏
    my channel♥️
    😍:Mahadsanid👈

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 года назад

    Shib ahan qofka hadi ayshaqsiyadada soogalin gar ahan guur yaatahay mala aqon waa miski kulasodarsay aba tajir kulasodarsay waana sineen hakusalanto aba yeey kusalamin sidi jameco mesjid kukulantay ahaa dhulka soomali duurkana badiyo hadi askari wax qashqashado weydilijiren odayal balosodiri jiray magalana askar kumadagdagi jirin amanka guud bulahaa shekada karona waxay noqotay siyasad gulwade soosiyaday siyadna logabixin rabay alahwaclan badi markasa shicibka iridis askari iyo bandow la arkay dad dadka ajanibta doxaya shiki siyad kadib kadib wax dhar cagaran qabo oo qoorta maragadudan uguxiran baa kasoosoko maray askarigi shaqadisina ka qatay askari badalay

  • @najiibabdi8381
    @najiibabdi8381 4 года назад

    Warbixinta dalka الشيشان

  • @yasbagg
    @yasbagg 4 года назад

    Sxb dagaalka 1ad iyo kan 2ad video nooga soo diyaari✌

  • @maxamedhodan5319
    @maxamedhodan5319 4 года назад +1

    You toberada aan taagero waa
    Tanaad
    Ogaansho
    Maanta
    Dedweynaha
    Sahanka xogaha

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 4 года назад

    Vidal casro madaxweynaha cuba 1974 mogadishu yimi waan xasuustaa anago arday ah baan nala kaso waday iskuulkii 15 may saan uso dhaweyno nasiib xumo marko bxay waxuu kadagay itobya waxuna yiri cadawgina waa somaaliya

  • @bilecadeahmed2781
    @bilecadeahmed2781 4 года назад

    Aad uga helay warbixintaan iyo musicada aadka u macaan ee saartay

  • @faisoabdirizaq3513
    @faisoabdirizaq3513 3 года назад

    Cuba

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 года назад

    Sxb barnamij kasoo diyaari burma ama myanmar