GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 174

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 24 дня назад +18

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ❤❤❤❤❤

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 24 дня назад +10

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @user-ql1io9pt3t
    @user-ql1io9pt3t 24 дня назад +10

    jiidali wax yar oo dhulbahantaa oonu dhalnay ayaa nala yaala waa magaalo habaryoonis todoboda magaalo ee udhaxeeya ceerigabona anagaa degna qudbiga awalna anagaa ilaalina ciidanka qarankuna jiida ka horaysa deegaanka isaaqay joogaan deegaankuna wuu lajoogaa wali waxaanu dhawraynaa iskusoo noqosho oo faanfaanimayno

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 24 дня назад

      Inayr oo shanka bari degtiyo boqolnin mooye. Hadii wax dhacan waan idinla joogna walahi

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 24 дня назад +13

    Masha allah gull cqaranka❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 дня назад +14

    Waridaad TV geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 24 дня назад +7

    Waridaad TV geeei 🦁 lsaaqa 👌👌👌👌👍👍👍♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏

  • @salemanhusseen9189
    @salemanhusseen9189 24 дня назад +15

    Guuul Somaliland

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 24 дня назад +10

    Somaliland guul iyo gabanimo

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 24 дня назад +8

    waa garaad bilaa garada!

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 24 дня назад +8

    HA MAGACAABIN TALILAYAALKA MAGACOOGA

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 24 дня назад +7

    Guule somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 23 дня назад

    suldaanku wuxuu lahadlayay oo u jawaabayay kuwa reer sheekh isxaaq isir nacaybka ku wada ee ka hanjabaya muuqaalada sida garaadada iyo wixii la hal maala kumuu soon hadalkiisu inta qaranimada jecel ee ka fog qabyaalada waa in sidaa loo fahmo u jeedada guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiira8902
    @amiira8902 24 дня назад +3

    geeeeesi nolow ❤❤❤❤

  • @user-cf9th6sf8n
    @user-cf9th6sf8n 24 дня назад

    Walee wan jidhidhacooday dahir riyale kahin alle ha karameeyo ❤❤❤❤❤❤❤ alle ha dhawuuro taliye mahad cabashe eheelu sharaf

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 24 дня назад +3

    We❤somaliland we are all somalilanders ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ApdiraxmaanJeesto
      @ApdiraxmaanJeesto 24 дня назад

      Yes great ❤❤❤❤❤❤❤ always successful Somaliland ❤❤❤❤

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 24 дня назад +3

    Waridaad fariid 👏👏👏💯

  • @CashaIsmaciil
    @CashaIsmaciil 23 дня назад +1

    Mashal alle gacanat soogal❤❤

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 24 дня назад

    Nabadu dhulmahante waaxa uu baaryii laaha maarkaa aye dhamaan inta aye dowlaadu kaa baaxdo oo beesha isaaq aye daagalanto walaahi biil guudaheed aye nabaad kuu baaryii lahaayeen

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 23 дня назад

    Mashallah waridaad tv thank you to up date what’s going in somaliland I hope this stupid war stop inchallah guul iyo goganimo the polices in our land is vigilant we have lots of enemies 💚❤️🤍👍

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 24 дня назад +2

    Maashallah ❤😮

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 24 дня назад +1

    we ❤ to watch war,idad tv we miss if we are not watched tv of war,idad channel

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 24 дня назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 24 дня назад

    Haa waa Axmed Cali Dhuux waa nin Biciide ah oo Basanbuura

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 24 дня назад +1

    Iinsha Allah guul guul somaliland

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 24 дня назад +1

    Maansha allaah waridaad waa nin jira guuulayso somaliland guu isha allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 24 дня назад +1

    Suldaan.ibraahim.nin.adag❤❤

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 24 дня назад

    Qabtoo gala Kollay qofkan mar horaan arkay dhiig iyo arag aji ma leh

  • @NimcaanBashiir-q2n
    @NimcaanBashiir-q2n 24 дня назад +1

    Sobobay sobay❤❤❤❤

  • @MarwoAyan-ni7ix
    @MarwoAyan-ni7ix 23 дня назад

    Masha Allah you are brave men of somaliland

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 23 дня назад

    Mash allah geesi qaran ar waa suludaan mar waa waxag raad waa gar yaqaan mash allah geesi qaran jir oojog inshallh Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪💪

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m 24 дня назад

    Waar xaqdhawur kii woo dhamaday ee xuuduudaha s.land waa inayi s.land dagdag hawul galo loo gaa fuliyo guul somali land insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t 23 дня назад

    Masha Allah GuuL guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul 💚🤍❤️💪💪💪💪❤️💪❤️❤️💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-we1ky9lw8r
    @user-we1ky9lw8r 23 дня назад

    Guuleyso wardaad

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 24 дня назад

    Isaaq qadaad weyen Raacayeba
    Waye Jiaan Maaha inuu Samaron
    Kelegood Maago Meesha kuma jiro
    Somalilnd iyo inta jecel guu iyo gobanimo Allah hasiiyo

  • @ImanSouleiman
    @ImanSouleiman 20 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 24 дня назад

    Slandrka hadlayow hadalkaga
    U firso oo shandhe jsl guuuuul

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 24 дня назад

    Warreedad TV inadeer walhi waxad tahay geesi qaran
    Somaliland odhan waxan illaahay inoga baryayaa inu illaayay ina siiyo ictiraaf calamiya mar kastana
    uu illaahay ina siiyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland mar kastaba idam Allaah guul iyo gobanimo

  • @MucadNimcan
    @MucadNimcan 24 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 24 дня назад +2

    Adee Guude abaalkeis waaye 😂

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 24 дня назад +3

    Inadeer waa ceebe kadaa sanka faraha waa sidee 😂😂

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 24 дня назад

      Sankiisa ma alaanbaa kaaga jirta adiga mise nuskilo duufa rabtaa 🤢

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 24 дня назад +2

      @@TewodrosBethlehem waxba kama rabo anigu lkn waa ceeb waanad arkidonta maali dhow qolyahii cadowgu aha way hadli donaan waayo sanka faraha lageliyaa waa

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 24 дня назад

      @@TewodrosBethlehem kkkkkk

  • @Hooda36
    @Hooda36 24 дня назад

    Waridaadtv comedy❤ geesiqaran thank you wllo❤ for sharing your precious❤ time with us Allah haku❤ dhawro❤ guul iyo gobanimo Soomaaliland❤🎉❤🎉❤

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 24 дня назад +1

    Guul Somaliland guul Waridaad ❤❤❤❤❤

  • @MustafeGedi
    @MustafeGedi 24 дня назад

    Very good

  • @khayrallesii8278
    @khayrallesii8278 22 дня назад

    Ninka la aroosay Reer Yoonis Habar jeclo ah ayuu ahaa been waas

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 дня назад

    Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 24 дня назад +2

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 24 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 24 дня назад +1

    Jiidali subeer awal ayaa ku aasan ee huwantu maxay ka soo doontay

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto 24 дня назад

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 24 дня назад

    Guul❤❤❤❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 23 дня назад

    Guul the 8 power of Reer cheick issack nothing can happening us 🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💜💜💜💚💚💚💜💜💜👍💚💚💚💜💜💚💚💚❤️🤍🤍🤍❤️❤️💚💚

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi8331 24 дня назад

    Legend waridaad madaxweyne dahir yale kahin waa Legend taliye mahad Cabaashena ma heli karaan huwaan oo waxaa ilaaliya ciidan aan laag tagi karin iyo ilaahay

  • @CaliYusuf-xt1co
    @CaliYusuf-xt1co 24 дня назад

    Niyahaw fanbes aaidinka sooharay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 24 дня назад

    Guuuuuuul somaliland

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 24 дня назад

    Moryane orom somalidid tamar tag wax kuxidhin mayniguhadhay waa maya somaliba garsora ah tag iyo tamarba waad beshen mana xishotan allah hakuxafido grad jamac grad ali 33 sano oo benta ahayd busogaba gabeyay hadalka grad jamac wa nukilaire japan laguture bulamidya ah extreska dhafa gradka jamac iskudhiba ethiopia nisosocda majirto

  • @FaadumoCabdisalan-tp8ty
    @FaadumoCabdisalan-tp8ty 24 дня назад +1

    Wanjacelahay dahiryale. Anooisaaqa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 дня назад

    Qurjiile qaawane oo weliba yaxyihii afxakamo guursaday inay iibaanaan waa aduunyo macaankii kadhamaaday😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад +1

    HORAAN U SHEEGAY WAXAN SAWIRKA XUNLEHEE AFKA FUTADA SH LEH INUU YIBIRA KUWA UGU LEETA YAHAY.
    WALAAHI HORAAN U SOO QORAY.
    IMIKA WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA,
    INUU BELAAYO FARAHA LAGALAY,
    MARKUU MUSSE ISMAIL LA MURMAY EE UU U FAANAY.
    MA SHALAY BU WAX ISKA HAGRANAAYAY,
    MUJAAHID AHMED MIRE KU
    TUNTA GEBIGODIIBA MACAA AABAHOO FAQASH DHOOBO.
    MALAHA AFWAYNE UUN BA U TAQANEENE,
    FAQASH IYO DHOOBO LABADA MAGACBA WAXA U BIXIYAY LIXLE.
    ILLAHAYOW U NAXARIISO
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN.

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 24 дня назад

    Gull sland😂❤

  • @HanadCxakin
    @HanadCxakin 24 дня назад

    Halgan ka afka Ala haku xafido

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 24 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hdiuehri9ieuHd8evbdidvdi
    @Hdiuehri9ieuHd8evbdidvdi 23 дня назад

    ❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌💪💪💪💪

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 24 дня назад

    Ciidanka qaranka jamuriyada barakaysan ee somaliland odhan mar kasta illaahay haa siiyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland guul iyo gobanimo Amiin Amiin Amiin insha Allaah

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw 23 дня назад

    Nin wadaad aan hubeesneen miyaad ku faanee waan qabanay

  • @user-ko6wc4cx1e
    @user-ko6wc4cx1e 24 дня назад

    #Guul_Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @KinsiAhmed-jd9rf
    @KinsiAhmed-jd9rf 23 дня назад

    Guulguulsomaliland

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 24 дня назад

    War laxdii wajiga ayey furatay ..... Waridaad cod naagood oo wajiga furtay....

  • @user-ym9ki8cg8i
    @user-ym9ki8cg8i 23 дня назад

    jiidali ma hooyadaa baa joogta adoonyahow😅😅

  • @abdihakinismael3362
    @abdihakinismael3362 23 дня назад

    Waasi waa reer Norway meesha taagan

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 24 дня назад

    Horgaladu ma amaanbey leeyihiin waa dameero

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 24 дня назад

    Kkkkkk odaga habaroonis wuu qaldamay shinbiri maalin bay dabqaadoo maalintiina buulkeedii baygubtay

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 24 дня назад +1

    Dadku haday kula garan waayaan somaliland nimada oo qabiil duuliyaan waa lala dhigayaa inader sidii dhici jirtay ayaa dhacaysa ok

  • @xassandaahir6617
    @xassandaahir6617 24 дня назад

    Suldaanku inta xun oo keliya ayuu la hadlay sxb inta wanaagsani maxa ayeynoosaaranyihiion

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 24 дня назад +3

    Sland walosotashaday cado w badane weyisaso baheysten insha Allahgull sland❤❤❤

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 24 дня назад

    Meeshaaa wax kuduubayso iska hagaaji mida kale away gafuurki dheeraa ma iska dhigtay

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 24 дня назад +1

    Dameerta ugu foolxun baa ugu harati Xun 😂😂😂 laangaab bla cqleya dhuulbahnti horta haku.iictirafo laangaab waxiid 😂😂😂😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 24 дня назад

    Samaroon Siciid Cumaamad baanu
    Saaray

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 24 дня назад

    😅😅reer kaan daroood bootada waa kuu xariifin laakin irbade duun maa galisaan dhulmahante ama harti booto darood booto uu bixiyeey caruur kaa cabsiiis 😂😂😂😅😅😅😅😅😅

  • @FathiaAsso
    @FathiaAsso 24 дня назад +2

    Waridaa TV

    • @FathiaAsso
      @FathiaAsso 24 дня назад

      ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 24 дня назад

    Suldaanka aad u cagli celinaysid maba ah suldaan cumaamaddii uraysay baa ka dhacday

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r 23 дня назад

    Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💯💯💯💯🎉🎉🎉🎉🎉❤😅

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 24 дня назад

    Suldaanku cida uu lahadlayey waa lagaranayaa ee hadalka yaan la duwin

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 24 дня назад

    JEEDLE WAA CEERIGABO DUSHADA KUU DHACWENE QUURJILE INA YEEMDAN😅😅😅

  • @team_mbb
    @team_mbb 24 дня назад

    dhulbahnte waa dadkeeeniye aynu la heshiino

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 24 дня назад

    Waa sidaa wll somaliland waa qaran qabiilna maaha ninkii xumi isagaa xun ninka hadalka noocaa ah kunacaa dalka marka horeba muu fogayn daahir riyaale yaa ka mujaahidsan halganku madhammaado sidiisaba

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 23 дня назад

    𝐒𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐫 𝐮𝐮𝐛𝐚𝐧𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐰𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐧𝐚 𝐣𝐢𝐢𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 24 дня назад

    Guuujjhl somaliland ceerigobo viiva

  • @mohamednoor3091
    @mohamednoor3091 24 дня назад

    Maxaad usaxaysaa odaga wixii an isaq ahayn wanu xasuqayna malin dhow

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 24 дня назад

    😁😁😁😁😁😁

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 23 дня назад

    🤍❤️💚💚❤️🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚guul iyo goganimo 💕💜👍

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 24 дня назад

    Gaadha. Wayn. Yaa. Siiyey. Ceerigaabo. Meeye. Reer ahi. Kaale. Waxuu. Caashiimo. Badaana. Haalaga. Qaado. Gaadha. Weyn. Waay. Kiibareen. Haalaga. Soomaatijiiyo. Beerahii. Ay. Jiidaadaka. Kadhigeen. Bbbbwaasheesiiga. Gaajaada ah

  • @CaliYusuf-xt1co
    @CaliYusuf-xt1co 24 дня назад

    ISAAQ DHEH MESHA WALAGU KALA TEGAYE

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 24 дня назад

    Kaa afka qalooca muxuu ahaa

  • @SaleebaanCabdi-z7o
    @SaleebaanCabdi-z7o 24 дня назад

    Waadigaa yimi soorysda iitabo

  • @user-sv7yz8uk5s
    @user-sv7yz8uk5s 24 дня назад

    Waridaa guul soomalilan guul isha alaa

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 24 дня назад

    Guul Somaliland

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 дня назад

    Scw scw❤❤

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 24 дня назад +1

    tittle beenta jooji, Lama qaban ee dadka ha niyad jabin.

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 24 дня назад

    Wcs

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 24 дня назад

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤️ 💪💪💪💪💪✌️✌️✌️🙏🙏🙏💚🤍❤️🥰🥰🥰🥰