Maasha ALLAAH aad ayaan uga faa’iidaystay barnaamijkaagan aad ugu deeqday beeralayda aan anigu ka mid ahay, anigoo aan ka boganin oo weli u xiisa qabo ayuu soo gabagaboobaa qaybta aad maalin walba soo qaadatid waan kaaga mahad celinayaa
Wax badan ayaan ku fashilmay khudaar iiga dhimatay barbaaritii oo iga gubatay sida barbarooniga yaanyada koostada iyo aansalaatadaba waxaan beeray xilli kulul marka waa iga qasaaray abuurkii waxaan ka faa’iidaystay barnaamijyadaada in aan hada ka bacdi u sameeyo meel sidii green house oo kale ah amaba greenhouse laftiisaba inshaa ALLAAH oo aan ku barbaariyo inshaa ALLAAH
Maasha ALLAAH aad ayaan uga faa’iidaystay barnaamijkaagan aad ugu deeqday beeralayda aan anigu ka mid ahay, anigoo aan ka boganin oo weli u xiisa qabo ayuu soo gabagaboobaa qaybta aad maalin walba soo qaadatid waan kaaga mahad celinayaa
Wax badan ayaan ku fashilmay khudaar iiga dhimatay barbaaritii oo iga gubatay sida barbarooniga yaanyada koostada iyo aansalaatadaba waxaan beeray xilli kulul marka waa iga qasaaray abuurkii waxaan ka faa’iidaystay barnaamijyadaada in aan hada ka bacdi u sameeyo meel sidii green house oo kale ah amaba greenhouse laftiisaba inshaa ALLAAH oo aan ku barbaariyo inshaa ALLAAH
Masha Allah sidaas samee meesha nursery ga kudadaal in aad kasoosaarto abuur tayo leh kadibna Insha Allah wey laqabsan doonaan banaanka
@@FarmSomalia inshaa ALLAAH jazaaka LAAHU khayraa
Libaax aniga ayay igu dhacday meel aan tamaandho ku Beeray ayaan barbarooni ku Beeray barbaroonigiiba sidii wax haraadan oo caleentiisu jiifsato ayuu noqday waanan kaa faaiiday alla yaxfidak
Ma sha allah thank you ustaad
Mashallah walaal qer alla hakusiyo jizakillah
Allaha ku xafido walaal
Mahadsanid sxb
Jazakulah qeer maclin mahadsanid
Utaad cali baashe mahadsanid inta badan waa sedax variety oo dalka laga helo
ok bro. Insha Allah markaan wadanka imaado ayaan kala baran doonaa
Maanshalah
Asc walaal waxaan maqlay hadaad rabto barbarooni guduudan waa in aad u ogolaato in uu gaduuto kadibna aad mirahaas aad abuurato si aad barbarooni gaduudan aad u hesho laakiin midka cagaarka ah waqti badan ayuu u baahan yahay in uu gaduud noqdo waa saas aawadeed wax suuqyada miraha looga helo calarada oo dhan mahadsanid
Tnx wall . Marka barbarooniga dhameyso fadlan yanyada kaso hadal
Walaal yaanyada videos dhowr ah ayaan horey uga sameeyay waxyaabo badana barbarooniga ayey iska leeyihiin
Macalin Baashi Mahadsanid, waxaan kugu soo xirnaa anigoo aan beer lahayn qurnahana ka xamaasha, haddana waxaan haystaa 6 Greenhouse iyo dhul bannaan oo beeran . Dalka ayaana usoo guuray 100% beeraleey noqday.
Masha Allah. Aad Ayaan ugu faraxsanahay. Ilaahay hakugu guuleeyo
@@FarmSomalia xariirkaaga tooskaa Macalin sideen ku helaa mahadsanid. Ma jiraa barnaamijyo online oo aad qabato.
Mahad bakaadhani hakaa gaadho ustaad.
Waa mahadsn tahay
Mahadsanid ustaad. Marka barbarooniga dhameyso fadlan basasha kaso hadal.
Adaa mudan. Adinka oo dhan ayaan idin soobandhigayaa kii aan samayn lahayn. Basasha, strawberry ama ansalaato
@Farmsomali ustaad basasha noogu xiji inshalaah. Mhdsanid
Mashaa allah nobadi barbaroniga
insha Allah waan soobadin doonaa bro
Asc miraha barbarooniga midka dibada laga keeno kaliya Maa LA isticmaali karaa mise midka laqajiyey
Labadaba Waa la’isticmaali karaa. Tusaale ahaan labadoodaba abuur ee tijaabi kan waxsoosaarka badan. Koley fiican tahay mireheena wadanka in aan waardiyaysano
Liked
Shareed'S
aniga waxaan beeray yaanyo semersaani iyo barbarooni waxaan ku najaxay barbarooni yaanyadii kuma wada guulaysan
Insha Allah waad kuguulaysan doonaa haddii aad baartid wixii kaaqaldamay. Mar marka qaar adiga oon waxba qaldin ayaa dhibaato kale imaan kartaa
Hadda waxaa Greenhouse iigu wada beeran 3500 yaanto, iyo 400 barbarooni .
Tanks wll geed shamaam ayaa beerty laba bilood ayuu jiraa maba dhalayo ubax badan ayuu sameyaa mxaa talo igu biirin mahadsanid
Wall waa sadex billood ayaan filayA
@@saeddaher9812 tanks wll
Walaalkey wey adag tahay talo in aan kabixiyo aniga oon warbixintii oo dhan haysan. Ubixii dhalanayay maxaa kudhacaya? Madaadanayaa?
Yanyada iyo barbarooniga ma laisku dhex abuuri karaa
Mahadsanid
Wll geed weynta ka soo hadal
Wll halka hector waa imisa Meter oo Square ah
10k meter square waaye sxb
@@zakarieabdi1424 haa waa arkay lkn marka si kale loodhigana waa 100x100
Agacaawiya cudurada tamandhada
Share
Shareef
Sxbow muqadisho bacda maku fiican Mise shabaqa markaan abuurayo yaanyo shabaqa akee ugufcn La istimalaa
Bacda kaligeed mafiicna maxaa yeeley kulaylka jira waliba xiliya kulayka daran jiro. Marka ama shabaq kaliya saar ama shabaqa iyo bacda islasaar. Taasna lacagteeda ayaa badanaysa
Likes
Asc
Masul aad aya kaga mahad celineynaa waa isha dhaqale ee u bahan in lagu tar tamo waana mesha bahi loga bixi laha hadi an helno aqon nagu filan
Waa runtaa waa isha dhaqaale oo aan kafaa'iidaysan karno insha Allah