2007/2008 dadkii muqdisho itoopiya ku xasuuqday oo gaaray 20.000 oo rayid ah in aan la diiwaangelin oo aan la xasuusan waa ayaan daro, oo maalintii dan laga leeyshay la soo hadal qaado.
Runtii si geesinimo iyo karti uusan lahayn Hassan sheikh ayuu Wasiir fiqi u siiyey jawaab sax ah oo aan leexleexasho la hayn oo Ethiopia ay ku haboon tahay in la siiyo.
20kun😂aa waa 100kun barakicibtana waxey aheyd 2.5million, xasuuq ayay geysatey, teeda kale difaaca ay ku andaconeysa iyadaa u soo shaqotagtey oo dowlad aha deriska iyagoo la diidey bey isku soo maqiiqeen iyaga iyo kenyaba, marka itoobiya hala dacweeyo xasuuqii ay geysatey
MAXKAMADA ICJ MAXAAD U GAYN WAYDEEN????.SABABTA MIYAAD GARANAYSAA??.WALAAHI WAX SHARCI AH, OO AY KOONFURI KU SHEEGAN KARTO SOMALILAND MA JIRTO!!!!!.BAL CAR DAWLAD KU SHEEGAA FADHIID KA AHI, MAXKAMADA ADUUN KA HA U TAGTO!!!!!!.
Dhoor bilyam ayay ku qateen somaliya bur bur keeda iyo aar gudashadii 1977dartiisa ayey u sameeyeen waa tuugo tuugo dhashey in la baryo marnaba ma ahan waa in xoig looga saara ninka raga lama baryo ee waxa aat tahey ayaa la tusaa
Dawlada ha la heshiisa mucadka hubsen.hadii kale war ha joojiso
Ninka aadan loogu yeero waa Nin lahaysto itopia xoog kuheeysata xorna maaha warkiisu waa qof iska hadlay . Thanks, H B N
Reer Baadiye Oo Dhan Khamri Bay Barteen Oo Geela Ku Raacaan.
2007/2008 dadkii muqdisho itoopiya ku xasuuqday oo gaaray 20.000 oo rayid ah in aan la diiwaangelin oo aan la xasuusan waa ayaan daro, oo maalintii dan laga leeyshay la soo hadal qaado.
Wasiir Fiqi waa geesi, 100% waa ninka kaliya ee runta ku dhaca aan daba dhilifna ahayn. Guulayso mudane, intaan ku haysanno liici mayno.
Somaliyeey intaad qabiil ku maqneedeen waa kaas jiritaanka somali ayaa dood ka jirta
Dabaqoodhi La Hayste Ah Oo Aashuunka Ku Addima Warkiisa Kuma Jirno Xildhibaankeennuna Wuu Ku Mahadsanyahay Inuu Dalkiisa & Dadkiisa Ka Difaaco Gardarrada Cadowga Soomaaliyeed Waana Wixii Loo Doortay Taasi.
Bismillahirrahmanirrahim. Soomaaliya waa inxriirka u jarto dowlâda imaaraadka ninkan imaaraadka xukumo waa nin waalan walaalkiis ayuu sumeeyay saas ayuu XUKUNKA kuqaatay nina kama noxo cid waa habaaran yahay?🇸🇴✌️yeey
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
Arsom waa shaqaale goobta ka shaqo galaana waa soomaalia lkn dhiig nooma daadinin anagu lkn badalkeeda damac dhuleed iyo hubeyn shabaab nagu hayaan
Waa nin dhegta wax loogu sheegay oo laga dhex hadlayo ma
Aha ,asaga
Ma iysda xubkunta airporka Haragaysa Walaahi waaa la yaab Dalwlad aaan. Xukumin bulacad Xamar cidan ajanbi🎉
Arintaan waa mid u taalo somalia ee uma taalo
AMXAAR af somaliga bartay axmaq
cajiib anigu wxn la yaabnhy sababta ay dawladda soomaaliya calaaqaadka ugu jariwaysay diyaaradeeda loo caurin waayey wxa danjiraheeda koo cayrin waayey !!!!!!!!!!!!!
Hoyadaa anagaa wasn adn farxmcalin
Runtii si geesinimo iyo karti uusan lahayn Hassan sheikh ayuu Wasiir fiqi u siiyey jawaab sax ah oo aan leexleexasho la hayn oo Ethiopia ay ku haboon tahay in la siiyo.
Thank kkkkkkkkkkkkkk uuuuuuuuuuuu ( fiqi ) erey aan kufarxey ayuu kuhalley, intee soomaali badan kuxasuuqeen muqdisho?
4 CISHANA BADA ISKU MASHQUULI, 4 CISHANA HAWADA ISKU MASHQUULI!!!!!!.WALEE DUUL INDHO IYO DHAGO BA LA,A!!!!!!.
Ethiopia created alshabab and still getting payments from western nations more than 17 years.
waa la yaab damaca Ethiopia
Dawalad Lu Sheegan Xamar aan dhafsiisnayayn ee Hawiye alashaaab ka xoreeyo dhullkiina
Meshan Oromo iyo kuwa leef leefa logama hadloyo
Ninka..layirahdo.adan.farax.dabadhilif.ushaqeya.abiye..marki.laxasuqayey.deganka.ukasojedo..1maalin.ayey.canfartu.dishey
.500.odad..ah.carur.hoyoyin.kamahadal..wa..doqon.an.damir.lahayn
Somali midkale u jawaabaya.
Baasto,aanay lahayn Dadka xayaysiinayaa Dal maxorayn karaan
Weriyahaan caadifadbaa katanbadatay sidakamuuqata siiqada hadalkiisa markuu kahadlaayo galmudug magaca gobolada sida galgaduud ayuu adeegsanaa lkn puntland iyo ssc mamaluladooda ayuu kudhawaqayaa ee halaga saxo xeerka saxaafada
Naagta la dili rabo magaceyga so xasuusi😅😅😅
Liibax libaax dhalay
Waxaan dawladda ahayn baad.dawlad.noogu.sheegeysaa miyaadan isla yaabeyn duliyahow aan isla yaabeyn
Sax wadamadan duulanka dadka somaliya ku ah ha ilska ciliyo please
Like Waa ii waad 52
Ethiopia haxasuuqudo wayo somaliya waxay kuwacatahay ina meesha lagasaro
Guul cxds 🇸🇴🫡💪🏻✅️
Lkn ya ku qabsanaya
Lahasitayaashu maxay kuhalayan eeydi somaliya waxay lahasite wasiira debedeka somaliya eye😂
Hadda somali ogatey in itobiyo iney sameysey qawariijta sacudiga iyo imaraad aya qarashkaku bixinayey madaxda shabab waxa loga dhigey somalilend iyo buntuland rag ka so jeddo kofurta ragga degen waxa laga dhigey shaqale tas ogada
Ethiopia xooga aya dinku haysata eye yaahay 😂😂mahalikarataan😂
20kun😂aa waa 100kun barakicibtana waxey aheyd 2.5million, xasuuq ayay geysatey, teeda kale difaaca ay ku andaconeysa iyadaa u soo shaqotagtey oo dowlad aha deriska iyagoo la diidey bey isku soo maqiiqeen iyaga iyo kenyaba, marka itoobiya hala dacweeyo xasuuqii ay geysatey
MAXKAMADA ICJ MAXAAD U GAYN WAYDEEN????.SABABTA MIYAAD GARANAYSAA??.WALAAHI WAX SHARCI AH, OO AY KOONFURI KU SHEEGAN KARTO SOMALILAND MA JIRTO!!!!!.BAL CAR DAWLAD KU SHEEGAA FADHIID KA AHI, MAXKAMADA ADUUN KA HA U TAGTO!!!!!!.
Rw kuxigenka Adis Abaaba Adan Fsrah warkisa ma'aha mid uu katarjumaayo DDS oo ah dhulka Somaliyeyd oo iyaga aan khuseyn in eey Damaca badda iyo saldhiga Milatari iyo qabsashada dhul Somaliyeyd isagoo in DDS uu lasocday Dagalkii Canfarta oo xasuqeysay Shacabka Somaliyeyd iyagoo Oromada oo isaga uu kamid yahay aan wax hilo ah iyo in uu Cidamada Oromada Amro in eeysan kumilmin Dagalka xasuqa canfarta kawado deganada Somaliyeeyd.Faqash aan damir laheyn oo lamid ah Gelle oo dhiiga Somaliyeyd kubadashay in uu Dirdhawa Harar Hawaas uu Tigredi kulataliyo in Canfarta mamul ooga dhigaan.
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Bacaa baacaa somaliya 😂😂😂😂
Qaraxyadan itobiya ka dambeyso maxa isku so begey mahad salad maxa loga qadey xilka
WAAT. SOMALIYA. ITOOBIYA. LA BARYASO. 4. DAKADOOD. BILAASHA. WAAR. ILAHAYAOW. HA. IYU. MAY. HANAGA YEEDHIN. 😂😂😂😂😂😂
U sheeg ninkan walan abiy riyo ayu ku jira. Ha xaliyo dhibaatada ka jirto gudaha Ethiopia 😅
Waxow moodaa haday Ethiopia bad hesho in ayaaga wax lagase naayo Ethiopiaka ayaa lagu qoodi lkn ayaga ree reebka ayeyey seena yaan
Badan iyo dhulkan ma cidbaa leh!? ethiopia hayska qaadatee daaya somalidu ibnu aadam caadi ah maha dad laguma tilmaami karo
Bal arka ninkaan,Aden gobolka sitti wax uqabo horta.
Dhoor bilyam ayay ku qateen somaliya bur bur keeda iyo aar gudashadii 1977dartiisa ayey u sameeyeen waa tuugo tuugo dhashey in la baryo marnaba ma ahan waa in xoig looga saara ninka raga lama baryo ee waxa aat tahey ayaa la tusaa
beenale
Kkkkkkk Kkkkkkk