Jasiirad aan aqoonsi heesan kana dhaqaale badan 174 Dal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2019
  • Waa muuqaal kamida muuqaalada ku soo qaadano xogaha iyo xaqiiqooyin ku saabsan dalalka caalamka.
    Fadlan ku soo biir Channel-ka oo Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 150

  • @apdalladybala9293
    @apdalladybala9293 4 года назад +48

    Inta jiif ku daawanaysa
    👇

  • @mudanemudakar8456
    @mudanemudakar8456 4 года назад +3

    Mahadsanid bro Twain wax badan, dad badan tusaale waan ugusoo qaatay marka qof soomaliland ka yimid aad wax qabad la,aanta iyo musuqmaasuqa qabyaalada jirta aad usheegto uu markiiba lasoo boodo naylama Aqoonsana uu aqoonsigaba uhaysto lacag guuraysa qof walba wuxuu qaysado ayuunbuu leeyahay dhamaan soomaaliyeey

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад +27

    Wadamadda An Aqoonsiga haysan❗
    (1)Taiwan, china)
    (2) kurdistan, iraq)
    (3) Catalonia, spain)
    (4) Kosovo, serbia)
    (5 western sahra, marocco,)
    (6)Somaliland,
    (7) Andorra, france)
    (8) Hong Hong, china)
    (9) Biri tawil, sudan)
    (10) Alaska, states of America

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 3 года назад +3

      Somaliland- somalia 🇸🇴

    • @ninculus7490
      @ninculus7490 3 года назад

      Andorra waa Nation La aqoonsan yahay
      OO madaxbanaani buuxda hayzta

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 2 года назад

      @@YuusufShuaib77 😂😂😂😋 somaliland republic 26 Jun bal itus meel ay kaga mid tahay somalia marka laga tago 9 sano oo midaw xarani jiray toos sxb1960 waxa laga joga 62 sano 62÷2=31 somaliland republic intasay aqoonsi radinysa

  • @xaqiiqraadis4014
    @xaqiiqraadis4014 4 года назад +12

    Hayaay ana u horeeya liketa hayla gafina

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 года назад +11

    Somaliland 😍 barajeyen

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 4 года назад +8

    Illahow aqoonsiga noosoo dedeji somaliland we will recognize insha Allah
    Farta taaga reer somaliland

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 4 года назад +20

    Taiwan🇹🇼 maclumaad cajiib ah

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад +12

    Bro nosoo gudbi Maclumaad Ku saabsan mangolia🇲🇳

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 4 года назад +26

    Sxb Brunei mowduuc kasoo diyaari dalkaan yar ee "aan si fiican loo aqoonin "
    " Codsi tixgil brother

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa 4 года назад +10

    nio soomaalidu xaasidsanaa war ninka like usaara maadaama uu waxyaabo badan oo naga daahsoon noosoo gudbiyo waa maxay 7k viewers and 500 like

  • @abdisalanmohamedosmanguure2363
    @abdisalanmohamedosmanguure2363 4 года назад +20

    2 consective video
    First like
    First comment
    First view
    Tanaad ❤

  • @mazcuudabdirahman2536
    @mazcuudabdirahman2536 4 года назад +7

    First one ahy cidii kaheshay tarikhdan like saar

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 года назад +7

    Somaliland taiwan haku dayato

  • @xogbaar4119
    @xogbaar4119 4 года назад +8

    dadku haday nolashoda hormariyaan uma baahna aqoonsi

  • @dhinaansho5710
    @dhinaansho5710 4 года назад +6

    Muuq baahiye Tayo sare leH
    Tanaad 💫

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +2

    Thank you Tanaad

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 года назад +4

    Thanks brother Keep going 👍👍💕💕

  • @buraale134
    @buraale134 4 года назад +2

    Sxb wad mahad santahay wlhi wax badan ban ka faiday mashallah

  • @Hassan-gd2dk
    @Hassan-gd2dk 4 года назад +6

    Tanaad wllhi so jeedintada iyo hadalkaga laga daalayo lagama caajisayo hore usoco

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 4 года назад +2

    mahadsanid sxb nooso badi video aa soo gelisid

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад +2

    Masha allah😍 masuul sare👌
    halka ka haay shaqad aad noo haysii
    ❤Tanaad👏👏

  • @rizakdheere5792
    @rizakdheere5792 4 года назад +4

    wa.la so.daah dee zxp👌👌

  • @gamutenasir4305
    @gamutenasir4305 4 года назад +4

    Fadlan USA kahadal Iyo Waliba Dhaqaalihiisa

  • @mucawiyachannel4443
    @mucawiyachannel4443 4 года назад +7

    First view in 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Faqar2024
    @Faqar2024 4 года назад +4

    Masha allah

  • @zaynmalik4485
    @zaynmalik4485 4 года назад +5

    Asc tanaad

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 4 года назад +1

    Maraykanku si dadban ayyuu u aqoonsanyahy Taiwan

  • @zakarieabdukadirmohamed6187
    @zakarieabdukadirmohamed6187 4 года назад +2

    hore usoco masuul in lagu dhiira galiyo waad mudan tahay

  • @hanadtheone7634
    @hanadtheone7634 4 года назад +4

    Xi Jinping Madaxweynaha Chineseka ah waa ninka ugu awooda badan aduunka sida ey sheegtay majalada Forbes

  • @MuuqaalPro
    @MuuqaalPro 4 года назад +4

    Hadii aad xiiseyso barashada Video editing / Graphic Desine / Androide apps Iso booqo💻📱
    TANAAD 👐

  • @olivaool9221
    @olivaool9221 Год назад

    Mr Tanaad, muuqaalo ka soo samee dhagaxan Biiroodh, iyo dhagaxaanta qaaliga ah. Waan rejaynayaa in codsigaas aad tixgelin doontid. Mahadsanid

  • @maxamedadam4151
    @maxamedadam4151 4 года назад +2

    GO FORWARD

  • @hawrar
    @hawrar 4 года назад +1

    Welcome tanaad

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 года назад +4

    Canadana nosoo geli insha allah kaa sugeynaa

  • @mohamedhussein9184
    @mohamedhussein9184 4 года назад +10

    Asc sxb, wanka kaaga mahad celinayaa Barnaamijyada qurux badan ee tayada sarreeya eed nosoo gudbiso anigoo runtii waxyaaba badan ka faa, ideysa.
    Intaas ka kadib sxb waxaan kaa codsanayaa madaama aanka mid ahey dadka Channelkaaga ku xidhan kamid ahey inaad barnaamij nooga soo diyaariso wadanka ama dalka aan la aqoom saneeyn ee la dhaho ( KOSOVO 🇽🇰) ee ka tirsan Yurub. Wankaa rajeynaya sxb. 😊

    • @abdifitahahmedshador628
      @abdifitahahmedshador628 4 года назад

      Mohamed hussein kosovo wa la aqonsaday wa wadan yurub ka ciyaaro

    • @mohamedhussein9184
      @mohamedhussein9184 4 года назад

      @@abdifitahahmedshador628 dalalka qaar haaa sxb lkn maahan mid xafiiska qaramada midoobey ama aduunka dhan aqoon yahay yahay,

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 4 года назад

      @@abdifitahahmedshador628 Kosovo🤔ma dal ee waa gobol kamid ah dalka seribiya

    • @abdifitahahmedshador628
      @abdifitahahmedshador628 4 года назад

      Faysa Yusuf haa lkn sidaas oo ey tahy qarama yurub ayey ciyareysa

    • @abdifitahahmedshador628
      @abdifitahahmedshador628 4 года назад

      Mohamed hussein haa waxan ku arky iyado ka ciyareyso qaramada yurub

  • @cabdallakosar9572
    @cabdallakosar9572 4 года назад

    masha allah sxb waad ku mahad sanatahay

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 4 года назад +5

    Somaliland igusoodhacde😂

  • @abdulaahiwarsame6856
    @abdulaahiwarsame6856 4 года назад +2

    Habeen wanaagsan asxaabta

  • @caliqani3475
    @caliqani3475 3 года назад +2

    Dalkeena somaliaba waa sida china awood difaacan karta dhulkeeda coz somaliland 30 sano wax aqoonsadaa la,la yhy taasaa ka dhigan inaan awood uleenahay difaaca dhulkeena

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 4 года назад +2

    sxp waxaad kasoo hdasha sandalada brunei iyo honkong iyo macau thanks tanaad.

  • @yaxyemaxamed3110
    @yaxyemaxamed3110 4 года назад +2

    Asc sxbka qarson

  • @xasantopofficialchannel8535
    @xasantopofficialchannel8535 4 года назад +8

    Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Go'aanka Maxkamadda cadaaladda aduunka ICJ
    👉Halkan ka daawo👇
    ruclips.net/video/NcS__SVkw9g/видео.html

  • @abdishakuursabriye5776
    @abdishakuursabriye5776 4 года назад +4

    Sweden Internet kaama soo jiro Awoowe

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 4 года назад +3

    SXB DALKA YEMEN WARBIXIN KASOO SIYAARI

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 4 года назад +2

    Mashallah.waa.wadan.horo.maray.ilahy sidaa.iyo sikaficn naga dhig guul.somaliya.mahadsanid.wallky saa nogu sogudbisay

  • @dgmarwan7165
    @dgmarwan7165 4 года назад +2

    thnks full sxb

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 4 года назад

    Mahadsanid Tanaad

  • @suldanabdihassan988
    @suldanabdihassan988 4 года назад

    Mahadi alle ha kaagaadho bro💎💥

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 4 года назад +9

    Sxb qomiyada taybeed shiinaha gumesto war bixin inoga so diyari

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 4 года назад

      Waa isla ayaga uun taybeedu shiinaha gumeysto

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 4 года назад +3

    M.a wll waxaan ahay qofka ugu horeeya waxaana markasta kaa codsadaa muqaal ku saabsan dalka Sweden

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад +2

      Inkastoo Janaalada Soomaalida qaar ka hadleen dalka Sweden hadana waa balan in aan tixgaliyo codsigaada,waxaana ka eegi doonaa dhinacyo kale anigoo aan ka tageen xogaha guud. mahadsanid.

    • @salaadabdalla9052
      @salaadabdalla9052 4 года назад

      @@Tanaad mahadsanid wll inbadan sida aad utixgalisay mahadsanid wll inbadan

    • @salaadabdalla9052
      @salaadabdalla9052 4 года назад

      Hormar wacan wll waxaan ahay qof taageero buuxa kuu ah mahadsanid markale

  • @zeralkarindahir4125
    @zeralkarindahir4125 4 года назад +6

    First views

  • @ahmedabdimuuse8025
    @ahmedabdimuuse8025 4 года назад +4

    luuqada ay ku hadlaan dadka reer Taiwan noo sheeg

  • @samriiyed8684
    @samriiyed8684 4 года назад +4

    Sxb tanaadow maxaad Somaliland ugu soo qaadan weydey
    Barnaamij hadiiba aad kasoo qaadatey Taiwan

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 4 года назад

      Kkk war somaliland ma jiro e wadanku wa somalia

    • @samriiyed8684
      @samriiyed8684 4 года назад +4

      Hhhhhhhhhh xageee ayaa Somalia layidhaa
      Sxb waxaan kuu sheegaya in dafiiraadu ayna waxba aaaney tarrin
      Shiinuhu 70 sano ayuu lahaa Taiwan ma jirto
      Isaga oo waliba awood milltry leh
      Adiguna dafiraadad la soo taagnow 100 sano
      Insha Allah

  • @cabdiqanideeqsi2858
    @cabdiqanideeqsi2858 4 года назад +2

    Walayal comanetiga waxa qiimo leha kaga hadala oo inga daaya like isaar iyo subscribe waxa looma bahaana soomaali wada youtuber ah caqaliga ma galyso badhkeenow ogalaaada inyanu noqono daawadayaal

  • @ahmednor6223
    @ahmednor6223 4 года назад +2

    Wax badan ayaan ka faa iiday hore usocda

  • @saedali5183
    @saedali5183 4 года назад +3

    Hongkong noogu xiji sxp

  • @mahbubjaqanaf3674
    @mahbubjaqanaf3674 4 года назад +7

    Zomalilnad o an biyo izmarin ma moooda taiwan

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 года назад

      Mahbuub said sxp waxaynu kala mid nahay kaliya waa midnimada somalia waa muqadas halka iyagana la leyahay midnimada shinuhu waa muqadas kkkk war anaga wax aragnay

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 4 года назад

    dadweynaha sharafta leh ee Soomaaliyeed waxaan idoon soo wadnaa Somali short Films aad u qosol badan Fadlan Nasoo booqda Subscribe saara Channelka

  • @sayidalih34
    @sayidalih34 4 года назад +4

    GO forwad👉

  • @WacaalProduction
    @WacaalProduction 4 года назад

    Mshlh wax badan ba idinka faa'iiday Tanaad Hore usocda

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 4 года назад

    Dageero buuxo ku ahay Tanaad guulayso

  • @saedjaanbiir7579
    @saedjaanbiir7579 4 года назад +7

    SOMALILAND insha Allah sidaaso kalay noqon.

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 4 года назад +2

    Jaziiraddan aqoonsigeeda waxaa hortaagan shiinaha

  • @mahameddeeq1037
    @mahameddeeq1037 4 года назад +1

    waxad kashoo hada shaa Honkok iyo chiyna moxowka rabaa rabshado ayaa ka jiro

  • @samobabayaro3939
    @samobabayaro3939 4 года назад

    Very good tanaad

  • @laftageelabadha5748
    @laftageelabadha5748 4 года назад +3

    Somaliland?

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 2 года назад +2

    M.a👑✅

  • @somaliwayn9315
    @somaliwayn9315 4 года назад +1

    TANAAD WAXAAN KULA TALINAYAA XOGAHA WADAMADA MARKAY SOO GUDBINAYAAN INAY DIIMAHA WADANKAAS LAGA AAMINSANYAHAY

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 4 года назад +3

    soomali hadaanahya maxaa na hysta waa yaabe waxaan u maleendonaa in la qabsandoono

  • @sportschannel6987
    @sportschannel6987 4 года назад +1

    Wll dallka aan la aqoon saneen eee is aqoonsan noo soo ban dhig

  • @NugaalFilms
    @NugaalFilms 4 года назад +2

    #TANAAD

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 4 года назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💪💪👏☝

  • @somalistudio1853
    @somalistudio1853 4 года назад +2

    Maanta oo ay tahay 1 july
    Waxa xidhiidh dublumasiyadeed
    Yeeshay somaliland iyo Taiwan

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад

    Allaahu akbar

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 4 года назад +8

    Taiwan io somaliland ba isku mid ah kk hdaad ila ogaaty life isaar

    • @bashiirali1090
      @bashiirali1090 4 года назад +1

      Isku mid yaa ka dhigay marqaan land si kastaba ha noqoto soo jireenka dhaqankii Somali nimada dadka kaga sareysaa

    • @ahmedsaed7602
      @ahmedsaed7602 4 года назад

      @@bashiirali1090 war soomaali ma cid aan ahayn ayaa jira mida kale dhaqanka reer somaliya Ku faanan ma ka niikada inlayn dhaqan malihidiine

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Subaxanallah

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 4 года назад

    Ilahow chine burburaaa muslimintiii bay cadaaabeeen

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Tanaad scw fariid

  • @siciidshabac3960
    @siciidshabac3960 4 года назад

    Sxb saldanada Brunei ka soo diyari mowduuc plz waa ku sugayna

  • @xamdiabdikariim675
    @xamdiabdikariim675 4 года назад

    Wllk ado video wadanayo aya mopelka tuug iga dhacay cml wlhi blhi tlhi xalay

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 года назад

    Waa waxay Somalia Ku hayso Somaliland oo ay u hortaagan tahy

  • @maryanaragsan1726
    @maryanaragsan1726 4 года назад

    Wll waxaan kacodsanaa in aad noogu soodarto casibadeedu dalka aad kafaah fahineyso warahay wad hadad ifahantay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Somalia ka fiicantahay

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад

    Waa ku qanacnay so diyaarinta barnaamijtada

  • @ahmedsaed7602
    @ahmedsaed7602 4 года назад +2

    Reer Somaliland dalkeena saaso kale waynu ka dhigi karnaa hadaynu isku tashano

    • @asaldhalad4746
      @asaldhalad4746 4 года назад

      Ahmed Saed waa runta pro

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 4 года назад

      Ahmed Saed walalo anogooo Afrikan ba nahay qabyalad lagu daray😞

  • @sadiiqciise2186
    @sadiiqciise2186 4 года назад

    tanad bro tarikhaha no so bdi channelkga wn ku hysta

  • @zamiirindho5381
    @zamiirindho5381 4 года назад

    Hong Kong xog kusaabsan soo diyaari

  • @cabdicasiismaxamed9708
    @cabdicasiismaxamed9708 Год назад

    Waraa waraa

  • @lamakbullale
    @lamakbullale 4 года назад +3

    1111

  • @abdirahmanmohamud5466
    @abdirahmanmohamud5466 4 года назад

    Sxb Burnie waa wadan asagana aad u kory dhan kaste macluumad nooga soo samee

  • @yaxyemaxamed3110
    @yaxyemaxamed3110 4 года назад

    Dib ugulabo shekoyinka Somaliya

  • @mohamedhassanaden1593
    @mohamedhassanaden1593 4 года назад

    Xuusid mudana bisinka (maa qanisinta)
    Waaxan uu maleya inad qadantay sxb raali iga noqo

  • @xareed1
    @xareed1 4 года назад

    african is brave

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Kushina

  • @jaleefanofficial3743
    @jaleefanofficial3743 4 года назад

    Waxaan jeclaan lahaa in aad taariikhda dalka cadaawada darani uSa kale dhaxayso we cuba aad nalawadaagtid

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Ohama

  • @armanabdul1643
    @armanabdul1643 4 года назад

    Videogan Kan xiga Pakistan inaga soo dhig

  • @cabdallakosar9572
    @cabdallakosar9572 4 года назад

    Sida wanaagsan oo noogu soodiyaarisay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Turmp wuu qas badnaa

  • @jamaljcc7693
    @jamaljcc7693 4 года назад

    Ninow noo soo diyaari qisadii alibaba