Sidee Barbarooniga Looga Reebtaa Miraha?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 20

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 3 года назад

    Mashllah Jzkllah

  • @hadiabdiyusuf8735
    @hadiabdiyusuf8735 3 года назад

    Wad mahadsnan tahay walaal wax badan ayaad noo iftiimisay waxana kaa filayna inaad noso kordhiso videoyadan oo kale qasatan cowska beeritankisa noocyada ugu wanagsan seedskiisa kaydinta silageka iwm mar 2aad mahadsanid.

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Adaa mudan walaalkay. Insha Allah waan siiwadi doonaa

  • @maxamedirshaad8263
    @maxamedirshaad8263 Год назад

    Asc

  • @abdulahigure2926
    @abdulahigure2926 3 года назад

    Masha Allah Ilaheey Ha Ku Xafido

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Aamin walaalkey. Adigana sidoo kale sxbkey

  • @omarmahamud226
    @omarmahamud226 3 года назад

    Qeer allaha ku siiyo walaal

  • @yasinahmed9097
    @yasinahmed9097 3 года назад +1

    USTAADI WADANKA WAXA UBADAN EE LA KEENO WAA ABURKA HYBRIDKA AH MARKA QOFKA HADII UU MIRAHA USOO SARAY DIB UGU CELIYO BERTI TAYADII HORE MASO BAXAYSO MARKA SIDEE XALKA UGU HABOON UU NOQON KARAA?

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Dhibku waxa uu kajiraa hybrid ka aad soo iibsanayso ayaa laga yaabaa in uusan hybrid ahayn. Haddii aan Somali nahay kama maarano in aan mireheena soosaarano. Marka inta taas lagaarayo kuwa suuqa yaala iibso mirahana kareebo haddii dalag tayo leh kuusoobaxo waa barwaaqo.

  • @aweysmaaw5846
    @aweysmaaw5846 3 года назад

    Sideen ku garankaraa geedka haybaredka iyo midkakale mahadsanid

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      waraaqda uu kujiro in uu kuqoran yahay maahane si kale kuma ogaan kartid. Miraha nuuc kasto ay yihiinba koley wey isku eg yihiin walaalkay

  • @saeddaher9812
    @saeddaher9812 3 года назад

    Ustaaad anagaa og bugtaaa nagu badane

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Annaga kaliya maahan walaakey Africa oo dhan ayaa bugta laga dhargiyay

  • @abdi6307
    @abdi6307 3 года назад

    Hybird ka muxu yahay ustad

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Walaal video kale dhexdeed ayaan uga hadlay Lkn hybrid Waa abuur lasoosaaray markii inta ubax laga qaado tusaale ahaan wax kufiican oo midkale lagu bacrimiyay si’ay u soobaxaan abuur habaysan.

  • @mohanadde4332
    @mohanadde4332 3 года назад

    mamule miraha qalajis uma baahna miyaa

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      walaal soo anigii iri fidiyowga dhexdiisa, haddii aad rabto in aad hore ka'abuurto iyaka oo qoyan ayaad abuuri kartaa lkn hadii aad waqti danbe rabtid in aad abuurto waa in aad qalajisaa kadibna xaraysaa walaalkey

  • @saeddaher9812
    @saeddaher9812 3 года назад

    Bar barooniga ma sida basbaaskaa midhka cas la siidhayaa