Itoobiya O lagu Qasbay iney Furto Biyaha Masar| Isra O Jid Cusub Filadelfi ka dhiseysa| Bin Qafiir O

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Itoobiya O lagu Qasbay iney Furto Biyaha Masar| Isra O Jid Cusub Filadelfi ka dhiseysa| Bin Qafiir O laso Ceersaday
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 69

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  9 дней назад +21

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @popular7493
    @popular7493 9 дней назад +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
    Yaa Rabi wadankeena noo xifdi
    OK na midee

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 9 дней назад +5

    Gabadha ay dilen waxay u dhalatey turkey dhalasho mareykan ayey haysatey. Ilaahow u maciin Falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝🏻🤲ilaaheyna ha u naxariisto caaisha 🤲aamiin

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 9 дней назад +13

    We are from Palestine 🇵🇸 I ask you to pray for us,❤💙..

    • @fatmahassan2718
      @fatmahassan2718 9 дней назад

      اللهم انصر اخواننا في فلسطبن

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 9 дней назад +5

    Masar waa udha maatey khiyanada ay falastiin khiyamayen ayagay ladumtey allow madaxda carabta joogta hada badal kuwa gaalo laxisaab tama keen yaa rabi

  • @abaskulmiye5232
    @abaskulmiye5232 9 дней назад +2

    Asc aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay wararka o xaaqiqada aad ino so gudbisid mar kasto mahadsanid

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 9 дней назад +2

    DULMI DIID MAASHA ALLAH ILLAAHEY CIMRIGAAGA HA DHEEREEYO WAX BADAN AAN OGEYN BAA INOO SOO GUDBISAA

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 9 дней назад +1

    Walaaloow iga aamus,soomaalia cid ay ka fiican tahay majirtee xalanaa laga xukumaaye.kkkk😮kkkk thank you dulmi diidoow Ilaahay aan ka baqno aamiin aamiin

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 6 дней назад

      Hada maxad shekty subxanllah war hedhe waxad qoreyso ka firo

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 9 дней назад +4

    illaahaay wuu jabinayaa yuhuuda insha allaah

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 9 дней назад +3

    Allaha is one ❤

  • @MaxamedCabdiraxman-q3k
    @MaxamedCabdiraxman-q3k 9 дней назад

    ASSC WR WB Sheekh Ibrahim [DULMI DIID] ALLAAH HA KABARAKEEYO e Barnamijkaagawaan ku taxanahey ee Taariikhda iyo Maalinta nooraaci si aan ulasocono Tusaale:- Maanta Waa Sabti 7/9/2024 ama 4/31446 Taariikhda Hirada [ISLAAMKA]

  • @Waris668
    @Waris668 9 дней назад +1

    Biyaha wabiga ilaahay ayaa ugu talagalay Biyaha meeshay marayaan laakiin badaha soomaalida ee ay iyada wax ugasoodagaan halaga xidho iyadna balo waxleh weeyaane

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 9 дней назад +2

    Scw scw scw sheikh wacaleikum salam dulmi diid markale well come 🫴🏻 free falastiin free falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸 hamas xiisbuulaah yamane gull gobonimo

  • @najiibarka7171
    @najiibarka7171 9 дней назад +2

    Ustaad hadalkaga iyo Qoraalka sare Ismalaha waalagu qasbay ItooBiya biyaha inyFurto😅
    Iyo Iyada kabaqdy iny darbiga jabiyan ofsaxdy

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 9 дней назад

    Allah ha ka dhiko biyo mereenka saddu ma'rib oo kale.

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 9 дней назад +1

    DULMI DIID WAA WERIYE AJAKIS CML ILLAAHEY HA UNAXRIISTO

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 9 дней назад

    ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ❤❤❤❤

  • @abbdll
    @abbdll 9 дней назад +1

    Masar hadii ay biyo hesho, heshiiska soomaaliya ay la gashay way ka baxeysaa

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 9 дней назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 9 дней назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 6 дней назад

    Wcs wrx wbr sheq maxamed

  • @MuscabJeylani-k7l
    @MuscabJeylani-k7l 9 дней назад

    New youtuber

  • @sunnisunni5767
    @sunnisunni5767 9 дней назад +4

    Ethiopia Biyaha meel ku keydiso malahan inay fasaxdo wey ku qasban yihiin 😂😂

  • @abdikarimahmed6241
    @abdikarimahmed6241 9 дней назад

    salaamu calaykum shiikh,khayr ilaah ha ku siiyo.xageed ka keentay macluumaadka in biyuhu ay dumin lahaayeen haykalka GERD oo ah ma aad loo adkeeyay xitaa culimada masar ee uu ka mid yaha ninka nobelka ku guulaystay [cisaam hagi],uu sheegay inay tahay dicaayad raghiis ah

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 9 дней назад

    Biyo xireenkaas Somalia burburineysa

  • @shamsomahamud141
    @shamsomahamud141 9 дней назад

    Wcs wr wb

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 9 дней назад +1

    waxaan qabaa itoobiya iyo masar midna dan nooma aha lkn itoobiya dhul balaadh si.ayaa udheer

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 9 дней назад

    Maanta yaa kaa dhaafo waxaa tiray dowladeena way dhaantaa sida hore Maansha Allah tankale muslimiinta kama dhamaato musuq,maaduq naartana ayagaa ku badan ileen cadaalad,daro bay wax ku maamulaan

    • @abbdll
      @abbdll 9 дней назад +1

      Kkkkkkk maxa dhahday naarta waxaa ku badan muslimiin. Waa sheeko kale.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 дней назад

    LUBNAAN waaba dawlad ka sii liidata Soomaaliya🙀🥱🙀😭

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 9 дней назад

    Wabiga niil. Biyahiisa roob kuma. Xirna. Waa. Ila soo burqanaaya waana. Wabiyada. Culimada. Diinta. Ay ku tilmaan. Niilka. Iyo. Mid. Kale iraaq. Ku yaala Inaaanay. Gureeynin.

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 9 дней назад

    Somalia waxa meesha ku hayo waa ree galbeed away ciidan ey leedahay hadey ciidan leedahay mey wadanka amnigiisa la wareegto oo horarka la jooga iska dirto war yaan wax aan jirin laidiinku sheekeenin wllyaal

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 9 дней назад +1

    Ethiopia iyo Israel way is shabahaan yuhuud yar waaye

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 9 дней назад

    Masar Egypt 🇪🇬 dowlad wey xoogleh iga dheh cabsida haysa itobiya wey ogtahay cabsi cabsi kkkkkhhhh

    • @abbdll
      @abbdll 9 дней назад

      Masar ragga hadda xukumo waa kuwo meelo kale laga xukumo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 9 дней назад

    Laamigii ayburburisay markaysoogashay baydhisaysaa xusuuso markaysogalaysay miinada kabaqaysay iyo markay tonelada radinaysay meeshu waa 100mitir balaca dhismecusuba maqaado

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 9 дней назад

    Wa cabsi ama wa karto aay rabto inay somalida meel ciidla lagu helo wana lagu tageraya Ethiopia ogatas

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 9 дней назад

    Wcs

  • @AmirAhmedHassan12
    @AmirAhmedHassan12 9 дней назад

    ❤❤❤

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 8 дней назад

    Markad Maxaa Halkan Keenay--?
    Kabax Idacada Dhex Deeda
    Imaanka Allaaha Kugeliyo
    Wax Aan Loo Joogin
    --Wax Aan Lojogin Bay Dhalaan

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 9 дней назад

    ADEER TELEPHONE KANYAR EE WAADLA WAREERTAY EEDLABAQAYSO ISKADAA DADKUNA WAXBA KAMA MARKAAN ADNA WAREERTAYE ISKA DHAAF OO SIDAKALE U WARAN WAXAD HAYSO.

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e 9 дней назад

    Sheikhow Soomali ayey kajiirta xaladaso kale marka maha waxa lalayaabo

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 9 дней назад

    Biyo xidheenkaas inuu dowladaha Suudaan baabi'iyo ayaa dhici karta .Ithiopiya ma awoodo biyahoo dhan inay xidhatee dhul wayn ayuu baabi'inayaa

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 9 дней назад

    Hhhhhh ayahay hadalee meya badanayn

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 9 дней назад

    Masar iyo Israhell dagaalka Gaza waa kuwadajiraan!

  • @ClcasiisyuusufMuuse
    @ClcasiisyuusufMuuse 9 дней назад +1

    Firs views

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 9 дней назад

    Isriil wa cano ma daashe macalika wen ayaadka dhie

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 9 дней назад

    Hada ka hor intuu Nolaa mala sanaawi away igu tiri Ethiopia
    Maxiri karto waayo Ethiopia. Biyaha ayaa kusoo Butaacaaya .

  • @khadragermany1610
    @khadragermany1610 9 дней назад

    Itobiyanki waxan ku arkay dhaqanka yuhuuda o siday falstin biyaha uga xidhn bay kuwana ku dhaqman yintii italkeda waxay jeceshay inay wax dhibateyan hadi ay awood wen lahan layen dadka aad bay u dhibi lahayen ahii any africa ku olin dalkodu dhib badn bay samayn lahyen itobiya

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 9 дней назад

    wax lagama arko sababta kamirada kuma aadinaysid fadlan eybaadka naga bedel

  • @ChildMonica-b1z
    @ChildMonica-b1z 9 дней назад

    White Larry Jones Linda Johnson Shirley

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 9 дней назад

    Provide free Quran teaching inshALLAH instead, that is better for you.

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 9 дней назад

    Masar iyo Ethiopia haday heshiiyaan anaga badeena yaa umaqan yaab 😢muuse biixi horte ma oromaa muxuu sas uyeelay 😂

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 9 дней назад

    ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 9 дней назад

    Dumitaan ma jiree itoobiya wey baqday oo waxay ku hishiiyeen in soomali lagu ciyaaro

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x 9 дней назад

    Sheeqow lawa malin ka horan ku sheegay wax kasto dhaco itopya biyo ma xeri karto hadey xerto itopiya dada qadayo sheqow

  • @CaliAxmed-j3g
    @CaliAxmed-j3g 9 дней назад

    Sxbow somali naceyb maa kugu jira

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 9 дней назад

      Hadalkaaga kafiirso.
      Kala saar hadal dhaliil ah iyo hadal naceyb ah.
      Ma waxaad rabtaa in dadku ka aamusaan ama sacabka tumaan xumaan iyo wanaagba sidii qof laheysto oo aan xor aheyn?

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 9 дней назад

    Itoobiya waa fulayo way cansadeen soomaaliya iska celsha wuxuusta

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 9 дней назад

    Fast😊

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 9 дней назад

    Somali iyo Lebanon 🇱🇧 ha isla berber dhigin. 🇱🇧 waa dawlad is heysato somalia worest country all over the world. At the side of peac paying the money 💰 for their soldiers. Tribelecem

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 9 дней назад

    Yuhuudu horay bay u tiri dagaal kaste oo aan carab la galno dhul cusub ayaan kaga qab sanay naa ileen horay baan u tiri ye

  • @DrcasoodXuseen
    @DrcasoodXuseen 9 дней назад

    Down egybtian

  • @MajdhdhhsShyshsvdhded
    @MajdhdhhsShyshsvdhded 9 дней назад

    Negative kaaga ayaa badan

  • @user-ik3xs3tq5b
    @user-ik3xs3tq5b 9 дней назад

    Wcs