Daawo Farxadda Caawa Mw Xassan O Culimadii madaxtooyada isugu Yeedhay Arin Xaq Ahna Usheegay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 42

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Месяц назад +2

    Masha Allaah madaxwenaha ummadda Somaliyeed Nabadoon Professor Dalxureeye Ilaheey haku guuleeyo Allaha ku garab galo Allaha ku xafdiyo 🇸🇴💯💯❤️❤️❤️❤️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤️❤️

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 Месяц назад +4

    Dalxorareye cadawgaaga cagta kahoos

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Месяц назад +1

    Maasha Allah Mudane Madaxweyne Waad ku Mahadsan tahay Dadaalkaaga Jazaaka Allah Guul iyo Gobanimo ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Umm_HN
    @Umm_HN Месяц назад +3

    Masha Allah soomaaliyeed allah mideeyo cuumadeen Allah xiftiyo meelkasta oo ay joogaa allahu ma aamiim

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад +3

    Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye waa Madaxweynihii ugu horeeyay oo Culimada Soomaaliyeed la tashtay oo Soo dhaweeyay inuu Madaxweyne diinta Islaamka yaqaano ayaa meeshaas ku cad ee Allaha xifdiyo yaa Rabi Aamiin Inshaa Allaah

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 Месяц назад

    Madaxaweynu ficana marka u hadalayo lakiin gadaal bu waxa ka qasayaa madaxweyne afkaaga iyo urkagu ha is yeeshan Inshallah

  • @SarahA1217
    @SarahA1217 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Месяц назад

    Maasha Allah madaxweyne ❤❤❤

  • @dalmarsalaad
    @dalmarsalaad Месяц назад

    Culumada waa kuwa runta u aheego qof walbo ee maaha qofka xun in aad ka xishootaan

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 Месяц назад

    Oday khasiis ah bad nowotay dhuunta uun ba kuu daloosha knaaan ku dhegeeysano ba xaraan ah ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Месяц назад

    Culimo ma hidiin ilaa ku dhaqan shareecada uga waa Nissan dowlada

  • @user-uw9ll3zt8k
    @user-uw9ll3zt8k Месяц назад

    Mw dhaa dhan

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Месяц назад

    Dadka somaliyed waxba kama ogide illahay kabaq md

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 Месяц назад +2

    Ilaahay umada haku dhaafiyo dhibka aad umada ku hayso ka hadal culimo haku mashquuline munaafaq

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Месяц назад

    D

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Месяц назад

    Qaadka kahadla darogada wadanka baa bi isay culumoy hadad wax kahadleysan

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Месяц назад

    U suuli waa Cia america

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Месяц назад

    Wijiga gubey kawar Facebook gagi kkkkkkk

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 Месяц назад +2

    masha Allaha Guul somaaliya💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 Месяц назад

    Warka jooji cadaalad baa loo baahan yahay

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi Месяц назад +1

    Laakiin Hasan sheekh waa daalim been badan Qabiileeste

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Месяц назад +1

    Xasan shiikh maxamuudow qabuurihii iskuul buluusiya ayaa kuu gadmey miyaa waad cayishey ee ?

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 Месяц назад +1

    Culumadii asalka ahayd baa meesha ka maqan miiska talada saar

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Месяц назад

    All talk no action 😂

  • @ahmednurmohammed
    @ahmednurmohammed Месяц назад

    Mucaarad marka tahaay magaas ordhan jirtaay

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 Месяц назад +1

    War dadka ka horvdhaqaaq uskag ba tahaye

  • @FoziaMohamed-os6rv
    @FoziaMohamed-os6rv Месяц назад

    Asc dhamaan walaalayaal wax kaliya oo naga dhiman waa inay culamadu tagaan deeganada ay ka soo jeedaan oo qabaa’ilada dagaalamayo in ay wacdi geliyaan dhiiga walaalka xaraan yahay xoolahana wada daaqi karaan ceelkana biyo ka wada cabi karaan dadkaas si fiican diinta u gaarsiya

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv Месяц назад

    It doesn't make sense

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Месяц назад

    Soomalida ha iska iloowdo qabiilka qaar badan oo commentiga ku caay naya m weynaha qabiil na farmaajo ku amaanaya reer muqdisho wey barteen cidwalba dalkan mweyne cusub ayu ubahan yahay ma taagereyno xasan walaa shariif walaa farmaajo

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Месяц назад

    Maa layska dhìciyo alshabaab,hawiye wee dhameeyeen, dadkaan soo dheweenaa xildhibaanada wadamada rabaan in Baasaboorka, ah ,war dadkaa

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 Месяц назад

    Xassan ilaahay hanakaa dhaafiyo

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Месяц назад

    Hadal Beena iyo munafaqad ku salaysan oo isku mid ah

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Месяц назад +1

    Adiga wa in dalka laga qabtaa kow

  • @marwan_1987
    @marwan_1987 Месяц назад

    Mxa farxad ninkan wadanka masiir xumo ayu galiyay. xisaab wey u taala. Soomali Alle aya u maqan.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад

    16:03 Farmaajo iyo Xasan shiikh Buu ka wadaa. Waa Sarbeeb Wadaad. Ma Xasan baa ka Hogaan fiican Farmaajo, Ama u dhow.
    Lakiin Xin iyo Xaasid-nimo sii Ma ahee??. Farmaajo waa Mareexaan iyo Xukunka dhig.
    Ma Saan 2024 beey nala rabeen?. Mise Xaasid iyo Namiim beeysan aheen.
    Hadii Xaq loo hadlo 🤔.

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Месяц назад

      Farmaajo waa Munaafaq Qaswade ahaa waana dambiile Dictator ah una Baahan in Maxkamada lasoo taago asaga iyo Fahad Yaasiin.

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 Месяц назад +1

    Tuug

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Месяц назад

    Qofkan shixoodki ba ka dhamaday daroogo ayu ka ganacsada

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Месяц назад

    War ninkan hadalkisa wa borin lalaba iqabata markan arko

  • @ahmednurmohammed
    @ahmednurmohammed Месяц назад

    Tuug ilahi ayu kala xisabi