Asc walal Waa axmed beer kumleh lascanod waxaan rabay in aan greenhouse sameeyo waxaan rabay shiraaca greenhouse ka lagu dado ilaa imisa 100 % in uu celiyo qoraxda bal iga caawi hadaad awoodo Jasaakalaah
Aad ayaad u mahadsantahay. Waxaa raba in aan kuwaydiiyo malagu beerikara bacaha ee badana soomaalida wax ku beertan. Waa baco yar yar oo caro lagushubo kidibne sidas ku xidideesto. Thanks
Aad iyo aad ayaad umahd santhy wllky deegaanada soomalida waxa laga beerta sida dds oo kle galeeyda iyo hariurka runtii in badan oo ka mid ah waa lagu khasaara oo cuduro dadku aynsan aqoon u lahayn aya ku dhacaa fadlan nala wadag bal arimahas sida looga hor tago
Allah haku xifdiyo ustaad
Mashallah macalin jizakillah
Mashallah
Shukran wll
Beraha Hadi carokadud luaburo❤❤❤
Ustaad meel lagula soo xiriiro ii sheeg adoo raali ah
masuul waxaan ku dhahay wadamada ugu fiican dhanka beeraha scholarshipna laga heli karo noo soo diyaari insha allh hadaad wakhti hayso
Asc walal Waa axmed beer kumleh lascanod waxaan rabay in aan greenhouse sameeyo waxaan rabay shiraaca greenhouse ka lagu dado ilaa imisa 100 % in uu celiyo qoraxda bal iga caawi hadaad awoodo Jasaakalaah
Wll meel cid cadiya oo bacada ah maku bera kara
Yaanyada si fiican uga soo hadal
masha allah
Nursery waxey u macno dhowaneysaa xanaanada caruurta waxey noqoneysaa xanaanada dhirta yar yar 🙏🇸🇴❤️
M.a wll alaha kuxafido
Asc walal aad baad ugu mahadsantey sida fiican eed marwalba u sharaxdid
Aad ayaad u mahadsantahay. Waxaa raba in aan kuwaydiiyo malagu beerikara bacaha ee badana soomaalida wax ku beertan. Waa baco yar yar oo caro lagushubo kidibne sidas ku xidideesto. Thanks
Haa Waa lagu beeri karaa baco yar yar sida Somaliduba yeesho hadhowna meel wayn lagu wareejiyo ama ciida lagu duugo Lkn qiimo ahaan barbarooniga iyo bacahaas isma keenayaan beer wayn Lkn beer yar haa. Bacahaas waxaa badanaa lagusoosaaraa canbaha, papaya iyo geedo kale
Masha allh masuul aad ayaa kaga mahad celi heynaa
Sida aad isku xilqantay adna nagu soo gudbineyso aqontaada
Walaal Adaa mudan
Asc istaadaw imisa ilood ayuukubaxa barbanooniga
Asc, Walaal waad ku mahadsan tahay sida aad usharraxdo wax soosaarka Beeraha iyo Dalagyada noocyadooda kala duwan. Eebe Ajir iyo Xasanaad hakaa siiyo Annagana hanagu anfaco.
Fadlan waxaan rabaa inaan ogaado ama aad ii sheegtid halka Geed ee Barbarooniga ah imisa kiilo ayuu dhalayaa??
Mahadsanid / Cabdiraxiim.
WCS walaal. Waxay kuxiran tahay nuuca barbarooniga aad isticmaasho Lkn 15 tonne ilaa 40 tonne iyo kabadanba Waa lagasoosaaraa. Sidoo kale waxsoosaarku wuxuu kuxiran yahay ciida, nafaqada, biyaha iyo waxyaabo kale
@@FarmSomalia Mahadsanid.
Halka hegtar meeqo boos ayuu cabirka la ekaanaayaa fadlan ii soo jawaab Thankyou
halka hectare waa 100x100 ama 10,000 metre square. Meesha halka boos uu yahay badanaa 20x20 oo udhiganta 400 metre oo square ah.
Halkii tan waa imisa kiiilo wll???? please isoo jawaan
walaal halkii tan was 1000kg
Mahad badani ha kaa gaadho sida hagar la'aanta ah aad noogu faa'iidaysay.
Masuule aadban kula soconaa ee alle hanogadeyo
aamin walaalkey. Adiga khayr fara badan ayaan ilaahay kaaga baryayaa
Iimad Soo.jawaabin
Walaal sual miyaad isoowaydiisay?
Aad aad u mahasantahay
I’m
wllo shamaamka no soo gali shamamba iga xumaade
Aad iyo aad ayaad umahd santhy wllky deegaanada soomalida waxa laga beerta sida dds oo kle galeeyda iyo hariurka runtii in badan oo ka mid ah waa lagu khasaara oo cuduro dadku aynsan aqoon u lahayn aya ku dhacaa fadlan nala wadag bal arimahas sida looga hor tago
Walaal Adaa mudan. Dhibkaas wuu jiraa. Inta aan awoodo waan wadi doonaa