Aniga ayaa reer jijiga ah kun jeer waxaan la jiraa oon taageersanhy somaliya iyagaanan la dhiman doonaa iyo muslimiinta ,lkn kuwan waa dad la adoonsanayo lana adeegsanayo ,marna ma aha dareenkooda dhabta ah sidaas darteed damiir xumo ma ahee waa halka aan maanta kataaganhy xornimo ,fadlan noo dul qaata, markay dhabtu timaado ,ayaa lkala bixi doonaa ninkastaa cida dhabta ah ee uu yahy
Kuwaan hadli hayo nama matalaan , Aniga o kudhashi DDS waxan rajeynaya inan Mar ka'xuroobidoona inshaa'allah, kuwa itoobiya shaqaalaha uah on dad nimada laheen wainan iska ilaalino , Soomaaliya ha xurowda❤
Codsiga waxaa mudan amxaarka uraaye ee abiy ahmed Una sheega in somaliya iidoo sidaan ka liidato iney diiday in la dhaco dhulkeeda Macaada allah mantoo nahay dowlad awood leh allah lahee ineysan yeeleyn waxuu wado garacaas uraayo ee abiy
Itoopia hadii ay dayn waydo fara galinta bada somaliyeed la faragalinayaa mana dagaalami karaan mustafe u sheeg Abii Ahmed in uu edeb yeesho dalka somalia 🇸🇴
hadii aad soomaali tihiin saxa ama aad wax ka tihiin itoobiya siyaasadeeda maa joojisaan oo kala hadashaan itoobiya faragalinta ay ku hayso somaaliya mise raali yaad katihiin arintaas
Waxaan aad ugu xumaahey odayaal dhaqameeyad u cariida wajiiguda lagu aadiiye side raaban aan u hali kariin taasi waxey kutusiisa in GUMEYSI WEYN KU JIRAAN SIDA DARTEEDA XABASHIID MELA KAMID AH DHULKA SOMALIIDA DEGTO DOWLAD DEGAN SOMALIIDA LAGU XASUUQAAYA AAN KAHALEEYN WAA NASIIB DARO IN AAD ABEY U GUDBIISAN WARAKAN XABASHIIDA XOOG RAABTO DHULKA SOMALIWEYN K QABSATO IN U KA JOOGO U SHEEYGA
Waa maalin madawo oo dadka Soomaalida la maan xaday balse ogoada soomaaliyay itopiya makala jecla soomaaliye way idin gumaadi doontaye ha.ilawina wakhtiyadii badnayd ee ay idin gumaysatay Balse. Soomaalida dds. Waa fursad ee ka fayidaysta
Lahadla itoopiyaanka kudhaaranaya in soomaaliya badeeda rabaan in ay qaataan ok weliba xoog ku qaataan duli meeqa soomaaliya ayaa u dhimatay in la xoreeyo oo gumeysiga la idinka sarro maad qabataan abiiy
Dabaqoodhi gaal loo daba dhaqo meel xun bay ku danbaysaaye hooy dds is qabta oo cadwga meel uga wada jeesta soomali waa soomali soomalia soomaali baa leh afikiisa in uu ku hadlo buu kafaanayaa heerka uu joogo indaba qbta hadii kale ceeb waa tan ookale
Dhambaal ma ugudbiseen Abii Axmed oo marwalba dhahaayo Bad soomali Ayaan xoog ku qaadinaayo Abii jooji gardarada Soomaali haku xadbin kolka aad dhaheeysaan Somali Masar hakeenina anagoo marwalba jecel hormarkiina iyo guushiina kola waxaan arkaa in Abii aad u doodeesaan ee aysan ahayin danta Soomaaliyeed kolka hadaad tihiin Itobiyaan Anagana wali Somali Ayaan nahay ❤❤❤❤❤❤❤
Aniga ayaa reer jijiga ah kun jeer waxaan la jiraa oon taageersanhy somaliya iyagaanan la dhiman doonaa iyo muslimiinta ,lkn kuwan waa dad la adoonsanayo lana adeegsanayo ,marna ma aha dareenkooda dhabta ah sidaas darteed damiir xumo ma ahee waa halka aan maanta kataaganhy xornimo ,fadlan noo dul qaata, markay dhabtu timaado ,ayaa lkala bixi doonaa ninkastaa cida dhabta ah ee uu yahy
Kuwan waa dabadhilif iyo dabaqoodhi
Waan idin sugaynaa markaas kuwan laakiin waa daba qoodhi Oramka ha usheegaan in uu dib ujoogsado hadii kale talaabo ayaan ka qaadaynaa.
Uuuuuuf Uuuuuuf war waxaan yaa dhalay, aaway wixii Dhaka, I
war waxaan yaa aamusiiya, Uuuuuuf Uuuf war naga aamu
Kuwaan hadli hayo nama matalaan ,
Aniga o kudhashi DDS waxan rajeynaya inan Mar ka'xuroobidoona inshaa'allah, kuwa itoobiya shaqaalaha uah on dad nimada laheen wainan iska ilaalino , Soomaaliya ha xurowda❤
Guuleyso wll kuwan wa itoobiyan warkoda ka fahmay inta somali ah e dhig somali ku jiro xabashi matageren
Insha Allah wadxurobeysiin insha Allah cadawga itibiyo wadkaxurobeysiin malmaha sosocdo
Guul Somalia 🇸🇴 ✌️✊️💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏👍
Kooxda Abiy Ahmed ee Oramada mayalk adag oo ah koox yar oo katirsan Oramada miyaysan ahayn kuwii aan shalay ka xoreeyey talisyadii i Xabashida soo maray ee iska dameeyey. Jabhadaha Olf iyo Fano warkooda waa cadeeyeen inaysan Abiy ku raacsanayn gardarada uu wado. Soomaaliya Allah SWT ayaa siiyey xaeebta ugu dheer Africa , Ethiopiana ka dhigay wadan bilaa bad ah. Masayrku waa cudur aan daawo lahayn.
Soomaaliyeey
Dadkii waxbaa kaqaldan soomali ayaan ahey iyo itopiyaan away kala saaro somaliya danteeda weytaqaana dhibka heysto somaliya mid lamid ah ayaa heysato oo weligeed dameynin
Dhul somaliyeed xabasho qaadan meyso taas ogaado
Asc salaaan salaaan
Balse somaliyaa waa dal madaxbanaan cidoow doonaan bey keenan karaa diwlad jasta hanoqote 😎 dee itoopiya waa dal masaxbanaan marka yaan wax la isku qasin 😎shacabka somaligelbed waa laxureyn in shaa alllaah 😎😎😎
Heshiiska itoobiya hakabaxdo maad dhahdaan awoowayaal.. xorba matihiin, hadalkiinu waa mid qasab ah ma ahan mid niyada katimid, ilaahayoow yaa quluubtooda baadha
Guluub tooda waa ilahayoow nagabo oromka iyo isaaq hoos haloo xasuuqo sool ciidan badan halageeyo iyo awdal😂😂😂😂😂😂
Wa inoo daa gaal anaga iyo amxaaro .❤❤❤ ma ninka wa xeyga igu hesta iskadaaya ...
.dad laqomeysanjiray Uma xumidiin .wa inoo daagaal waxa dontii ahaada ........allhu akbar..allhu akbar
Codsiga waxaa mudan amxaarka uraaye ee abiy ahmed
Una sheega in somaliya iidoo sidaan ka liidato iney diiday in la dhaco dhulkeeda
Macaada allah mantoo nahay dowlad awood leh allah lahee ineysan yeeleyn waxuu wado garacaas uraayo ee abiy
YAAB AQIRUL ZAMAAN LAGALAY ETHIOPIA 🇪🇹 AYA RABTO SOOMAALI INEY BOOBTO OO MELETERI KU ABURATO WOQOOYIGA SOMALIA 🇸🇴 OO AYADA MAD LAHADASHAN KK KAJOOG DALKA SOOMAALI DHAHDAN YAAB
Magacii. Somalia. Miyaa. Inkiraysaan. Xabshi. Kufaar. Ah. O liita aad. U. Sacab. Tumeysaan in sha. Allaah. Maalin. Ay. Ahaato waa. Laydinka. Xureen. Waxaa. Rabi. Ka. Codsaayaa. In. Gaal. Iyo. Gaalo. Raac. O. Jibiyo. Insha. Allaah
Adduun waa la daali. Ina aabbow illaa iyo eegga uma aadan hadlin sidii qof xor ah. Anagu DD ayaan kula nahay balse Ethiopia damaceeda waalida ah kama aadan hadlin, mana ka hadli kartid Doolaaloow. Haddii aad tahay qof xor ah, la hadal Ethiopia oo runta u sheeg.
Wll waa runtaa lkn maalinta dhabtu timaado ayy itoobiya ina ogaan doontaa waxa aan nahy iyo cidaan raaci doono Aby haku hodmo shaqsiyaadka uu soo adeegsanayo 1% kama turjumayaan dareenkeena runta ah
DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 IYO. DAL KA ITOOBIYA. WAXA KA DHEXEEYA. WAAD. OGTIHIIN. NAC NAC.
Xoreyn ayaa u baaahantihiin
Dadkan iyaga in la xoreeya u baahan wax xigmad iyo caqli ah. Ma hayaan insha allah waa leedan xoreynaya
Waxaad tihiin beenaalayaal caqli xun. Abyi Ahmed ayaa ku xad gudbay midnimada umada Somaliyeed. Garaad baqaaya waa hadalkii
Uf ufi dhashay xabasho aya idin tiring hadla
Oram dheh Qudhmuun
Bal bentaas waan ka tirsan ahey
Xagee ifti lagaga qaadey
Ninkasta oo garweyne yusan sheikh Kula ekaan nucaan Mustafe u shaqeyaa
BALAAYO HORGOL IDINLA AHAATAY ANAGU REERJIGJIGA AYAAN AHAY WAXAANATAAGEERSAHAY WALAALAHAYGA SOOMAALIYEED INSHA ALLAAHNA ETHIOPIA WAANKAGO AYNAA HADUUDAGAALDHACANA DHINACA SOMALIA NUNAHAY
Hooyada was jaajuus xabasho wasay aya tihiin
Orom dheh xabash waaba rag talin jiray oo soomali yaqaana. War Malazanawi oo ka awood badnaa baa ku dhici waayay waxan Oromku la ordayo.
Ani wxaan kadhashy DDS lakin waxaan raba in aan kaxuroobno guumesti yaasha xabasha iyo oroomada huustod wan kabaxena
Geeska Africa Dhibaatoon wuu kasoodaalay waa sax lkn faragalinta Itoobiya maxaad ka leedihin
Takale lahadla itoopiya oo khaladka daaya dhaha hoow soomali waa somali 😎😎😎
Way qasbanyihiine ha la yaabina odayaasha lkn itoobiya iyo abby haddaan cid na taageerta u helo waan ka goosanaynaa dhulkeena
Cabdi.iilay.baad.ubaahantihiin.rabaayada.haidiin.dhigee
Mashaan mawaxaad lasoofariisatay itoobiya soomaaliya haqabsato
Niman la khasbay baa u egtihiin.
Hambalyo ayaan leeyahay ugaasyada cuqaasha iyo salaadiinta somdeegaanka oo gartay danaha iyo wax laqabsiga wadankan aynu ku noolahay iyo qomiyadaha ku wadanool inaynu wax laqabsano oo aynu iska dayno qabyaalad ku hadalka
CABSI AYAA KA MUUQATA WAJIYADOODA, WAA DAD LA SOO QASBAY
Good for you, that you understand your interests.
Waa lasoo dirsay nacasyaalkaan
Gumeysii
La heystayaal warlord waa leedihiin walee 😊
Gumeysi jeceyl ayaa tahay
Waryaa.idiin.soosocdo..abii..baasoodiray..anaga..itoobiyaa.waxnaguqabsatay.waanaiakacelineeynaa
Itoopia hadii ay dayn waydo fara galinta bada somaliyeed la faragalinayaa mana dagaalami karaan mustafe u sheeg Abii Ahmed in uu edeb yeesho dalka somalia 🇸🇴
Ithobiya u sheega in ey ka tanaasushu qasbashada bada somaliya. Laakiinse uma muuqatiin dad xor ah oo codleh
Dhulka Oromada lasoo dejinayo maad kahadishiin.
Waa idiin garabaynaa dad xor ah matahiin ee oromka usheega inuu somaliya faraha kala baxo anagu bad uma heyno
Shanti somali waa mit caasimadena mugdishu
hadii aad soomaali tihiin saxa ama aad wax ka tihiin itoobiya siyaasadeeda maa joojisaan oo kala hadashaan itoobiya faragalinta ay ku hayso somaaliya mise raali yaad katihiin arintaas
Yaa Akhii ceb
Waleey somsli waay is baraatey
SOOMALI WAA WALAALO
CIDII DHIMTEENA WADA WAYNU ISKA CELINAYNAA
Nijaas iyo uf waaye
Hooyadiinbaa ethopia ah
Masar la celiyo Ethiopia joogto kkk waka og, hadad Ethiopian thihin Somali arintoda u daya waxi dan ah ayaga yaqan 🇸🇴 Somali
Abiy baddena hanoo daayo u sheega
"Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay!" Abiyga iscajabiyey ee Addisababa usaga ayaa dhagaxtuurka bilaabay, marka; Masar waa khasab in ay timaaddo, waxaana boodhka laga jafi ONLF. Waxaana saldhigyo lasiin FANO & cidkasta oo Itoobiya ku kacsan.
Waa la inni soo dirsaday laakiin waanu Idin ognahay inaad jirtaane
Adeer dal xur ah cid walbuu heshiis lageli karaa ee abii usheega inuu soomaaliya faraha kala baxo😊
Darood wuu leefleefaya itobiya misana somalinimo ayu kuhadaqaya
Waxaan aad ugu xumaahey odayaal dhaqameeyad u cariida wajiiguda lagu aadiiye side raaban aan u hali kariin taasi waxey kutusiisa in GUMEYSI WEYN KU JIRAAN SIDA DARTEEDA XABASHIID MELA KAMID AH DHULKA SOMALIIDA DEGTO DOWLAD DEGAN SOMALIIDA LAGU XASUUQAAYA AAN KAHALEEYN WAA NASIIB DARO IN AAD ABEY U GUDBIISAN WARAKAN XABASHIIDA XOOG RAABTO DHULKA SOMALIWEYN K QABSATO IN U KA JOOGO U SHEEYGA
Cabsi cabsi Cagdheer way u dhamaatay haduu qarxo Somalia iyo Ethiopia hadanu isaaqnhay waa noo Dan in mar2 soomali isu olosho somalilan burburin may ahayne isaaq xasuuqbuu ahaa waxay daarood isu soobahaysteen laakiin way usiuro galiweyday oo Samaroon ayaa dhulkooda iyo nabadooda ilaashaday Daarood iyo hawiyoow balaayadaad doonayseen ilaahay Ethiopia haydunku salido
Somali hada tihiin dalka Somalia 🇸🇴 wax ka difaaca ama itoobiyanka cadowga somaliyed ah so raaca adeer itoobiya iyada Somalia kuso xad gudubtay madax bananida Somalia 🇸🇴 ayeyba kaso horjeeda sidee adigu ula dhacsantahay xabashida e ad ogu beer jilacsane dagaal wu dhaca wa qasab xabad wey bilaban doonta guusha wa xagena insha Alaah
Kkkkkk kulmiye ayaa ku sheegtay?
Dalkeena itoobiya kulahaa!
Waa maalin madawo oo dadka
Soomaalida la maan xaday balse ogoada soomaaliyay itopiya makala jecla soomaaliye way idin gumaadi doontaye ha.ilawina wakhtiyadii badnayd ee ay idin gumaysatay
Balse. Soomaalida dds. Waa fursad ee ka fayidaysta
Ogadeenow itobiya marna Hatagerina waad Ogtahiin waxay idinku qabatay ee xasuuq ahaa waan naxaa markaan Arko nin somali oo dhahaaya itobiyan ayan ahay
Wax waxlalayaabo nabada somaliya madiidan lakiin maddaneeyno in badena xoog lagu qaato u idiinka somali isku sheeygeysan aad xabashiida garab siineysan waan ognahey in aad Gumeysi ku jirtaan
8:27 adkii abii baad kihafasheenn
Annaga nama matashaan waxay mudnayd inad hadashaan markii ay itoobiya ubadheedhay inay ku xadgudubto dalka Somaliya maanta ayaa kaar ka la idinku soo shubtay balse markaas wuu go'naa fadlan lacag kushubo ayad tihiin taas si wacan ayan ula soconaa hadan nahay bulshada deegaanka.
Uf uf uf afkisa urbadana
NAC NAC. ADEER. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAA. XOR. CIDII. UU. DOONO. BUU LAHESHIINAYAA. WADAMADA. AFRICA. NAC. NAC. DADD. LA DULAYSTA. NAGA. NAMA. DULAYSAN. KA RAAN
Lahadla itoopiyaanka kudhaaranaya in soomaaliya badeeda rabaan in ay qaataan ok weliba xoog ku qaataan duli meeqa soomaaliya ayaa u dhimatay in la xoreeyo oo gumeysiga la idinka sarro maad qabataan abiiy
Cajiib war anagaa wax aragnay ceeb waynaa xabashi loo doodayo
Odayashayoow Wax Dan Shacab Ah umaydan Hadlin
Itoobiyo ma ma no daso baday iyo dhulken runta waa Ka baqasan
Ma Somali ba hadal kan kaso baxayay mise afaka abi axmed aye ku hat layan
Garaad waa is ceebeeysey
itoobiyana codsi ha u diraano in ay heshiiski ka laanato
Af urkan mxuu xasuqikaraaa. Cube rushka yamen libiya xita asago wato aya laxasuqey
Waxa ku nolahay deganka aad shegesan waxa aad shegesan meesha ma yalan ee orda oo Runta u sheega abii
Colaad ma dhamaaneyso inta DDS uu gacanta Etheopia kujiro.
War somalimatihidiin
Baddayada nabadgeliya oo u sheegga ninkan waalanabye.
Usheega Abiy oo dhaha, jooji Syaasada qar iska tuurka ah oo colaada abuureyso.
Aabahaa was itobiya bada ay xoga ku rabto maad jooji tirahid
Wax baqtiyey weye kuwan. Cabsi ayaa kakentey faan ayaa lodayey itobiya
Well Done Garaad!
intaanad Soomaaliya lahadlin Éthiopie la hadla oo damaceega waalan jooji dhaha haddii kale iska aamusa makarafoono umbaad tihiine adeerayaal.
Qashin qashinkale jirin
Gaal gaaldhaley garado ma ahaa waxan
ADDOONIMO waa xaalad xun! Niman kaan qalbigoodu sidaan Maqabo.
Laakiinse XALKA ayaa sidaas ku KELIFEY!
Damucu xagiina. Ayuu. Kayimid. Waxaad damac. Deen. Badana. Badana. Kahadha
Mustafow wiilasha aad oo lagu yiri somali ka horgee udir adaa ka war heli doona
ethiopia waxay katalisaa adis iyo jigjiga😂
Wadaad naga cesho oromka edebta daran waad ogtahay inaysan duulaan idinku ahayn Somalia
Itoobiya inay bada iyo bariga Soomaaliyeed qaadato hadaadan ka hadli karin, maxaa Masar imaashaheedu uu dhibaato idiinku yahay?
Anaga namamatashan
Gararkiinu waa geedweyn oo aan miro dhalin
Dhilaa idiin dhashee
New maxamuud cabaas iyo kudladiisa
Waan gubtaye haleyla Ollolo miyaa
Yaa isla heli karto wallaalaha soomaaliyeed iyo inaga waxaa nagay itobiyaan
Wallee laheyste waa uun liite garanaye badda noo daya waa kaas warkiiba badasheen koley waxaad gobilka siti u qaban weyseen yaa idinka sugayo
Abii Aya idinka dhax hadloyo masar aad shegee north Korea Aya lakenaa ben ben wey dhamate
Cid maasiirkaga waxkawaydiinaysa majirto lagana waydiin maayo waryaa oromo ayaa rabta inay ku dhafto ooy somalia idin dhaxaySo
Dabaqoodhi gaal loo daba dhaqo meel xun bay ku danbaysaaye hooy dds is qabta oo cadwga meel uga wada jeesta soomali waa soomali soomalia soomaali baa leh afikiisa in uu ku hadlo buu kafaanayaa heerka uu joogo indaba qbta hadii kale ceeb waa tan ookale
Dad gumaysigu maran hababiyay oo liita waa somalida itoobiya gumaysato waa qudhun wixii looyedhiyo uun ku badla nacalaa abihiin iyo garaad iyo ugaasba kuyaal
Baaqiinu waa mid gumaysi