ISMACIIL HANIYA DARTIIS MALAYSIA IYO FACEBOOK OO ISKU DHACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ISMACIIL HANIYA DARTIIS MALAYSIA IYO FACEBOOK OO ISKU DHACAY

Комментарии • 76

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 Месяц назад +1

    inshalah malin ayey wax walaba cadandoon muslimiita waxan leyahay inllahu maca sabiriin

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m Месяц назад +2

    Ilaahey haugargaaro muslimiinta melkastojogaan amiin amiin amiin ❤😂😢😮😅😊

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад +12

    Allaha guuleeyo muslimiinta ❤❤❤

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 Месяц назад +12

    Facebook iyo WhatsApp iyo Instagram Boycott

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Месяц назад +3

      Kuli yahuud baa leh walal nacalad ilaahay ha ku dhacdee

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Месяц назад +5

    Allhamdulilaahi hadaanu islaam ahayn! Laakiin wejigiisa kama muuqdo wiil jirin.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Месяц назад +3

    Alaha ugargaaro umada Musliminta ah mahadsanid sheekh sidaa noogu soo gudbiso wararka xiisaha leh

  • @alidirie6731
    @alidirie6731 Месяц назад +2

    Allaha u naxariisto

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed Месяц назад +3

    Aniga xitaa facebooka waa iga tuuray😊

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen Месяц назад +3

    hadiiba tuhun waxaas lagu sameeya masaajid iyo muslimiina lagu dhibaateeyay maxaa dhici kara hadiiba qof muslim ah danbi ku dhaco ileen waa baniaadam o waxba ka dhici kara qofkee

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад +5

    Asc Kow Somalia Media guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Madax wenaha Xamaass Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Месяц назад +2

    Waa sax Dal aadan Lahayn Darren kujoog, laxowla walaa Quwah ilaa billaah. Salamaad minkuli afaad

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +7

    ilahay ha u Naxristo Amiiiin

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад +3

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يوم الدين

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Месяц назад

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn Muslimiinta oo dhan

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Месяц назад +1

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Месяц назад +1

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Месяц назад

    Alxamdulilaahi ilaahay baa mahad leh aan ka dhigin Muslim meelaan galno ma aragneen

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa allaha kubarakeeyo jazaakallaahu qeyr

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Месяц назад +1

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha baabiyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba u ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Месяц назад

    Guuuul musliminta allle aya macena ah

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed Месяц назад +2

    Wiilkaan schoolka ayaay ku cusuriyeeyen ayagoo midibkooda ku cunsuriyeeyn

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Месяц назад

    Xamaas waa mujaahidiin jihaadka rasmiga ah ayagaa ku jira illaahey ha guuleeyo❤🎉

  • @mahdiabdi6583
    @mahdiabdi6583 Месяц назад

    Ala hu naxaristo amin

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +1

    Wcs wlc Brother 👍

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu Месяц назад

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад +2

    Sawirkan dadadshegtay eah 17sano wakayaryahaye?

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y Месяц назад

    Wcs shiikh

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Месяц назад

    Anaa kamidda Alloowsan uusan muslim noqon ayan lahay sbabtoo dilka noocaasaa maqabo islaanka

  • @ElyasJimale
    @ElyasJimale Месяц назад

    Asc bro suashan igajawab meta somajiran wax logamarma, ama rushka iyo xulafathisa may sosaran wax logamarma metaa

  • @alidirie6731
    @alidirie6731 Месяц назад +1

    Meta halaga mamnuuco malesia

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 Месяц назад

    Lakin sababtu uu sameeyey waamahay

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Wuu noolyahay ismaaciil ilaahaybaana inoo cadeeyey arrintaas.shuuhadada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Месяц назад +1

    In laga guuro ayaa wanaagsan cidi caqli leh oo la aado Twitter iyo tiktok

  • @daahirkoronto30
    @daahirkoronto30 Месяц назад +1

    Kolay waa african wadankuu u dhashay bal inoo sheeg

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 Месяц назад +1

    Maxalohesta markaas Fb waa layaqan cidaleh kaan aqoon waxaleh Yahuud nacaladi hakudhacde qofkasta oshegta muslin mmaba ahan inuuhesto

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад +1

    Ha u Malaynina kuwa jidka alle loo laayey in ay dhinteen,false way nool yihiin alle agtiisa lagu arsaaqaa. Suuratu aali imraan.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Diinka ilaahay si kasta ooy ula dagaalamaan ma daminKARAAN .ALAA KOR KA DHIGAY DIINTIISA. WAXad tareysay baa yaraa .meta

  • @kaltunomer984
    @kaltunomer984 Месяц назад

    Ani lafteyda page face book kaygii hakad ayey shirkada facebook iga saartey dadki idaawan lahaa oo views ma helo sababtoo ah taxsidiisa ayaan soo galiyey aniga oo utaxsiyeynaya lkn cirka hala galeen sidaas qadiyada falastiin uga aamu simayno

  • @fardowsaabdi640
    @fardowsaabdi640 Месяц назад

    Subaxanallah waaxaa ficnen lehid dadka Masjidka lagu dibateyey inay maxkamad u dacwodan

  • @carabowgeeseey4876
    @carabowgeeseey4876 Месяц назад +1

    Muslimiinta oodhan meelkastoo ayjoogaan qofkii qori ridi kara 5000 oo askariyaa lagarabaa waa jihaad mas uul wey ayaa ladilay Muslimiinta waa noo jihaad falastiin waalayskugu tegay maxaa dhacay dhiig malahan Muslimiinta miyaa allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar asc

    • @carabowgeeseey4876
      @carabowgeeseey4876 Месяц назад

      🖐🍀❤️❤️🌷🌷🌷🌳🌳🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💘🌿🍀🌿🌳💘

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Tik tok hala isticmaalo.❤❤❤❤❤❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Месяц назад

    Shaikh Facebook aniga ayaaba la iga tuurey posti gii aan dhigey oo ku aadanaa tacsiyada haniyah.

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g Месяц назад

    ASC VIVA7UP

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Месяц назад +1

    Facebook sharciyada caalam wax uu u hogaansamayo ma jirto ee yahuud baa leh wixii danahooda ka soo horjeedana wey iska tirayaan waa intaas uun

    • @abdinaasiribraahimali753
      @abdinaasiribraahimali753 Месяц назад +1

      Haa anba shalay saas iiga tuureen weliba melaha qaar xayiraad iga saareen marka in la iska daayo ka qurxon iyaga qudhooda dakhliga so gali jiray ha wayane

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Месяц назад

    ETHIOIPIAN AYUU U EGYAHAY

  • @sadiamohamed3665
    @sadiamohamed3665 Месяц назад

    Alxamdulilaah. Haduusan muslin ahayn.

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Месяц назад

    mala waa kenyan ka yari

  • @tcaynab
    @tcaynab Месяц назад

    الحمد لله
    Inaanan facebook ba waligay yeelanin idinkuna ogaada muslimiiney in laga maarmi karo

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Месяц назад

    Micnaha hadalka "ilmo" waa in si cad loo tifaftiro. Ilaa iyo meeqa jir aa ilmo la dhihi Kara qofka.
    .

  • @MaxamuudCaliSancad
    @MaxamuudCaliSancad Месяц назад

    Eer

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Месяц назад

    commentigayga ayaabey tuuran youtub ha maba ka faalon karo aljasiira iyo medile east iyo alarabiy

  • @alihassandaya2628
    @alihassandaya2628 Месяц назад

    Aniga ka mid ah markan qoro waxyalo ku sabsan yahuda Hitler waxay iga xiran message ka

  • @sunniic
    @sunniic Месяц назад

    Waxaas wax ween maaha waa hadal uun

  • @Imraan12
    @Imraan12 Месяц назад

    Ilmahaas caruurta dilay waxay ilatahay in abuse waalidkii kusameyeen

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Месяц назад

    Waxan carab taawadee idlaamku hatashado.
    Falastiin inmaanta baabado oo maraykan engiris iyo yuhud looqabto oo xadkalagaxidho carabaa yeeshay waa canbaraynaynaa rishinka falastiin haloosiidaayo beenweeye.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Wax xun alle ku saar.muxuu ku galay toloow ??

  • @itzManha125
    @itzManha125 Месяц назад

    Hadaa msulim naheye gaalo kama noogno iyaganah nagma dayaan nabyo iyo dulaan am dalalkeena ama kooda waa in aan ka tashanah kuwa dalkeena gubah alllah hanag qabto oo dowlad cadalad ah islaam ah ha noo soo diro cabsi iyo gumeesi lee mahe cidahaan isma badlayaan 100 sanee jileen in eey dad fiican iska dhigaan se ma soconeeso naceebka xuduud melah

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Месяц назад

    U u dhashay????

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Месяц назад

    Thanks

  • @ibrahmahmed2428
    @ibrahmahmed2428 Месяц назад

    Dhaman musliminta inaay iska xiraan baa fiicned boycotten

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 Месяц назад

    Wasakh weeye ree galbeedka

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Месяц назад

    Ruwaandha ayuu u dhashay maxaa intaa uga war wareegtay

  • @user-zk2hu6pm4y
    @user-zk2hu6pm4y Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂 ❤❤❤❤

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 Месяц назад

    WWW❤❤❤

  • @user-fj8pb9oi4i
    @user-fj8pb9oi4i Месяц назад

    Maxaa. Kuqasbay. Dhibka. Maxaa. Usababa.

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Месяц назад

    Kani bani'aadan ma'aha kumana haboona inuu sii noolaado ama ummada lagu dhex fasaxo! Si kastuu u yar yahay wuxuu fursad siiya bulshada qaybaha nacaybka la ildaran! Xabsi daa'in ama ugu yaraan 30sano ayuu mudan yahay.

  • @user-ks9rh3zy4s
    @user-ks9rh3zy4s Месяц назад

    Noga sesame fahfahin dheer shiirkadan

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад

    FULAYNIMO IYO ILAALIN DAD KALE BAY KU BA EEN

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Месяц назад

    😮😮😮😮😮gaalo wa cadow oohinta yaxaaska jilayaan marka Muslim la dulmiyo wena isku raacsan yihiin Ka midesan yihiin in la dhibaateyo Muslim gaal kale hdu dhibaato geesto Muslim laso weeraraa waxas nolol ma ahan qurbaha wa lagu daciifaa gaalada naceb bilaaben Ka dhan Muslim qaxooti Ku yimid

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Hala mamnuuco nijaasta gaalada.waa nijaas gaaladu.