“Madaxwaynuhu wuu naga cawday aniga iyo Cadda gude..” Caaqil Cabdirisaaq Askar
HTML-код
- Опубликовано: 29 сен 2024
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Caaqil Cabdirisaaq, xisbi iyo shakhsi baan taageerayaa, haddaanu nahay dhaqanka siyaasadna kuma jirno isma qabtaan. Billa Calaykum, Siyaasadda siyaasiyiinta u daaya oo ka baxa, dadkana dhex u ahaada, dhaqan kiinii ahaada.....VIVA SOMALILAND.
Waxa bilaabay jeegaantii awal iyo habar jeclo malaha buuryoqab baad ahayd shirweynihii aasaaskii jeegaanta.
Inankan ee edebta daran mawaxa edebdaran uun buu wareeysataa?
Xurmada leh Cheif Caaqil cabdirisaaq Askar
Free garxejis
WAXAAD KA HADASHAA QODOB MACNO LEH
Oday wareeray 😂
Dhadiga isaaq baroor
Waa ma xiishodayal ohabllaha caya
Hablaheena Cay mageyaan
😂
Waxaa la yidhi nin hadal badan
Hooyadayna waan u tegey waa laga maqlaa
Markaa waxaas oo dhan waa hadal badnida garxajis
Markaa hadalka iska yareeya idaacadaha uun ha taagninee
Muuse Askari sifiicanbuu idiin bahdilay ilaa aad Qaraaba Goys noqoteen, Bal Heestiina eega Xamar iyo Garoowaba Gaal faqiira baa dhaama, Walaalahayow Axmaaro ma injirtaad ka Guraysaan, Waar Gobonimada haka tagina Soomaali cid idinka badali majirtee, was ladoogiye yaan Bakhti la Cunin
Waa lagu aamusinaya Qof Walba Si aanu u hadal ayaa denbi loo samaynaya Hablaha Haduu Yidhi Hala Guursado Ma Ceeba Siyaasada Ayaa Lagu Kala Fogaade Hala Xidiido Si dadku isugu Soo Dhawaado ayuu Ka Waday Caaqilku Lakiin Hadalkiisi Dad Buka ayaa Si Kale u Bedelay Waar Ka Fiirsada Wixii Danbe Odhanaysan Waxa idiinka laydiin odhanaya iska shandheeya oo u fiirsada
Guul wadeyn ma aqaan baa tidhi waa
Beentaa 2 ba nin oo aanad midna aqoon ulahayn baad cadaalad ku sheegaysay waxaanay kalayihii
MUSTAFE CAGJAR IYO SICIID DANEY
waxaanad ky sheegtay cad
Chief caaqil xurmadle alle hku barakeeyo❤
Maanshaa geesi jiif sharafleh caaqil askar waxad tahay geesi aftahana siwanaagsanbad ugarnaqsatay madaxweyne hadalka askar ka cawday ee uu xaalka hore oga bixiyey maanta isna ka raaligali labadiinuba madaxbaadtihiin
Qoladii wadani ma dumar caay Bay kaga soo hadhay
Xishooda Kursina ha ku riyoonina
Dumar la caayo iyo huwanta oo loo hilliya iyo huwan baa waxa tidhi
Kursi somaliland laguma fuullo
Aflagado iyo Waa markayagii
Waxba laguma hallo
Medhiyahana ka xishooda Wadaniuow
Jiif Caaqil Cabdirisaaq Askar waa indheer garad hadal aqoon ah oo aad u degan si wanaagsan oo qiimo baddan ayuu u hadlay una garnaqsaday waliba uu runta ugu sheegay Ina Cabdi Dameer iyo inta la xulafada ah ee kulla socota xumaanta iyo xiqdiga. "Waanna xaqiiqo hadalka Caaqlika ee ah ninkaaga uu wasiir u ahaa ninka habar yarahaa ceebta ka qoray ee aad maalin hadal ka odhan wayday inta aad dabo socoto hadal aan xumaato ahayn oo aan idhi oo aan waliba ka xaal bixiyey marka aan arkay inuu si khaldan loo galiyey baraha bulshadda.." inuu gun qanjidh ah yahay Ina Cabdi Dameer waxa daliil u ah hadalka uu ka yidhi madashii lagu xusaayey 26 jun waanna qof ay qabyaalladu biyo dhigtay oo xin iyo xasarad moyaane aan aqoon wax kalle oo wanaaga ah. Ina Cabdi Dameer waa qanjidh buka oo meel xun ku yaalla isaga iyo inta la socotaaba.
WAAR IDINKU KUWIINAN WARIYAYAASHA AH BAL WAYDIIYA KOOFIYAD BACLAYAASHA AH
WAA MAXAY SHAQADOODU MA SIYAASIYIINBAA MISE WAA RAG REERAHA MAGTA IYO HAWLAHA NOOCAAS AH BAL SU,AAL ?
Adeer koofiyadu waa ta boqolaalka sanadood aynu ku noolayn.
Siyaasiyiintu way la ambadeen, waxay gumaystaha ka barteen ee ah in dadka la qaybiyo oo la xukumo.
Waxba ha caadifad hadline wax soo baro.
Isaaqu
Ku ligood waa caaqil
Suldaan
Boqor 😂😂😂
😂waa run
Cayda jooji nin waynbaadtehee dhamaantiinba garxajisoo
Cheif caaqil hadal aad maalin ka tidhi deeganka daroor ee dawlad deeganka waxa ka mid ahaa oo ilaahay igu ogyahay oo duuban adigoon mustafe cagjar oo aqoon aadan u lahayn oo markaa la doortay oo 4 bilood aan xilka hayn waligaa aan la kulmin inaad tidhi dadka waxa ugu cadalad badan mustafe cagjar iyo siicid danay oo isna aadan arag waligaa waligay guul wadayn ka wayn maan arag adigoon labada nin midna wax ka arag aad amaantay maxay ahayd mooyi
nacs garxajis badanaa waar si sharaf leh waxa udoona midgiiba walaahi idn dhaama xaka akhlaaqda ioy xaka sharftaba
Aleylehe adaan nasayb ahayn, aan kala garayn xaqa iyo baadilka. Dhediga Isaaqoow is garawsho.
SALAADIINTA GARXAJIS GUULAYSTA ALLAAHU MACAAKUM
Amiin
In dumarka fagaarayaasha la keeno baa khalad ahba. Mid buug iyo mid kale toona.
HEEGO NAASDHEER BAA. CAYTAMEYSA. COMMENTS KA. KKKKK.
😂😂 yuusa harti adiga yaa wax kaa qoraya sowtaad nasabiyadii aad ka baxdeen, reerkii idin isticmaalay idin soo tuuray
Caaqilku aftahansanaa oo libaaxsana G36 power❤
Maansha Allah Tabaraka Allah ❤
@@sahraj3885 ha guuleysto tolku g36❤
@@sahraj3885❤
Kuwan lacag bilasha aa bu xirsi gaab baray barigii Silaanyo, muse na shillin wu siinwayey, wa waxay 5 sano uu cabadayeen, qurba joogtii "g36" lacatii wa laga dhamayey😂 kuwan af ingariisi wax la dhaha Grifters 😂😂
Maansha Allah Tabaraka
gob gobi shadey
hala uguriyo Dadka
Illaheyna xaqa ha ina garan siiyo
Doorasha Allah nabad gelyo ha inoogu dhameeyo
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Sorry waxaan u jeeday Gob Gobi dhashey
Caaqil iyo siyaasad Reed qol lagu xereeyo guuùul muuse markale
XABSIGA HA LAGU GURO KOOFIYAD BACLE
Akbar nacas suldaan dhataqle qabyaaladi madax iyo mijo dhamisay.Carmashii jibriil abokor iyo cabdala abokor baanu dhamaynay si aanu cod ugu hello, iyagaa cod lagu helaa markii la yidhi. Waxa sidaa u hadlay sacad muusaa dhalay Nux ismaciil waliba inta Habar Awal cayda waa kuway dhaleen. Habar Awal garxajis dhalay oo garxajis caaya waligood la soo heli maayo
Dadka aad madaxdhaqameedka u tahay muxaafud iyo mucaaridba way yeelanayaan markaa waa in aad dhex ka noqotaa arrimaha siyaasada. Hadii kale kuwa aad ku kala fikirduwanaataan siyaasadu xaq ayay iyana u yeelanayaan inay ku yidhaahdaan nama matashid.
Dhadiga isaaq tahay waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar
Talo wanaagsan caaqil.
Sacad muuse way surxanyiin vadankoodu.
Marka doorashada laga helo.
Ayay iska miirsan.
waligay kan midkadoqonsn maaanaragggg doqonimo waaaatannn cumaamada saarteyyyyyy
Walligey adiga qof kaaa doqonsan ma arag
Kkkk Adeer waxaad tidhi wuu duban yhy ee mahada ayuu kula qadhadhadey. Anaga dictionary ga ayunagu qoran yhy ee liq natijadiisa.
Ninkii muuse fircoon ka cawday. Ajar ayuuba helayaa muuse islaam maaha. Waa oromkaas qoomuluudka saxeexay ee abaarso u sameeyey qofka xaqa alle ka hadla ayuu ugu neceb yahay. Wax calaamqd islaam ah malaha. Dadkana waa kan u fulaysan osga iyo heegada wasakhaysan sida doofaarada nijaasaysan
Gaadhigii jinkuu saaaranyahay
Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye 8 bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen. balan iyo cahdi midana maaleh. xuman iyo qabyalad waa abihis ilhaye waxa kaa kheer badan daadka haa ugu badalo
Ogoliy. Lakiin marka uu cirro soo baxo ogow inaan an dabino u aasayo. Waxaad dhigataa kuu yaala. Cirro soo dhowow adeer dawguna xidhan.
ma tijaabo uunban ku jirnaa war adeer waxaad ninka ku dhisaysan sheeg 12 ayuu ahaa gudoomiye baarlaman muxuu qabtay
Siilkii hooyadaa buu qabtay
Hooyo ku dhashay od jecrshay ma jorto sow digi ki farax sana aflagadadi saxibka miyanay kamid ahayin kuwii saxibka laha waa ehelu naar miayayna ku jirin hooyadi ku dhashay waa wax an loo noqon donin
Waar dad qalbi xaadhan oo wax kasta oo xunba ilooba ayaad tihiin garxajis oowe oowalaanimo jecele xabad xabada xun ee hadalka xunle ayaa niyoow idin dhooqaynaysa
ogobeey sidiisaba wuxuu gaystaan ogaayoo-wax la dhagaysto maaha ruuxani !!!! Sxn Cali khaliif siduu Raba-may ahayn si la yeeli karee--ha loo sheego daciifkan !!!!!! haduu tagayna isagay dhibkiisa ahayd--ninkii tagayna yeelkii iyo wuxuu ka dheefaa.,, for ever Somaliland rep,,,
Ina cagjar iyadoo xuduudku xidhan yahay ayuu yimi oo dadka la laayo miyaanu joojin cadaalada kale eed ka doonaysay waa maxay heegooy alle ku nac
Imika maa wariysiba mise washeko
Kani waadoqon waxala iyidhi iyo habaryartay baancaayay buulsoo fadhiitay kkkkkkk
Waa tugta Adunka rogay ilaahay haqabto caqiil Suuldan
Muuse ayaa tuug ah ilaahay ummada haka qabto
Raggi la rabay inay noo sameeyan sataalaydo ma habar habar ayay isku haysatan😮😮😮😮😮 ciro baaqayay
Hadaan habar jeclo idin soo dejin maxaa samayn lahayden waydin fashilmi lahaydeenune
Wasiir guri barwaaqo buuga uu qoray iyo xilka uu qabtay shan sano ayaa u dhaxaysay hadii wax qadaf ah uu qoray oo ciidagale wax ku caayayo uu ku qoray miyaa subeer awal loogu garcdhigan waayay waa qodob maxaa keenay inta jigjiga lago la yidhaahdoo guri barwaaqo waxa uu caayay sayid mohamed abdale hasaan ee kaalay hargaysa ila ay qoyskiisi guri waxa uu sauaal galiyay sayidu ma wadaad ayuu ahaa ciwaan uga dhigay waa sheeko dheer ma wada qorikaro ee inta ugu mihimsan waxay ahayd kaalaya absamow anga iyo idinkaba supeer awal ayaa ina ceeyee
Hadalka sax Guru barwaaqo gabayga hablaha wax lagaga sheegayo isagu Muu tirin we nin garxjisaa tiriyay kaliya Tusaaluu isoo qaatay labada gabayaa midna Ina cabdile xasan yahay iyo kan kale at labduba hablaha kagabyeen balse kii Garxjis lagaga saaray gabayaanimada sida dhaqanku yahay balse kii ogaadeen waxba lagu odhan
Maxaa indhaha laysaga ridaya Muuse dadkii dhisay 2 nooc uunbay ku raaceen 1 hunguri lacag amba xil. 2 qabyaalad iyo Garxajis NACAYB
KKKKK NIN CALAACAL IYO CAYDAYDII AYAA LASHEEGAY ARINMAAHEE ORODOO HAWLAHAAGA KU FOOF
Ninka adagihaduwax ururinwaayo makajilicsanbaa wax ururinaya
HABLAHA. HALA GUURSADO. GOORMEY. CEEB NOQOTEY ? KKKKKKK❤
Suber awal duumar masoo hadal gaadno huuwanta cuugashooda yaa duumarka suber awal oo kasareya duumarka soomalida ayay had iyo jeeba ay soo gaadan waa biila dhagan waa dad buuka
WAXBA. LAGAMA. SHEEGIN. REERKAAS AADSHEEGEYSO. HUUNO. ADIGU. HABALAHA. MEEL HAKA DHICIN. HADAAN LAGUURSAN. MAXAAD. SXB. LADOONEYSAA. ADIGU. BAL SOOMALI USHEEGA. KKKKK
WAA. HABLAHA yagii. ADIGU CEEB howsoo. Jiidinina. Sharaf bey Naga mudanyiine
@@abdihayd2924 anago cood nin laguusaday nalagaheelo habarjeclo goormay kutidh cagiilkan buuka camsha gabilay guursada hooyadii ma caravan ahayed cuugashayadu duumar kama hadlan waa af xuumo iyo gof xanuusanaya
Marku hungurigu ku hogaminayo waa iska sidan khalkaal caadiya ka muqda aqilka
Siyaasadda ka bax suldaan
Waa shakhsi gobanimo badan cheif caqil cabdirisaaq waa xeru dhalan. Xigmad iyo xaajaba allah baray.
Odaygu nasskii hooyadii muu jiqin musaasad ayuu jaqay
Sideedaba siyaasadu waa sida dayac gacmeedka oo kale , markasta oo uu hawada sii galo gantaaladii xambaaray mid ayuu iska reebaa. Waana wax caadi ka ah siyaasada aduunka🙃🙃🙃🙃
Abtiyaal xun ayaad tihiin ee ka xishooda.
Reerka hooyareerka hooyadii ka dhalatay siduu eraygaa ugu quudhay,saw hunguri doorasho uma geyn,miyuu caaqil noqonkaraa,maya waa siyaasi waliba aan xirfad badan lahayn,hadalkiisana reer sland oo dhan baa ka xumaaday,xaalbaan baxshayna mid ku duugoobaya maaha
Dhadiga isaaq baroor
Ceebey dhaqan iyo afxumo,adiga saw kulama dhalan...kk...kk
Caqil yaan Salaan lagu talaabo lgaa dhigan iska ilaali
Mash.allah
Idinkamuu caban ee wuu idinlayaabay
Ninkani waa nin gob si wanaagsanbu u garnaqsaday
Imikaabay lasocdaan anagale hada
Caaqil askar abti sharaf baad leedahay
Inuu,wax,kuudhiibo,ayay,ahayd
Tv ga muxuu kaso doonay
Kanii manu ahaayn kii habllaha cayii jiiray
Salaadiintu waaseflaba afle
Waa caaqil soo jireena ah
Nacas nimadii ayaa dusha ka saar saaran
Kuwani uskagay ururiyan
Waar xumaantaad waraysataan mm
Guri Barwaaqo (Alle haw naxariistee) raali gelin buu ka bixiyey 6 sano ka hor (bulsho TV)
Habliisa ahaa dhilooyinka guri barwaaqo in canada
Iska hobso mabda a ciro
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
Beenale illaa tuug bad tahay. Ninkii soo daayay garadada teknikoyinka watay ayaa dhabarjabiyay
Suldaan waad hadashay ❤
Niinka madaxdi wa inu lacag bixiyaa masidaba nabi mahamed maa lalush ayu bixin shiray madaxwayne waxad ku cunaysan umada xoloheka inad cuntan ayad rabtan
Waa nasab kaamil ah😊
KKKK HALKA ODEYGU DUMARKU KA TALOQAATAA NIN DUMAR SIDAA DHEH YIDHAAHDEENA TOLOW SUU XAALKIISU YAHAY .
Laiguyidhi kkkkkkk
Waa labo gobol
Waa fariid caaqil askar halka ina Kaahin doqon yahay
Faan badanaa
si fiican buu utaliyey waa hadii la maqlaa
XISBI OFFWAREEN WAA INO. 1994. MAR LABAD WAA INO DAGAAL YUSRA HARTI
Uqdadeyste illaa garac
@@mustafamohamed4581 CILAJ WAA INO DAGAAL
Kani waa khasaare, Carmashi ka waran. Wali miyaad ku celineysaa? Walaahi walagugu khasaartey.
❤OO HADAAN LAGUURSAN INAADEER MIYAA. LA LA. QAYILAA ? BAL. MID. SOODOORTA. HEEGOY HUUNO.
Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar
Waaakiii qabtay adeeer ee markiiiba xilkiiii wasiiiirnimada lagaqaaaaday mafahantay yaaaa odayga
Ehlunaar Muuse biixi iyo Mohamed Kaahin iyo Saleebaan Gaal Illaahay umada ha ka qabto Aamiin Viva Somaaliland
Hunguri ayaa sidaa kuu galay oo aad ka xishoon wayday reer abtigaa, maxaa tuugta iyo ma xishoodayaasha iyo kuwa dadka caaya isugu soo ururiyay wadani, ilaahaw naga qabo wadani.
Hooydaa buuli wasi jiray waa dadkii kaa reebay
Ina qorne Farmaaja maaal galiyey qaran dumis baay aheyd mdxweynha qaranku difaacaayey , mee kii dhaley ina qorane saw Farmaajo kama dhigin xilbinan Xamar fadhiyaa oo soo caaya somaliland
A
Wadani ma ali Khalif iyo cabdirisaq buu noqday dorashana madhacayso
Dhadiga isaaq waad kibirteen hargeysa luu kala tagay
@@hassan-mp1pk Caytanku waa xagga waad fasaxan tahay allah bless somaliland
Ka naxow nafta Waa
Muuse biixi eed oo aalo Cal khaliif kaad sheegaysaa hadafkiisii fogaa waad ogtahay munaafaq baadtahay.Naaskaad cabtay ku qabay
Waa qoladii uu Madaxwaynuhu albaabada ka xidhay. Waa bilaa mabda’
😎😎😎 Garcajis = laf dhabarka umada Somaliyeed✌✌✌
GARXAJISNIMO WAA QABIIL QABIILNIMADU MADAX MARTEY ALLOW NOOGA SAHAL SHARKOODA
Waa dadlii soo dayay makhnuudkii ina askar
Tuugta s/land dhe 😂
Tuugaa makhnuud waa habar awale
Faqash, xamar aad
Xamar sowta dusha kaa xukunta kkkk
Waa Ragii Hargeysa lahaa Ragani
Idiot
Odaygan maxa hablaha kumermeriyay miyanu xishonayn
NO COD XISBI OFFWAREEN. NO COD HUWAN KALKAL. NO. XAMAR
Waa dadkii soo dayay adeetkaa makhnuudkii ina askar viva king oofwareen