Waxyaabaha saameeya go'aamada xulashada dalagyada & Nidaamka
HTML-код
- Опубликовано: 21 окт 2024
- Qofka beeraha maamulaa marka uu dalag abuurayo waxyaabo uu kuxusho dalagaas ayaa jira. Waxaa kamid ah heerkulka iyo ciida. Fidiyowgan kafiirso sababta aad uxulanaysid nidaamka iyo dalaga aad abuuri laheed.
Masha allah Ustaad Ali Baashi Waaad mahadsanatahay.
Asc wr wb walalkey ali bashi
Waxan kaga mahad celinya barnamijikagan qimaha badan illah haka abal mariyo runti waa wax dhaxal gala oo laga faiideyesan karo masha allah tabarakallahi
WCS WR WB walaakay. Mahadsanid
Allaha ku xafido waxaa jeceshay hormarka dadka iyo dalkaka
Aamin. Adigana sidoo kale ilaahay hakuxifdiyo. Waxan kajeclahay majiraan in wadankeena iyo dadkeena gaajada iyo dhibaatada kabaxaan
Masha allah ustaad Khayr badan allaha ku siiyo
M.a wax badan kaa faaiidnay mhdsanid ustaad illaah hakaa ajar siiyo
M.a jasakallaah ustaad
Maclin mashallah mahadsanid
M.a aad ba umahadsan thy macalin baashi waxan kow ka ahay dadka ku xiran chanelka lkn inta badan aan wax falo ah ka bixin mana ihi beera ley firna uma lihi lkn waan jeclhy inaan noqdo wax yaabaha badan aan ka faaiday halkan waxay igarsiisay in ay ardayda barata kuliyada beeraha ay dhahaan intaa ku baratay waxan thanks macalin
Adaa mudan. Masha Allah aad baan ugu faraxsanahay in aad kafaa'iiday. Guuleyso
Masha allah
Qodob walba uu macalinka ka hadlaayo waa wax uu waqti galiyey oo uu soo qoray marka runtii waa nasiib daro hadeynu iska ka dhageysano oo eynan note gareyn, qaasatan inteena beeraleyda ah iyo inta damac sanba.
M.a wll alaha kuxafido
M.a ustaad rabi hka jasamariyo
M.a
Mahdsanid ustad. Waxn ka mid ahay dadki codsaday in sida basasha loo abauuro ila gurashada aad video noogu so sameyso videa gana aad ayu muhim noogu yahay wadna ku mahdsan thy ustaad. Ustaadow su,aalo badan ayaa naga dhax guuxayo hadi ay macqul tahy live maso gali karta si an Q&A isku dhafsano. Mahdsanid al ustaad
Waan jeclahay in aan live usoogalo insha Allah waqti aan dheerayna waan samayn doonaa
@@FarmSomalia inshalaah ustaad mhadsanid.
@@FarmSomalia inshalaah ustaad mhadsanid.
Asc macalin grean house maxaa lagu beeraa oo dalaga dalka ah
Greenhouse waxaa lagu beeraa badanaa qudaar sida yaanyada iyo barbarooniga oo qarashkii lagaliyay ay kasoonoqon karto sidhaqso ah
Video-gaan kaligiis cilmi badan baan ka faa'iday oo beertayda iga caawinaya. Mahadsanid walaal.
Beerta ilaahay hakuubarakeeyo
Anigu aad baan kuu dhagaystaa waxan kaa codsanayaa in la helo buig afsoomaali ku qoran oo la turjumay ama la qoray soomaali lagu siyaariyay baan aad u codsanayaa waa la gadanlahaa kaas oo goboladeenoo dhan iyo ciidooda iyo gobolkaas waxa ka bixikara iyo ciidamada waxay ubahantahay
Asc walaal waxaan rabaa inan kulasoo xariiro mashruuc ayaan wadaa, xagee kaa heli karnaa bro
walaal email iisoodir. ali@farmsomalia.org
Aad baan buu gaas u danaynaynaa
MaHad sanid maclin
I miss tan oo daqiiq ayaa lasoo dajiyaa oo india iyo pakistan laga keena . Gabilay ayaa lagu beeray qamadida silicon ayuu uga baxaa koonfurtana silicon ayas uga baxayaa. Xoojin iyo tababar ayaa loobahanyay. Miraha punjab india ayaa laga keena xataa tababar way kusinayaan qiimo jiban ah
asc wll xagee kaa la soo xiriiira
Haa wadankeena waxyaabo aad ubadan oo laga soosaari karo ayaa jira lkn India iyo meelo lamid ah kaliya ayey nooga yimaadaan. Insha Allah waxaan rajaynayaa in uu isbedel dhici doono
Duca qabe.
Hawl aad u weyn baad noo haysaa ee ALLE ha ku gacan qabto.
Aamiin. Mahadsanid
Timir iyo somali kasohadal sanadka aykubahdo
Walaal fiiri fidiyowgan walaalkan Somaliga ah kasameeyay Timirta