Warraysi : Boqor Buurmadow.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 457

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад +20

    mashallah tabarakallah !!!!!!!!!!!!! from saylac city

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi Месяц назад +10

    Horta Buurmadaw Warka xaguuu ka Keena. Meel kasta wuu ka war hayaaa

    • @khadra27day12
      @khadra27day12 Месяц назад

      Sow boqorka afrikada meadow maha

    • @KeyseAwadAliAbdi
      @KeyseAwadAliAbdi Месяц назад +4

      @@khadra27day12 Muse bixi 7 Sano in Cagaha soo dhigo somaliland u diiiday muxuu moqor ka yahay ma hadal af laga tidhi.baaa kkk

    • @sakariyejamaladam9860
      @sakariyejamaladam9860 Месяц назад +2

      Walaal ninka sareeya biixi iyo inta xukumaad somali leedahay weeye markaa xukumaaduna iyadaa wakhtigan dalka xukunta mana jirto cid waxka qaadi lahayd haduu yimaado ee dalkiisa ayuu u tudhayaa in laysku qabsado​@@KeyseAwadAliAbdi

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Месяц назад

      Waa Faataale😂😂😂

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Месяц назад

      ​@sakariyejamalada😂😂😂😂m9860

  • @user-pj5sl2zi2j
    @user-pj5sl2zi2j Месяц назад +2

    Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ aamin

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад +7

    Buurmadaw kolay hadaad hargaysa timaado Airportka waalagaa qaban.sidii dool
    Muse ma qoro waxaas

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Месяц назад +4

    Bqor_Burmadow wan ku wata siyasii legend tahyy from zaylac 🇩🇯

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Месяц назад +1

      Zaylac waa SOMALILAND ! F*ck with that flag!!!

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Месяц назад

      ​@@xaalidahir8268😂😂😂😂😂 iska ooy wllo

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 Месяц назад +4

    🤣🤣🤣 King who cannot visit his own family 🤣🤣🤣

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 Месяц назад +9

    Xasan laluush ayuu ku siinwayay miyaa ilayn adigu hunguri kaliya ayaad ku hadashaa

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Месяц назад +1

      ninkani waa malyuuneer aqoon baanad u lahayne laaluush iyo wax kiniisado laydinka soo ururiyay waxba kuma falayo

    • @AadanQoyta
      @AadanQoyta Месяц назад

      War boqo

    • @AadanQoyta
      @AadanQoyta Месяц назад

      Boqorku waaboqor
      Somaluyede ee halaga
      Xishoodo

  • @Ayyhh2022
    @Ayyhh2022 14 дней назад

    Viva ismaciil cumer geele ❤❤❤❤❤🎉

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 Месяц назад +6

    ومن يصنع المعروف في غير اهله
    يكن حمده دما عليه

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 Месяц назад +7

    Boqor buurmadow alif wax maleh iyo wax buu leeyahay ha is waafajiyo (shalay & maanta)

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Месяц назад +8

    Hore ayaan ogaa in qofkii
    Somalinad soo doonata ilahay baa ka jara bal eega Jijiga markay ina soo fara geliyaan waa la kala diray neyuu boliskii
    Geelena waa laga jarayayaa ogaada
    Inasha Aallahu

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 Месяц назад

      Markaa ma awliyo ayaynu yahay

    • @SofiDual-gz5dr
      @SofiDual-gz5dr Месяц назад

      Sh Isxaaq ba shaqeysanaya

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Месяц назад

      Wager ma meesha abaarso kkk

    • @user-zw6wl9hc7c
      @user-zw6wl9hc7c Месяц назад

      😂😂😂😂 shiikh isaaq wuu duuli jiray awoow maalmaha adag wuu shaqeeya​@@SofiDual-gz5dr

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Месяц назад +13

    Wuxuu u eegyey inuu yahay basaas u shaqeeya Xabashida

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw Месяц назад +2

    Waye awdal state way goaysa
    No more idoor
    From awdal state

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Месяц назад

      KKK.NIN AAN KU FURAYN, YUU KU RARIN!!!!!!.MADAXWAYNAAD KA NOQOTAY SOMALILAND, KANA NOQON KARTAA MUSTAQBALKA,!!!!!!!.XAMAR MAXAAD KA NOQON???????.WALAAHI BAAN KU DHAARTEE, COLAAD ISAAQ KUUMA HAYO!!!!!.SAMAROON, WAA ABTIYAASHAY, AB IYO ISIR!!!!.WANAAG MOOYEE XUMAAN LOOMA HAYO!!!!!!.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Месяц назад +1

      Xaarood iska aamus

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 Месяц назад

      Samaroon waxaas laguma Siri karo. Adigoo iidoor ah saw raysslwasaare ka maad noqon somaliya Mxaa kaa keenay. Adeer beenta iyo huuhaada nagala tag caqligayaga waan qabnaa daarood saw dhinac walba kaama xigo

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Месяц назад

      @@endoferagoat2393 camamka qaxuutiga iska noolow adigo daarood oo sharkaaga kala tag somalida bal eeg daarood qabiilkasta dagaal bay kula jiraan Sure iyo daarood. Sacad iyo daarood. Somaliland iyo daarood iyo jareertii oo kismayo ka dhacdeen

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Месяц назад

      @@endoferagoat2393 CQLIGAAGA QAB, MEESHAAD JANO KU OG TAHAY, ISKA AAD!!!!!.

  • @user-hu1xr4sj3j
    @user-hu1xr4sj3j Месяц назад

    BOGOR BEINALEH

  • @mijr4568
    @mijr4568 Месяц назад +1

    "Isaaq xisaan qalad" wixii oo dhan wuxuu ku soo koobay Hwiye, Dard. Isq iwm.
    Waxa laysku hayo inagoo og ayuu darbi isa saarayasn
    Djabuuyi waa dowlad ,Somalia waa dorlad
    Bada Somalia ayaa leh (rab ama harabin)

  • @1Horyaal
    @1Horyaal Месяц назад +4

    Walalay reer sheekh isaaqow.dhulkina nabad ugu noolada.hadii aad didan,ninkii dhoof ku yimid BA geeridu dhibaysa.hadan nahay dhalinta Awdal statt.dhiig iyo dhecanba waan u hurayna

    • @xamsehilaactube671
      @xamsehilaactube671 Месяц назад

      😂😂😂😂

    • @1Horyaal
      @1Horyaal Месяц назад

      @@xamsehilaactube671 adunku waa labo farxad iyo murugo.tasna adunka cashiradiisa weeyi.ninkii nool uu Joga waxa ka soo socda galbeed Awdal statt.dhagar dhiig ama dheef

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 Месяц назад +5

    Waa munaafaq odaygaan boqorna maaha waa habar shekeysay

    • @yusufabdi8747
      @yusufabdi8747 Месяц назад

      Yuu kuu wasin

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@yusufabdi8747 hadad sidaas u wamso jeceshahy adiga iyo hooyada is raaca ee udhigta futada

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Месяц назад +4

    Ninkan shaqsiyadiisa iyo sharaftiisa soomaali dhexdeeda hoos buu udhacey

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад +1

      Somali mxaa dusha iska saaray tolbuu buu leeyahaye

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Месяц назад

      somali maxaa ladhahaa so tii aad ku xaarteen

  • @xasanisxal2956
    @xasanisxal2956 Месяц назад +1

    Libaax laba maaha

  • @munaibraahin6762
    @munaibraahin6762 Месяц назад +7

    Wlee waa libaax boqorku ❤❤❤

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone Месяц назад +1

    Acuudu billaahi Mina Somali Rajiim. Walee Somalidu waaba Sheydaanka Allaheen noo sheegay

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 Месяц назад

      Kkk
      Maxaad aragtay ?

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 Месяц назад

      Oo imika adna ma shaydaan insiyaa....
      Ileen adba waadigan soomaaliga ku hadlaye

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone Месяц назад

      @hamdamohamed4155
      Maya. Anigu insi ayaan ahay laakiin Somalidu 90% waa Shayaadiinta Insiga ee Allaheen noogu sheegay Quraanka. Been, tuuganimo, dhac, boob, kufsi, khaa'inimo, qabyaalad, macsi, dil, aarsi, xin iyo xaasidnimo, horumarkaaga diide, iyo isaga oo qof uu gaal ku sheegay, tuugsanayaa oo been u sheegaaya, si loo qaabilo oo uu qaxooti uga noqday dhul gaalaad! Nijaas.

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 Месяц назад +1

    Habargidir inkaartii farmaajo heshay

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9i Месяц назад +1

    Ninkaan waxuu iska dhigayaa taariikh yahay waana Beena waan wuxuu ku sheekeynaayona wax ka jira ma jirto igu ogaaday beentiisa waa laga daba tegi oo iyadoo sax ah ayaa la sheegi wuuna ku ceeboobi been abuurkiisa. Iga qoran taas.

  • @cabdisamadcaruso5242
    @cabdisamadcaruso5242 Месяц назад +1

    Jabuuti ma ogola inay dekedeenu horumarto somaliya iyaduna ma ogola inaad ictiraaf hesho heshiis sonalinimo ahna uuna dhicin kaliya dhexda aynu taagnaano

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Месяц назад

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Месяц назад +2

    Mash allh Boqor buurmadow libaax qaran weeye wlee abti guulyso...Somaliland hanolato💚🤍❤️✊️💪

  • @somalios1497
    @somalios1497 Месяц назад +2

    Qudhmis fooqal Qudhmis aamus bakhti

    • @AadanQoyta
      @AadanQoyta Месяц назад

      War Boqorka
      Hacaayin
      Dhilaa kudhashee

    • @yusufabdi8747
      @yusufabdi8747 Месяц назад

      Hooyadaa ayaa lawasaa adiga

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 Месяц назад

    Somaliland ba u hilinaysa kulaha kuwan wariyasha sheegta waa cawanba cadawka Somaliland wa wariyasha

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 Месяц назад

    Luqaddee kuugu warameen Generalda Eritrea ee asais afroki dhinac fadhiyey.
    Allah sheidaan madow been badanaa.

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Месяц назад +3

    Buur madow dibad wareegii caatu ka qaaday

  • @IsraMahamed-b4e
    @IsraMahamed-b4e Месяц назад

    Boqor wax gzrad❤❤❤❤

  • @Ayyhh2022
    @Ayyhh2022 14 дней назад

    Borame ma hooyadaa baa leh reerka daga soomaliland ma aminsana wax soomaliland ladhaho awood baa ushegateen .ilaahna ismaaciil buu u sakhiray

  • @user-jy8il4kq2r
    @user-jy8il4kq2r Месяц назад +2

    Boqorbuur MaDoW waa NiN BaLadhan ❤

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail Месяц назад

    Fadlan lacag igu shubo.

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas Месяц назад

    Bogorku muxu ugarinayaa golada Shirka ugu jira euga warama shirka

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Месяц назад +1

    “Ciidanadii iska ilowno”😂
    Kuwaan waa mujrimiin😊 kuwa udagaalamaya waa xayawaan😊
    Bug Madoow😂 waligood boqor iidoor mayeelan😊

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v Месяц назад

    Boqor buur madow aad baan ujeclahay una taageeraa waayo waageesi runtasheega cumar Yusuf axmed

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Месяц назад

    Ismaaciil wixii iidoor meesha lajooga haceyriyo munaafaqad iyo basaasnimo ayey. Ulajoogaan

  • @user-kn6tx7ji7z
    @user-kn6tx7ji7z Месяц назад

    Buurmadow waa Loo Baahanyahay Hala Soo Dhaweeyo

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs Месяц назад

    Reer Somaliland ha jawaabina, kuwa maangaabka ah ee raba inay dhexdeena dab ka shidaan

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci Месяц назад

    Big king❤

  • @EngCabdi-y6k
    @EngCabdi-y6k Месяц назад +1

    Asc

  • @warss11
    @warss11 Месяц назад

    Boqor ❤❤❤❤❤❤we love you

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Месяц назад

    Faan weeynaa xaaraami barmadoow

  • @ahmedjirdeh3504
    @ahmedjirdeh3504 Месяц назад +5

    Boqor hooyadaabaa nin dhashay ❤

  • @maxamedcabdi7069
    @maxamedcabdi7069 Месяц назад

    Nin ilaahay hadal.baray

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali Месяц назад +1

    Habargidir ma laba aflahaanbaa u hadlaya, Xasan shiikh waa Madaxweynaha Somaliya. H/gidr inta dab-damiska joogtaa!!? Yahuuuu

    • @user-ux5uh1mq3z
      @user-ux5uh1mq3z Месяц назад

      Wuxuu Rabaa in sadku is ku dhacaan ama and xasan laga horyimaado

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Месяц назад +1

    Boqorku Gobanimoda HJ ayuu sheegay boqorku wuxu Ilaawey 1991 in HJ maxaabiis badan oo darod ah siidaysey oo geysey degan darod

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Месяц назад +3

    Odeygan waligey ma tageerin lakin manta inuu garto cadow ga Somaliland inuu yahay jabuuti waan ku raac sanahay

  • @user-xy6pi8cv3u
    @user-xy6pi8cv3u Месяц назад +2

    Buurmadaw beenta iyo fanka badan iska daa

  • @harbijama3710
    @harbijama3710 Месяц назад

    W
    A lawasa bourmadow wa abou l'habitude issa iyo samaronku wa kuwasayan

  • @user-bd8ps5nk3l
    @user-bd8ps5nk3l Месяц назад +2

    INA CUMAR GEELE IN BADAN BU IDINKAGA XISHOODEY (QAAR DANBE) XISHOOD NA MATAQANAN DUGAAG BAD TIHIIN CALAACALKA IYO TAAAHA YAREEYA

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Месяц назад

      Hooyada Xishoodka kawas ya makhnuyd

    • @yusufabdi8747
      @yusufabdi8747 Месяц назад

      Odaygii gaboibay waa dulaynaa jabuuti haysta

  • @MusdafeJamac
    @MusdafeJamac Месяц назад

    Masha qlh boqorka geska

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Месяц назад

    Mapka somalia halis bay ku yihiin Yahuuda:

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu Месяц назад +1

    Boqorka afrika waxbadan ayuu ogyahay

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Месяц назад +1

    Markii dhulbahante odhan jireen habarjeclo ayan isheynaa wan la yaabi jiray lkn manta callas calaaacalka buurmadow wuxuu marag ka yahay hadalkii dhulbahante jawaabta buurmadow waxa weeyi khaatumo state waxay xaq u leedahay in ay dastuurkeeda ku xukunto maxaabiista rayidka laayey

  • @ahlamduale1979
    @ahlamduale1979 Месяц назад

    Farmaajo waa ina ayo nin wareeray

  • @adama2578
    @adama2578 Месяц назад

    JABUUTI ABAALKA AY IDIIN GASHAY WAXAAD UGU GUDEEN INAAD SHIRQOOSHAAN OO U HESHIISAAN MICNAHA SOMALILAND, AMXAARADA, IYO IMAARAADKA INUU XIDHMO
    DEKEDAHA JABUUTI OO AMXAARADU (OROMADA) AY LA WAREEGTO WAXNA KA DEJISO
    BERBERA TAAS OO MICNAHEEDU TAHAY UNA QABATEYN IYO CURYAAMIN UMMADDA
    REER JABUUTI.

  • @user-xu4pm1qw9n
    @user-xu4pm1qw9n Месяц назад

    Boqore benaleh hoyada usheeg fake Viva SSC khatumo state of Somalia

  • @mohamedmusemohamed607
    @mohamedmusemohamed607 Месяц назад

    War kani boqor maahan ee waa bahal Xayawan liita oo kalita bisada

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o Месяц назад

    Beeenaaaaaaaale beeeenaaaaaaaaale dhalay kadaaab

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy Месяц назад

    WaRiyaha dhaaaw wabila edab boo R madaw geesi🎉🎉❤❤❤❤

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Месяц назад +3

    Walee Buurmadoòw waa muwaadin Libaax ah.

  • @harbijama3710
    @harbijama3710 Месяц назад

    Bourmadow issa samaron ogaden wa kuwasan

  • @calicaateeye9279
    @calicaateeye9279 Месяц назад

    Walaahi.hadaanu.nahay.dadka.somaliland.jecel.hadii.buurmadaw.lasaamixi.waayo.waanu.udagaalamaynaa

  • @eng.burco272
    @eng.burco272 Месяц назад

    Dad badan oo itoobiya u shaqeeya ayaa banaanka iskeenay, adigu dhaqan baa lagu diray siyaasada,

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 Месяц назад

    Boqor buur madow waa libax

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Месяц назад +3

    Adeerkay cabdiraxmaan cadhoole aya ku maqan xornimadii jabuutu ,kaca oo ku bilaaba maxa loo sugaya intu wax dhisayo

    • @hayatlove-zp4rw
      @hayatlove-zp4rw Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂
      Warye dulbahanta ayad iska calin wayday o qbil ah ma Dijabouti o dowlad ah kkkkkkkkkkl
      Waxas wa wixii aad ku caboden
      Ass way tagtay
      Awdal state way goaysa soon
      2025 somaliland somalia 🇸🇴 aya laah

    • @BA-qc8ko
      @BA-qc8ko Месяц назад

      Qoryihi iyo rasaasti iyo gaadidki ay jabuti ku siisay watay dhulbahante kaa qaatay. Maxaad jabuti ku wereri ?

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Месяц назад +2

    wa kadab kadab dhalay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Месяц назад

    Boqor buurmadow geesi aan gaban

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Kkk manta live ayuu soo galay tvga.

  • @saja9892
    @saja9892 Месяц назад +7

    Dhul xabash kumaad qaxine dhulkaagaad tagtay itoobiyana ssxaan kuuma hubeynayne soomaali bay isku direysey soomaalidii dhintana iyaga guul bay u ahayd may kala jeclayn hadana makalajeclee bada iyo dhulka soomaali bay rabaan caqligu hashaqeeyo.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +2

      Caqligu ha shaqeeyo somaliland hala siidayo hadaan la haayn shantii somali hadikale dee halkay ka helayaan citirafkooda waay la xidhiidhiye amaan siiya yaan la sugiin shanto isu timada moye somaliland miidnimo daanbe ciid keligeeda oo ayadubaa dhiib isku haaysa inaay la miidooban

    • @Noredin20
      @Noredin20 Месяц назад

      Somali magac baxay diin ku noqon maaye . Islaanimo & Baniaadanimo ayaan inaga Dhaxayn. Dadku wa dhasbii nebu aadam . Ninkii la noolan karto raacaysa kii kalena waad ka baxaysa..

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 Месяц назад

      ​@@UmuHudayfa-qf7iqSSC and Awdal State of Somalia 🎉🎉 💙🎉🎉

    • @user-ux5uh1mq3z
      @user-ux5uh1mq3z Месяц назад

      Ooo maxaad xamar ugu shaqo doonataan I ku jiro khan Buirmadow hadlaya

    • @Noredin20
      @Noredin20 Месяц назад

      @@user-ux5uh1mq3z sxb Xamar ta sheegayso iyo isreal. Nacam Bilaahi Israel ayaa Ii xigta . Qdadweynta Buuhoodle jooga waxa uga dhow Somaliland iska leh wixii NEBI IBRAAHIM CS Carab, Xabashi & Yuhuud intuba way ka xigaan BURCO & Somaliland. Muuqdisho wa Halkii inta ISAAQa la soo qabqabto bila sabab maydkooda la wadhay. 2024 wa meesha dhalinyaro waxba geysan Maydkooda u qudhnayo waa ISAAQ. Wa balan in naagahoda siilka quraarado lagaga Guro suuqayada Ethiopia & Somaliland. Gaalada ilma.NIIKO lagu dhalay.

  • @Khaielm
    @Khaielm Месяц назад

    buurmadaw dhan maha ee waa siyaasi, dadka iyo diinta ha ka xishoodo, dhaqan waxaa lagu yaqaanay wanaag iyo isku jiid bulshada dhexdeeda.

  • @MaxamedCali-us7xg
    @MaxamedCali-us7xg Месяц назад

    Ma hargaysa miye

  • @SuhaybCabdi-sn6uk
    @SuhaybCabdi-sn6uk Месяц назад +3

    Boqor cisman aw muxumed buur dahab liibaax liibax dhalay alle cafiimadka iyo cimrigaba ha ku siiyadiyo boqor boor dahab wa sxbka cabdi jamac xassuso

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +2

    Boqor soo lama oran karo ,shalay waad ku raacsanayd wadajorka direed ee ismail iyo muse iyo hassan sheekh, dir power baad aaminsanayd maxaa is bedelay

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Месяц назад

      DIR TII CIISE IYO SAMAROON SAWTAA DAAROOD NOO SOO RAACDAY😮 WAAR NAGADAA WAXA DIRNIMO MA JIRTO E😮

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 Месяц назад

    Ninkani ma xishoodo. Ninkani miyaanu ahayn kii doonayey in uu Somaliland dunto.

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x Месяц назад +1

    ADIGA MAXAA LAGUU CAFIYI WAAYEY WAXAAS LAGUGU OG YAHAY

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Месяц назад +1

    In dhibaato aad ku hayseen lascaano ma qirtay habaryar😂 subxanallaah Allaah Somalia 🇸🇴 hamideeyo

    • @Noredin20
      @Noredin20 Месяц назад

      Laascano dhibaato kamana dhicin lagumana hayn laakinn belaayada ay saadsanyaan way helayaan insha allaah. Somalia haday midobeyso & hadii kale uma taalo Somaliland. Dadkii Muqdisho degana aya ajnebi lagu sheegay Cad cad & jareer & Raxanweyn aya iduamrkodii lagu hor fuuley o hantidi laga qaatay. Allaah waa ogyahay Islaanimo & Baniaadanimo midna ka dhaxayn. Gaalada madoow Somalia

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is Месяц назад +1

      😂😂😂😂😂 kalmadaa somali ha midawdo waxan u naqanaa somaliland ha burburto
      Wanu ognahay hadanu nahay reer somaliland

    • @Noredin20
      @Noredin20 Месяц назад +1

      @@GF-fk4is Somalia hore ayay Ethiopia 🇪🇹 & kenya 🇰🇪 & USA 🇺🇸 U kala Raaceen iyagoo kala ah Daarood, Hawiye & Abgaal &, hbr Gidir . R. Sheekh ISXAAQ ayay mid u yihiin
      . Belaayo ay raadinyaan dhexdooda Allaah ha ka rido.

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is Месяц назад +1

      @@Noredin20 haa warutaa
      Lkn waxan la yabaa dadka arkaya dawlada taagta daran ee somaliya ka jirta ee hadana somaliland oo nabada
      Aan arkeen waxii la odhan jiray somaliya way burburtay ilaa hada wax dawladi kama jirto

    • @Noredin20
      @Noredin20 Месяц назад

      @@GF-fk4is naf isuma hayaan wlle . Waxay aduunka ugu necebyihiin waa R. sheekh ISXAAQ, XABASHI & CARAB intuba waa Dhashii Nebi IBRAAHIM CS. hala yaabin waa Canwaan aan Isir & asal toona lahayn.. belaayada iyaga ayuu Allaah ku celinaya. Cadawadoda iyaga gudahoda allaah ku ridaya Bi'idni Allaah. Gaalo MUNAAFAQ ah weeye.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад

    SOMALIDU MA DHIB UUNBAY KU JIRI DOONAAN MIYAANAY NOLOL RABIN

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh Месяц назад +3

    Boqor Buur madow nin nabadeed

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 Месяц назад

    Buurr madow waa Somalilander hadu dalka ka maqan yahay micnaheedu ma,aha cadow ee waa oday dalkiisa u maqan marku doono wuu imankara inta waxaan xasuusinaya yaryarkan la yaban hadalkiisa in u yahay nin baladhan oo siyaasada geeska la socda

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Месяц назад

    Yahuud aduu kkkkkkkkkkkkk amxaar walaalkaa yahay!!!

  • @G.M820
    @G.M820 Месяц назад

    Wax-ba maanta ha calaacalin Buurmada ninkii Xasan Gurguurte dhisay ee qurbaha uga tahay ayaad ahayde 😂😂

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Месяц назад +17

    Buurmadow want come back to Somaliland that's why he's defence 😅😅

    • @cabdisamadcaruso5242
      @cabdisamadcaruso5242 Месяц назад +7

      Siyaasada Gudaha waa lakala duwanaan karaa lkn siyaasada dibada waa isku duubni😊

    • @user-dz7hx9sp1d
      @user-dz7hx9sp1d Месяц назад +1

      Been ale.waxbakamajiraan

    • @user-dz7hx9sp1d
      @user-dz7hx9sp1d Месяц назад

      Waxbakamajiraan.ethopia.ayaan.kadifaacaynaa.dadka.been.ha.usheekin.

  • @adeshadesh8983
    @adeshadesh8983 Месяц назад

    Duqa vila Somalia in casaria loga kariyo ayu rabaye EVC SMS HALOGU diro

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Месяц назад

    Boqor nin habar jeclo ah oo qaran dumis ah adiga mooye hore looma arag
    Lkn hadaad ka soo noqotay waanu ku faraxsanahay
    Waana kaga digayna
    In aanad waxaan aabahayaasha la imin inaad la timaado

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi Месяц назад

    Ninkan imaka ma waxa uu inaga dhaadhicinayaa in Somaliland ay iskugu tagayaan, Khaatumo, Puntland, Djibouti, egypt iyo somalia? Hada la soco Khaatumo oo intaasiba ka soo hor jeeda ayaa somaliland hadh cad eryatay.

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2v Месяц назад +2

    Mansha Allah adeer❤

  • @XamseXasan-h3o
    @XamseXasan-h3o Месяц назад

    Masha Allah adeero kusoo dhawo dalkaga

  • @user-ux5uh1mq3z
    @user-ux5uh1mq3z Месяц назад

    Igad iyo african union Muusee yaa kacadsadat ee firdhiye uma tagin

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Месяц назад

    😭

  • @mawlidaxmed4552
    @mawlidaxmed4552 Месяц назад

    Guul.somailiand

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs Месяц назад

    Boqorku inuu saamayn leeyahay waxaad ka garanaysaa inta comment ee laga bixiyey Lol 😂 😂. Ha biqlayso

  • @user-gw1ud9qz7y
    @user-gw1ud9qz7y Месяц назад

    Buurmadow waa dhaqaaqay.waali

  • @gaasmohud-pg3ri
    @gaasmohud-pg3ri Месяц назад +1

    MA WAXANA BOQORAA IIBAN LAAWAHAN BAL FIIRI WUXUU KU HADLAAYO ISAAQ NIN SOO DHAWASTAA WAA NIN WARAABE KORSADAA ,

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Waar doofar darood baad tahay maxaa kaa galay isaaq ?

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Месяц назад

    Balo madow
    Doqon dhee
    Afmishar dawarsada

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Месяц назад

    War soomaaliyeey nabadu waa qali colad faaiido lagawaa qasaro mooyee gacamah isqabsada

  • @YasmiinRooble-iw8xg
    @YasmiinRooble-iw8xg Месяц назад

    Guul Somalian ❤️ ❤️ ❤️ 🎉🎉 2:03

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Месяц назад +1

    adeer gacaliye 😂waxa kan gaar isagataag teneg weeye daloolamy gebigeeduba awalba baxsad waalidaa talisa baad ahaydee