Janada Qurba Joogta ? New Zealand Dal Eber ah laakiin Cajiib ah | Juquraafi Ogaansho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 май 2023
  • Sheerxirfad : sheerxirfad.com/
    Koorsada Omar isnhar : sheerxirfad.com/courses/conte...
    Dowlad qani ah lagu tilmaamo wadamada ugu nolosha fiican uguna amniga badan caalamkaan janada qurbo joogta hadiiba aduunkaan janno lagu tilmaami karo .
    saxare aanan lahayn dhulkeedu yahay roob barwaaqo iyo bash bash , dhul ay malaayiin lo’ah gaafwareegayso , caanaha hada adiga guriga kuu yaalo sida anchor lo’da new zealand ayaa laga lisay : midaas waa mid laga dhamaaday
    Markaad aragto New zealnad waxay kuula muuqanaysaa in ay yartahay laakiin dhab ahaantii mayaro waxaa gollanka gashaday autsralia sidaas ayaa loogu malaynayaa jasiirad yar
    heer ay ka weynatahy boqortooyada ingiriiska ee aslan dadka maanta news landayska lagu magacaabo ay inta badan ka imaadeen waana dhulalkii uu ingiriisku qabsaday kadibna dal lagu magacaabay sida Australiya . mowduuc muhiim ah ayaan ka samaynay hadii aad danaynayso cinwaankaan ku baar .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 242

  • @ogaansho
    @ogaansho  Год назад +76

    Sheerxirfad : sheerxirfad.com/
    Koorsada Omar isnhar : sheerxirfad.com/courses/content-creation-training-tababar/

    • @greatethingstakegreattime5263
      @greatethingstakegreattime5263 Год назад +5

      Xariif 20 dollar mia Editing dad uga qadaneysaaaaa😂 Manta Courses kaas waa freeee

    • @Husni_l
      @Husni_l Год назад +1

      @@greatethingstakegreattime5263aad iyo aad😂

    • @mr__esca1559
      @mr__esca1559 Год назад +1

      Asc ustaad noo soo badi ARIMAHA Juqraafiga iyo Taariiqda

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 Год назад

      @@greatethingstakegreattime5263 kudarsoo magaca iyo fikradda waxan uu xayasiinayo "skillshare" ayay kasoo xadeen. koorsooyinka bilaashka ah ee youtube ku jira ayaa katayo fiican, oo ka wakhti dheer xataa (xagga miridhada).

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 Год назад

      ​@@SAF.3861😂😂😂 War ragga halaga faiideysto waa aqoonyhno waqtigooda iyo cilmigoodii dadka u hurayee dhabcalow 😂😂😂

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 Год назад +37

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar❤❤❤❤❤

  • @hudaosman5762
    @hudaosman5762 Год назад +44

    Walalayaalow goos baa aad iixanuunaya in ilahay icaafiyo isoo duceya 😭

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli Год назад +1

      Alle haku caafiyo shaah madaw karso wal oo bilaa sonkor ah

    • @Ahmed_fc19
      @Ahmed_fc19 Год назад +2

      Allaha ku caafiyo wll

    • @abdirahmaanhassan6633
      @abdirahmaanhassan6633 Год назад

      Abaayo meel aan kala xeriro hadii aad le dahay iso sheg

    • @hudaosman5762
      @hudaosman5762 Год назад

      @@Ahmed_fc19 aamiin

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Год назад +3

      Alla walal xanuunka wankula daremayaa Alla gows xanuun badnaa wll dhagayaraha ku qabo, marka uu hada xanuunka ku daayana coal gate ku cadayo oo cadayga caadiga ah iska jooji, colgatekaa jeermiska aad u dilayso. Alla ayaan kaaga baryay caafimaad degdeg ah.

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Год назад +38

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Год назад +14

    Kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

  • @Ogaaltube
    @Ogaaltube Год назад +6

    Waxan aad iyo aad ugu mahad celinaya macalinkayga ogaansho waxan wax ka baranayay mudo ku dhaw 10 sanno allah ha kaa abaal mariyo❤

  • @hadillaium
    @hadillaium Год назад +5

    Juqraafiga saaid ugu xisay 2018ki noogo danbeyse😂 mahadsanid omar😊

  • @hebanoura2242
    @hebanoura2242 Год назад +8

    M.a channelkan wax bdn ayaan ka faa'iday alxm wllkey allaha ku xafido reer comment ma ahi waa marki iigu horesay aan cmmnta ka so bixiyo❤️✌️

  • @samadoon1036
    @samadoon1036 Год назад +1

    Juquraafiga waan jeclahay waa cilmi wax un aad ka faaiisayso.....shukran wll cumar inshaar ❤

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Год назад

    Mahadsanid ustaad Cumar iishaar

  • @jaaburiaden6837
    @jaaburiaden6837 Год назад

    Mahadsanid Ustaad Omar ,Allahay hanoo kaabarakeeyo.

  • @haajiguray361
    @haajiguray361 Год назад +3

    Noo soo badi ustaaad dadka kugu xidhan aad bay u jecel yihiin xaqadahan 👍👍

  • @cabdimajiid9352
    @cabdimajiid9352 Год назад +2

    Mahadsanid

  • @mahadsports2030
    @mahadsports2030 Год назад

    Omar inshaar 🙏🙏allaha ku barakeeyo wll

  • @SergioYare
    @SergioYare Год назад

    M.a aad baa umahadsan tahay brother omar inshaar noo soo badi mowduucyada la xiriirta juqraafiga

  • @mascuudali2785
    @mascuudali2785 Год назад

    Soo badi Muuqaaladan oo kale Ustaad Waa jeclahay arimaha Juqraafiga

  • @kuzgun2679
    @kuzgun2679 Год назад +3

    Selam Cumarow, marar badan waan isdhahay ka codso inu so badiyo mocduucada juqraafiga iyo taariikhada, xili dhow maadan so dhigin gaar ahan wx sidan cml juqraafiga ku saabsan, xiliyada aan waxa cuno baan dhageysta fiidiyow yadaada wlhi waana jeclahay ma fahanty. Marar badan baan isku dayay in aan kuwii hore raadiyo lkn 99% kamid ah wan dhageystey mar hore. Sida darted wxn kaa codsan lahaa in aad so badiso ciwanadan.

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Год назад

    Ustaad cumar inshaar بيض الله وجهك

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад

    Soo Badi Arimaha Juqraafiga Mudane👏👌❤❤🤝🏻

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 Год назад

    Thnks cumar

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 Год назад

    Masha alah wadankan si baan uga sugayay xog mahadsanid cumar inshaar

  • @mahadsomali4251
    @mahadsomali4251 Год назад

    Special Topic thanks bro

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Год назад

    Mansh allah mahadsanid wlo

  • @realog2022
    @realog2022 Год назад +15

    800k comingsoon 💪👑🐐 omar ishar the best Somali RUclipsr
    Next year 1m🎉🎉🎉🎉

  • @awilauthor5769
    @awilauthor5769 Год назад +7

    CONGRATULATIONS 🎉🎉 800K SUBSCRIBERS 🎉🎉❤❤❤❤

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Год назад

    Mahadsanid ustad

  • @KhaalidQuresh-lw7gj
    @KhaalidQuresh-lw7gj Год назад

    Thank you omar inshar
    Mahad sanid omar inshar. شكرا يا عمر انشار

  • @aliqalinle1
    @aliqalinle1 Год назад +4

    Masha Allah

  • @Ogaaltube
    @Ogaaltube Год назад +9

    Asc walal cumar inshar iyo dhaamaan bulshawaynta ku xidhan kannaalka ogaansho ee aadka u faa iidada badan.
    Waxan ka codsanaya dhaamaan aqoonyahanada ku xidhan ogaansho inaan gaadhsiino,
    Kannaalka ogaansho 1M waayo meel aan wax ka barano uma qalmo 800k iyo wax ka badanba
    Dhalinyarada ku xidhan ogaansho way gaadhi karaan 10M marka kannaalka aan kor uqaadno dhalinyaro❤

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 Год назад +3

    Golden voice ❤❤

  • @user-ov1ej6gt2k
    @user-ov1ej6gt2k Год назад +1

    أدعم بك ياأخي عمر إلى التقدم ياإخي

  • @hamdiyusufxuseen4530
    @hamdiyusufxuseen4530 Год назад

    Thanks my brother

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 Год назад

    Waa adoo dalkaaga joogo caalmka wax kabaro shukran ustaadunaa👍🙏

  • @adandhux1434
    @adandhux1434 10 месяцев назад

    Keep going my brother

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 Год назад

    Mahadsanid sxp

  • @abdulmohammed7039
    @abdulmohammed7039 Год назад

    Jazakallah

  • @MaxamedCllaahi-cg8yn
    @MaxamedCllaahi-cg8yn 8 месяцев назад

    Masha allah aqliga alle ku baladhi pro wxd tahy somaligii kowad een arko ee aragtidiisu dhaafsan thy bila macniga wxd thy legend aragti dheer codkiisana lagu raxaysto youtuber adiga moye ma jiro youtuber kle wxd thy special one ❤

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 Год назад

    masha allah

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад +3

    Wonderful Country 🇳🇿

  • @user-bo3dw6uz3h
    @user-bo3dw6uz3h 3 месяца назад

    Wllky ilahy haku xifdiyo❤😊😊

  • @ayanlehfitness4783
    @ayanlehfitness4783 Год назад

    Mahadsaniid sxb omar inshar sxb wan jeclahay mawducayashaa oo kale

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Год назад

    Mashaa Allah

  • @KunasoMedia54
    @KunasoMedia54 Год назад

    mansha allah

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Keep going

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 Год назад

    Hello ustd omar inshaar

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 Год назад

    Asc in mahadsanid

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 Год назад

    Omar juquraafiga toddobdkii hal mar soo diyaari 🎉

  • @magacahore-xs3lc
    @magacahore-xs3lc Год назад +3

    ALLAHUMA Sali wasallim calaa muxamed sallahu Calayhi wasallam

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Год назад

    800k coming soon in sha allah ustaad 0mar ❤

  • @Hazamo
    @Hazamo Год назад

    Wad mahadsantahay wall cumar

  • @kerroadam
    @kerroadam Год назад

    Ustaad cumar, Masha allaahu. Custamka sida loosoo celiyo waataqan. (Kaftan)

  • @cabdiraxmaanxasan8929
    @cabdiraxmaanxasan8929 Год назад

    Mahadsanid whatsappkaaga ii reeb

  • @mahamuudcabdi1351
    @mahamuudcabdi1351 Год назад +1

    Asc Cumar wll qali 🙏🙏barnaamijka qisooyinka al fadaa قصص الفضاء video ah no sosamey plees codsi wy

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Год назад +1

    sxb iisoo ducee xaalad caafimaad hargeisa kasoo salaamayaa
    alaah khayr hakusiiyo

  • @Ismaotii
    @Ismaotii Год назад +6

    New Zealand 🇳🇿 dal aan wax badan ka bartay ❤❤

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 Год назад

    M.a Allah

  • @inaahmet
    @inaahmet Год назад

    Macalin omar inshaar 🫡

  • @yunisabdi8114
    @yunisabdi8114 Год назад

    Wellington baa kaa soo salaamayaa wll cumar

  • @user-of3gw3tj7n
    @user-of3gw3tj7n Год назад

    Bro joqoraafiga soo badi muqaalada joqoraafiga

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 6 месяцев назад

    M.a pro

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg Год назад

    Noo soo badi sxb

  • @wallaalkasamalida329
    @wallaalkasamalida329 Год назад

    Anaa jecel huquraafiga ☝️☝️☝️

  • @Maalik4453
    @Maalik4453 Год назад

    Fiiri wll AI ka soo hadal

  • @haadkaduulamohamed8201
    @haadkaduulamohamed8201 Год назад

    Juqraafiga noosoo badi wll cumarow

  • @xaashi_3
    @xaashi_3 Год назад

    M.a wlle

  • @mohammedeeqibrahim8335
    @mohammedeeqibrahim8335 Год назад

    M.a wll INSHARow Aniga zaaid Ayn ujclhy geography ee barnamijidan noo Soo badi

  • @omarinho77
    @omarinho77 Год назад

    Legend🥰

  • @ashrafshijaaci4565
    @ashrafshijaaci4565 Год назад +1

    Mid kamida videoska aa ku celceshan doono i.a
    Noo so badi ustaad adoo mahadsan

  • @qorsheeyechannel6185
    @qorsheeyechannel6185 Год назад

    Soo badi xalqadaha noocan ah iyo kuwa hawada Sare ku saabsan

  • @user-op8rw1tb1p
    @user-op8rw1tb1p Год назад

    Team geography salaamA

  • @cabdishakuraxmedmuuse8121
    @cabdishakuraxmedmuuse8121 Год назад

    YAAAAAAAH

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Год назад

    Waan dhownahY __________
    أخي الكريم 🤍🎤🔥🤚

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Год назад

    Noso Badi Ustaad

  • @Gamegame78626
    @Gamegame78626 Год назад

    Wlkei ogansho 800k coming soon 🤗

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Год назад +1

    kasoohadal gumaadki ruushka sharkiska shaarkisada sandguuradeedii weeye maalmahan mahadsanid qadiyad muhiima weeye caadil sxb

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Masha Allah wll waxan kaga hambaliyenaya channel kada hoor marka ad kaa sameysay waxan ku weydiiyey maxad uu tiire yutuber maahid cumaroow??

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 Год назад +1

    Wll cumar waxaan ku waydiyay sheerxirfad muqalkad ka samaysay waxay noogu shegeen inay jiraan course free ah lkn markan galay ma arag

  • @R.R.R.R15
    @R.R.R.R15 Год назад

    Ustaad Omar inshaar Jazakallah khayr Xaqiiq Anigana wadanka NZ 🇳🇿 Ku Nool Wana inta Ad shegtay 😍 Ustad Mawducyada noso badi

    • @namouyamahmoud1834
      @namouyamahmoud1834 Год назад

      Wll inaan kula hadlaan rawaa meelaan kaalasoo xiriiro mi iisheegi kartaa please

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 3 месяца назад

      Wllo inan kula hadlaan rabaa markaa haday macquul tahay iso jawab

    • @juweriaahmed7271
      @juweriaahmed7271 Месяц назад

      Pls inaa kula hadlo ayaan rabaa waan usoosocdaa meesha warbixin igasii

  • @tukeyare6841
    @tukeyare6841 Год назад +1

    Cumar zxp elen musk ka so hadal iyo robot kisa

  • @Daci_Feisal
    @Daci_Feisal Год назад

    800k COMING SOON ✨😯

  • @aminabdirahmanmohamud1351
    @aminabdirahmanmohamud1351 Год назад

    Walal omar inshaar waxad kaso hadashaa xuduuda belarusia iyo poland hada xaalad adag ayaa ka taagan

  • @magacahore-xs3lc
    @magacahore-xs3lc Год назад

    Wcs wll

  • @axmedsalaan1543
    @axmedsalaan1543 Год назад

    نيوزيلندا جنةالله فوق الأرض ❤❤❤

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics. Год назад

    Ustaad waxaan rabaa inaan ka mid noqdo dadka wax ku soo gudbiyo Sharexirfad marka sideen idinkula soo xiriiri karaa?

  • @nia8672
    @nia8672 Год назад

    👌👍👏

  • @abdullkadirhaybe9465
    @abdullkadirhaybe9465 Год назад

    waxaad kamid ahay dadka xiiseeyo juqraafiga noo soo badi mahadsanid

  • @COSTA..USA.1
    @COSTA..USA.1 Год назад

    800k comen soon plz icaawi cimar plz icaawi walalkay

  • @abdilahiaskari-sq3cf
    @abdilahiaskari-sq3cf Год назад

    1m next year 2024

  • @Mudane.
    @Mudane. Год назад

    Dadka Juquraafiga Jecel🫡🫡🫡

  • @SahraHaybe-xo5hw
    @SahraHaybe-xo5hw Год назад

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Год назад

    ❤🎉

  • @xamzesaciid145
    @xamzesaciid145 Год назад

    Omar Wadamada Ayaa Ku Fican tahay inaad ka ha dasho

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 Год назад +2

    Sida lugu tagi karo neh Maa Nala wadaagtid

  • @jamilomuxamad8015
    @jamilomuxamad8015 Год назад

    Scw scw scw

  • @ridwaanhaashi3174
    @ridwaanhaashi3174 Год назад +2

    New zealand ama Canada waa meelaha aan Iman rabo u guuro 10ka sano sol socdo kadib I.a

  • @thugplayer12
    @thugplayer12 Год назад

    Masha Allah. Waa mesha aan ku noolahay for the last 22 years. North Island aan dagan nahay. Wadan ka fiican ma jiro nolal iyo bulshada wadanka. Waa dal dadka dhan is ixtiramaan diintaada iyo midabkaaka. 20 minute oo dhulka safar aad gashid waxaad isdhi adoon kale aad jogtaa. Yacni waa meel wada qurxoon oo indhaha u roon. Ilaahey waxaan ka baryayaa Mar uun Somalia saan ka dhigaa amni iyo dad is jecel

    • @abdirahmanhassen4816
      @abdirahmanhassen4816 Год назад

      Masha Allah sxp ani Ethiopia 🇪🇹 ayn kasoo baxaya bisha July new Zealand ayn imanayaa ilaahey nbd haigu keeno

    • @cabdixakiim1527
      @cabdixakiim1527 Год назад

      Sxb side logu heli kara please waa rabaye❤

    • @abdirahmanhassen4816
      @abdirahmanhassen4816 Год назад

      ​@@cabdixakiim1527 sxp ani qaxooti ayn ku imanayaa

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 11 месяцев назад

      @@abdirahmanhassen4816 sxb ma tagtay sidee process nocee ah ayaad u tageysa passport ethopia ayan haystaaye

    • @juweriaahmed7271
      @juweriaahmed7271 Месяц назад

      Wllo pls information iga sii haddaan kusoobaxo visa dalxiis ah ma iqaabilayaan tolow

  • @cabdinasirdeeq2359
    @cabdinasirdeeq2359 Год назад

    Sxp nest Norway 🇳🇴

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Год назад

    Wcs

  • @nasteexoyaasiin
    @nasteexoyaasiin Год назад

    Mahdsnid

  • @user-us9fc7tv4w
    @user-us9fc7tv4w Год назад

    Email ka walaal sidee loo sameemeeyaa maqaano