bal soomaaliyay fiiriya beenta iyo cadowtinimada intas le eeg war war idoor waxay cunaan bal haso baadho bal dad an beenta iyo cadowtinimada soomaaliyed diin kadhigtay see soomaali loogu sheegi karaa
😂 keenadiid taliyani aa hubka ka dhigay woxoo u diray Warsame botan oo cidanka taliyaniga ee somalida taliye u ahaay kabo qabilka habargidirna ahaa kaas hubba ka dhigay abti
Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
Waaba qabiil wada ciilan wllhi. Engineer faysal ayaan doraneynaa si uu ciilka nooga saaro ciidanka 4000 ee dhul bahante heysta na uu noogu soo celiyo somaliland wey dhaqaa day ❤❤❤❤❤❤❤
Halkaa iska sax 4000 Kun mahane ee Waaa 300 nin Marka. Qoranka iska sax wllo
Hawiiye boqortooyo ayuu ahaa ajuuraan buurmadoow sh hasan barsan ahmed gureey dhagax tuur
Isaaq runta ugu kaalay waliba HJ
Buurmadow taariikh ugu kaalay
Daraawiish, inay Isaaq asaaseen waa taariikh jirta. Laakiin dad aan ahayn ayaa imanka sheegta.
Darwiish waa iidoor
Oo ma geel baad lahaydeen
Munaafaq kolna somaliland cadowga u soo raaca kolna isaga dhiga somaliland inuu u hiilinayo waan uu xidhaa muuse biixi odaygan iyo xirsi tuugta inkaarta qaba
Maasha Allah Boqor Buur Madow. Garaadka Garan Waayey 26.jun 1960, Ma Kaas Baa Taariikhda Daraawiishta Garanaya!!!!
Sidaas u hadal oo Taariikhda cusub ee la samaynayo inaka jooji. Waa run saladkii annagaa jabinay
buur madow munaafiq jir jiroole ah weye
Waligay qof aan iidoor ahayn oo asaga oo soo jeeda riyooda😂
Nuur Amaan, xirsi Amaan, reer sugule, Hyonis,
War nimanku haday hawiye xoreeyen waba niman raga Wlhi. Inleen keenadid dad masaakiina oo hub la’aana buu haysto
Geesi run-sheeg ah weeye Boqor Buur-madow!
garaad jaamac garaad cali noolow geesi geesi dhalay oo beenti idoor soo afjaray
Garadka kolayba Naga Soo qabanaya weligiiba ha qayliyo
Garad jaamac doqon can tallo aqoon
Been badanaa miyuusan ilaahay ka xishooneyn. Ingriiskaaba cadeeyay in aad daba dhilif ahayd Buurmadowboow
Yaa Taariikh Ben iyo Waa dilaa kii yuroowe Habaryar Taariikh Buhaad katahay waxad
Baqal Buurmadoobey, Beentii, SNM Alshabaab, Taariikh nooga dhigi maysid. Ingiriiskaaga was.
Adeer cid anti kuu ah ma jirto munaafaqyahow
bal soomaaliyay fiiriya beenta iyo cadowtinimada intas le eeg war war idoor waxay cunaan bal haso baadho bal dad an beenta iyo cadowtinimada soomaaliyed diin kadhigtay see soomaali loogu sheegi karaa
maxaad la ooyaysaa caaaac.. maxaa cadawotinamo ah ma waxaad jeceshiin hadaad maqli waydaan.. waad ooyaysaan miyaa
Biqorka geeska taariikh ugu kaalay
Waar ninka taariikhda ka qora Maansha Allah
Acuudu bilaahi 😂buur madow 😮beenta jooyi
Maantakawarankaniboqormaahawaaiskuxaaray
Kan hadalkiisoo dhan waa qabiil inuu sheeg sheeho. waa isburinaa ( contradiction ) Garaadka uu haysto hadalkiisa kelmad qabiil kuma jirto
Illahay ka baq hoyadaa dhulbahante maahayn abaha ayaa gabadh dhulos guursaday hoyadaa sheeg ciday ahayd
Geesi geesi dhalay boqor buurmadaw walee miskiinkii dawarsanayay ee gala dagaalka way u dhamaatay waayo bqorku taariikh ayuu ka sherkayay lkn gala dagaaalka waxba mahayo waa bilaaa taariikh garaaad jaamac mr gala dagaaalka waa caadifad wixiisu iyo nacayb iasaaq ayuun buu hayaaa dhulbahante lacag ayuu ku ueursaday 7milion oo dolarr lkn dhulbahante dan uma wado
Munaafaq futo jilic
😂 keenadiid taliyani aa hubka ka dhigay woxoo u diray Warsame botan oo cidanka taliyaniga ee somalida taliye u ahaay kabo qabilka habargidirna ahaa kaas hubba ka dhigay abti
been badaana war idoor wa idoor cadowtimadoda ma qarsadan bal fiiri jir jiroolahan iscun cunaya
burmadaw hadashaye ya ku jawabi rarki ku sarna ka hadal hadalku wa intakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Bisinka muuse ku soo gooso malaayo madaw
Nin rageed aan hadal la gaban Bowie jira dheh
Below adeer Brent’s la tag
Runtu ka hadlay
Maanta waxaa dhintay ex gudomiye profasor Mahamed sh Cusmaan jawaari ayey maanta ku timid geeridii xaqa ahayd kaasoo wax badaan madax Soo ahaa taniyo dawladii kacaankii 21 oktobar
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo hana udanbi dhaafo intaan ka ognahay waxa uu ahaa qof islaam ah kalimatul tawxiid ah walloow madax nimadu ay ledahay masuuliyad gaar ah taasoo markasta oo xil umadeed laguu magacaabo lagugu dhaariyo kitaabka quraanka kariimka ah ayadoo lagugu dhaan magaca ilaahay sw
waxaa igu walahi ah
Waxaa igu bilaahi ah
Waxaa igu talaahi ah
Inaan dalka dadka diinta ugu shaqayn sidaacad ah dhawrina Sharciga dalka uyaala ee ay ledahay umada soomaaliyed wadar ogolka kutahay
balse dulucda hadalkaygu waxay tahay kuwa maanta colaadaha xumaanta hirinaaya ee uu kamidka yihiin kuwa maanta xilka umada uhaaya sida 328 bfs & labadoda gudoon & Xasan & xukumadiisa damuljadiid ka ah kuwa dhiiga islaamka banaystay & dhamaan maxaarimta rabi ha ogaadaan inuu maanta geeridu ay qarka usaaran yihiin. Cazraaiilkii uu saacada u eegaayo kolay aadame geeri waa umeel ool balse dhimo adoo rabigaa raali galinaaya
War nin weyn baa thy beenta ka xishood daraawiish waa daraawiish (dhulos)
Odaygu wuu matagayaa
Tani oohin iyo wabaaaa waa dhaaftay kkkkkk
NGO miyaa halkaa kaa galay. Adeer waxba xornimo.lagaa waydoin mayso. Habar jeclo iyo daraawiishi. Xagay isugu yimadeen. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer wax macno ahba maydaan ahayn dawiish iyo habar jeclo. Waxba isuma gelin waa dadkii gaalada xabaari jiray ee daraawiishi xoraysay
Beenaale yaaba ka dhegay sanya nijaas war isaaq gabalkii wa dhacy
War beenta dadka kadaa
Boqor buurmadaw ... noolow ... rageedi .. hadal iyo runba waa la cadeeya.
Biciide😂😂😂😂