Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Daawo Odayaasha Beesha Ciise O Kudhawaaqay Go'aan Muuse Ka Nixiyey in iyaga Iyo Samaroon SSC Kubiire

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июл 2024

Комментарии • 205

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 20 дней назад +13

    yes yes anagaa isku xidhna soomaliya cidna makala jari karto intaan nool nahay taa niyada galiya anagaana idin matalna laga bilaabo maanta ciise iyo samaroonba guul

    • @ahmedyusuf5790
      @ahmedyusuf5790 20 дней назад +3

      Anaguna waa idin tageeri inta aad dhulkiina maamulkiisa aad xor u noqoneysaa ciise iyo samaroonow garabkiina ayaan nahay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 21 день назад +13

    Marnaba ha yeelina in dhulkiina iyo xeebihiina Xabashi la siiyo.

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 21 день назад +5

    Guul ciise Wayne

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 20 дней назад +3

    Waa guul in Ciise, Samaroon iyo Daarood in ay wadanka daafacaan, waan qasab lagula dagaalamo dadkan sheeganaya Soomaali oo cadowga noo soowada waa in laga saaro si dhaqso ah!!!.

  • @88waaye
    @88waaye 20 дней назад +2

    intii xabasho dhulkiin lakeeni lahaa iskaqabdha guuleysta❤❤❤❤

  • @migo2444
    @migo2444 21 день назад +10

    Guul iyo gobonimo 💪🇸🇴

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 20 дней назад +1

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies

  • @hassandrogba9087
    @hassandrogba9087 21 день назад +6

    Ciise wlhy dhiig bay leeyihiiine Samarooneey Meesha ka kaca intaaan Amxaaradu Guryihiina idinku qabsan wlhy haday dhawdahay hadaad ka dhiidhiyaysaaan🙋🏿‍♂️

    • @MrQawdhan1
      @MrQawdhan1 20 дней назад

      sxb ciise muxuu kayahay somaliland waa waxba samaroona wuu fahmayaa filimka socda gobolkana isagaa leh

  • @user-ew1tt6cz4s
    @user-ew1tt6cz4s 21 день назад +1

    NIN DHUL KAAGII KUWAREEJIYAY CADAW SOOJIREEN AH
    MUXUU KAA MUDAN YAHAY
    DHAKAFAAR
    LOOQAADAN WAA
    LAMA FILAAN ETC

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 20 дней назад +1

    Kubiira dhulbahante iyo ciise ismabayaqanan warlaa dhubahantanay aqoon ismana sogadhikaran wawalidii oocusub ninkadonta waanin mas gogolasexday kusocda

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 20 дней назад +2

      Soomaali meel kastoy joogto way istaqaanaa waana dad ab iyo ehel ah laakin ninka tuke cambaarle noqday ee waligiia gaal raaca ahaa kiicadaa markuu gaadhi waayeyna imika amxaar laga kari laayow hargaysa ku casuun walaalkaa amxaar dhulkan aad ka iibinayso dadkii lahaa way noolyihiin qabiilna qaran manoqdo maaweeladii isaaq land way dhamaatay

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 21 день назад

    Odayaasha somalidu waa juhalo qabiil ayay ummadii isugu direen Subxanallah

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 20 дней назад

      kkkkkkk qabiilkee adeer nin dhulkaaga doonaya isagoo qabiil ah oo qaran isumaga caabay uu itoobiya siiyo miyaa layeelikaraa adeer

  • @MohamedAlin
    @MohamedAlin 21 день назад +1

    Raka nimo ayey u bahantahay in aad imataan ood tidhadan jabhad ayaan sameynaya barii hadal ka duwaan ha la imaniina

    • @Moudow
      @Moudow 21 день назад +1

      Wax walba fagaaru iman

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 20 дней назад

      Oo yaad u csga jugleyneysaa madadkaad dhulkooda ku haysataan?

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 10 дней назад

    Jabuuti abaal yey gashay mise iyadaa abaal loo galay, ta kale Ciise wuu riyoonayaan...

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 21 день назад +1

    Ciise jabuuti uguura marka hore socotaa eheed war haduu balanbal nii bilaabmay

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 21 день назад +1

      Sool ayaa saas ku lahayd wxd ogayd ayaa kaa raacday iidoorow ina adeer iska daa mala awaalka

    • @raagemuxumedhabane
      @raagemuxumedhabane 21 день назад

      Iidoow ciise adaa dabada kuwata awdalna 1ookiiba 1kama aha saylac iyo lughaya ilaa lawyacado jiingadkuma lihid ciise waraabow

    • @MohamedJawahiri-un2do
      @MohamedJawahiri-un2do 21 день назад +1

      Dhulbahante sidaas baa lahaydeen guura lkin maysan guurine isaaq baa guuray dhulka Yaa leh weye dawlada isaaq baa xakimah lkin dhulka ninki leh hadan lagu Tix galin xukunku jiri maayo caqliga loda baa ledahaye alay baday ka yimi xasiigtaada iska feeno hanjabaad aad xoog ulahyn ba wada

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 19 дней назад

      Laascanod sidasa dhihi jirten dee ya so guray o imika u haray dhulkoda ciise dhulkoda ada ka guuraya

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh 21 день назад

    Macha Allah Abayachaaa

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 20 дней назад

    Waa si wnagsan inaad ku soo gudbisaan hadba wixii jira baraha bulshada

  • @ZeinabAliZeinabAlijabirhe
    @ZeinabAliZeinabAlijabirhe 7 дней назад

    Pajee adero nolowe waa zeinab Ali Jabieh

  • @simplechannel9101
    @simplechannel9101 21 день назад

    مشاءالله

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v 21 день назад

    Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 🙏 💪 👍 🤝 👏 🙏

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 20 дней назад

    18:54 19:03

  • @abdirahmanhassan5536
    @abdirahmanhassan5536 21 день назад

    Welcome on open hand

  • @mohamedsiyaad9501
    @mohamedsiyaad9501 19 дней назад

    wallee taariikhbaa isqoraysa anaguna manihin kuwo nacayb wax lagu yeeli karo waxlooyeedhiye yaal afkiina hadaad kuhadashaan waa raganimo waar kuwaad sheegaysaan raaliyo unoqda isaaq kulahaa waarbal nacaybkan xadhkaha goostay daawada

  • @Nature14635
    @Nature14635 18 дней назад

    Fadlan ha'ogalaanina in Gabdhihiina lookeeno Xabashi, oo dhulkiina iyo Badiina iyo Gabdhihiina lagu bedesho ictiraaf kusheeg

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 8 дней назад

      Was run hadii kale sida kuwiina sawaxili, Burundi iyo Xabashi u kufsadeen baa la noqon. Walaahi xanuunka idin taabtay waanu ognahay.

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 20 дней назад

    Pleaes odaaysha mamasan dheeh anaaku cisse haandaa naahey ismail Omar gelleh tuulki cisse dhaan maa maatalan REER MACAMAD AYAA DHUULKUGI KAA SOO SAAREY 1993 issaqo iskaa gaabta mamsan maanta cisse weeyeneh MUSE BIXI AYUU AYUU LAA JIIRA LAAKIN MUSOO BASE JABHAD NAA SII DHIIYAR BAAN NAAHEY

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr 20 дней назад

    Harti waa dhulbahante

  • @user-xk4pn5qv8k
    @user-xk4pn5qv8k 21 день назад

    Guul ciise

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 18 дней назад

    Muse wa qof buka o lita o dhig xun ku jiro xita an la hubin inu somali yahay iyo in kale illahay umada ha dhafiyo isaga iyo Faysal faruq

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 9 дней назад

      MUDANE MADAXWEYNE MUJAHID MUSA BIXI WAA GEESI TAARIIKHDA KU GALAY INUU YAHAY FAQASH LAAYE, ADIGUNA WAXAAD TAHAY HADHAAGII FAQASH OO CIILLAN !!!!!!!!!!!

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 20 дней назад

    GOOD NEWS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 21 день назад +1

    Ciise ,dhulbahantee iyo samaroontoona ma meteshaan ee waxad tihiin tuugo cumargeele iyo hassan shilimo soo siiye dadka fadiista, oo dhaqan xumida daaya, ciise iyo samaroon raag ogaden S/L udiirikaroway kaween yihiin,

    • @jakey2424
      @jakey2424 21 день назад

      Ogaadeen wuxuu ka dagaalamayaa oo difaacayaa dhulka Ciise. Isaaqow maxaad ugu hiilin waydeen Ciise. Tuug baad tihiin munaafiqiin ah. Waxa maanta Ciise ka garab dagaalamaya waa rag Darood ah oo Canfar ka difaacaya dhulka Ciise waayo waa dhul Somaaliyeed

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 19 дней назад

      ​@@jakey2424wll iskadaba inay u hiliyan ciise imika madan arag inay la saften afarti o u dhaqlenayan mantana waxa lagu dilay awash niman Isaaq ah o u socday addis ababa ma oga inay ethiopianka kala jeclen Somali wa Somalia qabil ka tahay danba kama laha. Go look up Afarwatch ninka sita siday ula bodbodayan 🤮

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 день назад +1

    33sano.ayaanu.lac.ag.baada.bixinaynay..masntooynu.yasbnay.dhinacna.usocon.wayday.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 20 дней назад

    adigoo aanu garanayno inta aad kadegto somaliland ama gobolka Awdal

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 20 дней назад

    Guul iyo gobonimo

  • @user-bt5rv5wr4f
    @user-bt5rv5wr4f 20 дней назад

    Guul Isse Wayne

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 20 дней назад

    Samaroon abti waa diyaar

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 20 дней назад

    Cid iyaga xabashi uwadamajirto iyogu biyahoga dhananha iskadufadhiyaan anaga xeebahayaga dajinayna dhibiwolba waanukafa idnay

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 10 дней назад

    Bulaxaar ma hooyadaa baa leh miskiin ilka qoran 😅😅😅😅😅😅

  • @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
    @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 21 день назад +2

    Xarigbaa kuleh

  • @MaxamedMaxamuud-rg3vb
    @MaxamedMaxamuud-rg3vb 21 день назад +1

    Caada iyo agabar waxaay ku taalaanabadgelyada iyo somaliland nimo haday xumaalo waxaay ku nqon laantii cawdda ahayd eexdkaa innoo ahaydmaalin ciisoo igu qaadanmayso .waxa ku xiga adiga oo xadka Ka tallaaba oo jubuuti illayn ww waa dawlad ciise eh hoorinna maysid

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 10 дней назад

    Jabuuti oo canfari kaaga badantay ayaa ah 300 qof waana dal yar sheekh baa ka wayn maxaa been laysku sheegi adeer waxaad samayn kartaan sameeya miskiiin 😅

  • @FaysalyusufomarFaysalyusufomar
    @FaysalyusufomarFaysalyusufomar 21 день назад

    waar waxaad samaynaysaan sameeya ninwaliba sidu donayayo ha kushaqaaqo hadu heli karo maxaaba laysu baryi kola taagtiin kola tamartiin waxba hala hadhina

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 20 дней назад

      oohintu waa maxay oromooy ma itaal baad leedahay soowtaan ku qaawiyay oo bilaa nasabka kaadhigay garac ah irir carab yuhuud oromo kaadhigay

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 20 дней назад

    12:15

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 21 день назад

    Samaroon iyoo ciise iyagaa is bahdilay say dhalay soomali diid u taageereen abaalkiina

  • @seed3966
    @seed3966 21 день назад +9

    Asc awdal state guuul iyo gobanimo 🇸🇴🌎🇸🇴👨🏽‍✈️👨🏽‍✈️👨🏽‍✈️

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 10 дней назад

    Waxba hala hadhina bal waa la eegi halkay ku danbayso😅

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 20 дней назад

    19:17

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 20 дней назад

    33 riwaayadii isaaq way dhamaatay!!!

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 21 день назад

    Muse iyo abi sura saylac dhubuq dhubuq wadane

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 20 дней назад

    Ciise yaan afkiinu colaad kadhex kicin idinka iyo samaroon

  • @Abshirmacruuf
    @Abshirmacruuf 21 день назад

    😊

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 3 дня назад

    Hooyadaa u sheeg idiga iyo gadabguursi

  • @user-xk4pn5qv8k
    @user-xk4pn5qv8k 20 дней назад

    Ciise libax kaca oo wasa issaq waligodba dabadan ka qadnaye😂😂😂😂

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e 21 день назад

    Gadabuursi wa good ee guuntan somali didan maxa la iyo marki dawladi babacday

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 21 день назад +1

    MASAAKIIN BELO U YEEDHANAYA 😂🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 21 день назад

      Muse mid saylac lasuridona u egyahy

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 12 дней назад

    Awdal.estes.guul
    Close.iyo.gadabuursi.iska
    Ilaa liya.munaafiqiita

  • @seed3966
    @seed3966 21 день назад +5

    Asc lawyocade ilaa raasgonbooni waa hal dal qabiil iyo cuqdad qabtaa makala jari karto 🇸🇴🌎🇸🇴

  • @MaxamedMuxumed-b8t
    @MaxamedMuxumed-b8t 20 дней назад

    Jabhada ciise. samaron iyo ssc somaliland waxba ka qaadi mayan

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 20 дней назад

      Isaaq land dhe maaweeladii way dhamaate dhulkaagu hakugu filnaado qabiil qaran manoqdo

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 21 день назад

    Samarood dad maaha ciise ayaa ka dhiig badan

    • @MohamedJawahiri-un2do
      @MohamedJawahiri-un2do 21 день назад

      Hhhhh waa runta anaa aqaan dumar bay leeyihiin gudo biirsaygu rag malaha nin wayn huuno mcn ku leh Miya rajo ka sugaysa

  • @axmedismaaciil7214
    @axmedismaaciil7214 21 день назад +3

    Ciise iyo samaroon gobolkiina qabsada meesha uu muuse biixi amxaarada siinayo hala arkee

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 21 день назад

    Waanu so wadna ciidankii99aad

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 21 день назад

    Isaaqu way yasayaan lakiin gadaal ayeey ka cabadaan

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 20 дней назад

    Xooga aad sheganaysan maxad dadkina &dalkina cafari uxasuqaysan hadadnafleedahin ciizewarabe xabadbaafutadalay f inkagalin

  • @hassandarar
    @hassandarar 21 день назад

    Ninka hadlaya kagarabfadhiyaa naxdinbaa ka muuqata naftaa haysa

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 21 день назад +1

    Masha allah guuul soomalia

  • @TalanAska-qe7xi
    @TalanAska-qe7xi 21 день назад

    isaq wey isku raaceen in dhulka ciise la iibsho

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 день назад +2

    Somalland.
    Macneheedu...waa
    Dhulkii.
    Somaliya

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 21 день назад +1

    Cuqdad ururtay

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 21 день назад

      Kuwa 34 sno lafaha sitaa ayagu cuqdad mahayso miyaa

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 21 день назад

      @@SalmanOmar931 dee wll miyaad aragtay cider ay leeyigiin hala laayo hala xasuuqo halaysu bahaysto wadankayaga ayaad naga faariqiseen dabar gonna isaaq ayaad ku baaqdeen inta naga nool allh ayaa bad baadiyay Havana sool ayaad kusoo duusheen waxaad leedihiin halaayo isaaq waa gaalo anaga malachi gob daacada ayaanu nahay guushana anagaa let waayo idinkoo nagu dhex nool nagu dhex dhargaya ayaad namishimaysaan allh khaayin guulayn maayo

  • @haboon180
    @haboon180 21 день назад

    Cise hal xafad as ayuu ka degaa Djibouti. Calisabix iyo Dikhil waxa ku nool 5 lun oo qof wax ka yar. Waxa Djibouti la keenay Cise hii Ethiopia. Djibouti waa magalo Isaq, mantana Cise ayaa sheegta.

    • @Moudow
      @Moudow 21 день назад +1

      😂😂😂😂😂😅

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs 21 день назад +1

    CISSE WARABE MARKU KU BAHDILMAY GALBEED SITTI. BU CEEBTA ISKAGAMAYDH. BU ISLEYAHAY. SOMALILAND
    CISSE. CIDBA NA AMINTO CIDBA NAF UMAHAYO

    • @user-re5ie1dt7u
      @user-re5ie1dt7u 21 день назад +1

      Lafiihiina sita ila yoma diin qudadqaba yaal axmaro ha ni wasto

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 21 день назад

      Somaliland xafiidiina uun maaha halkaan aad iibinaysid isagaa leh cidda uu Sitii dagaalka kula jiro na waad u gacan haadiseen, dee waalida joojiya sitti sifa ay u difaacaan bay halkanna u difaacayaan doqonow. Bila aqli aan war iska hayn, berbera iibi cid kula hadashana arag. Laakin dhulkayaga naguma dul iibinaysid adigoo 30 sano waalidaada loo adkeysanayo oo lagaa yaaban yahay

    • @user-ux5uh1mq3z
      @user-ux5uh1mq3z 21 день назад +1

      Ciise wuxuu haystaa walaal hood daarood oo sitti kula dhimanaya
      Futo lebesh yahow imow sool

    • @ahmedyusuf5790
      @ahmedyusuf5790 20 дней назад +1

      @@user-ux5uh1mq3zwaanu difaaci ciise hadaan nahay ogaden ama daarood waana walaalahen ciisow taas ku seexda ogaden waa reer quwad leh oo idinla dhashay. -sitti waa xor maanta. Viva ciise.

  • @user-by4sh5ub4n
    @user-by4sh5ub4n 20 дней назад

    Tuug ururtay hadhow ha dhuumanina
    Ciisana ma meteshid beenaaleyaal

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 21 день назад +4

    Ciiseha bakhtiga hiigaayiyo haqay midgaan baa leh kkksayidkaaba gabaygaa ku sheegay hadday nafleeyihiin

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 21 день назад

      Waar dee cayda jooji hooyadaa futada ka wase adba ma kuwii futo awal ee la yiri futo holosha hadal aan wax tarin habar awali baa leh miyaad tahay mise mise jeegaantoodii inta habarxabuusheeda iyo hoolif dacawaa leh , koley habaryoonis tii libaaxyada ahayd ma tihide ee la yiri gadh hunguriya habaryoonis iyo herer nin joogaa leh

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 21 день назад

      Sayidka been haka sheegin

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 21 день назад

      @@jamalportal73 yaa sayid ba masnaa ka hadlay miyaad sakhraan San tahay

    • @charmarkedjamaboulale-nz8hl
      @charmarkedjamaboulale-nz8hl 21 день назад

      Sayidku cida bakhtiga higeysey ee uu sheegey wa ilmo idoor oo cise muuse kasi ah awowo nuxurka gabayasha so baro waligedba dhaqan ayad uu lahaydeen gaal jaceylka iyo dabadhilifnimo basaasnimo ayad sayidka kow kaga siseen ilaa hada aad u haysatan muftaxa janada ereyga la dhaho anagu british beynu nahay layab malee wad iska hido socotan oo kaba sii daran anagu british beynu nahay aya xaji noqotey wayo waxa ceeyon niga so fatihi doona anagu axmar beynu nahay ineel habro dhashed oo chromosom 21 ee trisomie 21 ladhaho ayeey habruhu dhalaan cilmiyan wala approve gareyeey ineey habar dhashey ilmeehegu ku dhasho xanunka badhnimada amba naqus nimada ee chromosome trisomie 21

    • @osman.a.kabayare1489
      @osman.a.kabayare1489 21 день назад +1

      Sxb gobayga oo dhamaystiran tiri waxana lo jeeda nin ciise muse ah oo saydku u gabyay..

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i 12 дней назад

    Ordoo jabuuti qabta saylac somaaliland baa leh magaca somaliland anagaa kutalina

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l 20 дней назад

    Kuwan.ismaciil aykadhexhadlaya.waryuu.ineen.idiinshegin.wadgaranaysan.cawlebadhyacad.qalawasa.washay.wadogtihiin
    Mantamaxisbadalay

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 20 дней назад

    Hooyaa was kaalay ka tuur

  • @AbdilaahiAbdirahmaan
    @AbdilaahiAbdirahmaan 21 день назад

    L

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 21 день назад +2

    Dawoñkz ciise ha tirsanina

    • @Moudow
      @Moudow 21 день назад

      Hooyo u sheg

  • @user-fi7gx8yk6q
    @user-fi7gx8yk6q 21 день назад

    Waxa layidhi bahal higlo waxna iskuma tarto afqadhmuuna lamakatagto kkkk

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 20 дней назад

      inaalilaah wa inaa ilaahi raajucuun ma adaaba hadlaya oo hubkaagii iyo ragaagii lagaala hadhay oo garac lagaa dhigay dr irirsamaale carab yuhuud oromo maadba hadlaaysaa ceeb udhimo hadalva kuuma yaal hadaad caqli leedahay waad dhuuman lahaayd

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 20 дней назад

    Nacas halkeed ka gaadhi miyaad duuli. Inagaa isku dana oo dabka kala qaadana

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 18 дней назад

    YES koxdi Muse iyo Faysal Faruq way jaben wayna u dhamatay insha Allah

  • @engab001
    @engab001 21 день назад

    😂😂😂😂😂

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 21 день назад +2

    Ugaadeen doqonmawaaye

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 21 день назад +4

    Galbeedka soomaaliya dheh ✅
    Maaha galbeedka somaliland ❌

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 день назад

      Away somaliland hada waa qawil laadaho isaq land

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 21 день назад

      Somaaliya iyo xagay iska soo gaadhaan kkkkkkkkkkkkkkkkk bilaa caqli dameera hiinu isma gaadhaan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 21 день назад

      ina dhilo Soomaaliya halkay iska soo gaadhaan kkkkkkkkkkkkk waxaan dhul aqoon

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 день назад

      Wacelo tahay amxaro wili ku dashtay wado adiga cml xawasho wan aqna ina ka togsato burco isaq ahay waa shekto tahay amxaro ba tahay somaliya wxa so gashay 1991 marka muse bixi sirdon ah aya nigo hayo adiga xaata sirdon tahay

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 21 день назад

      @@user-sz7sn2rv9r
      In mirqaan somaliland majirto Laakiin soomaaliya ayaa jirta. Waxba been haysku sheegin.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 18 дней назад

    Way gulaysatay Dowlada dhexe e Somaliya e dan Qaran insha Allah Hora lo socon

  • @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
    @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 21 день назад +2

    Waa kuu hoog balanbal

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 21 день назад +2

      Axmaar dhul aad ka gado lama hayo

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 21 день назад

      ​@@daljireali4783✅️✅️✅️💯

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 21 день назад

      Adaa laguu yaabiyaa hoosgal oromka walan

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l 20 дней назад

    Warbeenhaysudhegina.waxbebelaydidhmajirto.nashansomalilnfbalyidha.kiihire.eafrikaucogwana.malhbariga.ciqligiina.ayakiijabuutiahayo.madankorini.waydiiya.dadkacwligkeh

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 20 дней назад

    Waarhadaadkudhimatiinwaashihiidiyagusenaarbaygalayàan

  • @user-by4sh5ub4n
    @user-by4sh5ub4n 20 дней назад

    Canfartii yaanan kugu yeedhin ee isgaabi jiboti meel kuuwadimayso

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 20 дней назад

    Waarlabadaareermeeshaaiyagaalehoraynaamxaarugadifaacayimikanawaaliskadifaacikabtaymeedaybaakadhici

  • @user-yy4fx8xj8b
    @user-yy4fx8xj8b 21 день назад +1

    War anigaa samaron ah ninkan
    Somalilan waa lamatabtan

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 20 дней назад

      kkkkkkkk adoo isaaq ah baad samaroon sheeganaaysaa adoon reerkaaga aamin oromooy

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 21 день назад +1

    Kuwan bixiso ayaa wada dhaameelkii keli taliyaha ayaa ini soo gaadhay waar aadyar jooga Nabad baa caano macaan????

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 21 день назад

    Waa run suldaanka ciise

  • @Khadaraxmed-kc7xc
    @Khadaraxmed-kc7xc 21 день назад

    Waar muuse juudaan iska dhiciya huunada huunadu dhashay from g36

  • @user-iv9kv5pp6c
    @user-iv9kv5pp6c 21 день назад +1

    Waar waaynu isnaqaanaaye.Anaga oo jabhada.waanagii.lowyocado.cashuuraynay.Aayar jooga.somaliland waxay wax u tartay dadkii laga itaalka waynaa.

    • @oubahhoch2244
      @oubahhoch2244 21 день назад

      😂😂😂😂 aya caashar uu dhiigtaan snm wa nuu naaqhna ciise laa aantii mad jiirtan haal droon diiyaar

    • @jakey2424
      @jakey2424 21 день назад

      Idooroow waxay idin kaga hadhay afka. Itaal aad wax iskaga celisaana ma lihidin. Bar yahan maan maqal xuduudda ha lasoo xidho kkkkkkkkkkk. Maxaa ku dhacay xuduuddii kkkkkk.
      Idoorow taladayda qaata: reer yar baad tihiin, dalkana ma kala jari kartaan. Raggaas Dhulbahante ee kumaandoosta heli maysaan meel aad ka martaan. Dhulbahantena wax ka sokeeya Somali mid ah ma ogola. Taladayda qaata. Waxaadan hurayn waa la yeelaa

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 20 дней назад

    markaad leedahay dhulka ugu balaadhan ee somaliland anagaa degan ma smaroon baad leedahay waan uga deegaan badanahay somaliland mise afkaa kaaga dhacay

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 21 день назад +1

    Ciise waxa ku filan canfar sheekh isaxaaq

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 день назад +1

      Wa laa wasa isaq oromo

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 день назад +1

      Canfar mida hada logo garacayo so mah galbed ka siti ma fahamtay baqyar

    • @oubahhoch2244
      @oubahhoch2244 21 день назад

      😂😂😂😂 huurda kaakac reer riiyo kuunool

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 день назад

      Haa waa ron

  • @user-by4sh5ub4n
    @user-by4sh5ub4n 20 дней назад

    Imisuu idinsiiyey ismacil horor

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 21 день назад +1

    Guuuuuul samaroon & Ciise Guuuuuul Somali weyn Guuuuuuleysta down somali diidka.

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 21 день назад +1

    Dowlad goboleed dhista

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 20 дней назад

    Cccccccccccccc

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 21 день назад

    Galbeedka Somalia 🇸🇴 idoor land Waa Isaaq kaliya.

  • @haboon180
    @haboon180 21 день назад

    Isaq ab ka ab ayey Djibouti ku dhasheen. Cise 50 sano wax ka yar ayey Djibouti soo galeen. Waa sheekadii Faransiiska sameeyey ee dhulkaa Cise iyo Canfar. Berntu waa dhamanaysaa.