Muuse Biixi oo jawaab kulul u diray Xasan Sheekh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 фев 2024
  • Muuse Biixi oo jawaab kulul u diray Xasan Sheekh
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 995

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 5 месяцев назад +29

    Reer awdalow dalka badbaadsha khaatumo waa wadnaha soomaaliya ❤❤❤koonfur iyo bari awdal waa nafta soomaaliya guuleysta soomaaliyeey inta wanaagsan meel kasta ood joogtaan❤❤❤🎉🎉🎉j😊

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 5 месяцев назад +3

      Inshallah, Intii hore in aan ku saami baa naga maqan iyo wax lamida waan ka xishonaynay
      Waayo kursiga iyo saamigu waxba sheegi maayo, Lkn manta waan ku shahiidayna dhulkayaga iyo badayadana waan difacaynaa
      Hadii Muuse iyo xukumadiisu kasoo hor marto intanan gaalka isgadhin xabadaydu iyagay haystaa inshallah.

    • @qaliinlealiqaliinleali
      @qaliinlealiqaliinleali 5 месяцев назад

      Waar yaa isaaq anagay noo shaqeeyaan

  • @duniyosaeed7590
    @duniyosaeed7590 5 месяцев назад +78

    Kkk ma family giisa mayuu usheekeynayaa muuse

    • @mabruukabukar6682
      @mabruukabukar6682 5 месяцев назад +5

      Hhhhhhh haa anaa is iriba reerkiisa ayuu meesha iskugu keenay

    • @user-hh3dx5vm1k
      @user-hh3dx5vm1k 5 месяцев назад +6

      Mayee say wallhi buu meesha ku helay 😅😅😅😅

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 5 месяцев назад

      Reer kiisa ma wuusan CAAQIL ku jirin kuwaan u sacaba tumaya cadow ga itoobiya miyaa la soo ijaartay

    • @Nihalabdulahi712
      @Nihalabdulahi712 5 месяцев назад

      😅😅😅

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 5 месяцев назад

      Shame of you

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial 5 месяцев назад +5

    Mr President Muuse Bihi Abdi Hildid Allah Wayne haku dhawro walhi geeri baa tahay sharfan oo taariikhda somaliland Baal dahab ah ka galay
    Proud to you’re our president🙏🏼❤️

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 5 месяцев назад +10

    duqaynta hargaysa waad sheegin lkn ka waran xasuuqi dila,borame iyo laascaanood iyaga dad mahayn miya qiimo ma lahay miyaa 😢😢😢😢

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 месяцев назад +28

    Waxani ma xabashi baa sacabka tumayaa

    • @abdullahadeed1648
      @abdullahadeed1648 5 месяцев назад +1

      Haa waa amxaaro

    • @mssro9945
      @mssro9945 5 месяцев назад +2

      idinka xabashi iyo amxaaroba ah qudhanyahy cuqdadaysan

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Xabashi haday yihiin xitaa maxa kaa galay . Adeeer dadkiisii ba hadlaya

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 5 месяцев назад +26

    WAA XAARE MUUSE BIIXI MAXUU JWB UDIRAA WAA TUG TUG

    • @user-gg6sd1st6b
      @user-gg6sd1st6b 5 месяцев назад

      Hoyada iyo tugaad muse kushegtayna was dhilo

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Xaarka ma muusad ka masaxi . Muuse waa nin raga waa kaas hadalayee bal aamusii . Nacab yahaw

  • @Dubadyare
    @Dubadyare 5 месяцев назад +28

    SNM WALAHI ARGAGAXISO AYAGAA KA DARAN WAX KASTA WAA AY IIBINEYSAA ALXAMDULILAH INAAD STATE OF SOMALIA 🇸🇴 AATIHIIN KABASHA IYO BADEED AH ETHIOPIË MA SIIN KARTAAN DHULNA WARKIISABA DAA

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 5 месяцев назад +7

      Hadaanu ka argagixinay waa guul marka hore waligaa argagaxsanow😂tan labaad shababtad shegeysaa shaqo naguma leh ninkay dhulkisa joogto aya ah.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 5 месяцев назад

      SNM Hoyadaa faqash bay waseen!

    • @asadshaqale3883
      @asadshaqale3883 5 месяцев назад

      dhulka ma hooyadaa baa lagu qabay

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      SNM somali national movement magacedu waa xoraynta dadka . Wadankedii way ka xoraysa qadaad wayntii xamar ka timid ikikana soo noqda waa la idin waxeenayaye

  • @abdirasidmohame8585
    @abdirasidmohame8585 5 месяцев назад +9

    Adeer anigaa degan waqooyiga Somaliya Xagee la xukuntaa aan Ka ahayn dhulka isaaqa. Cawaan yahoow riyoonayaa

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 5 месяцев назад

      Meesha Baranbarootinkii baa lagu soo daayey. Xasharaadka ha la buufiyo. Maxaa gofane niic la yimid.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      OO XASAN XAGGEE XUKUMAA?

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 5 месяцев назад +15

    Waad hurdeeysaan adeer Ethiopia dhulkeena Taako ka mid ah ma qaadan karto.

    • @mariyajama8043
      @mariyajama8043 5 месяцев назад

      dhulkan hadad leedahy kaalay maamul😅

    • @wardonAcademy
      @wardonAcademy 5 месяцев назад +2

      @@mariyajama8043 Somaliland sow Laascoonood ma sheegato, kalaya ee maamula, caruur aan caqli laheyn iyo odayal sarqaan ah ayaa heeysta meesha.

    • @wardonAcademy
      @wardonAcademy 5 месяцев назад

      @@mariyajama8043 Somaliland sow Laascoonood ma sheegato, kalaya ee maamula, caruur aan caqli laheyn iyo odayal sarqaan ah ayaa heeysta meesha.

    • @mariyajama8043
      @mariyajama8043 5 месяцев назад

      @wardonAcademy ana a talin jiry hadana waxba inta yare dagalku socdo ha eeganin mar dhaw ano adiga iyo iyadaba u talinaya ayaad arki doonta adigagan nacnale ee leh Ethiopia dhulkayaga qaadan mayoso .a adiga leh marka intan sina waliba adiga lugu daraya

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy 5 месяцев назад

      @@mariyajama8043 Marqaanland hadalkooda uma xuma Goojacade tii kaa raacdey ma iloowdey .

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 5 месяцев назад +17

    Muusoow abii ahmed wuxuu yiri prank lee aheed arintii waa ka boodey
    Hada na turkiga ayaa ba zeeylac imaan iyo berbera abii Ahmed na debeeyl baa qaadey😂

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 5 месяцев назад

      Qadaadween Faqash Hawadiina ka Qaadnay what a Geesi Qaran Muse waa ninka Faqash iyo Qadaadween Geed ku xidhay🦁❤️💯

    • @sbrothers1144
      @sbrothers1144 5 месяцев назад +2

      ​@@AyaanIsmail-ro6irooyaaye warkiisa beebtiisa meel haku geeso tani waa maaweelada caruurta lagu seexiyaa

    • @user-hh3dx5vm1k
      @user-hh3dx5vm1k 5 месяцев назад +3

      Prankibu run uqaatay wa kaase ugurman😂😅😅😅

    • @caralemousedaud3460
      @caralemousedaud3460 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-hh3dx5vm1k
      @user-hh3dx5vm1k 5 месяцев назад +1

      @@sbrothers1144 markay xaladuhu ku cakirman buu hindiga udaara😅😹

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 5 месяцев назад +10

    ILLAAHAY KAANASAARI DHIBAATAD OO HAKUGU GAAR YEELI KELIGAA. ORIM ORIM DHALAY OO SOOMAALI SHEEGTAY MUUSE HANGOOL INA CADI DAMEER SOOMAALIYA SOOMAALI BAALE 🥴🥴🥴🥴🥴🥴🥴👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾❌❌❌❌❌❌❌💀💀💀☠️☠️☠️💀💀

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад +1

      HADAAS MA TURKEY BAA LEH ?

    • @asadshaqale3883
      @asadshaqale3883 5 месяцев назад

      ina hooyoyo dhilo waligaaba habaartam muuse isgaa wadanka ka taliya soomaalida nala hoos ordayso
      adeer tani waa SOMALILAND 😂😂😂😂😂

    • @HamseHaji1
      @HamseHaji1 4 месяца назад

      @youngabudhabi5711 Daawo Oohinta Maamul kusheega Somalia Muuse Sifiican ubarta ruclips.net/video/FgJa2XXDg-I/видео.htmlsi=504O73Z_A2gVJNBr

    • @GojoSatoruFitnessOfficial
      @GojoSatoruFitnessOfficial 3 месяца назад

      Jooji oohinta ilmaha u celi hooyadaa taleefanka 😂😂😂😂😂😂

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 5 месяцев назад +21

    Laa ilaaha Illa laahu ar kuwaan caqli malaha wayska sacbinaayaan lagu shubteyaal doqommo ah

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      OO YAA CAQLI DHAAMA ? CIDWALBA MID MEEL HADAL KU HAYA AYUU U SACABIYAAYE

    • @user-co2it7ve7b
      @user-co2it7ve7b 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @user-co2it7ve7b
      @user-co2it7ve7b 5 месяцев назад

      😂😂😂😂 muse holey uwashtay dhirbaxadi 2023 8 25 Dhulbahnte kudhuftay ayu lawareray 😂😂

    • @user-co2it7ve7b
      @user-co2it7ve7b 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂 ar muse holey uwashtay sidi Dhulbahnte hubkadhigis kusameyen sas aya udabesay 😂😂😂

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Hadaa ma adiga caqli leh 😂😂😂
      Qadaad wayn

  • @abdihakimhassan4149
    @abdihakimhassan4149 5 месяцев назад +3

    Caruuraha ugu sheekey ictirafka

  • @daadax7081
    @daadax7081 5 месяцев назад +24

    Inaa lillaahi war caruurta beenta kadaa iyo maatada

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 5 месяцев назад

      Siilka Hoyadaa usheeg we are coming for you faqash!!!

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 5 месяцев назад +13

    Muusa juudaan ccccccccccccccccccccc cabaadka badso tuugeeyoow m xasan heeroow waaya xasan guul ❤❤

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад +1

      NAFTI HAFAR

    • @HamseHaji1
      @HamseHaji1 4 месяца назад

      @@lilcuzzwhitemoe Daawo Oohinta Maamul kusheega Somalia Muuse Sifiican ubarta ruclips.net/video/FgJa2XXDg-I/видео.htmlsi=504O73Z_A2gVJNBr

  • @hasanhuda3500
    @hasanhuda3500 5 месяцев назад +1

    Maasha allah legend madax waynaha somalia ugu adag weeyaan muuse ictiraaf alle isha qadaad waynta hakaa ilaaliyo adeer aameen
    Xasan sheekh waa inan gumeed qoxoontiya

  • @Mind.mingle2
    @Mind.mingle2 5 месяцев назад +3

    5 jirka Europe 🇪🇺 u dhashay ayaa ka caqli bdn wlhi nin kaan wxn is dhahaa mlha waa xnnsn yhy 😢😢😢😢

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Ma marka uu kaa ra'yi duwanaaday bad leedahay wuu caqli xun yahay 😂😂😂😂
      Aduu maxad tahay horta

    • @Mind.mingle2
      @Mind.mingle2 5 месяцев назад

      @@hamsaibro6454 wxn ahay aabahaa

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dl 5 месяцев назад +12

    Asc muusow dalkaad haysatidtid muxuuyahay xggeese ku yaala maanta waxaad heysata burco iyo hargeysa oo.shabkeedu kaa soo horjeedo

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 5 месяцев назад +7

    Keep moving forward: Mr president.
    Full support 👏🥰 from 🇺🇸

    • @nuuriyenuuriye1497
      @nuuriyenuuriye1497 5 месяцев назад

      Doqon baa tahay 120 million xageed geeyneeysaa

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel 5 месяцев назад +2

    WLLHI OO BILAAHI ANIGU WAXAAN JOGAA SOOMALILAAN WAXAAN AHEY NIN CURYAAN AH WALI SAAXIBI CIYAAL AH WLLHI HABEEN KASTA WAXAAN KU SEEXDAA GAAJO MARKAS HADANA WAAN JACELEY DALKEYGA HOOYO SABABTOO AH WAXAN KU HAYSTAA NABAD IYO XORIYADA ILAAHEY DALKEYGA HABARAKEEYO❤❤❤

  • @Ethiopia.First.
    @Ethiopia.First. 5 месяцев назад +2

    There is nothing wrong with peaceful and mutual cooperation based on a give-and-take policy that benefits two brotherly-sisterly peoples. Peace is better than fighting. Together, we have a lot of resources to share. Together, we are strong! No one should blame co-operation for ones lack of vision. Blame war! God help us!!

  • @mohamedketsane1015
    @mohamedketsane1015 5 месяцев назад +5

    Muusow umada somaliyeed cadaawa haka Dax a baabuley. Dunida horbay usocotaa adiguna wax marhore dhacay unbaa kahada shaa. Masul, mudane bal xishow inyar.

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 5 месяцев назад +7

    Muuse biixi waa doqon caadi ah Wlhi

    • @mariyajama8043
      @mariyajama8043 5 месяцев назад

      indhaha ka daawo waxba kama qabn kartide😂

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Adiguna marka.ma fariid ad tahay

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 5 месяцев назад +2

    Madaxwaynahayaga qaaliga ah❤❤❤ noolaw muuse biixi cabdi 😂😂

  • @abdiasheikh4449
    @abdiasheikh4449 5 месяцев назад +2

    Allahumma arzuqnaa Xusnul khaatumah

  • @axmednuurdaahir6670
    @axmednuurdaahir6670 5 месяцев назад +10

    muusow waadwaalantay

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 5 месяцев назад +2

    Very good speech,

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 5 месяцев назад +1

    We are with Turkey....our brothers....

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 5 месяцев назад +3

    Mid xildhibaan Somaliland ah ayaa yiri diyaaradaha rakaabka waan soo riding karna. Hadana Muuse Juudaan baa leh diyaaradaha waan joojin karna!!.
    War wadani waa waasheen. Naag maseyrtey oo kale ayey caqligii luniyeen.

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 5 месяцев назад +3

    Ethiopia hadii eey citiraafto Somaliland bal maxay utareeysaa maxay kusoo kordhin kartaa midakale south sudan waa loo codeeyay waxaana laisku raacay in laga jaro hadii aad rabtaan in aad goadaan waa in laidiin codeeyo mana ogolaaleyno hadii aad Ethiopië ka dooratay soomaaliya uguur dhulkaan bad Iyo biri midna beec maahan itaqulaah Asc. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅👍.

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 5 месяцев назад +1

    Adi ito xasan sheekh ba Ilaahay baa in wada anuuray xasan wuu difaacaya adna kaalay na gumaysta baad leeyihiin ayaan darada.
    Biixi orod is xidh. Noo Iman mayaan xabashi hadaan muwaadiniin nahay. Shacabka hargaysa iyo Borama hadaan nahay

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 5 месяцев назад +2

    MUUSE WAA WALAALKEENI
    MUUSE WAA NIN WEEYN
    WUXUUNA AHAA ASKARI
    SIYAASADA MAANTA MA AHA SIDII BERIGII HORE
    OO QOF KASTA SIYAASI NOQON JIREY
    MAANTA SIYAASADA WAA BOROFISHIN
    WAA AQOON LA BARTO LOOGA SOO BAXO GOOBAHA CILMIGA
    MUUSE WUXUU IS MOODAYAA SIDA DAWLADAHA CAADIGAHA AH EE LA AQOONSANYAHAY
    DUNIDA WAXAA U YAALAA SHARUUC
    LAGU DHAQMO
    HADII KALE QOF KASTA XAAFADIISI INUU OOTO AYUU WUXUU DHIHI LAHAA "DAWLAD BAAN AHAY"
    MUUSE BIIXI HADUU DAWLAD YAHAY
    SHIRKII AFRIKA IGAD LAGU QABTEY
    MUXUU U GA QEEYB GALI WAAYEY
    ILEEN MEEL DHEER UMA JIRINE
    ADUUNYADA WAXAA LAGU DHAQMAA NADAAM
    MA AHA QOF KASTA INUU CALAL SOO TOSHTO
    UU YIRAAHDO DAWLAD BAAN AHAY QARAN BAAN AHAY
    MUUSE WAA ODEY SOOMAALI AH
    UUNA YAHAY FAASHOONKI 1940 AFARTAMEEYADII
    WAXAAN JECLAHAY INAAN U FAA IDEEYO
    WALAALAHAA SOOMAALIYA WAX LA QEEYBSO
    MAANTA DUNIDA DIYAAR U MA AHA DALAL LA KALA GOO GOOYNAYO INEEY OGOLAADAAN
    GAAR AHAAN SHIINAHA IYO RUUSHKA
    WEEYBA KA XANAAGAAN ISLA MARKIIBA DIIDMO BEEY KU TAAGAAN
    SIDA KOSOVO-
    TAWIAN
    KA ROGOO LABA SAAR
    SOOMAALILAND WEXEEYBA SANKA KA MAREEN SHIINAHA
    WEXEEY LA SAAXIIBEEN TAWIAN

    • @mohanadsalah9474
      @mohanadsalah9474 5 месяцев назад

      Waxa thy qof siyaasad wax ka yaqaan m.a alle haku dhowro

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 5 месяцев назад +2

    Very funny, another African country, just like you, has to tell you that they will recognize you as an independent country.

  • @ahmedomar4582
    @ahmedomar4582 5 месяцев назад

    Thank you Mr. President for your determination and focus.
    Unfortunately, Somalia lives in the past and has no vision for the future progress. It’s up to them, they will bear the consequences and pay the price.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 5 месяцев назад +1

    🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 lots love our flag…

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 5 месяцев назад +4

    Maxaad saxiixi kartaa? Yaa ku siiyey sharciyadda aad ku saxiixeeyso?.

    • @ilhanhaji8624
      @ilhanhaji8624 5 месяцев назад

      Madaxwaynahayaga riyada udaaya wali uu riyoonayaye 😂

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Siilka hooyada waydii

    • @Natura24h7
      @Natura24h7 5 месяцев назад

      @@hamsaibro6454 Hooyadaa ma lahan ayaan filayaa dabada ayaa lagaa dhaley

    • @Natura24h7
      @Natura24h7 5 месяцев назад

      @@hamsaibro6454 Hooyadaa ma lahan ayaan filayaa dabada ayaa lagaa dhaley

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 месяцев назад +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @mohamedibro922
    @mohamedibro922 5 месяцев назад +1

    Dhalinyarada sacabka uwada fiire Muuse Alle haku soo hanuuniyo aqoon bdn kudhimn

  • @user-lu9ig8lt9g
    @user-lu9ig8lt9g 5 месяцев назад +3

    Reer xaaji kulaha afkisu isku toogtay ninkan hadal yaqan maaha waa nin dantisa ka dhex arkay inu cadawad dadka wllaha ah dhax dhigo kuna qaraabto😂

  • @mouminali3126
    @mouminali3126 5 месяцев назад +1

    Masha allah❤❤❤

  • @axmednuurdaahir6670
    @axmednuurdaahir6670 5 месяцев назад +6

    Muse judaan sodiga nageeye iyo cabdiwaaxid iyo godane

  • @user-tk5vh3zk3h
    @user-tk5vh3zk3h 5 месяцев назад +1

    the only legend president of SOMALILAND

  • @demsashtemesgen4439
    @demsashtemesgen4439 5 месяцев назад +12

    Ethiopia will not be deterred! It has forged agreements with Somaliland, bypassing Mogadishu's government, and Turkey's stance won't hinder its path. A nation accustomed to subjugation won't easily trust itself, perpetually seeking validation from others. Ethiopia stands resolute, refusing to yield to external pressures.

    • @Caalim
      @Caalim 5 месяцев назад

      Ethiopia will not be deterred? Well, then Somalia is the place for your graveyard. Don't be fooled; this is Somalia, and we will always have cultural and religious differences with Ethiopia.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 5 месяцев назад

      Turkije is not welcome in African and can’t do anything!!! The western world won’t allow that !!!

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 5 месяцев назад

      Ma itoobiyaankii baa baa soomaali mid

    • @AH--173
      @AH--173 5 месяцев назад

      As it should.

    • @ufc5148
      @ufc5148 5 месяцев назад

      You can refuse all you want but the question is, do you have the ball to come in? 😂😂😂

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 5 месяцев назад +2

    Qadiyada Somaliland iyo Somali kaliyah waxay ku kala bixi karaan maxkamad caalami ah in dacwad laga furo oo lawyers la qabsado, hadii kale ilaa qiyahamaha ayaa la iska daba laalaadayaa

  • @KullioLuu
    @KullioLuu 2 месяца назад +1

    Victory Somaliland ❤
    Sheikh Musa 🎉🎉❤

  • @raxmacumar5654
    @raxmacumar5654 5 месяцев назад +2

    Muuse biixi cabdi geesi madaxwayne kaas hakaa a haado ama hakaa siiqiro weli nalo sodiray weye muse🦁🩸❤️

  • @user-iy7fm3hs5c
    @user-iy7fm3hs5c 5 месяцев назад +3

    Muuse juudaan maanta sha cabka soomaaliya waafaraxsanyihiine adi maxaakuhelay amniguna waasaxanyahay abiina waa yabay quusty

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 5 месяцев назад +1

    Shacabka SOMALILAND wuxudifacayaa danaha itoobiyan iyo SOMALILAND qiimokasata o ayikucayso❤

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 5 месяцев назад +1

    Guuul insha'Alla SOMALILAND 🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @user-ox2hh8fq7i
    @user-ox2hh8fq7i 5 месяцев назад +1

    Habmalyo muuse hore usoco hoyigaaga siiwado

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden 5 месяцев назад +2

    waa marin habaabin ciidankii gooja dacade lagu jebiyey inuu kaftanku ugu furmo / ciidankii soomaliland meel ku sheeg?

  • @munirkh
    @munirkh 3 месяца назад +1

    Muuse nin mawqif leh 👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾

  • @abdisalamhussein2150
    @abdisalamhussein2150 5 месяцев назад +2

    Shalay soo dii Reer Khaatumo oo dhebi kuu qoray lahaa anigaa kuu talinayey.

  • @maxamedmaxamuudcali7487
    @maxamedmaxamuudcali7487 5 месяцев назад +1

    Guuul❤😊

  • @MohammedAhmed-zm9lh
    @MohammedAhmed-zm9lh 5 месяцев назад +5

    Waa waali dhar sidata😅😅😅

  • @user-bx1wv1ye1z
    @user-bx1wv1ye1z 5 месяцев назад +1

    War aaway dadkii xogmaal masuulka ka ahaa manta waxii ka danbeeya xogmaal folowda iyo ganbaleelkaba waan kala noqynaa

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud 5 месяцев назад +3

    khiyaali ayaad ku nooshihiin
    aniga maa 2024 la iga dhaadhicinaa alshabaab ayaa la dagaalan naa
    Ahmad Diriye
    Ahmed Godane
    Abukar Ali Adan
    intaba somaliland ayey kaso jedaanaa waana madaxda alshabaab ay yeelatay aniga reer ahaan somaliland ayaa kaso jedaa lkn aad ayaan u dhibsadaa markaan arko khiyaaliga caruurta madaxa loogu shubaayo .
    somalia oo aad leedahay wey nadishay yaawaaye ma kaligii taliska ka danbeyay in ay dowladii somaliya burburto mise waa aniga oo dhashay 2002
    intaas oo kaliya xitaa maaha meel aan burbur rin malahan somali meel kasta ay joogta waa burburtay lkn anaga ma dadka ayaan faro dheernahy
    i don't like khiyaali

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 5 месяцев назад +2

    Somaliland guul❤❤❤❤

  • @nimcomaxamed8893
    @nimcomaxamed8893 5 месяцев назад +1

    Legend MBC❤️

  • @SurprisedBarn-pz3ct
    @SurprisedBarn-pz3ct 5 месяцев назад +1

    Reer balcad wey nee garab tagan yehen❤❤❤ somaalilan gulesta

  • @bilandahir
    @bilandahir 5 месяцев назад +3

    Musasalka nosodaya 😂😂😢😢 prti14

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 5 месяцев назад +1

    Allow soomaali quluubteeda midee muuse biixi iyo Hassan shiikh wadankaa kaweyn runtii waxa qormaayo wa Tariiq

  • @abdulugaas4413
    @abdulugaas4413 5 месяцев назад +2

    Weli ma dadbaa muse bixi u sacatumaya wlhi waa nasiib darro kudhacay gobolada waqooyi lakin dadkaan maxa wadamaray war meesha hada wax marinaayo dadki iyo dalki lagu wareejiyay away

  • @Cadar49
    @Cadar49 5 месяцев назад +2

    Shabaab from you

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      SOOMAALILAND IYO ALSHABAAB WAXAY WADAAGAAN OO KALIYA WAA CALAMADA TOWXIIDKA ADIGA MATAASAA KU DHIBAYSA ?

  • @user-lp9hz2kw4n
    @user-lp9hz2kw4n 5 месяцев назад +2

    Ma Ethiopian ayad wax ka sugeysa wa la yaab war ninyahow isku noqo ha isku dayin ina dadkaga u horseedo Gumeysiga xabashada

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 5 месяцев назад +1

    Xassan waa nin aad u jilicsan . Muuse Juudaan iyo Xassan Dhiiqo waa 2 qabyaaladiiste oo tuugo ah. Ilaahow isku jebi. Aamiin

    • @leylamohamed4732
      @leylamohamed4732 5 месяцев назад

      Qabiil wax uusokordhinaayo maleh Somali nimada aan ilaashano aan faceyn higsanee madaxda dalka na xushmad beynaga mudan yihiin kuwi hore iyo kan hadaba ah guul somaali 💙🫶🇸🇴

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 5 месяцев назад

      @@leylamohamed4732 waxani madax maaha ee waa tuugo . Qof xushnad leh ayaa la xushmeeyaa waa 2 kala daran.Xassan dhiiqo iyo MuuseJuudan ilaahay hana dhaafiyo boob hanti dad weyne ayey usku haystaan kii gadi lahaay.

  • @cige3636
    @cige3636 5 месяцев назад +1

    SOMALILAND GOD JOB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ou5qw7bg4r
    @user-ou5qw7bg4r 5 месяцев назад +1

    Muuse ❤❤❤❤

  • @beencadjr4477
    @beencadjr4477 5 месяцев назад +10

    Badda waa usoo socononaa
    Sxb waa kaa tashanay
    Oday yahow qayilay
    Joog

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 5 месяцев назад

      Reer xamar futo wayn bad tahee . Ka dhargay canbuuahe waanu ku wassaynaye soo soco😊

    • @beencadjr4477
      @beencadjr4477 5 месяцев назад

      @@hamsaibro6454 qaldaan yahow inaa Kuu imaado looma baahna
      Iidoor futa weeyne
      Meesha lama qayilayo xabad
      Samaroon iyo Ciise kugu filan
      Amxaaradiina marhore baa turkey afka ugelshay
      SSC baa tanks iyo daroons siinayaa
      Muse biixi
      Xamar baan maxkamad kusaarayaa
      Munaafiqa bad uusan lahyn gatay

  • @nobame4777
    @nobame4777 5 месяцев назад +2

    Anigu gurigaaga aan kuu maamulo waad ka diiday Xasan sheekh reer awdalna gurigooda ma maamuli Kartid

  • @Bale-Suk
    @Bale-Suk 5 месяцев назад

    Great leader ! Great People
    Viva Somaliland

  • @ismailjama9590
    @ismailjama9590 5 месяцев назад +1

    One somaland one nation vivi somaland guul guul somaland mashaaallah

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe6503 5 месяцев назад +1

    Alxamdulillah hadi aan badeeni badbaadsanay

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 5 месяцев назад

    Awoodadu ma inaad dhulka somalia ibisaa wada riyoon taas ma dhaceyso mussa bixii adaga ba calaya o ohitii ka dhamatey reer somaland ba xaat ogaleyn badda somali weyn waran markad lascanood ku garaceyse hoobiyah makabada ba ku socota o lugu so taagin inshallah

  • @user-xu7qo9oj2i
    @user-xu7qo9oj2i 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад +1

    HORTA TAAS WAAD LAHESHAY XASAN WAA NAFTI HAFAR , DAL UUSAN XUKIN AYUU LEEYAHAY ANAA XUKUMA

  • @demsashtemesgen4439
    @demsashtemesgen4439 5 месяцев назад +9

    Somalia president has welcomed back Italian colonialists in the 21st century, making him the only president advocating for a return to slavery. Ethiopia does not seek expansionism; rather, it aims for economic integration with its neighbors based on mutual cooperation. It's important to remember that Ethiopia is a vital source of clean water for Somalia. If this lifeline were to be disrupted, the consequences would be significant.

    • @nurabdullahi2690
      @nurabdullahi2690 5 месяцев назад +3

      Pulshits

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 5 месяцев назад +6

      Somali president made historical agreement, and We Somali people are glad that he made that decision. No one can't take our land.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 5 месяцев назад

      I wish Ethiopia will stop that life line to Somalia faqash!!

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 5 месяцев назад +2

      Ma oromadii baa baa soomaali iska dhigaysa soomaali mid soomaali guul alaha jabiyo itoobiya iyo dabadhilifkeeda snm

    • @BaftoMedia
      @BaftoMedia 5 месяцев назад

      Which life line are talking about?​@@xaalidahir8268

  • @a-b9206
    @a-b9206 5 месяцев назад +2

    muuse neef bal eeg waxa ku sheekaynayo ader noo G36 ah baan raali ka ahayn nin amxaar badayda ila yeesho. citiraaf walaynan Ethiopia u hayn haday awoodo Eritrea soo ceshen lahayd

  • @AbdiJabbaar-mq3qe
    @AbdiJabbaar-mq3qe 5 месяцев назад

    ❤❤❤mashallaha ❤❤❤

  • @asiyayusuf3604
    @asiyayusuf3604 5 месяцев назад +1

    👍🥰

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 5 месяцев назад +1

    Muuse piixi ❤

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 5 месяцев назад +5

    GAAL GAAL DHALAY WAA LAGU SOO QABANAYAA. MOORGAN GURIGIISANA WAA LAGAA SOO SAARAYAA MUUSA JUUDAAN. MAXAKAMAD CAALAMI AH BAA LAGU SOO SAARAYAA.

    • @somaliflims91
      @somaliflims91 5 месяцев назад

      Doqon iska hadashay naa muuse hadhkiisa gaadhi maysaane yanay caacdu idinka dhamaan waa nin dhulkiisa u talinayee tiina u taliya qaxabad yahay Morgan muxuu ahaa ma wax la cuno ina dhilo 😂😂😂😂

  • @AbwanKaramaAk
    @AbwanKaramaAk 5 месяцев назад +1

    Masayrku Intuu Dhintaa
    Mudane Dhagaysani Kartee
    Maatidu May Odhan Lahayn
    Weedhahan Uu Marinayee
    Madasha Inta Joogta Eey
    Miyuu Maankiin Dhintoo
    Tihiin Mayd Iyo Xabaal
    Mudanoow Maatidaad Dhashuun
    Maalkoodii Inaad Gaduun
    Miyey Kuula Muuqataa
    Manaasib Ad Gaadhay iyo
    Martabo Duni Lagu Hantoo
    Ictiraaf Lagu Muujinkaro
    Ninkii Mansabkii Nacaa
    Hadhawbuu Magaagiye
    Mudanoow Maad Ka Joogtidaa
    Mugdigaad Ku Socotiyo
    Maatida Aad Hodaysaa
    Maalinbay Ku Dhibiyood
    La Meer Meeri Doontaaye
    Dhulkan Aad Maskabayseed
    Uba Miisi Axmaarkuun
    Cidii Maamulaysiyo
    Intii Milki Uba Layd
    Mawlaha Sokaantii
    Ma Inay Mootantuu
    Mawle Kuu Sawiray uun
    Qalinkaadu Miyir Male
    Maskaxdaadu Arag Male
    Maangaab Inaa tahay
    Cidna Kuma Murmaysee
    Mudanoow Isdaba Qabo
    Ruux Midi Is Galiyoo
    Noloshiisii Maanacay
    Masuul Lagu Ma Tirin karo
    Ninka Shacabka Maagee
    Hantidooda Maanlin Cuna
    Maamul Laguma Sheegee
    Micnahaaga Soo Sheeg
    Inta Kula Masayrkaa
    Caqligoodu Waa Mayd
    Hamigoodu Waa Maadh
    Aragoodu Waa Mugdi
    Intaasoo Masali I
    Calan May Matali Kari
    Midhaa Aan Su aalee
    Waxa Calan Matali Kara
    Qaran Soo Maskabi Kara
    Mansabkisa Ruux Jecel
    Midnimada La Doonoo
    Bulshadiisu Mid Utahay
    Oon Kala Madahayn Abid
    Ninka Miciyihiisiyo
    Udanayni Mindhicirada
    Maatidana Arkaynuun
    Midhadhkiisa Mooyee
    Ma Curi Maqasha Laayaa
    Mise Waa Madax Dal
    Midhaa Aan Su aalee

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amirahamud3478
    @amirahamud3478 5 месяцев назад

    Waa Dad ayagoo hurdin Riyonayo alle ha caafiyo
    Bada waa hanti somaliyed scml Adeer

  • @AnasAli.10
    @AnasAli.10 5 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 5 месяцев назад +1

    😅😅😅 HARGEYSO BUU DAGAN YAHAY HOGAMIYAGA ALSHABABUL SHEYDAN TUUG BA TAHAYE. MAALIN BA LASO WEERARI. INSHA ALKAH

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      WAAD DAAHDAYE SOO DEG DEG ANAGUNA WAA KU SUGAYNAAYE

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 5 месяцев назад +1

    Kkkkkkkkk sorry 😂😂😂😂😂😂

  • @The-righteous-will-prevail
    @The-righteous-will-prevail 5 месяцев назад

    Can please start Amharic language channel too Thank you 🙏

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 месяцев назад +1

    Somalia guull❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zu9yh8lt2y
    @user-zu9yh8lt2y 5 месяцев назад

    Choices got consequences Somaliland should not give out a piece of their land or sea or else in 50 years time it be taken for granted by the occupied forces and state

  • @user-ev2mo3xw4c
    @user-ev2mo3xw4c 5 месяцев назад +1

    Somalia guul

  • @Akon9912
    @Akon9912 5 месяцев назад

    Aside from the fact that Ethiopia is infringing on Somalia’s sovereignty according to international law, this is a terrible deal for Somaliland. It will lead to an endless occupation of its territory

  • @hassanabcone9708
    @hassanabcone9708 5 месяцев назад

    Welcome turkey

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Месяц назад

    Ha noolaado, Maskaxweeyne mudane Muuse Biixi Cabdi.

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 5 месяцев назад

    waah maarkih laalaha waar ciidan kaah kaso kaaxeh Lascano, oh uulaha naabaduh gaacanteday kuu jiirtah waxan goo, aamiyo baah sooconaya. Sheekadih oh kaalah muqaatah

  • @daadiroowyaasiin7832
    @daadiroowyaasiin7832 5 месяцев назад

    Muuse waa mahadsantahay shalay isagaa sabab u ahaa in Dhulbahante uu guulaysto maanta sidii SI le eg xasanow ka faaiideyso jaaniska uu ku siiyay Muuse.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 5 месяцев назад

      Maad guuleysan ee waad qaldan tahay. Bal wakhtiga Garaad kuu taliyo eeg walee reer miyow dawladnimo kaa dheer

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 5 месяцев назад +1

    Hassan sheikh. Waa
    La
    Soo Qarxiyay kkkk

  • @Sacadmuusse
    @Sacadmuusse 5 месяцев назад +1

    Cajiip waxaan layabanahay riyadan maalinka cad socota mudadad 30sana ah

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 5 месяцев назад

      Somaliya oo dhan Indhahooda
      Oo shana Ayaan Hawada kala wareegnay Isaq yaa ugu faana awood no one money talk waanu iibsanay Qaran casriya oo hints yaxaaska