Maamulida Cudurada Nursery ga ee Barbarooniga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 16

  • @SomaliSpeakers
    @SomaliSpeakers 3 года назад +1

    Another amazing video brother Ali MASHALLAH

  • @manshaa1923
    @manshaa1923 3 года назад

    Manshaa Alaa Ilaahay misaanka xasanadkaa haa kugu daro

  • @anasserali5209
    @anasserali5209 3 года назад

    Ilaahay wanaaga hakula jeclaado sidaad dadka wanaaga ula jeceshahay

  • @cabdiwalixuseen6234
    @cabdiwalixuseen6234 3 года назад

    M.a wll alaha kuxafido

  • @maxamuudqooje8069
    @maxamuudqooje8069 3 года назад

    ustaad Ali baashi xfidakalaah anigu arday barta cilmiga beeraha baa ahay insha alah waan kula soo xiriirin ustaad

  • @abdirahimzubair6210
    @abdirahimzubair6210 3 года назад

    Waad ku mahadsan tahay Aqoonta aad noo soo Gudbisay.

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад

    shukran ustaad

  • @sadaamlyrics897
    @sadaamlyrics897 3 года назад

    Mahadsanid

  • @Xuralcayn
    @Xuralcayn 3 года назад +1

    Wll adoo mahadsan somalia malgu aburi kara baris cimiladisa haday jawabtu haaa tahay noo soo gudbi sida lagu beeri karo ama mashruc hirgalay lagu samaynkaro green house ma ubahanyahay isagu

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Somalia bariis waa lagu beeri karaa waana lagu beeri jiray. Mashruucyo bariiska wey jiri jireen. Bariis iyo qamadi iyo galay dalagyadaas waa wayn greenhouse laguma beero ee banaanka ayaa sitoos ah loogu beeraa. Sababta aan greenhouse loogu abuurin waxaa kamid ah waxay ubaahan yihiin dhul wayn dhul wayna in greenhouse lasaaraa lacagtiisu kasoonoqon mayso.

  • @manshaa1923
    @manshaa1923 3 года назад

    Walaal Inshaa Alaa nala wadag maxa fruit & vegetables kaa bixi kara xeebaha iyo maxa uu dheexeya bacaha waxlagu beero nursery ee nursery loo isticmalo black and white

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Walaal meesha ay waxkabaxayaan waxa ugu daran ee xukuma waa cimilada sida heer kulka, ciida nuuca ay tahay, iyo biyaha aad kahelikarto booskaas. Intaas aan soosheegay markii aad ogtahay ayaad go'aan kugaaraysaa dalagii aad abuuri laheed. Tusaale ahaan haddii ay biyuhu kugu yar yihiin ciiduna waliba ay bacaad tahay waxaad abuuraysaa dalag udulqaadan kara oonka. Haddii kulaylku badan yahay waxaad abuuraysaa mid kulaylka udulqaadan kara.

  • @faysaaxmed4390
    @faysaaxmed4390 3 года назад

    Ino so diyari sxb sida logu beri karo sandy soil

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 года назад

      Waxaan kadiyaariyay videos aan kahadlayo ciida bacaadka ah sida wax loogu beero waliba kuwa Somalia. Kuwaas haddii aadan arag fiirso walaal.

    • @faysaaxmed4390
      @faysaaxmed4390 3 года назад

      Haa wan dawaday ee fahfahiin badan iyo sida timirta logu berii karo