Ninka gabadh guursanaya Caabudwaaq ma Qori AK-47 ayaa shardi ah sida Sheekhani sheegayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 59

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 17 дней назад +2

    Manshallah shiikha ilaahay ha barakeeyo, wuu gobonimo hadlay
    Kaftanna wuu raciyay, wuuna iftiimiyay somaali inay Hal qoys tahay.

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 21 день назад +4

    Masha allah Sheekhaan magaciis waa nin daacad ah oo ka muuqato somali jeceel wadani ah rabi ha xafido sheekhaan oo kale iyo cabdimaalik coldoon oo badan rabi hana siiyo dad umada walaalaha ah isku keenaayo

  • @zayidrashid3749
    @zayidrashid3749 20 дней назад +4

    Shiikaan magaciisa yaa noo sheegi karo allaha xifdiyee

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 18 дней назад +2

    M.a caadi caadi ma ahan allaha Barakeyo shiikh #Gado Noogu imoow qori AK 47 lagaama rabo gabarne walagu siin

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 11 дней назад +1

    Masha alla

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 21 день назад +5

    Cida mareexanka ah waa gob runtii sheikh

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 20 дней назад +2

      Walahy beentaa ma aha ee waa Gobta soomalida Mana ihi reerkaa

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 20 дней назад

      @@user-pl7du6nc8t
      Way amaananyihiin cuqdad malahan qofkasta lanoolaankara

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 20 дней назад

      Waa dad soolaainimadu ku weyn tahay

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 20 дней назад

      @@lulaa1113 mshan alllah runtii

  • @MohamedAbdiali-zn8yj
    @MohamedAbdiali-zn8yj 17 дней назад +2

    Macalinkaygii maxamuud machadkii burco ayuu ii dhigijiray mashalah

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 20 дней назад +2

    Masha Allah reer godey cacalo ilahay barkayo Somali

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 11 дней назад +1

    Soo dhawow

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 21 день назад +5

    Shacabka somalida wa nasab lkn siyaasi cilmani ah oo gaalo raaca aya umada kala geyay

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 22 дня назад +3

    بارك اللّه فيك

  • @Badalcumar821
    @Badalcumar821 16 дней назад +2

    Wallahi habeenka wan fadhiyay

  • @CrisaaqIsmaaciil-md2rx
    @CrisaaqIsmaaciil-md2rx 22 дня назад +3

    جزيت خيرا وبارك الله فيك

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 14 дней назад +1

    Waa sheeka fiican

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e 17 дней назад +2

    Mashaallah

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 21 день назад +3

    Mansha’allh.
    Shiikh aan kaftan aqoon shiikh.maaha.
    Reer caabudwaaq waxaan odhan lahaa somaliland iskaga soo biira
    Khaatumo ayaanu idinku bedelaynaaye
    Xataa madaxweyne waa u Codeynaynaa hadaad soo sharaxdaan
    From
    Burco.

    • @fo7127
      @fo7127 18 дней назад +1

      Waad mahadsantahay ina adeer reer sheikh isxaaq waa ahlu sharaf allaha idin xifdiyo

    • @user-ck2xg3it4p
      @user-ck2xg3it4p 10 дней назад

      Dadkan somalida waa dad wada dhashay ee niman tuugo ah ayaa isku diray

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 22 дня назад +2

    جزاك الله الف الف خير

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 22 дня назад +1

    HADII AAD AWOODO ALLAH DARTII
    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdilmuxsinDayr
    @AbdilmuxsinDayr 21 день назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 20 дней назад

    Masha Allah sheekha qalbi wanaag badan ayaa ka muuqda❤❤.

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 18 дней назад

    GGUULEEYSO DADKA WALAALEEYA SHIIKH ALLAHA KUBARAKEEYO

  • @CumarCabdiducaale
    @CumarCabdiducaale 19 дней назад +1

    Sheekh jabouti baa kuu hadhan nasoo gaadh aad baan ugubaahanahay

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 20 дней назад

    Sh ilahay ha ku barkayo Somali ilahay ha ka digo kuw shayarka farah

  • @user-cq5wf9dz7t
    @user-cq5wf9dz7t 15 дней назад +1

    qorigaaso hadii dad lago dilo ka waran sheekh

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 20 дней назад +1

    Kkk marexanka hub way ka dhargen gabdhaha dhashiike kabixiya

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 14 дней назад

    Deewaa run

  • @HRU20
    @HRU20 21 день назад +1

    WADADA LOOMARAA WAD YALAAYE WARDHEER DAL WANAAGSANEYDAA...

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 21 день назад +1

    Waar yaa culimada Soomaaliyeed sheekhan oo kale ka dhiga.

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 18 дней назад +1

    Soomaali oodhan wey isjecelyihiin koox yar mooyee

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 11 дней назад

    acuudibillah oo muj uiibiyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 10 дней назад

    Inaan dalku nabad ahayn ayey sheegaysaa iyo cawaanimo.

  • @Mascud12
    @Mascud12 15 дней назад

    Galkacyo baan kuu dhiman

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 10 дней назад

    Balaayo jirran oo gaalo u dhega waddan ayaa wax nagu darsatay waana in layska celiyo.

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 17 дней назад

    Sheeqow anigoo koonfurta ku dhashey waligey aan arag cabud waaq waa leyga rabaa qoriga 😂😂 oo kismaayo kunool marka mareexaanka rer muduga waa saas kuwa rer gado maahan saas midkale kismaayo noo kaaley waan kusoo dhaween insha allaah waana kusugeenaa

  • @user-tn7qw4mn7t
    @user-tn7qw4mn7t 13 дней назад

    Yaarabi ugargaar oogacantisakale quwad iyo xoog ugali

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 18 дней назад

    SHIIKHAW DHAQAMADA AANQURXOONAYN REER CABUD/WAAQ WAALOO ASTURAA REER HARGEEYSA WARKOODU WAACADCAD YAHAY

  • @adanmohamed4164
    @adanmohamed4164 15 дней назад

    Shardiga waxa kamida inuu raacsanyahay oo Hal xabo dhuunta fadhido

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 18 дней назад

    Qabyaalada iyo diinta kala saar

    • @SomaliaYoutube
      @SomaliaYoutube 10 дней назад

      Dee kaalay u sheeg Heee😂
      Waa waxaaan diinta wax ka aqoon😂
      Balmuu kala sooco

  • @abdig2533
    @abdig2533 22 дня назад +1

    Kafta shrouded . dabki ban jeclayday hablaha maakhir weeydi iska cuntey dadka

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 16 дней назад

    Warkiina war munaafaqeyn iyo isku dir labo qabiil..
    AK47 aad sheegeyso waa xoolo la soo bikiqeystay, kuwa ku ag fadhiyane waxba kuma dhaamaan...

  • @shamsaabshirwehliye6615
    @shamsaabshirwehliye6615 18 дней назад

    Waxaan u maleynaa in uu naneys tiisa ahayd
    Halaka Haalikun

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 22 дня назад

    Sheikhu waa dal mar weyi dad badan Ayuu soo barty iyo dhan badan ayùu soo barty

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 22 дня назад

    Die dad inagaa kala jaraynee saw maad soo ogaanin
    Kkkk

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 16 дней назад

    Beenloow baatahay diinta ku beenabuuranaya soomaalìa jirta eelanmajirto

  • @abdig2533
    @abdig2533 22 дня назад

    ❤❤❤ xabibi ragehibweey jogeni bax bax naaya pay

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 22 дня назад

    جزاك الله خيرا

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 20 дней назад

    Kkk marexanka hub way ka dhargen gabdhaha dhashiike kabixiya

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 22 дня назад

    Die dad inagaa kala jaraynee saw maad soo ogaanin
    Kkkk