Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 27

  • @ismailalisiyaad875
    @ismailalisiyaad875 3 года назад

    aad baan uga faa'iidnay mahadsanid walaal runtii waa cilmi loo aayi doono

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 3 года назад

    Barakow Cali Baashe waad noo dedaashey

  • @aminabare865
    @aminabare865 3 года назад

    Maashaa ALLAAH baaraka LAAHU fiika

  • @salmaanmohamed1505
    @salmaanmohamed1505 3 года назад +1

    Shukran ustaad

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 года назад

    Mashallah ustaad famkaaga adnogu faideyso jizakallah

  • @barlinshire4288
    @barlinshire4288 3 года назад

    Ilaahay haku varakeeyo
    Waxaa xaqiiq ah in faaido weyn laga helayo arintaan aad wado

  • @suhyaly3430
    @suhyaly3430 3 года назад

    masha Allah awowe horay usoo Keep goin

  • @mahadoisse2558
    @mahadoisse2558 3 года назад

    Manshaalah

  • @thebeautyofforestwildlife8784
    @thebeautyofforestwildlife8784 3 года назад

    Masha allah tnx

  • @aminabare865
    @aminabare865 3 года назад +1

    W c s w w ALLAHA ku barakeeyo waxaan u baahanahay talooyin badan laakiin hada beertii iyo wadankii waan ka maqanahay meesha aan joogo oo turkiga ah oo xaalad caafimaad aan u joogo ayaan rabaa markii aan ka soo laabanayo in aan qalab aan aad ugu baahanahay ka raadiyo xilligaas ayaan u baahanahay in aad iga caawiso qalabkaas inshaa ALLAAH. Qaan kaaga mahad celinayaa barnaamijkaan qiimaha badan xilli aan u baanaa ayaan ku taxmay barnaamijkaaga jazaaka LAAHU khayraa

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Walaal ilaahay caafimaad taam ah hakusiiyo. email iisoodir insha Allah waan kaacaawin doonaa intii aan awoodo. emailkayga waa: ali@farmsomalia.org

  • @OmarMohamed-br8ez
    @OmarMohamed-br8ez Год назад

    Asc walaal waxaa kalon kaa rawaa in aad wax ka sheegto looska iyo muuska

  • @OmarMohamed-br8ez
    @OmarMohamed-br8ez Год назад

    Asc walaal waxan kaa Rawaa is aad wax iiga sheets tacab ka bataati macaanka

  • @abdirahimzubair6210
    @abdirahimzubair6210 3 года назад +1

    Mahadsanid walaal!
    Adigoo raalli ah, waxaan rabay inaan ku weydiiyo su, aal ah:
    Maadaama digada Xoolaha iyo shinbiraha ay faa, iido u leeyihiin Beeraha, Suuliga, Bullaacada ama Boosaneerka iyagana Beeraha ma loogu faa,iideysan karaa??
    Mahadsanid /Cabdiraxiim

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Walaal Suuliga, Bullaacada ama Boosaneerka mafiicna in beeraha loo'isticmaalo iyada oon cudurada laga dilin. Waxaa yeelay cudurada dadka qabeen ayaa beerta soogaaraya. Wadamada hormaray waa lagu shubaa beeraha aan qudaarta lagusoosaarin lkn lagu abuuro dalagyada bilaha badan baxaya sida kuwa saliida laga samayto.
      Inta aan lagu shubin ayaa cudurada kulayl lagu dilaa marka fadlan kuwaas la'u'isticmaalin beertaada. Mahadsanid

    • @abdirahimzubair6210
      @abdirahimzubair6210 3 года назад

      @@FarmSomalia Mahadsanid Walaal!

  • @abokordaoud183
    @abokordaoud183 3 года назад

    Salam.wll waxaan jooga jabuuti waxaan raaba inaan kuula xidhidho si aan dhawr suaalood ku waydiyo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Salaam walaal. Walaal email iisoodir. ali@farmsomalia.org

  • @abdallacanjeex3473
    @abdallacanjeex3473 3 года назад

    Asc
    Wll waad ku mahadsantahy caawintaada aad la garab taagantahy beeralayda soomaliyeed
    Waxaad video nooga samaysaa geedka loo yaqaan #basasha
    Mahadsanid

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      WCS. Adaa mudan walaalkay. Insha Allah waan kasamayn doonaa markii aan jaanis helo

  • @mohamedibrahimomar5880
    @mohamedibrahimomar5880 3 года назад

    Sxb qabkee digada xolaha loogu qasaa digadase wa digadee digada bacariminta

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Digada xoolaha oo dhan waad isticmaali kartaa walaal. Tan doorada ama digaaga ayaa lasheegay in ay ugu nafaqo badan tahay

  • @mikiyeelazantana7683
    @mikiyeelazantana7683 3 года назад

    Whatsapkaaga iisheeg

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Walaalkey email iisoodir ali@farmsomalia.org