Farm Somalia
Farm Somalia
  • Видео 88
  • Просмотров 636 684
THE ONION THRIPS: Cayayaanka Dhibaateeya Beeraha Basasha nuucyadiisa
Cayayaankan wuxuu kujira kuwa ugu dhibka badan ee dalagyada dhiba. Waxaan kahadlaynaa waxa uu yahay life cycle kiisa iyo maarayntiisa. Fadlan kafaa'idayso.
Просмотров: 4 393

Видео

Sidee Cuduradu Ugu Fidaan Dhirta?
Просмотров 5 тыс.2 года назад
Cuduradu waxay saameyn xun ku leeyihiin dhirta iyo xoolahaba waxayna saameyn ku yeeshaan waxsoosaarkaagii inta aad suuqa gayn kartid. Lkn suaashu waxaa weeye sidee cuduradaas kufaafaan oo inta geed katagaan ay mid fiyow ugaaraan. Suaashaas ayaan uga jawaabaynaa videowgan.
Qaybii 2aad: Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
Просмотров 3,2 тыс.2 года назад
Beeraha basasha cudurada kudhacaa wey badan yihiin waana muhiim in labarto. Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa qaar kamid ah cudurada kudhaca beeraha basasha. Fadlan kafaa’idayso una gudbi walaalaha kale. Mahadsanid
Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
Просмотров 4,8 тыс.2 года назад
Waxaa jira cuduro badan oo beeraha basasha kudhaca. Qaar waxaa keena fungus, virus iyo bacteria. Waxaa kale oo jira cayayaan dhibaato ugaysta lkn fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa cudurada kudhaca basasha qaar katirsan oo waliba muhiim ka ah barriga Africa. Fadlan kafaa’idayso una gudbi walaalaha kale. Mahadsanid
Sida Loo Maamulo Nafaqada Nitrogen ka ee Beeraha Basasha
Просмотров 5 тыс.2 года назад
Nitrogen la'aantiis, inta badan dalagyada aduunka ma jireen. Marka beeraley kasta oo raba in uu faa'iido kahelo beertiisa wadankiisana rabo in ay kafaa'iidaan waa in ay Nitrogen u'isticmaalaan beertooda. Nitrogen kaas wuxuu noqon karaa mid dabiici ah ama mid aan dabiici ahayn lkn aduunka inta aadka iyo aadka ubadan waxaa la'isticmaalaa midka aan dabiiciga ahayn. Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa ...
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
Просмотров 6 тыс.2 года назад
Fidiyowgii 6aad oon kasamaynay beerashada basasha. Maadaama basashu ay leedahay xidid gaaban waxay ubaahan tahay nidaam waraabin oo kaduwan dalagyada qaar. Waxay ubaahan tahay waraab joogto ama kucelcelis ah lkn siqoto dheer aan loowaraabinayn. Waxyaabo badan ayaan kusharaxaynaa fidiyowgan sidii waraabka basasha loomaamuli lahaa. Fadlan, adoo mahadsan lawadaag walaalaha kale.
Hababka Ku talaalida Basasha ee Beerta Sidee Loo Maamulaa Aduunka
Просмотров 13 тыс.2 года назад
Fidiyowgan 5aad ee basasha waxaan uga hadlaynaa qaabka loomaamulo talaalista basasha. Wax yaabaha aan kahadlayno waxaa kamid ah maamulida talaalida iyo sida aduunka loomaamulo, ciid diyaarinta, nafaqada maamulideeda xilliga talaalista iyo arimo kale. Qaybtaan talaalista aad ayey muhiim utahay haddii iyada maamulkeeda sifiican loohagaajiyo wax yar ayaa dhiman. Fadlan lawadaag walaalaha kale adoo...
Soosaarida TRANSPLANTS KA BASASHA ee Beerta
Просмотров 6 тыс.2 года назад
Mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee beerashada basasha ee Soomaaliya ayaa ah sidii beeraleydu usoosaari lahaayeen TRANSPLANTS. Kaas oo muhiim ah sidii loo heli lahaa basal waxsoosaar fiican iyo faa'iido badan uleh beeraleyda Somaliyeed. Laakiin TRANSPLANTS kaas waxay u baahan yihiin carro caafimaad leh oo weeds laga dhameeyay, nafaqo wanaagsan, waraab wanaagsan iyo maamulo kale oo muhiim ah...
NUUCYADA BASASHA EE BARRIGA AFRICA-TEE KAYDINTA KUHABOON?
Просмотров 3,1 тыс.3 года назад
Abuurka basasha oo tayo sare leh waa mid ay ubaahan yihiin beeraleyda Somaliyeed. Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa basasha lagu abuuro barriga Africa, oon inta badan cimilo ahaan isleenahay. Waliba waxaan awooda saaraynaa dhanka kaydinta maxaa yeelay aad ayey muhiim ugu tahay beeraleyda Somaliyeed in ay helaan basal waqti dheer daahaysa. Waana fidiyowgii sadexaad oon basasha kasamaynay.
SIDA ABUURKA BASASHA LOO SOOSAARO
Просмотров 8 тыс.3 года назад
Wadamada qaar waxay leeyihiin waxsoosaar aad uwanaagsan oo dhanka basasha ah. Waxyaabaha keenaya waxaa kamid ah in ay soosaaraan abuur aad utayo badan oo kuhaboon wadankooda. Fidiyowgan oo ah kii labaad oon basasha kasamaynay waxaan uga hadlaynaa sidii loosoosaari lahaa abuurka basasha.
Beerashada Basasha Bilow ilaa Dhamaad: Qaybtii 1aad
Просмотров 42 тыс.3 года назад
Basasha ayaa lagu tiriyaa inay tahay mid ka mid ah dalagyada qudaarta ugu muhiimsan ee Somalida inkastoo qaar badan ay nooga timaado wadamada dariska nala ah. Haddii wadanka laga soosaaro iyada oo tayo leh oo waqti fiican oolikarta dhaqaalaha beeraleyda iyo wadankaba wax fiican ayey kabadaleysaa insha Allah. Fidiyows badan ayaan kasoosamayn doonaa sidii waxsoosaar fiican oo basal ah wadanka loo...
Gurashada Barbarooniga iyo Maamulkiisa
Просмотров 2,2 тыс.3 года назад
Tan waa fidiyowgii 13aad oo aan kasamaynay barbarooniga si'ay uga faa'idaystaan beeraleyda Somaliyeed. Waxaan uga hadlaynaa gurashada barbarooniga iyo sidii loomaamululahaa gurashadaas.
Cudurada Waaweyn ee Barbarooniga
Просмотров 1,9 тыс.3 года назад
Cuduradu dhib wayn ayey ugaystaan barbarooniga taas oo keenta hoos udhac kuyimaada tirada iyo tayada waxsoosaarka. Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa cudurada kudhaca barbarooniga iyo daawooyinka lagu xakameeyo iyo arimo kale.
Cayayaanka Sida Wayn Udhiba Beeraha Barbarooniga
Просмотров 2,1 тыс.3 года назад
Cayayaanku waa khatar weyn ee beeraha... Midda koowaad waa dhaawaca tooska ah ee ay cunaan geedaha iyo dhaawacyada kale. Midda labaadna waa waxyeello aan toos ahayn, halkaas oo cayayaanka laftoodu wax yar u geystaan ​​ama waxyeello u geysan, laakiin u gudbiyaan dalagyada bakteeriyada, fayraska ama fangaska. Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa cayayaanka aadka udhiba barbarooniga iyo badcan dalagyo ...
Sidee Loomamulaa Barbarooniga Baxayaa-3 Tilaabo
Просмотров 1,9 тыс.3 года назад
Tilaabooyin badan oo beeraleydu ay qaadi karaan ayaa jira oo waxsoosaarka barbarooniga beeraha Somaliyeed kor loogu qaadi karo. Sadex kamid ah ayaan uga sheekeenaynaa. Waana fidiyow katirsan fidiyowskii barbarooniga ee tixanaha ahaa. Fadlan Wixii suaal ah aad qabtiin isoowaydiiya.
Maamulida Waraabka Beeraha Barbarooniga
Просмотров 2,6 тыс.3 года назад
Maamulida Waraabka Beeraha Barbarooniga
Farsamooyinka iyo Jadwalka Beeraha Barbarooniga Lagula Dagaalamo Haramaha
Просмотров 2,8 тыс.3 года назад
Farsamooyinka iyo Jadwalka Beeraha Barbarooniga Lagula Dagaalamo Haramaha
Beeraha Barbarooniga Waqti Hore Ka Qabo Dhibka Whiteflies
Просмотров 2,2 тыс.3 года назад
Beeraha Barbarooniga Waqti Hore Ka Qabo Dhibka Whiteflies
Maamulida Cudurada Nursery ga ee Barbarooniga
Просмотров 1,5 тыс.3 года назад
Maamulida Cudurada Nursery ga ee Barbarooniga
Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga
Просмотров 4,1 тыс.3 года назад
Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga
Sida Abuurka yar-yar ee Barbarooniga Loosoosaaro?
Просмотров 14 тыс.3 года назад
Sida Abuurka yar-yar ee Barbarooniga Loosoosaaro?
Farsamooyinka Diyaarinta Beeraha Barbarooniga
Просмотров 2,2 тыс.3 года назад
Farsamooyinka Diyaarinta Beeraha Barbarooniga
Sidee Barbarooniga Looga Reebtaa Miraha?
Просмотров 2,5 тыс.3 года назад
Sidee Barbarooniga Looga Reebtaa Miraha?
Qaybtii 1aad: Beerashada Barbarooniga iyo Wax Soosaarkiisa
Просмотров 4,9 тыс.3 года назад
Qaybtii 1aad: Beerashada Barbarooniga iyo Wax Soosaarkiisa
Waxyaabaha saameeya go'aamada xulashada dalagyada & Nidaamka
Просмотров 3,6 тыс.3 года назад
Waxyaabaha saameeya go'aamada xulashada dalagyada & Nidaamka
Maamulka iyo Maaraynta Waqtiga iyo Websites Waxlaga Baran Karo
Просмотров 3,5 тыс.3 года назад
Maamulka iyo Maaraynta Waqtiga iyo Websites Waxlaga Baran Karo
Bacriminta microdosing waxay xoojisaa waxsoosaarka Dalagyada Beeraha
Просмотров 2,4 тыс.3 года назад
Bacriminta microdosing waxay xoojisaa waxsoosaarka Dalagyada Beeraha
QAYBTII 3AAD: Hababka Nafaqada Qalalan Loogushubo BEERAHA
Просмотров 1,4 тыс.3 года назад
QAYBTII 3AAD: Hababka Nafaqada Qalalan Loogushubo BEERAHA
QAYBTII 2AAD: Hababka Nafaqada Qalalan Loogushubo BEERAHA
Просмотров 1,6 тыс.3 года назад
QAYBTII 2AAD: Hababka Nafaqada Qalalan Loogushubo BEERAHA
Qaybtii 1aad: Hababka Nafaqada Qalalan Loogushubo BEERAHA
Просмотров 3,5 тыс.3 года назад
Qaybtii 1aad: Hababka Nafaqada Qalalan Loogushubo BEERAHA

Комментарии

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 6 дней назад

    Maasha allaah wllo waxbadan baan kaa faa iiday thankyou

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 6 дней назад

    Maasha allaah wllo waxbadan baan kaa faa iiday thankyou

  • @FadowsoAbdirahman
    @FadowsoAbdirahman 9 дней назад

    Beraha Hadi carokadud luaburo❤❤❤

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 14 дней назад

    ،kawaran hadaa joogo itoobiya

  • @IlkacaseHi
    @IlkacaseHi 17 дней назад

    Macalin meesha labada ciidood iskasoo galan kawrn

  • @HasanmuhumadHasan
    @HasanmuhumadHasan 19 дней назад

    Mashalah

  • @GreaterSomaliya
    @GreaterSomaliya 24 дня назад

    Mahadsanid Mudane

  • @GreaterSomaliya
    @GreaterSomaliya 24 дня назад

    Mahadsanid Mudane

  • @MohamedHussein-bz3jo
    @MohamedHussein-bz3jo 24 дня назад

    Ustaadow casharada noso badi i.a arday ahey jamacad dhigto waxbadan kaa faaidey oo aan jamacadda kafahmi waayey mahadsanid ustaad❤

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 25 дней назад

    Seedkiisa soo dir Burco iyo Hargeisa mallaga helayaa

  • @FarhiyoMahamed-1984
    @FarhiyoMahamed-1984 Месяц назад

    Walal basasha markan aburo caleta markay sobaxdo hos waykadhamaneysa sidee uhela basal baadan iney isobaxdo

  • @fahmaahmed2328
    @fahmaahmed2328 Месяц назад

    Asc walaal waxaan rabaa in aan dhulbeereen iib sado, mana aqaan carada isey u kala fiican tahay. Ma ii sheegi kartaa hadaad taqaan meel aan kala xiriiro sidii aan u heli lahaa beer nadiif ah wadanka gudihiisa . Mahadsanid

  • @abshir1974
    @abshir1974 Месяц назад

    I want to see the potato

  • @abshir1974
    @abshir1974 Месяц назад

    Manshala you are the best walaal free class

  • @alibashkax5187
    @alibashkax5187 Месяц назад

    Mnsha Allah Ustaad Alle haku barakeeyo muddo sanada ayaan kugu xidhnahay wax badan baan kaa faa iidey waxaana kamid ahay Ardayda Barata Beeraha...

  • @aminabare1323
    @aminabare1323 Месяц назад

    A c w w macalin waa lagu waayey

  • @InnocentDolphins-gk6vj
    @InnocentDolphins-gk6vj Месяц назад

    Ustad numberkaga soo qor adoo maxadsan

  • @FaaisaAbshir-r1n
    @FaaisaAbshir-r1n Месяц назад

    Macalin soo labo adigo mhadsan oo nosii wad casharada

  • @Sharmaarkecabdicismaan
    @Sharmaarkecabdicismaan Месяц назад

    Guul

  • @MahdiMahdi-wx3ms
    @MahdiMahdi-wx3ms Месяц назад

    Manufactured artificial qimahooda 100 hectare lagu nal kalin karo wa imisa qimaha ya iga saacido

  • @husenhasan8284
    @husenhasan8284 Месяц назад

    Sckm.ustaad aad ayaan u daneyna inaan wax ka fahmo barasha cilmiga beraha ugu yaran guriga inaan wax walaba ku beero

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Месяц назад

    Ustaad kaliya ma isticmaali karaa compost kaliya ama saxarada xoolaha xoolaha bas iyadoo la isticmaaleen nafoqo kale sida kuwaa sheegtay. Macnaha wax kiimikaat ah iyadoo la isticmaalin wax soosaar fiican maleeyahay digada xoolaha manure sida lo’da ’ geela ’ ariga’ digaaga yaase waxtar badan markii compost lagadhigo iyo markii lagu firdhigyo digada bad waana beer open ah oo green house aheen????

  • @a.risaaqcumar8859
    @a.risaaqcumar8859 2 месяца назад

    Wlo xageen seed ka heli karaa

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 2 месяца назад

    Asc walal Waa axmed beer kumleh lascanod waxaan rabay in aan greenhouse sameeyo waxaan rabay shiraaca greenhouse ka lagu dado ilaa imisa 100 % in uu celiyo qoraxda bal iga caawi hadaad awoodo Jasaakalaah

  • @Abdillahi.Hassan-k7j
    @Abdillahi.Hassan-k7j 2 месяца назад

    Inglishka naga daa

  • @cabaasyuusuf4203
    @cabaasyuusuf4203 3 месяца назад

    Af somaliga barax tir oo dad ayaana fahmeen english

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 3 месяца назад

    Thank u

  • @Cabdirisaq-mp2ej
    @Cabdirisaq-mp2ej 3 месяца назад

    B

  • @laylaadbihashi3464
    @laylaadbihashi3464 3 месяца назад

    ❤❤❤❤🌹🌹🌹

  • @omergudal8627
    @omergudal8627 3 месяца назад

    Asc macalin waad kumahadsantay casharada wax ku oolka ah eed soo galinayso yutube ka casharadaas oo ah noocyada casriga ah ee wax loo beerankaro. Hadana waxaan u baahanay casharo pdf ah oo ku qoran af soomaali, gaar ahaan xanuunada ku dha dalag yada kaladuwan magacdooda scenfic ahaan iyo af soomaali ahaanba.

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 3 месяца назад

    Masha alahbasasha marar badanayey naga xumaata basasha wax badan ayaan kaa faideysa af soomaliga noogu bad markad no so gudbinaysa

  • @KADER1140
    @KADER1140 3 месяца назад

    Dhulka aan joogo waa kuleel midke ku haboon shedka ama bacda ?

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 3 месяца назад

    Asc dr cali aad auaad u mahadsan tahay madaama ay wax bafan basal naga xumastay

  • @MaxamedXaange-ff9kj
    @MaxamedXaange-ff9kj 3 месяца назад

    Maa shaa allaah wll mahadsanid

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 3 месяца назад

    Asc dr cali wax badan 99naga maqnaa onan garaneynin auaad na fahamsisid mahafsanid

  • @MaxamedXaange-ff9kj
    @MaxamedXaange-ff9kj 3 месяца назад

    Maa shaa allaah wll mahad sanid

  • @IbrahimHassangadayl
    @IbrahimHassangadayl 4 месяца назад

    Jasaaka llaahu khayraa

  • @IbrahimHassangadayl
    @IbrahimHassangadayl 4 месяца назад

    Jasaaka llaahu khayraa

  • @AFDEEB-xj6hk
    @AFDEEB-xj6hk 4 месяца назад

    Green house malgu beeri karaa basasha

  • @AbdifatahMohamed-od8hx
    @AbdifatahMohamed-od8hx 4 месяца назад

    Ustad what’s up lanbarkada ayaan raba ma heli kara

  • @AbdifatahMohamed-od8hx
    @AbdifatahMohamed-od8hx 4 месяца назад

    Asc ustaad

  • @AbdifatahMohamed-od8hx
    @AbdifatahMohamed-od8hx 4 месяца назад

    Asc utaad

  • @FadumoIbrahin-t9p
    @FadumoIbrahin-t9p 4 месяца назад

    Waxan leeyahay beer dhan 5o higtar waxay ku taaala gobolka togdheer waana beer roobaad markaa maxan ku beeraa talo ii sh eeg

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 5 месяцев назад

    Asc aad ayad umahasan tahay sida aad noogu sharaday mar walba oo aad so dhigtid waxtarka sida dalagyada lo isticmalayo mahadsanid dr cali

  • @MuuseCabdaleSamater
    @MuuseCabdaleSamater 5 месяцев назад

  • @AamiinDoof
    @AamiinDoof 5 месяцев назад

    Mahad sanid sxp xanuunadan aad kahadashay sanado kohor hada ayuu nasoogaadhay

  • @AdamHussein-hr1kp
    @AdamHussein-hr1kp 5 месяцев назад

    Asc ALLA ha ku barakeeye istaad Ali Bashe

  • @abshir1974
    @abshir1974 5 месяцев назад

    Walaal toonta soo diyaari please

  • @abshir1974
    @abshir1974 5 месяцев назад

    Manshala dadaalka aad nooga faIidayso alaha jazai khayr hakaasiiyo brother

  • @salmanabdalla6478
    @salmanabdalla6478 5 месяцев назад

    Downy mildew marooriyow baa la yiraahda