Somalia Yaa kadifaaci kara damaca Itobiya ma shabab mise Farmaajo?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2024
  • Horn of Africa Daily news and Analysis

Комментарии • 30

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 24 дня назад +2

    Soomaali diidkuna halka xabashi marto ayuu mari soomaaliya soomaali baale ninkii diidiyo ninkii doonaba ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 23 дня назад

    Dowlad an itaal lahayn waxba maa qabaan gartoo iyaadi ayaa itopia nabadeda haysaa yay ku qas baan tahaay in sidii itopia rabto ralii ka noqotoo thanks

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 24 дня назад +1

    Shacabka ayaa iska
    difaaca itoobiya waa runtiis ninkaan xasan sheekh wuxuu yiri walaalaheen itoobiya uma diidana waa ku soo dhaweeneynaa biyeheena ha soo gaaraan ayuu yiri macnaha muxuu yahey muuse haduu yiri soo dhawaada.

  • @seed3966
    @seed3966 24 дня назад +1

    Asc ninkaas jilicsan meesha halaga ceyriyo xasan gurguurte ee wax mataha ah🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🐒🐒🐒🐒🐒🪰🪰

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 23 дня назад

    Maraa waxid aleylehee afkaaga caano lagu qabay ❤❤❤

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 24 дня назад

    Shacabku wuu ogyahay runta.
    Smxaaro syadoo sakaraada inay naso hawaysato wiladan 4.5. ka laguso aruuriyey aya laga arkay.
    Meeshu qarannimo mataalo.
    Siyaasada somalida qabyaalad iyo oday jaajuusa aya watta.
    Ragii wadanka laha ALLAAH ha unaxariisto. Amxaaro ragay kabaqayso waa dhalinyarada duurka kujirta.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 24 дня назад

    Civil baanu usiinay.bada.yada.itoobiya.maxaad.ka.bedeli.jartaa.

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 24 дня назад

    haa .shabab ayaa difacaya dalkawaa run
    anagu dalka wax difaaca ayaa noo da ah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 24 дня назад

    Laaluush baa meesha ku jira., umasa somLiyeed way ka goantagahyoinay dufaacdo.

  • @somaliaoutlet
    @somaliaoutlet 24 дня назад

    Waa run lacag badanaa la inoo sheegaa inay baralamaan qaataan ciidamada qaataan lacagtaasi dadka siiya ayaana u taliya waxa dowlada lagu sheego. shabaab waa isku tashataan wax bay sameysteen cid gaalo ah wax siisana majirto caqliga wanaagsan halkuu naga aaday soomaali hadaanu nahay? Mida kale maxkamidihi xiligi soo iyaga ma ahan oo aan taageersaneen gooormeynu nacnay?

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 24 дня назад

    Laba shabaab inay wada shaqeeyaan miyaad moogayd madaxweynihii hore ee xasan ka horeeyay iyo tiimkiisu waxay wada ahaayeen ugus

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 24 дня назад

    Daciifka xasan u sheeg.

  • @YusufMohamud-tm4cz
    @YusufMohamud-tm4cz 24 дня назад

    WAXAA NAGA DEFACKARAH DOWLADA FARMAJO HADDII UU JOGE LAHA,,
    WAA NIN SHARAFTA SOMALIA AMINSAN

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 24 дня назад

    Kulahaa SAFAARADA HARGEISA HLA XIDHO
    AWDAL HALA HUBEEYO
    CAQLI OGDEN IGA DHEH

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 24 дня назад

    Daarood oo isu dhiibay ethopia hawiyow isku tashta

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 23 дня назад

    Sorry somalia dawlaad maa jirtoo run isku jegaa thanks

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 24 дня назад

    Soomaali oo dhan ayaa difaaci farmaajana soomaali Wayne ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirshire7590
    @abdulkadirshire7590 24 дня назад

    DOQONYAHOW AWOWGAA BA.AHAA GUMEESI U SHEQEEN? EE DOQONYAHOW NAGA AAMUS

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 23 дня назад

    Markii horaaba somalia waxay dorteen madax weynee tuga on daal aan muraad ka lahaayn sorry

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 24 дня назад

    Dawlada hasan Mukhtaar Rooboow ayaa jooga

  • @user-oc3xv6ku2k
    @user-oc3xv6ku2k 24 дня назад

    Mayee habargidir

  • @mohamednuur6327
    @mohamednuur6327 24 дня назад

    Farmajo wa curadka abii axmed

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 24 дня назад

    Jaamac galad waxba kaasi ah argti saxah laimad cadeyso xanuun akuhaya

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 24 дня назад

    𝗔𝗹𝘀𝗵𝗮𝗯𝗮𝗮𝗯 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗮𝗵 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗼 𝗸𝗵𝗮𝘆𝗮𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗲𝗲𝗻𝘁𝗮𝗻𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘆𝗼
    𝘄𝗮𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗲𝗲 𝗱𝗶𝗳𝗮𝗮𝗰𝗮𝘆𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱
    𝗔𝗹𝘀𝗵𝗮𝗯𝗮𝗮𝗯 𝘄𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗿𝗮𝗸𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗺𝗮𝘆𝘀𝗶 𝗱𝗶𝗶𝗱 𝗮𝗵
    𝗵𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗸𝗶𝘁𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗺𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝗺𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗵𝘆

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 24 дня назад

    𝗻𝗶𝗼 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗼𝗼𝘄 𝗻𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗮𝗿𝗮𝗴𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗺𝗼𝗼𝗱𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗱𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗼𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆
    𝗹𝗸𝗻 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗹𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗰𝗶𝗱𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗲𝗲𝗻 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗶𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗾𝗮 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗰𝗶𝗱𝗻𝗮 𝗵𝗮 𝗸𝘂 𝗯𝗲𝗲𝗻 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗮𝗻

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 24 дня назад

    Sxbyaal Alshabaab hadhow aan qoorta ka goyno dhulka ay qabsadaanna waa wiilal Somali meelnA latagimayaan laakiin Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 waa cadowga geena Somaliyeed waxay qabsadaan qowmiyadahooda ayay ku abuuri oo hadhow 100sano kadib ayagaa xalaashan oo Nairobiba dhul Somali ayuu ahaa 120 Sano kahor maantana waxaan moodnaa dhulka adoonta waana caqli xumo iyo aqoon darro nagu habsatay oo taariikhdaana lagaa qariyay oo xitaa dhulal badan ay naga maqanyihiin sxbyaal👎🏼🇪🇹🇰🇪🇮🇱💩🤧🤢🤮 Waa in ciidanka Ajinabiga wadanka laga saarAa qasab waliba Alshabaab lala heshiiyaa Shawaadiintan ileen waa siday ku andacoonayAan iyo shareecada Islaamka lagu dhaqo wadanka waana wax 100% wadanka Islaam aanu nahay sunni ah hana loo sameeyo waxay doonayaan, hadhow haday diidaan shicibkaa walahi wada goowrici waxaa la’ogaan in CIA iyo Mossad ay maalgaliyaan dhulkaana cidhiidhi ku noqon sabab imika shicibka 80% waxay u arkaan dad xaqqa ku taagan oo gaalada wadanka ka difaacaya waana beentooda shicib Somali uunbay gumaadaan waannu aragnaa lakiin waxaa loo ciyaaraa sirtooda si shicubka aynan gabaad uga dhigan loona balanqaado kuraas 30% Cadowgana Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 hal meel loogaga soo wada jaysto oo badaheena laga mamnuuco NATO iyo xulufadooda ilaa ay magdhow kabixi yaan khayraadkay xadeen waynA ku qasban yihiin walahi inay cagaheena hoosteeda soo galaan InshaAllah wayna dhici hadii caqli aqoon la kaashado rabbina la’aamino walahi 5ta Somalina way midoobi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼Waxaa ladooni Geesigaas fuliya oo Somali 100% ah maaha Madax sheeganaya qabaa’ilada laakiin Sirdoon u ah cadowga Danahoodana fulunaya si Somalida loo khiyaamo walahi shicibow indhahiina fura cadow tabar malaha walahi Madaxda Somali ayaa waxay kafhigayaan Ethiopia iyo Kenya inay naga caqli badiyaan lakiin way isla jiraan si niyadda nalooga dilo oon u caadaysano bahdilka iyo dhaqsmada xun oo dhalinteenana aan rajo beelno subhannallah lakiin rabbi ayaa Somali jecel oo badbaadsada walahi alhamdulillah aan dhahno marwalba waa rabbi mahadii aqoon iyo geesi naga dhigay alhamdulillah alhamdulillah alhamdulillah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 24 дня назад +1

    Xayawaan.itoobiya.maanay.ku.gumaysan.maanay.abnigaaga.ilaalinayn..halkaa kale eed ka horjoogtaan itoobiya.waa halkee.Sland.iyo.heshiiska itoobiya.Waxba lama befell karaan

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 24 дня назад

    Debkaa ba’
    Ma waxaad qurxuneysaa kha’inka hadalkiisa?
    Wallee ma daahirtaan.!!!