Shacabka hargeisa maxay ku kala doorteen Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Cirro?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июн 2024
  • Shacabka hargeisa maxay ku kala doorteen Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Cirro?

Комментарии • 112

  • @siciidmohamed5588
    @siciidmohamed5588 21 день назад +9

    Cirro mooyee mid kale ma dooranayno guul wadani from habar jeclo ❤❤❤❤

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 21 день назад

      Beenaae inaad tahey qabiilka sheeganya cid ku waydiisey ma jiro

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 21 день назад

      DEE SOO SAAR ADOO HABARYOONIS AH

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 21 день назад

      Midgaha qarniga 21aad habaryoonis cidi dooranmayso 😂😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 21 день назад +1

    GUUSHU WAA C. CIRO❤❤❤❤❤

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 21 день назад +1

    Ilahay waxanu ka baryaynaa in uu noo soo celiyo muse bixi ❤❤❤❤

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 21 день назад

      Muuse fuley muuse afkanoolen

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 21 день назад +3

    Wiilkaas yar baa soomaali ugu caqlibadan war hala seexdo waligeed madagaal baalugu jiraayaa

  • @HamseKhalid-xz2gs
    @HamseKhalid-xz2gs 21 день назад +2

    Viva ciro ayaanu nhy from arabkah

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 21 день назад +1

    Anaku ciro doonimayno xumaana u gaysan mayno anagu laba xisbi baanu nahay
    Muusow markale markale markale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 19 дней назад

    Muuse biixi cabdi geesi qaran hore u soco guuuuuuuuuuuul insha allah 🇭🇺🇭🇺💪💪

  • @hamse.daud1
    @hamse.daud1 19 дней назад

    Abdirahmaan Ciro for Persident Somaliland 2024

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 20 дней назад +1

    Ciro mooye mid kale dooran mano guul wadani

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 19 дней назад

    Wadani isbadal ma wadeee buur buur bu rabaaaa ilahaaay xaaaqa ha idin tuso muse bixi cabdi wax idin dhamaaa ma jiro ❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 21 день назад +3

    Citiraaf buusida muuse aan doorano isaga tabantaabiyee muuse doorta

  • @maryamali.
    @maryamali. 21 день назад +1

    Ma hooyadiin baa leh lascanood 🤣🤣🇸🇴❤️

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 21 день назад +1

    Waddani isbedel ma wado ee burburin ayuu wadaa waayo kuwan waddani hoggaaminayaa waa kuwii kulmiye ka yaacay ee rabay inay burburiyaan maxay beddeli karaan?

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 20 дней назад +1

    Rajada shacabku waa wadani

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 17 дней назад +1

    Ciro neef NO VOTE

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 день назад +2

    Kaas kule isbadal blse aan sheegin wuxu qabnyo cirro waxan qaba macal kuwan kule cirro hala doorto garan mayan wax lo dooranyo isbadal bay kaga dhagtay 😂😂😂

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 20 дней назад +1

    Dadka waa dad la waalay, caqligoodii dhintay, damiir lahayn, waxay doonayaan iyo waxay diidayaan kala garanayn

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 21 день назад

    MICROPHONE Bilaasha aan idiin soo diro e. Halkeen idiinku soo hagaajiyaa pleasure.

  • @djhhhguu8004
    @djhhhguu8004 21 день назад +1

    Kuwani waa xoolo

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i 21 день назад +2

    5 sano hurda ah ayuu raba 😂😂😂

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 9 дней назад

    Reerkani Laascanood ayeey ku waasheen adeer raggi laha aya xoreeystay SSC khaatumo iga badan Cawaale iga badan 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 21 день назад

    Muse iyo mar kale muse iyo mar kale

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    HERO MUUSE GUUUUL

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    Muuuuse guuuuuuul markale

  • @user-oj6kr2rn9m
    @user-oj6kr2rn9m 20 дней назад

    Wa idoor wada maarqansan

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 20 дней назад +1

    IIDOOR WAGAASH fiiriye.

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 21 день назад +2

    Ilaahay masuulkii,diinta dadka iyo dalkaba u roon ha inoo xulo.

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 день назад

      Bacaaaac ciro maya wadani maya maya maya the

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 10 дней назад

    WAAR CIIDANKII QARANKU AAWAY DALKANI UMA BAAHNA NIN CIIDANKA JEBIYA IYO NIN LA KHUURIYA TOONA.DAGAAL SOKEEYANA UMA BAAHNA,WAAR AXMED MIRE CIIDANKA HALOO DHIIBO .😢😢😢😢

  • @Innamadar
    @Innamadar 21 день назад

    Faysal cali waraabee nr 1 nr2 Ciro musee wuu so halgamay nasasho ayuu u bahaanhay😂😂😂😂😂

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 21 день назад

    Wallahi odaygaasi runbuu sheegay
    Ciro iyo beeshiisaa jabiyey dalka.

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 21 день назад

    Aaaaaamin benaale no no wadaani no no

  • @suberh8985
    @suberh8985 21 день назад

    Waxay kaga dhegtay isbedel. Dee ma isbedel taban mise mid togan. Annagu Madaxweyne Muuse ayaanu dooranaynaa waayo isagaa daacad ah oon Huwanata hoosta uga daloolin. Isagaa qaranka difaaciisa u taagan. Iasagaa ictiraafkii iyo waliba isbedeldhaqaale oo fiican soo wada: hadal iyo dhamaa isagaa daacad ah.

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717 21 день назад

    Uuuuuuu aaaaaa xaafada sacad muuse ayay waraysteen

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 21 день назад

      Adeer halkani waa suuqa badhtankiisii cid gaar udagtaa majirto. Dadku bilaa caqli maaha
      Habaryoonis iyo munaafaqadeeda waa labartay.

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 день назад

      Guuuuuul soomaliland muuuse

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 21 день назад

    Muuse fuley no more muuse fuley no more

  • @said1498ify
    @said1498ify 20 дней назад

    Nin la og yahay inuu wadankan lexejeclo ka leeyahay uun baa wadankan lagu aamini karo ninkaadina waa muuse biixi cabdi.

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 21 день назад

    kkkkkkkkkkkkk ciro wa guul

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 21 день назад +1

    Hay keenin huwan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 21 день назад

    Kuwii qa'inu waddanka ahaa ee markay hinasaan buurta ku carari jiray, baa doonaya inay waddanka xukumaan

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 21 день назад

    Markale markale ciidankuna guul iyo guuldaraba ciidan qaran ayuu uyahay dad aan magaalada ay ku nool yihiin dhinacna u dhaafin oo aan waxba baran xitaa hadday dugsiyo galeen kuwii dhici jirey ayaa tvyada localka ahi wareysanayaa xitaa weriyayaashu qaar baa kasii hooseeya iyaga oo views raadis ah

  • @hashihersi
    @hashihersi 21 день назад

    😂😂😂

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 21 день назад +1

    Muuse biixi ataanu doonaynaa inuuwadanka marlabad xukump dhameya na wixii qabyo ka nowday

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    BULSHADU WAA MUUUSE HHHHHHH ALL IXSAAN MAYA

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 21 день назад

    Muuse biixi jaanis weyn ayuu haystaa sababtoo ah Harti oo dhan iyo Faqashinni magalayaan doorasho oo dhulkoodii waa goosteen.

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 21 день назад

      Harti iyo fiqishinida aad sheegaysaba marka laysku daro waxa kabadan, jilib yaroo kamida jibriil abokorka oo layidhaa reer xareed 😂😂😂.

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 21 день назад

    Kkkkkkkkkk, waar dalkaa yaa loo dooran ma ciro mise muuse! Yaase musuuliyadiiisa la waydiinayaa!

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 21 день назад

    Faysal wax hadal hayaba lama hayo toloow odayga maxaa lagu arkay

  • @ansaarusunna123
    @ansaarusunna123 21 день назад

    Faysal cali waraabe aanu sanadka tusno inuu yahay nin u qalma

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 21 день назад

    Sax Kandargay😂udaaya

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 21 день назад

    WARIYE TUUG MUSE U OLAOLALAYNAYA BAAD TAHAY😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 21 день назад

    TV, HEELO, MUSE U SHAQEEYA WAYDIINTOODA WAA BOROBOGAANDO KULMIYE😂😂
    CIRO NIN AAN AHAYN NOQON MAAYO, HEELO ISNA MUSE AYUU LA BAXAYAA.

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 18 дней назад

    😂😂waryaa alle yaqaan geesinimadii ma waxbaa laga bedelay sidaan ku aqaanay nin shaqadisii gabay oo dadkale dusha kasaaray waa ayandarada haysata dadkena iyo dalkena ilaahay muuse hana dhaafiyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 21 день назад

    Lasaanod bay ku washen lasaanod mah dhaxal bad u heshen war danihinah racdah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    Isbadel 40000000 milyan lama soo celinayo

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 18 дней назад

    Hhh ka yari waa iga qosliyay
    Maskixiyin dagaan kulahaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 21 день назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waa runtood war soomaaliyeey hala seexdo wallaahi reer Hargaysa caadi ma ah 5 sano hala seexdo waxaan leeyahay maxaa khaldan xagee bay iska qabanla dahay

  • @hamse.daud1
    @hamse.daud1 19 дней назад

    Istaanki basaska xero awr 😂

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 21 день назад

    Muuse Muuse

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 21 день назад

    Muusaa soonoqonaya. Midgaga habaryoonis cidi dooranmayso.

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 21 день назад

    Kuwani jaqaf madhan bay sitaan wana faqash laguma amini karo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 21 день назад

    Kkkkk

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 21 день назад

    Waxay kula doorteen mujaahid halgamaa ah iyo basaas moosko fadhiyey

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 21 день назад

    Dagaal iyo kheylo miyay isaq ku jirayan 33 cajib war cidan wa wareeren

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 20 дней назад +1

    LAASCAANO HOOYAADIIN miyaa leh iidoorow ?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂doqomayahow oohinta joojiya oo runta garta.

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 21 день назад

    Ilmo faanbadane bal car waakaase ha-isasoosaaraan 😂😂.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 21 день назад

    Ciidanka somaliland waxaa qaawiyaay xukumadda muuse biixi

  • @queency7943
    @queency7943 21 день назад +3

    Illahay waxaan ka baryayaa inuu noosoo celiyo MD muuse biixi cabdi dadkana ma waxmagarataa haday cidi dalkan dagaal galisay Ciro iyo faqashta dhabarka kasoo taabanaysa ayaa galiyey illahayow aanaan dooran

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 19 дней назад

      Cabaadka yareyso muuse dhuumo badane isagaa laascaanood dagaal bilaa sababa markii dambe waakii ilaa oog soo ordey 25kii
      August 😂

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 21 день назад

    Umadupa w muuse wlhi

  • @HornMediainc
    @HornMediainc 21 день назад

    oorod oo gaajada la seexda gaajoxajisey

    • @user-ul6fn9ie6q
      @user-ul6fn9ie6q 20 дней назад

      Hhhhh nin illaahay wax siiyay waa garajis ee cano geel cab qaligu sidu u shaqeeyo jooji cana loda

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 12 дней назад

    cidina doronmayso 😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 день назад

    Sida ninka wax qabdka muuse iyo waxa u qabn doona halo sheego hadi kale hala iska aamuso 😂😂😂

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 21 день назад +1

    Ceeb oo ceeb muuse down.

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 21 день назад

    Xaaladaha uu dalku soo maray nin aan muuse ahayn kamaa baxeen runtii waa nin adag oo dadka isku hayn kara hadaan qabyaalada ka baxno

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 19 дней назад

      Qabyaalad ayaad ku wadataa biixi lkn ilaahey naguma celiyo 😂

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 21 день назад

    Waa dadka qaarbaa waalan
    Dadku ka udaranbayrabaan.
    Muuse waa cadawga somaliland.

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 21 день назад

    ragii ciidanka jabisay eekasoo cararay waa muuse iyo taani

    • @user-nw8de5lo4i
      @user-nw8de5lo4i 21 день назад

      Cidanka ku wax yeleyay waka ku faana ee malin walba iyado darood ba faanayn iyagu ku farxa ee ilaa maalinti fatansiyaha ku jira somaliland cid aan muse ayaa marlabad madaxweyne ka noqonaya taasa lagu biyo cabaya shar iyo khayrba ama buur gal ama darood noqo 😂😂😂

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 21 день назад

    Dadkan iska tagersan bila qorshe qabiilkii idinqatay idinma dhigo waar wadanka utudha qofnacaybku ma fiicne

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 21 день назад +1

    ciidan ma jabin xero laga qabsadey ciidnkaa

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 21 день назад

      Ciidanka habaryoonis baa jabisay. Waatii iyadoon dagaalba dhicin badhna buurta galay badhna huwanta isu dhiibay.

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 19 дней назад

      ​@@warsamaosman0894hooyadaa habaryoonis was muuse fuley
      Fuley dhaley oo weligii la eryan jirey ayaa ceebeey qarankii
      Yaa dooranaya muuse orod badane 😂

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 21 день назад

    Haddii muuse biixi ladoorto mar labaad Somaliland waa u dhammaanaysaa.

  • @siciidmohamed5588
    @siciidmohamed5588 21 день назад

    Kuwaa halkaa maraya ayaa runta sheegay inuu been Ku hadlaayo odaygu😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 21 день назад +2

    Isbedelkaaba dhac dooranmayno huwan huwan caydooran mayno run buu sheegay ciro ayaa bixiyay laaska buurta isaga fuulay ciro maya

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 19 дней назад

      Miuse orod badane ilaahey naguma soo celiyo 😂

  • @user-cv9mr3ij2s
    @user-cv9mr3ij2s 21 день назад +2

    Muuse biixi ayaanu ucodaynaynaa

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 21 день назад

    BAL BEETAAS EEGA😂.
    CIDANKII SOMALILAND EE DHULBAHANTE QAAWIYEY IYUU RAGII BUURTA LAGASOO DHAADHICIYEY KU SABIDAYA😂. BEEN BADANAA😂

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 21 день назад

    Muuse waxan kabaranay inuuyahay jaahil.
    Muuse wxnbaranay kanxidh kandil kan waa cadaw kanliitaa aqoonyahan.
    Kaaas diida jabuuti naca .
    Xabashudu waa inaga oromo waa inaga.
    Craxmaan diiday dalkuwaadumayaa.
    Muuse qabiili muuse eexo muuse ciilqabe.

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i 21 день назад

    Oday jira oo wayeel ah oo wax garad ah somaliland waxay doraynaysa cadawgu cida u naco oo ah muuse biixi

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 19 дней назад

      Muuse dhuumo badane ma waxaad rabtaa inuu burco kasoo cararo 😂

    • @user-nw8de5lo4i
      @user-nw8de5lo4i 19 дней назад

      @@ApdyOmar53 hadal riqiis ah baad haysa muuse haduu cararayo 1988 ayuu washington iska fadhiyi lahayee adiguu ma sida ciro la wada seexdo ayad rabtaa

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 21 день назад

    Wadani baa lahaa tuug

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 21 день назад

    Raabiiyow nooma keeno ciiro o weeligi faqasha haa maadoratan fayisl cali caada gaarxajiisow ruun seheegaysan waa beentin ee waaxa raabatan xaamar waayo waagi seenem naa maasasin baa haaiiden haadana somali raabatan dufkubaxa

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 19 дней назад

      Hooyadaba somalia ma rabno adeer muuse biixi wuu tegeyaa
      Adeerkaa muuse orod badane ma inuu hadana burco kasoo cararo ayaad rabtaa ciro nimaan aheyn haduu yimaado wlle in lagu kala baxayo

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 21 день назад +1

    CIRO WAA FAQASH IYO BALASYO DARAN
    ALLOW SHARKIISA NA DHAAFI BALAAYO CIRO

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 21 день назад +1

    Cirro iyo xirsi ma isbedel bay keenayaan sawtaynu hore u soo aragnay waxay yihiinba.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 21 день назад +1

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 21 день назад

    😂😂😂adeer 25 August xusuu gaara ayay nagu leeyahay waana mudug day dalkii oo kala go,ay askartii maxaabiista dhawrka boqola ee aan ilaa hada dawladu kamay hadlin

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 20 дней назад

    Odeegu ciilbu qabaa yaahu ciru ku qadhaadhonaya