Hadal itoobiya ka nixin doona Xusuusna Galin doonuu ku hadlay Wasiir Fiqi Geesi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 192

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  21 день назад +19

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
      @CabdiraxmaanDaacad-e3h 21 день назад

      Sh nooxayeysii Markiskaa Mahadsanid

    • @Ducaysane9
      @Ducaysane9 21 день назад +2

      Hadii ay Ethiopia dadkaas oo dhan oo somaliyeed Gumaadeen😢 Culumadiina gawraceen ku dhiiri gali in la sameeyo Baroor diiq si loo xasuusto😢😢😢 Jiilba jiil😢😢

    • @fadumoabdiaziz2325
      @fadumoabdiaziz2325 21 день назад

      Mhndnnsjsj

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 21 день назад +16

    We will never forget, and we'll never forgive, and when it comes to our country,we are one.

  • @-s_md8583
    @-s_md8583 21 день назад +12

    Shiiq dulmidiid aaway gaarigii baska ahaay ee buuxay ee itoopiya ku dhameysay shacabkeena wlhi itoopiya waligey maku cafindoono somaliya malintaan madax ka noqdo waan idinkula xisaabtamidona insha allah

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w 21 день назад

      Insha allah

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 21 день назад

      Dhul kaagii ooo dhan ayay degan tahay iyagoo ajandayaal badan iyagoo wato deegaanka dhul boob ayay ka wadaan

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 21 день назад +11

    Ahmed fiqi waa nika kaliya tacad katahay difacisda qarnaka mana cabsado sida siyasiynta qar kod . Allah yahfadu ka Ahmed fiqi❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Djibouti

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 21 день назад +5

    Shanta somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡🦁☝🏽❤️💎🇩🇯🫡💪👑

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 21 день назад +4

    Maanta fiqi hadalkiisa qalbiyadeyna ayuu taabtay ❤❤❤ fiqi fadlan madaxweyne isu soo sharax , marnaba ma iloobeyno itoobiya iyo kenya sida ay noo xasuuqeen .

  • @sunnisunni5767
    @sunnisunni5767 21 день назад +6

    Hawiye waxan ku jeclahay Ethiopia naceebka ka simanahay from ogaadeen 🇸🇴💯❤❤

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 21 день назад +1

      Doqn baad tahay wax aay hawiye kufiican yihiin majirto oo bililiqo a hayn iyo burbur ahayn

    • @abdiwahabadan6584
      @abdiwahabadan6584 21 день назад +1

      Wale taas wa runta absame iyo hawiye umba neceb Ethiopia.inta kale wey u daba dhaqan

    • @Shadiaown
      @Shadiaown 21 день назад +2

      Anigaa somali baan ahaye hawiyan maa ihi, hadana itobian maaba maqali karo,qofkasto oo wadankay dhibato ku haya waa nacbahaye xitaa haduu Somalinaa yahaye.

    • @MaryamoApdullhi
      @MaryamoApdullhi 20 дней назад

      @@Shadiaownwadani dhaba aa tahay ❤

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 21 день назад +5

    Faqi ha cabsan Somaliya waligeed kama cabsan xorninadeeda in aan ka bixino Ethiopia waddankeena anigoo ka liidanah wey og yahiin. Ha baxaaan sida ugu dhaqsida badan. Lacag ayey nagu qaataan nabada in ay somalia 🇸🇴 hesho walineh wax ay qabteen malaha😢💔🇸🇴

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 21 день назад

      Dad Cabsada Maka Dhashay Horta Fiiqi Mar Waa Somali Mar Kalena Waxu kaso Jeeda Reer Aan itopianka Gacalo Kala Dhaxeyn

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 21 день назад +1

      In la saaro ayaa ah khasab ha la iska saaro somaaaliya? Kuligood Alshabaab dhaanto galadaaan wadankeena

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 21 день назад

      @@AbdukadirSulfewuxuu yahayba ninkaan fiqi xiniinyihiisa miiska ha saarto wadanka Ethopia ha ka saaro waa wasiirka arimaha dibada weeye isaga aka awood badan HSM oo meel walba xaraashaaya isagu somalinimadiisa ha muujiyo waan u ducaynaynaa wlhi waana lagu farxi

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 21 день назад +1

      Wasiir fiqi dhiiga shacabka Somaliyed Marna Cafis Ma Galo mana lacafinayo tigreegii shacabkii ay xasuuqen masaajidyada ku Gowracaayen laga Cafinmaayo hadalka toos udheh Wasiir Fiqi qudbadaada inaad ku Darteey Eheed Abey Ahmadow Adigaa Goboladaadii Dagaal Kaaga Furan yahay Maxaa Awooda oo Somalia Ku Caawin kartaa Adigaaba Naga Liitee ina Tiraahdee Aheyd❤❤❤

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 20 дней назад

      @@abdikadirhaji6852 Tigre Ha Dhuhine Itopia Dheh Waxa Somalia So Galay Tigre Kaliya Maheyn Tigre Waa qabiil Ka Mida Qabiilada otopia

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 21 день назад +3

    Fiqi waa Cad Nool meeshuu kaa Jiro Ragg baa kaa jira......❤❤❤ Weyraxa iyo Boodboodka Abiy Fiqi leen u heynaa isagaa ka badan Jawaab Dhameystiran ayaa la siiyay ........Alle ha inoo badiyo Geesi isagoo kale ah❤❤❤

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 21 день назад

      Aan aragno bal wacay sheegan Kuwaan in ay Ethiopia la gorgortamaan maaha war dadkaan ha nalaga qabto jilicsan

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 18 дней назад +1

    Asc guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed waa Etobia iyo kuwoo badan oo isku Qarinaayo daaha gadashiis Alle waa Arkaa ee sharkooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi.good joob wasiir fiqi masha Allah.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @luulsharib
    @luulsharib 21 день назад +3

    Fiqi maaha nin munaafaq ah I’m so happy for him walahi ❤❤

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 21 день назад +5

    Guuleysa wasiirka fiqi

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 21 день назад +3

    Geesinimo ayuu u hadlay masha allah

  • @FadumaAden-d6x
    @FadumaAden-d6x 21 день назад +2

    Waa ka xumaxay kalmada ah wey katanaasuleen, lagama tanaasuli karo waana dacifnimokalmadaas maxaa yeelay dad iyo handidi ayey burburiyeen in lagala xisaabtamana waa waajib muqadas ah, insha allaah maalintaasna wey imaaneysaa

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 21 день назад +2

    War war dheeydo Dulmi diid Ma wareysana ee aad warersan ee kaxa jananka ma laga mahan halkan dadka noocas magaratey Dulmi diid waa Geesi Soomaliyed ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 21 день назад +2

    Inta soomaali ah ama is haya ama is daaya walaa waqooyi walaa koonfur dawlada itoobiya soomaali waa isugu mid.
    Gobolada waqooyi markay dhibtu nagu dhacday itoobiya na soo dhawaysay lkn hadaf buu ahaa iyadu hadafkii way ku guulaysatay sabab waxa dalka dayacay madaxdii dalka xukumaysa siday uu dayaceen waxa ka mida dawladii qabiil noqotay kitaabki rabi iyo sunihii rasuulka scw oo lagu dhibay culimadii shacabkii oo qaar gumaysi joogta lagu sameeyaay itoobiya godololada bay heshay halkaasay bay kubada ka ciyaartay .
    Soomaaliyeey dawlada itoobiya isugu mid baa tihiin qorshe soconaya bay idinka wada rabtaa ama rag bandung noqon ama dameero la rarto doorashadu waydin hor taala .

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 21 день назад +2

    Ethiopia way kibirtay lakin Somalia mataqan ya usheega 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👀👀👀

  • @User_19567
    @User_19567 21 день назад +3

    Wasir Fiqi Thank you so much we’re really happy to hear that…

  • @popular7493
    @popular7493 21 день назад +1

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها واحفظ امةالمسلمين

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 21 день назад +4

    Marna cabdulahi yuusuf ayaa keenay marna caalamka ayey ka mid ahaayen weyna na xasuuqeen laakiin haloo midoobo oo maamul goboleedyada gooni gooni ulla socdo ha iska saareen

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 21 день назад

      Cabdullaahi Yusuf ma keenine waxaa keenay baarlamaankii xilligaas waxaana u sabab ahaa ina godane iyo Mooryaan Indhacadde ciidan qabiil oo ay haggaminayeen oo soo weeraray Beydhabo kedib wixii dhacay ayaa dhacay

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 21 день назад

    Hadii laysku sheeg Abaayo ciidan idiin dhintay ciidankale Xasan Sheekh yuusan noo keenin Sabas ciidan keeni oo curyaamay ku dhintay Wali as oo iyagane wiilasheena ah oo hubka dadka siiyo aa aan ogayn oon isku dilayno coda siisa oo waliba na lagu sii sheeganaayo anagoo 206 207 saas Naloo laayey waa in aan itoopia la hadlin intaas hanoogu ekaato. 1
    2. Wiilasheena Sunoco ha shaqaystaan gala too ilaa habeenkii. Xirooyinka ha lagu balamiyo mwayne Xasan shiishka hala Baro. Xiligii Cilaan ayaa la Gali rabaa in ay wadanka diinta dadka in ay daafacaan is a daafacaan waa iga galo alaha me wayn Hanaga qabto cadowga aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 день назад

    Mnsha allah wasiir fiqi ilaahay ha guulaysiiyo, difaac culus buu ku jiraa somalaay hurdada ka kaca,no qabiil,no dawlad goboleed only midnimo ayaa kaga hortagi karnaa itopia

  • @nibo5707
    @nibo5707 20 дней назад +1

    Fiqi guuleyso wll,somaaliya ha noolaato❤

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 21 день назад

    Waa dadaaley waana geesi laakiin waa in laqoraa oo dad quburaa qoraan kadib madaxdu awrisaa laakiin makarafoonka iidhiib aan kuciilbaxee mashan shaqo masuul qaran matala hadii laqorilahaa oo qoraal qoran uu aqrinlahaa sidaan mid kaxanuunbadan oo kaqaladyar buu sameynlahaa w/fiqi

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 21 день назад +3

    20000-25000 oo soomaali ah ayey leysay itoobiya caruurbay naga laysay iyo dumar culumo caruur iyo ciroole ayaga laga rabay in ay mag dhow bixiyan wasaqda

  • @farduus_
    @farduus_ 21 день назад +1

    Walahi wan xasuusta in an habeen madow xamarbile kaso cararay waligey ma hilamamayo Waxan wiljer ku riixayay abahey alaah u naxariste

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 21 день назад

      Asc aadban ugu xumahay waxa dhacay markas sida aad shagtay

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 18 дней назад

    Bismillah asc horta c yuusuf ayaa usababa itobiya yaakeenay war ma itobiya waligeed Mogadishu soo gashay dowladi c yuusuf kahor marka siyaasiinta somali wax jira maahan

  • @ceebloibrahimyusuuf1120
    @ceebloibrahimyusuuf1120 21 день назад +1

    Allaahu akbar❤❤❤❤❤

  • @FartunAbdirahman-hj8le
    @FartunAbdirahman-hj8le 21 день назад +2

    Asc sheikh saciid yaxye waa abtigeey Anaa hilmaameenin waana xasuustaa sidee no galeen Allaha duleeyo somaaliyay qabiilka iska dhaafa aan xornoqono ان شاءالله

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 21 день назад +1

    Waan xasuustaa markey layen caruur iyo haween iyo culamaa udiin mana iloobi karo taasi waan aarsan doonaa mnta hadii alle idmo

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 21 день назад

    Hana dhaafaan xabashidu intay naga laayeen baa ka badan. Xabashida askartoodu lacag bay qaataan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 21 день назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @fmg63772
    @fmg63772 21 день назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah wallaahi wali dad damiir leh ayaa noojooga woow war soomaaliyeey kaca oo dhisa ciidamadeeni geesiyaasha ahaa santuuq noofura anagaa kushubaynee itoobiya iyo cidkale toona waxbo nagama qaadi karto ee kabilaaba kuwa nagu dhexjiara oo dhinac naga mariya horta hubkiina waala fasaxay anagoo hooyooyin iyo gabdho ah xitaa waan isdiiwaan galinaynaa noofura tababarka ciidanka waan u dhimanaynaa wadankeena hooyo waajihaad kaca kaca

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 21 день назад +1

    waziirka warkiisu waa cad tahay wax laga dabaqaatana ma arko ee la nudo raali ahow dulmidoonow

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 21 день назад

    Le seule homme que toutes les musulmans ont pleuré c'est jour la le markase kourouche yahye je vie la tombe que Allah donne son paradis éternel Amin Amin amin

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 21 день назад +1

    🇸🇴 uma yeeran Itoobiya mashruuc reer galbeedku ku naasnuujiyaan bay u joogtaa, qorshayaal badana way ku hoos wadatey.

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 21 день назад

    Wcs_Wwb Masha Allah Mahadsanid
    Warkaada SI fiican Ayaan Ula baxay Aniga Ahaan Waxaan Leeyahay. IDAACADA DULMIDIID Horay Usoco

  • @itzManha125
    @itzManha125 21 день назад +1

    Dhiiga sow lacag mee qadan ma free buu ahaa se yaa ku wacadaye ayaga lee dhiig ha ku shuban Itoobiya waxaan dagaal aheen nagama reebto hala tashto kuwa marqaansan ee dhilka markeye jaad cunan rabah in eey gadaan huuno wadan raadso hadaa qabiilkaga dowlad u rabtaan wadanka soomali baa.leh

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 21 день назад

    Walaalaw saw ma ogid dad in ay hogaan u yihiin dhulka amxaaro kuhogaaminaya somaali kula ah dhulkiinandawladii ciidamo uma joogo dadkii lagu laayay niman somaali ah in ilaa hadda kufaanaan muqdisho ayaan dawlad geeynay marka hadda somalia 🇸🇴 waxay ku dadaalaysaa sidee xeego looxagtaa ilkana kunabad galaan.

  • @itzManha125
    @itzManha125 21 день назад +1

    Muqdisho intee laga waceye ee dad ku dhax leeyeen aawaye dhiigaas maa la weediiyo abby naagta la dhaha aniga nin maba dhahayi riya oo ku jirah

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 21 день назад +1

    Ada noo imaday oo dhiigena iyo qaxiskena lacag ku qadanayes hadad itobiyan Athens cilkina aya nahayo aalmadax maqabno😢

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 21 день назад +3

    Xiligii abdulahi yusuf
    Ethiopia dad badan ayey laysay mana Ilaawayno

  • @user-vx5sq5yf2c
    @user-vx5sq5yf2c 19 дней назад

    Kama tanaa sulayno marnaba xasuuqii 2008 wana mid ay kashaalayndonto argagixisadu🇪🇹

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 21 день назад

    INAAD HORFADHIISATAAN MAAHIN, FIQI WAA NIN JECEL SOOMALIWEYN INAY SOO NOQOTO, MADAXDA REER WAQOOYI DAD MAAHIN

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 21 день назад +1

    Beelcaalam waa cadowg ay somali leedahay askartaa ajaanibta ah aydaa mashaarkooda bixisa ku somaliyeedn mushaar looma heli karo bal wax kaagsii daran ajaaniibta xeryahooda ayey hurdaan raaxo ayey ku jiraan asker somalin baahi iyo dil ayaa lagu wadaa.madxdeenu haday caqli leeyihiin arinkaan wax ayey ka baran lahaayeen laakiin waa danley daneysaneyso allow noo gargaar

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 21 день назад

    Shaydankui abdillahi yusif baa somaliya xabashi ku soo hagaamiyay

  • @user-tm2or9sh7q
    @user-tm2or9sh7q 21 день назад

    Daarood sheekhooda iyo shariifkooduba fiqina Ali geedookale
    6:20

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 21 день назад +1

    ❤❤❤fiqi waa muwaadin laakiin waxaa dalka kamasuul ah neef xabaalaha qodanayaa dhabar jabinaya oon daacad ka ahaayn

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 21 день назад

    Sheekh dad ama dowlad iska daaye dugaag ayaa haduu nagu qabsado wadanka aan isaga tegaynaa wadanka waxan ka difaaci karnaa ma jiro lkn soohdimaha dhexdeena naloo sameeyay aad ayan isaga difaaci karnaa qolo walba halkii loogu sheegay in qabiilkooda leeyahay way u dhimanee uma ogola qabiil kale ee somaaliyeed marka see isugu dhiririsaa sheekh maxamedow Turkiga marka aad leedahay turkiguba ma ogola inuu wada hadal ka galo dhulka qubrus turki waa dad jira lkn anaga dadnimadi waa ka tagnay

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 21 день назад

    🇸🇴 rabitaankeeda itoobiya kuma imaan umana joogto mashruuc reergalbeed iyadana lugu naasnuujiyo iyo arimo badan oo u gaar ah bay u joogtaa, waxayse moodaa in 🇸🇴 ilowdey dhul iyo dadka OGADEEN iyo dhiigii 2006‼️‼️‼️‼️

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 21 день назад

    Dadba unbaa umaleyaaa in u calamkaa raboo Somalia 🇸🇴 😢😢😢😢😢

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 21 день назад

    Sheekh maxamadow somali iyaga halka isdhigtay

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 21 день назад

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido madax Deena haday family la haayen siyaasada ethiopian ka wa ficnaan laheyd❤❤❤

  • @mohamedabdiosman4707
    @mohamedabdiosman4707 21 день назад

    Sheikh Mohammed wadamadaas Turkey and Greece awoodo kala duwan ayeey leeyihiin lkn anaku maxaan ku diidnaa wax kale iska dhaafe xitaa ciidan dhisan malihin. Maxaan ku diidnaa?

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 21 день назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 21 день назад

    Waa maraykan iyo ingiriis

  • @NinaSeleh
    @NinaSeleh 21 день назад +1

    Wax lagufarxo waye in madaxdena ey sidan uhadlan, hadey marhore tilaboyin qadi lahayen ama sidan oo kale uhadli lahayen intan maba leyslasogaren oo Ethopia marhore ayey mel laeg farisan lahayen. Fiqi waa gesi.

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 21 день назад

    Mashaallah sifican ayuuhadlay

  • @user-tm2or9sh7q
    @user-tm2or9sh7q 21 день назад

    Cabdilaahi Yusuf baa keentey amxaarada inama soomaliyeedana dharkii amxaarada u soo xidhay oo xamar la jidjiiday markaana waxy yidhaahdeen walaal ha nadilina soomalibaanunahaye dadkii reer muqdusho. Daaroodoow

  • @MohamedAbdirahman-s6s
    @MohamedAbdirahman-s6s 19 дней назад

    Sh siciid yaxye ayay dileen Ethiopia

  • @sheikhibrahim1273
    @sheikhibrahim1273 20 дней назад

    Wax tanaasul la dhaho ma jiro wasiirka wa ku khaldamay eraygaas dembiga Dowlada iyo ciidanka itoobiya ay ka galeen soomaliya weli wa loo haysta.

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 21 день назад

    haa he etobiya schacabka Somaliyet wa ii gumatye🇸🇴💪🏽

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 21 день назад

    Lama ilaabi karo dadkay laayeen xabashidu markuu cabdilaahi yusif xamar keenay xabashada ilaahay ku cadaab

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 21 день назад

    Yaa soogaliyay itoobiya soomaaliya yaa badda soomaaliya ku riixayya itoobiya waad ogtihiine sheega waa yuhuudda iyo labada waddanee ay ku shaqaysato

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 13 дней назад

    ETHIOPIA Iyo SOMALILAND 1
    Hal CADOW AYAAN LEENAHAY WAA SOMALIYA 🎉

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 21 день назад

    SHALEYNA MARKEY CULUMADA GOWRACAYEN OO MASAJIDA KU SAXARONAYEN NAF IYO MAAL XASUQEN WAXAA KEENSADEY OOWATEY GEEDI INA CEYDIID IYO C/LAHI YUUSUF

  • @KhadarIsmaacil-g6s
    @KhadarIsmaacil-g6s 21 день назад

    Badan Ana leh ana utaluya ee sbx haxiiqin gadhlaw

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 21 день назад

    WAA KHALAD WUXUU SHEEGAAYO NINKU SABABTOO AH DHULKAYGA SIDEEN OOGA GORGORTAMAYAAA

  • @CabdikafiDuceysane
    @CabdikafiDuceysane 19 дней назад

    Wallaahi in la xasuusan waayo wixii dhacay waa bilaash

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 21 день назад

    Yugaan dhana sida itoobiya u hadashay eeah dhiig badan baan ku daadinay yugaandha na ka filo ka sug

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 21 день назад

    Kusoodhawaada Markis online

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 21 день назад

    Waxaaan xasuustaaa reer 9 rag inta laisku xeray hal mar lagu dilay cali kamiiin waxeeey dileeen ilma abtiyadeeey oon tiro laheyn 2007 ki

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 21 день назад

    May naga saran ciidamada shihseya

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 21 день назад

    Somali xagee qabil laga geeynayaa may hal moqif yeshan saqiir iyo kabiirba siyasiyintoo ethopia ha u dusine go’aan qaata mahdsnidin

  • @sareidofeical8993
    @sareidofeical8993 21 день назад

    sxb inlala xisabtamo ayay itobiya inoga bahantahay inaga aya la xisabtamiwaynay hadal dabacsan loma bahno wa sidaaaa

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 21 день назад

    Hadal muqdish laga yidhi nin 1990 ku soo bitsy siyaasada wax laqan Kara ma ah

  • @abdirahmanhassan6903
    @abdirahmanhassan6903 21 день назад

    Waligeey ma ilobeeyno aniga intii dadkena ku xasuuqay ehelkeena.

  • @hodanjama493
    @hodanjama493 21 день назад

    Somaliya waxaay la waalwalanaysa dhul anaay gacanta ku hayn

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 21 день назад

    2.5, million ayaa ka qaxey Muqdisho, in Itoobiya waxey geesatey xasuuq, kitaabtii xitaa waxey ku jeexkeexen, Itoobiya waa in la dacweeyaa xasuuqii ay geysatey… bal waxey rabtaa iney marlabaad iney dhiig daadiso, iyadaana ka faaiideysatey oo lacag ka sameyso….

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 21 день назад

    Sifiicann ayuu u hadlay

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 21 день назад

    Sxb.itobiya shaqsiyaad maamul iyo.madax sheeganaaya unbaa dhabar jabinayee.wax ay.naga qaadi karto majiraan

  • @abdelkadir1243
    @abdelkadir1243 21 день назад

    Kalmadaas tanasul waa Waa qalad

  • @MaxamedNuurkaraani54MaxamedNuu
    @MaxamedNuurkaraani54MaxamedNuu 10 дней назад

    Stay alive Minister Fiqi

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 21 день назад

    Dhalin yarada Shanta somaliyeed waa in ee wada shaqeyan oo qabiilka meel dhigan oo wadan kooda cadowga kailashadan oo isxoojiyan

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 21 день назад

    Waale Waa run Waa inaan dagalano wasn inaanna toolaye war wax iska celino ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sarta100
    @Sarta100 21 день назад

    FIQI WAA GEESI MADAXDA BERRI.

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 21 день назад

    Asc

  • @MohamedFarah-nu7eb
    @MohamedFarah-nu7eb 21 день назад

    Sax waye Ethiopia xaq bey Somalia ku ledahy ee bada waxa ha la ka siyo hadikale Somalia 😮

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 21 день назад

    Bururuq fiqi wakaa

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 21 день назад

    Dulmi diid fadlan sow wasirku somali kuma hadlayo ino dhaaf hadalkisa naaga dhaaf ani unba ini war ceelin sorry Qof wareersan weeyin dulmi diid

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 21 день назад

    Shaikh dadkeena waa ka wada simanyihiin itoobi is ka celin lakiin tabar badan ayaanba jirin.

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 21 день назад

    See dublimasi ah ha u hadlan mdxdenaa oo ah 🇹🇷 turkey brother kenya brother Ethiopia brother ha iska dayaaano dadkaa darisnimoo iyo wax wada qabsi unbaa naka daxeyaa

  • @Abdikhalaqahmed112
    @Abdikhalaqahmed112 21 день назад

    Somaliland iyda aya gusha marwalba leh waan la aqoonsnya inshalha faqshey

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 21 день назад

    Waana kuwa xassan sheekh uu ka cabsanayo inuu si adag oolahadlo itoobiya

  • @rashiidgacayte8538
    @rashiidgacayte8538 21 день назад

    Ok

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 21 день назад

    Guul iyo Gobanimo

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 21 день назад

    Xamar iyo hargaysa ayaa is haya hargsysana waa tii diyaaradihii somalida aad sheegayso ay duqeeyen oo malaayin hargaysa burco cerigaabo ka qaxeen indhilo fiqic car kaalay hargdysa

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 21 день назад

    We will never forgive Ethiopia

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 21 день назад

    Fiqi wuxuu istaahilaa madaxweyne inoo ka noqdo soomaaliya

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 21 день назад

    Hal qalad unbaa jiraa oo ah in lala kulmoo gorgortaan aya qalad ah