Cudurada Waaweyn ee Barbarooniga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Cuduradu dhib wayn ayey ugaystaan barbarooniga taas oo keenta hoos udhac kuyimaada tirada iyo tayada waxsoosaarka.
    Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa cudurada kudhaca barbarooniga iyo daawooyinka lagu xakameeyo iyo arimo kale.

Комментарии • 22

  • @oskarwarame8882
    @oskarwarame8882 3 года назад +2

    Maasha allah adeer waa anas abuukar axmad warsame

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Adeer waan kusalaamay. Waxaan rajaynayaa in xaalkaagu fiican yahay

  • @saacidsamatar2807
    @saacidsamatar2807 3 года назад +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @engkhadar401
    @engkhadar401 3 года назад

    Alle ha ku barkeeyo

  • @quen__________naani2455
    @quen__________naani2455 3 года назад

    Asc masuul ninyohow waxaan rabaa dhul yar oo gurigayga ku yaal ku beerto yaanyo iyo qudaarta yaryar. Shaqo aan hada kahor qabtayna ma ahan lkn waan jeclahay beerashada. Waxaana daganahay galgaduud somalia. Marka maxaad iga caawin kartaa oo talo ah

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      WCS walaalkay. Suaashaadii kalena waan kasoo jawaabay. Lkn guriga waa meesha ugu fiican oo khibrada lagu dhisto. Yaanyada suuqa lagu iibinayo inta miraha kala hartid iyada kubilow adoo macalin ah ayaad arkaysaa insha Allah

  • @sahalmaxamed3248
    @sahalmaxamed3248 3 года назад

    Wll waad ku mahadsantahay casharada iyo aqoonta aad nala wadaagto wll matoor ama qalab bedala biyaha qaraar ama dhanaan wax xog ah mayga siin kartaa hadaad ogtahay

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Walaalkay waad aragtay jawaabtii aan Facebook kuugu soodiray ayaan filayaa

    • @sahalmaxamed3248
      @sahalmaxamed3248 3 года назад

      @@FarmSomalia wll mahadsanid waa arkay waana fahmay

  • @muhumedmohamed7253
    @muhumedmohamed7253 3 года назад

    Scw walal telkaaga isii waxaan raba inaan kula hadlo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      WCS walaalkey. Waan kulahadlayaa insha Allah walaalkay. Telephonkaaga haddii uu WhatsApp leeyahay iigu soodir emailkan. ali@farmsomalia.org

  • @harumarmediaharumarmedia1607
    @harumarmediaharumarmedia1607 3 года назад

    Wllo geed waynta iyo faaidada Laga helo kasoo hadal

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Geed waynta maxaa laga wadaa walaalkey?

  • @Farm1995
    @Farm1995 Год назад

    WLLO XAGE KA BAXADAY FADLAN NOO KORDHI XOGAHA BEERAHA

  • @yusufalifarah9397
    @yusufalifarah9397 3 года назад

    Ustaad waxaa warbixin nooga so diyaarisa miraha waqtiga ugu yar kuugu soo go'i karo faaidane laga heli karo 🙏 short time profitable fruits and vegetables 😊

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Insha Allah haddii aan jaanis uhelo mar ayaan kahadli doonaa walaal. Waana muhiim.

    • @yusufalifarah9397
      @yusufalifarah9397 3 года назад

      Cilmiga Allaha ku barakeyo macalin 😊 thanks for helping your people 👨‍👨‍👦

  • @cabdiqadirmaxamedyusuf6474
    @cabdiqadirmaxamedyusuf6474 3 года назад

    Waxan leeyahey beer waxana ii baxa banbanooni badan waxana ugu maaro waayey 2 labadan cudur ee aad noo sharaxdey

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Ilaahay hakuufududeeyo walaalkey. Insha Allah waxaan rajaynayaa in aad ka'adkaan doonto. Daawo in aad isticmaasho waxay kuxiran tahay cudurku meesha uu marayo. Mar waxaa jira aysan faa'iido kujirin in labuufiyo oo waqtigii dhamaaday wax kaqabashada.

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 3 года назад

    Korow ayaa i dhibay see looga celi karaa berts

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад +1

      Waan kaxumahay walaalkey. Inkastoo adiga faa'iido kuulahayn waxaan filayaa xilliga abaarta kaliya ayuu kudhibaa. Khibrad uma lihi sida loomaamulo Korow. Haddii aad shabaqa shade net ka layiraah isticmaasho in ay xal noqoto ayaa laga yaabaa lkn taas waxay kuxiran tahay meesha sida ay uwayn tahay iyo dhaqaalahaaga.

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 3 года назад

    Mahadsanid Ustaad .