Hababka Ku talaalida Basasha ee Beerta Sidee Loo Maamulaa Aduunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Fidiyowgan 5aad ee basasha waxaan uga hadlaynaa qaabka loomaamulo talaalista basasha. Wax yaabaha aan kahadlayno waxaa kamid ah maamulida talaalida iyo sida aduunka loomaamulo, ciid diyaarinta, nafaqada maamulideeda xilliga talaalista iyo arimo kale.
    Qaybtaan talaalista aad ayey muhiim utahay haddii iyada maamulkeeda sifiican loohagaajiyo wax yar ayaa dhiman.
    Fadlan lawadaag walaalaha kale adoo mahadsan, ajar ayaad kahelaysaa ayaan rajaynaya.
    Su'aalihiina iyo fikradihiinana waan soodhawaynaynaa.

Комментарии • 36

  • @axmedyusuf5540
    @axmedyusuf5540 9 месяцев назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @abshir1974
    @abshir1974 4 месяца назад

    Manshala you are the best walaal free class

  • @AdamHussein-hr1kp
    @AdamHussein-hr1kp 9 месяцев назад

    Asc
    ALLA ha ku barakeeye istaad
    Ali Bashe

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 Год назад +1

    Basasha Green House ma lagu beeri kara

  • @abdalasaid9385
    @abdalasaid9385 3 года назад +1

    Masha allah illah haku barakayo

  • @oskarwarame8882
    @oskarwarame8882 3 года назад +1

    Maasha allah Adeer mcn

  • @anshax2109
    @anshax2109 3 года назад +2

    Masha alah

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад

    mnsha allah.. ustaad aad bad uu mahadsantahey

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 3 года назад

    Barakow ustaad Cali

  • @elhamfarah5785
    @elhamfarah5785 2 года назад +1

    Asc su,al walaalkay Green House oo hal mel ah ma ku beri kar wax kasta on ubahdo

  • @mahamoudyonis2343
    @mahamoudyonis2343 Год назад

    Mashaa alaah mahadsanid

  • @ducowalidwadaraajo7283
    @ducowalidwadaraajo7283 3 года назад

    Ustaad waad mahadsantahay wax badan waanka faidneey

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 года назад

    Allah ha kaa abaal mariyo

  • @omergudal8627
    @omergudal8627 9 месяцев назад

    Asc Dr cali bashe wll waad ku mahad santay cashirada fiican eed soo galiso page wax badan baanan kaa faa ii day . Manta waxan rabaa in aan ku waydiinayaa su aal ah sida loo soo saaro seed rate ka iyo plan population

  • @mahamudhassanali4237
    @mahamudhassanali4237 2 года назад

    Mashallah

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 3 года назад +2

    wll ali bashe waad ku mahadsantahay cilmiga qaaliga ah ee aad dadka somaliyeed bilaashka ku barto
    wll hadaad wakhti u hesho noosoo gali barnaamij ku saabsan afokaadhada oo iminka ethiopia sida qaadka looga keeno wadan kani suuq xaddhaaf ah ka heshay dadkuna ay aad uga heleen

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Walaal adiga ayaa mudan.. Waxaa jira qudaar badan iyo cuntooyin kale oo wadankeena laga soosaari karo Lkn dibada aan kakeeno. Insha Allah Waan kahadli doonaa dalagyada muhiimka ah oo dhan

  • @ayushayuush2806
    @ayushayuush2806 Год назад +1

    wll wxd ii sheegtaa geedka ladhaho acacia luecophloea somaaligiisa waan ubaahanhy wxn ahy ardayd barata netural resource

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  Год назад

      Walaal linkiga hoos waxaad kafiirsataa geedaha badan ee Somalia laga helo. Dabcan kuwo kale oon inta kuxusnayn ayaa jira
      oxfamilibrary.openrepository.com/bitstream/handle/10546/121179/bk-trees-of-somalia-010194-en.pdf;jsessionid=620EDB2AE8E68CD0DB047275AA61FFC6?sequence=5

  • @najiibhakiim6689
    @najiibhakiim6689 2 года назад +1

    M.a

  • @cabdiqadirmaxamedyusuf6474
    @cabdiqadirmaxamedyusuf6474 3 года назад +1

    Casharadan wey na anfeceen mahadsanid waxan ka codsan laheyn inaad toonta mar noo sharaxdo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Masha Allah. Adaa mudan. Insha Allah in aan kuxigiyo ayaan rajaynayaa Lkn mid kale haddii aan kadhigana Insha Allah ila dagaali maysid walaalkey

  • @AshaAbdi-hl4ji
    @AshaAbdi-hl4ji 2 года назад

    Asc waad mahadsantahay

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 3 года назад

    Sc wr wbr ustaad waad mahadsantahay
    Ustaad mar Insha Allah wax nooga soo taatabo parasite, pathogen , etiology, casharads ustad mar nosoo diyaari

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Insha Allah Lkn cudurada kala duwan qaar ayaan fidiyoos kasameeyay oo kujira Farm Somalia RUclips

    • @jaamacafrica5678
      @jaamacafrica5678 3 года назад

      @@FarmSomalia heyh ustaad hada examki baa isocda marban baraya Xafidakallh

  • @Qoordheere77
    @Qoordheere77 2 года назад

    Walaal beeroley haddaan rabo basasha Green house maku beeran karaa haddaan green house,yo badan haysto oo ma iska dayn karaa Inaan banaanka ku abuuro. Yaase fiican oo wax soo saar badan

  • @kismachannel
    @kismachannel 3 года назад

    Mahadsanid macalimuu

  • @joodhaaofficial4534
    @joodhaaofficial4534 3 года назад +1

    War Zhp Marka Hore Wan Ku salmy
    Waxn ahy Arday Ka Mid ag Ardyda Kugu Xiran dhigtana Jamcda Amoud University Waxn Raab Inan Bilbo #Agriculture marka Waxn Raba Information ina Isiso Ee ado RaliYa Ma Heli Kara Meel an Kala Soo Xiriiro
    Wadna Mahdsan thy Pro🙏

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Sidoo kale waan kusalaamay sxb. Fadlan email iigu soodir: ali@farmsomalia.org Insha Allah waan kasoojawaabi doonaa. Mahadsanid

  • @faysalmaxaamed2979
    @faysalmaxaamed2979 10 месяцев назад

  • @aadamosmaan5543
    @aadamosmaan5543 3 года назад

    Masuul aad iyo aad ayaa u mahadsan thy

  • @abshir1974
    @abshir1974 4 месяца назад

    I want to see the potato

  • @anshax2109
    @anshax2109 3 года назад +2

    Mahad sanid

  • @madarfurre6905
    @madarfurre6905 2 года назад

    Waar hadal uun baad haysaa wax la taaban karo dadka uga sheekee