Gafkii Caanod uu u geystay Sheikha wayn ee Sheikh Maxamuud Cabdulle Cariif oo la Soo gaba gabeeyay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 108

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 2 месяца назад +1

    Qof qof dhintey jannuu ku kujiraa Ama meelkale majirto Lakiin hadaad wanaag wax yar ku aragtey
    U duceey in uu ilaahay SW naxariistiisa kamid yeelo Ahlul jannah

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 месяца назад +5

    لا احد يعرف من الذي في الجنة ومن الذي خارخ الجنة إلا الي الله، ولكن نحن كمسلمين نستطيع أن نقول " نرجوا، ونمل ،وندعوا"

    • @raagesami5011
      @raagesami5011 2 месяца назад

      الأمر كما تقول❤

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 месяца назад +1

      Sax

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 месяца назад

      Subxaanallah

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 месяца назад

      Isnabsi lee dad diin ay u tahay Yaa yiri ibniteymiyaa janno Ku jira Soo daa Hala maqlee been been mu'min ma sheegtee .

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 месяца назад +2

    War waxaan faasaqiinta ah shekhina kulahaa janada la geeyay ayaa u sheegay inu jano ku jiro subxanallaah

  • @CabdulaahiMaxamed-x3l
    @CabdulaahiMaxamed-x3l 2 месяца назад

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 2 месяца назад

    Allah u naxariisto

  • @ciiseceyngooye2477
    @ciiseceyngooye2477 2 месяца назад

    Maasha allah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 2 месяца назад +1

    Lkn in aad adigu u hadasho mahan sh.mohamud waan nool yahay waana jogaa ee asagu ha hadlo sidaas ayaa qurux badan

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 2 месяца назад

      War waxaan dad iska dhics baa kujira mxy ogyihiin sheeekh maxmidka waa jooga wuu maqlaaa abukar maalin iyaga may hadlaaan

  • @SheekhMaracade
    @SheekhMaracade 2 месяца назад

    ما شاء الله
    الله يبارك فيك شيخنا الفاضل
    Qofka wixii kaga muuqdo
    Wad kutilmami kartaa
    Diinta ayana shegayso
    Marka khiyaliga iyo idhehda
    Umada Hallaga dayo
    Middakale in qofku yirah
    Wax adan ahahayn
    Kuma noqonaysid

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 месяца назад +1

    Sobhanall Allah AK bar

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 2 месяца назад

    Mansha allaah sheikh maxamud ❤

  • @muzamilabdaraxman4683
    @muzamilabdaraxman4683 2 месяца назад

    Shekh allah u naxariisto koley wada wanaagsan ayuu ku dhintay kheyr unba Loo Rajeyna janada qof walbo muslim ah oo xaqa ku Taagan wuu galaya illaheyna u calfo kuwa allah inagu daro

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 2 месяца назад

    Sheeqan markii uu noolaa maxaad uguhadlii weyden qof dhintay iskaadaaya 😊

  • @amiir5854
    @amiir5854 2 месяца назад

    Alle cilmiga io caqliga haku barakeyo shekh wad ku sugtay gumadohoodana waad gil gishay balse kuwan wax ma maqlan mana fahman comentiga ka fiiri side caasha u taagayaan😂❤️‍🩹

  • @idirisSaleeban-u9l
    @idirisSaleeban-u9l 2 месяца назад

    ماش الله في علمك

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 месяца назад

    Walee wadaadada ayagana waa leeysku mashquuliyay
    Waxaan dadbaa ka dhexshaqeeynayo war ilaahey ka baqa oo kiina qaldan si hoose wax iskugu sheega subxaanalah

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 месяца назад

    Sheikh waaqicada dhacday xiliga nabiga oo Sxbada rqsuulillaahi sallallaahu calayhi wasalam aay maydkii lasoo mariyay wanaaga ku sheegay mid kamid labadii janaazo, Nabiga SCWna uu yiri wajabad.
    Sxbada janno kameey hadlin lkn wanaagii iyo xumihii aay ku ogaayeen labada janaaso ayeey ka hadleen. Nabiga SCWna uu wajabat yiri waana waxyi Alle. Lkn maanta qofkii muslimiinta kamida oo geeriyooda waxaan u rajeynayaa wanaag iyo janadii Alle ayaan u rajaynaynaa lkn majasminkarno janno iyo naar midna.
    Cid nabiga kadambaysa oo arinkaa laga yeelayo majirto sababtoo ah waxyigii waa go'ay.
    Marka culumada wanaaga iyo khayrka ku dhintay wanaag iyo khayr ayaan u rajaynaynaa lkn qof jasmin kara majiro..

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj 2 месяца назад +1

    لا اظن ان أحدا من اصحاب ابن تيمية رحمه الله يقول ما ذكرت

    • @MuxammadCali
      @MuxammadCali 2 месяца назад

      Ilahey basiirada haduu kaa daboolay qof ku hagi karito oo makhluuq ah majidho
      Warkutubta laguu sheegay kafiirso
      Runta hadii aad shegeyso
      Ninka nooga jawab waxaan baan is ku nacnay marka wax nagala sheego inkiraad lasoo tagan nahy

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 2 месяца назад +1

    Wadaad kaan inta dhan suufiyada uhadlaysay waa daad ka si cilmiyaysan oo asluub iyo garnaqsi leh uhadlay .
    Su'aashaa aad waydiisay wadaada salefiyiintaa ee aad wahaaboyada utaqaanaan ayagaa laga rabaa inay kasoo jawaabaan si asluub iyo cilmi kusalaysan

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 2 месяца назад

      Sxb asluub iyo aqoon maba laha kaliya waxa ee yaqanaa sida qof muslim ah lo gaaleesiiyo Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah

  • @AbdiAden-o8k
    @AbdiAden-o8k 2 месяца назад

    Kolay sh sidagan ayad uhadshay shukran waligay nin suufi ah oo saa u hadla ma arak adi kahor si cilmiyysan ayad udshay

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 2 месяца назад

    Sh mohamed aw cabdila cariir sufi miyaa

  • @AxmedCagey
    @AxmedCagey 2 месяца назад

    Islaamka khilaafka alah hakasuuliyo

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI 2 месяца назад

    Wixi shirki ah dadka hakudifaacina ee kudifaaca wuxuu Allah raali kayahy

  • @FAADUMOXirsimire
    @FAADUMOXirsimire 2 месяца назад

    Subxanallah!waxad aqrineysid hadey jiran in qalad qurunhore tagay hada mahaysa mashaa iiq u aqrisay ardayda muwaxidinta waba hadey jirto waxad aqrineyso anaga wajib naguma aha qalad qof qoray ama aqriyay bls waxa wajib ah in aan qadano kitabka qur aanka iyo sunada nabigena muxammad scw❤❤❤
    Mida ah nabigena muxammad scw❤❤❤ aya dhahay janaso wajabad iyo cumar binu khadhab rch❤ aya dhahaywajabat
    Sow logamaragkicin in cumar isago nol nabiyullahi muxammad scw❤❤❤uuyiri shahid bls dhelminti rasulka allaah scw❤❤❤uu so arkay manzilkisa janada mashiq manta joga fitanna aanan aamin ka ahayn aya ku hadlikaro wajabat dhamanten waxa noofuran inan dhahno kheyrban urajeynaya qofkan kunaqano wanaga maxa yelay allaah wuxu jecelyahay in adomadisa baryane man ubarino allaah qofki dhintay intan kumashquleyno amantisa wexi wanag uugeystayna uma geysan qoka in dadka kuxadgudban marku dhinto inti ontifaclehna haloshego umada halagu intifaco inti xadka dhaftayna halaga tago yana lajahwarerin camada madahibta 4ta imamada leh aya dhahay kataga waxan kasugnan allaah jalla wacala❤❤❤iyo rasulkisa muxammad scw❤❤wallahi maha waxa nala su aalayo qalad kitab hebal kuyalo wa rumenta allaah iyo racida nabiyullahi muxammad scw❤qalad hadu jiro in qolo heblayo kadhacay adigana maqaladbad gali subxanallah!

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 месяца назад

    Mushrik baanu u aragnaa

  • @abdinasirhussein1876
    @abdinasirhussein1876 2 месяца назад

    Haye ragga iska dhici allah haka baqin

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 месяца назад +6

    الشهادة لإنسانٍ مُعَيَّن بالجنة أوِ النار
    بشَّر رسول الله صلى الله عليه وسلم الكثير من الصحابة رضوان الله عليهم بالجنة، وجاء ذكر عشرة من هؤلاء الصحابة المبشرين بالجنة في حديث واحد، وعلى رأسهم الخلفاء الأربعة: أبو بكر الصديق، وعمر بن الخطاب، وعثمان بن عفان، وعلي بن أبي طالب رضي الله عنهم، فعن سعيد بن زيد رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: (عشرة في الجنة: أبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعلي وعثمان والزبير وطلحة وعبد الرحمن وأبو عبيدة وسعد بن أبي وقاص، قال: فعدَّ هؤلاء التسعة، وسكتَ عن العاشر، فقال القوم: ننشدُكَ اللَّهَ يا أبا الأعور (كنية سعيد بن زيد) منِ العاشر؟ قال: نشدتُموني بالله، أبو الأعور في الجنة) رواه الترمذي وصححه الألباني. فمَنْ شهِد له الله تعالى، أو شهد له رسوله صلى الله عليه وسلم بالجنة بعينه فهو من أهلها قطعاً، مثل الكثير من الصحابة رضوان الله عليهم ـ غير هؤلاء العشرة ـ الذين بشّرهم النبي صلى الله عليه وسلم بالجنّة. ومن شهد الله تعالى له، أو شهد له رسوله بالنار على التعيين فهو من أهلها قطعا، كفرعون، وأبي لهب، وأبي جهل وغيرهم.
    منهج وعقيدة أهل السنة والجماعة عدم الحُكم والشهادة لأحدٍ من أهل القِبْلة (الإسلام) بعينه بجنة ولا نار، إلا ما ورد نص صحيح فيه، لأن دخول أحد الجنة أو النار أمر غيبي، لا يعلمه إلا الله عز وجل، والله سبحانه يغفرُ لمن يشاء، ويعذبُ من يشاء، فمن حكم وشهد لأحدٍ أنه من أهل الجنة أو من أهل النار ـ ممن لم يدل الدليل الصحيح من القرآن والسنة النبوية على ذلك ـ فقد تجرأ وقال على الله بلا علم، قال الله تعالى: {وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ إِنَّ السَّمْعَ وَالْبَصَرَ وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُوْلَئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا}(الإسراء:36)، قال ابن كثير: "قال علي بن أبي طلحة عنابن عباس: يقول: لا تقل. وقال العوفي عنه: لا ترم أحدا بما ليس لك به علم. وقال محمد بن الحنفية: يعني شهادة الزور. وقال قتادة: لا تقل: رأيت، ولم تر، وسمعت، ولم تسمع، وعلمت، ولم تعلم، فإن الله سائلك عن ذلك كله. ومضمون ما ذكروه: أن الله تعالى نهى عن القول بلا علم". ومِن القول على الله بلا علم أن يُشهَدَ أوْ يقال أنَّ الله عز وجل لا يغفر لفلان، أو أنَّ فلاناً من أهل الجنة، أو أن فلانا من أهل النار، فهذه المسألة غيبية مدارها على قاعدة الإيمان بالأمور الغيبية، فعن جُندب بن عبد الله رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم: (أنَّ رَجُلًا قال: واللَّه لا يغْفر اللَّهُ لِفلان، وإنَّ اللَّه تعالى قال: مَن ذا الذي يَتَأَلَّى عَلَيَّ أنْ لا أغْفِرَ لِفُلانٍ، فإنِّي قدْ غَفَرْتُ لِفُلانٍ، وأَحْبَطْتُ عملك) رواه مسلم. قال النووي والقاضي عياض:" معنى (يَتَأَلَّى): يحلف، وَالْأَلْيَةُ اليمين، وفيه دلالة لمذهب أهل السنة في غفران الذنوب بلا توبة إذا شاء الله غفرانها". ومن ثم فالمسلم لا يشهد لأحد بالجنة مهما بلغ من الصلاح والتُقى، ولا يحكم لأحد من المسلمين بالنار مهما عمل من المعاصي، لأنه لا يدري بما خُتِم له به، وما مات عليه، لقول النبي صلى الله عليه وسلم: (إن العبد ليعمل فيما يرى الناس عمل أهل الجنة وإنه لمن أهل النار، ويعمل فيما يرى الناس عمل أهل النار وهو من أهل الجنة، وإنما الأعمال بخواتيمها) رواه البخاري.

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 месяца назад

    Shuhadaa allahi fil ardhi miya qof janah galay mise nar ayan hubna mise camalkooda adunya ayan shegi karna

  • @SheekhMaracade
    @SheekhMaracade 2 месяца назад

    Wa qoon gar kudhehan
    Lakin nin mel ucadahay
    Melkamadow
    Ban maqlijiray

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 месяца назад +2

    RASUULKA CALEYHI SALAATU WASALAAM WAXYI AYAA LOOGU SHEEGAY IN LABADII JANAAZO MIDNA JANNO U WAAJIBTAY MIDNA NAAR U WAA JIBTAY
    SU AASHA ISWWWYDIINTA MUDAN WXAA WAAYE
    MAXAMUUD CABDULE CRAAFIIF YAA USHEEGAY IN RUUXDII XIDIG JANANATUL FIRDOOWSO LOO QAADAY MARKA UU LEEYAHAY WAAN HUBNAA
    SUUFIYEEY UMADA BEENTA IYO SHIRKIGA IYO JAHLIGA KA DAAYA OO ILAAHEEY KA CABSADA

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

      Waxey uegtahay inaadan walifahmin, rasuulka wuxuu sidaa uyiri asxaabtaa amaantay kii koowaad iyo kii labaad kiisadaxaadna meysan amaanin, Kadib asxaabtaa weydiyeen, markaasuuyiri waxaa tihiin shuhadada dhulka jooga hadaad tihiin muslimiinta,

    • @abdulqadirkutub8032
      @abdulqadirkutub8032 2 месяца назад +1

      ANIGA SI FCN BAAN U FAHAMAY WALAAL
      SUAASHA MEESHA TAALO WAXA EEY TAHAY
      CABDULE CARIIF MARKA UU LEEYAHAY XIDIG RUUXDIISII JANATUL FIRDOOWSO AYAA LOO QAADAY WAAN HUBNAA
      SIDEE AYUU KU OGAADAY YAA USHEEGAY ?
      CABDULE CARIIF
      CABDULE CARIIF MA QEEYBKA AYUU OGYAHAY WAA YAABE ??

    • @AbdikarinahmedGanaye
      @AbdikarinahmedGanaye 2 месяца назад

      Subxanallah shaqsi uun waxka sheeg wll suufi oo dhan maxaad karabtaa suufiyadoo dhan hadaad waxka sheegto yaa ku cafinaayo suufiyadu qarnigii la aad ee islaamka wey joogeen dadka intaa la eg oo danbigooda maqaadi kartid marka waxaad aragto uun kahadal

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 2 месяца назад

    Ibnu katiir iyo ibnu taymiya isku wakhti maahayn ya sheekh

  • @HasanAli-dy6so
    @HasanAli-dy6so 2 месяца назад

    Sheykhana nimankan khawarijta waxba lagama dhaadhicinkaro waa dad losodiray ( iney Musliminta kalageyan ) wacadaw u adeega Gakada alaha kaqabto Islaamka:

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 2 месяца назад

      @@HasanAli-dy6so
      Waxaan hubaa khawaarij waxaad kamaqashay warbaahinteen mataqaanid suufiga ilaahay inta kufilaan waayey baryaaya nin asaga lamid ah oo waliba laga yaabo hadii maanta qabrigiisa lasoo faago innaan xitaa lagfihiisa laheli karin kaas baa khawaarij ah kaas baa diintii laata iyo cuzaa haysta kaas baan islaamba ahayn ee mushrik ah xitaa kaas baa khawaarij kasii hooseeye maxaa yeelay khawaarij mushrikiin maahan ee fahamkii diintaa kaxumaaday suufiyose diintaba kuma jiraan ee waa mushrikiin wahaabiyo waa muwaxidiin shirkiga iyo bicada iyo khuraafaadka kahara miyaad kudhibsateen

  • @mos1954
    @mos1954 2 месяца назад

    Kuwii Dadka Ugu Wanaaanaa oo Dhaxalka Anbiyada ah Haddii la iskujawaabayo Maxaa inoodhiman.

  • @AlihassanM-dm7qf
    @AlihassanM-dm7qf 2 месяца назад

    Masha allah sheekh

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 месяца назад

    12:20 maanta suufi soomaaliyeed oo sugayo ibnu kathiir in uu ahaa arday gii ibnu taymiyah ?

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 2 месяца назад +2

    Tan kale Ibnu Cabdulhaadi haku been sheegan Carabigaad aqriyayso iyo afsoomaaliga ayaa iskhilaafaya...
    إن يكن غاب شخصه (وتوارى) ... ومضت روحه لدار السلام
    Ruuxdiisu haddii ay ...waa jumlah shardiyya ah, haddii ay qarsoontay oo ay daarusalaam aadday ...waa haddiii ( waa jumlad ku cadfan tan hore)....
    Aqoon daro afka ah haddii ay kaa tahay waa baab haddii ay kaa ahaynna isku xishow.....
    Wadaaddada salafiyaduna way is raddiyaan waxaan oo kale haddii midkood yiraahdo is raddintuna waa un isa sixid ee caay maaha iyi isliidid....

  • @sayidcali7298
    @sayidcali7298 2 месяца назад

    Masha allah

  • @AliSicid
    @AliSicid 2 месяца назад

    Warkaasi waa warkii suufiyada haday kutubtooda kuqorantahay dadabamamurmeene makitaab hada laqoraybaa

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 месяца назад

    Sanaa in lageeyay shaki nogama jiro iyo amaan waa labo

    • @NuurMaxamed-ny2zq
      @NuurMaxamed-ny2zq 2 месяца назад

      Sheekh ismaan xidig waa ahlul jano diid ama yeel umada muslimiita aduunka oo lan jooga ayaa marqaati ka ah haween iyo maalin rabigeena ayaan baryeynaa ino aqbalo fariinteena amiin

    • @NuurMaxamed-ny2zq
      @NuurMaxamed-ny2zq 2 месяца назад

      Waxa kaxuntahay sheekh ismaan xidig ino rabigeena janadiisa gashado rabigeena asiga leh janadiisa

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p 2 месяца назад

    Omar ayaa Wajabt tiri aa oo omar yaa u wax yooday nabiga scw waa loo wax yoodee

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 месяца назад

    Ayaga sameeyi anagana wan sameyneyna miya qiil kuu noqon marka???

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 месяца назад

    War kuwaan maxaa. Ka qaldan ayaga mise fahamki ayaa ka qaldan

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 месяца назад

    ardaasha waligeed syay akhyaarta ku dhaganeed mashaaikhda faraha ka qaad furuq indhaha hakaa tuuree

  • @abuuasmaa9110
    @abuuasmaa9110 2 месяца назад +9

    sheekow kawaran kitaabkaan إقناع المؤمنين بتبرك الصالحين فيه الشرك الخزعبلات والخرافات إن كنت صادقا فاجلس فى المسجد واقرأ هذا الكتاب على مرأى ومسمع من الناس فالناس ستحكم فيك

    • @AdamMukhtar-x3z
      @AdamMukhtar-x3z 2 месяца назад +1

      Oo adiga carabiga iyo adabka carabiga ah maad baratid yaa kaa hortaagan😂

    • @SheekhMaracade
      @SheekhMaracade 2 месяца назад

      واعجبا حكمت قبل ان تفهم
      ما في الكتاب ومستندات معلوماته
      ودلاءلها

  • @al-ihsanacademytv8076
    @al-ihsanacademytv8076 2 месяца назад

    Ninkaan laba mid weeye
    1-jaahil maan gaab ah oo si dhow wax u arka
    2- inuu wax yaqaano oo alle ka fogaasho darteed iyo cinaad u yeelayo waxa uu madaxa isu galinayo

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 месяца назад

    Maxmal maxaa la dhahaa ? Ilaahaay ayaa garanaaya meeshii uu mutay laakiin januu daf yiri lama dhihi karo .

  • @DailyQuran-24
    @DailyQuran-24 2 месяца назад +2

    Xadiiskas iyo arintan meel iskama galaan
    Nabiga kaliya ayee ugaar tahay arintaas..
    Ee qof kasta WAJABAT madhihi karo.. sorry.

    • @amiir5854
      @amiir5854 2 месяца назад

      Maxaa dhugshe kaa dhigay maadan muqalka dhamesan cumar ma nabi buu ahaa waa tuu yiri wajabat markii la weydiiyana wixii nabiguu yiri uun baan dhahyu yiri muqalka dhameso caag ha noqone😊

    • @AbdikarinahmedGanaye
      @AbdikarinahmedGanaye 2 месяца назад

      alle haku xifdiyo intaad dad khaas ah taageereyso lafahaada hau halaagsamin wahaabi iyo suufi midna janna kugeen mayo rasulkiisa qofkii sax u raaco uunbaa badbaadi alle haku dhawro xamaasadda iska ilaali cid janna galeyso xaqiiqada alle uunbaa og balse xadiiska nabiga sabab ayuu lahaa oo intaanu nabigu xadiis sheegin dadbaa dad dhintey sheegay iney ahlu janna yihiin kadibuu nabigu yiri wajabat kadib waxuu yiri idinku markhaatigii ilaahay ayaa tihiin maxaan marqaadi kanahay waxaan markhaati kanahay ruuxu inuu yahay ruux xun ama mid fiican marka dadkii uu nabigu yiri markhaatibaa tihiin ayaan kamid nahay marka inshaa allah isku

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 месяца назад

      Adinka la jiifiyaa banan maa wataa xadiithku waxaa ka fahanay adiga hadii aad dhimato hadii dadku isku raacaan inaad gaaleeysiin jirtay oo dadka dhibi jirtay reer shar aad ahayd oo leyku raaco inaad ahlu naar WAJBAT ama aad fiican tahay carabkaaga iyo gacamaahaada laga nabad galo oo dadku yiraahaan ahlu jano WAJBAT

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 2 месяца назад

    masha allah tabara kallah
    alusuna waljamac ahlul cilmi waay laakin ahluna waa baraf kuwan wahabiyada waa dhinbil
    waxaana layiri wahabiye waran kaa ciliya war kaama ciliyo

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 месяца назад

    Istakhfueulah

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 2 месяца назад +1

    Sheekh Maxamuud wuu jidbooday ama wuu ilduufay amase wuu gefay aa idiin ku filneed inta caqiidadii ahlusunnaha aad baalmari lahaydeen adinkoo wadaadkiina difaacanaya, Ashaacira caqiidadoodu waa naqaanaa mas'aladaanna ayaga iyi salafiyo way iswaafaqsan yihiin Maaturidiyo ayaa ku khilaafsan, goormee maaturidiyowdeen Ashaaciro shaaficiya ah ayaad ahaydeene?

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 месяца назад

    15:25 wax la sheego been aa u raadgaaban , waxa aad sheegeyso waa laga daba tagaa.

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 месяца назад

    Codkalod fifaacdaba cariif iyo samow hadda difaacdo waxaatahay waa caddahay .

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt 2 месяца назад

    Laakin shirkga camalka ayuu buryaa jana ma galo qof barya waxan ilaahay ahayn

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe8953 2 месяца назад

    waxaan u fahmay Suufida iney iska barejeneyso Wahaabiyada hadaan cadaalad falno wahaabiyo kama heyno cod lkn Suufida waxaan ka heynaa Cod manala wadaagi kartaa Cod wahaabiyada oo sidaas leh ?

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 2 месяца назад

    Warka uu shiiq maxamuud ku hadlay fasir uma baahna oo waa afsoomali cad qofkana jano looma xukumi karo lkn waa loo rajeeyn karaa

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 месяца назад

    Cabdili cariif marka manabiguu la too yahay

    • @Badbaadi
      @Badbaadi 2 месяца назад

      Maya lkn nabigu in lagu daydo soo wax les amray ma.ahn jaahil baa tahaye

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 месяца назад

    2:50 yaa waaye cidda janada u kuxmisay ma nabi muxamad scw -maa mise waa saxaabada ?
    Adiga inaad kheyr ku amaanto yaa kuuu diiday .
    Nabiga waa loo waxyoonayay idinka yaa idiin waxyooday ?
    Kutubta caqiidada aad ka aqrisataan mid ka mid ah waxa ku qoran العقيدة الطحاوية
    ولا ننزل أحدا منهم جنة ولا نارا.
    Xadiith ka fahankiisa yaad ka qaadatay , Maxaad usoo qaadan weysay shuruuxda muctamadka ah keen oo sidaa u dhigaa .

  • @Bakar.dawiil
    @Bakar.dawiil 2 месяца назад

    Anaga maheyno iyagana mahayan jinada maxaa kaxakahadal sina xasid jino magalo

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526 2 месяца назад

    YAAYIRI IBN TAYMIYA JANO AYUU KUJIRAA,,BEENAALE

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 месяца назад

    Munaqasha ayan rabna saxb, dood halaqabta

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 2 месяца назад

    Maxa loogu gafay mushriknimow ka digaye
    Muraaqibkin maxa ku qoran

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад

    Wahaabi weeyn sheydaan canoood hdlkiisa qabasho malaha

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Suufiyada waa caamo bilaa xishood ah wa hadal ka fog xaqiiqada

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

    Sheikhoow kuwaan waa kuwo bukee heyskudaalin waa kuwo liney diinta qaribaan loosoo dirsadaye

  • @ahmedhasan1602
    @ahmedhasan1602 2 месяца назад

    Sheekh afkaaga caano lagu qabay xabaad ka hadhashay laakiin shayaadiinta wahaabiyada iimaan iyo diin. Midna ma gasho

  • @AxmedCagey
    @AxmedCagey 2 месяца назад

    Gaalada waa eykufarxeysaa khilaafka islaamka

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад

    Swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 2 месяца назад

    Waa Sida uu ilahey ka baryayo. Sheeq wuxuu aamin Sanaa Rabi oo kaliya ma aamin saneen. Tree ama ka badan

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 месяца назад

    Wahaabiyo fahamkoodu waa fooraraa markasta.

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 месяца назад

    Xaalkiisu waa nin biya qaadeen xunbo cuskay .

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 2 месяца назад

    Suufiyo been inay sheekto kama xishooto Caanood miyaa yiri ibnu taymiyah Jannada ayuu ku jiraa. Waar caqiidada halaguu saxee Jannan u rajaynayaa dheh.

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 месяца назад

    Benale

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 месяца назад

    Nabiga. Hadi uuw dhahaya wajabad tas micneheda miya inaad adiga wajabad dhhahdo. Nabiga waxyi. Kuiso dagaye

  • @CumarDiiriye-o6u
    @CumarDiiriye-o6u 2 месяца назад

    Benbat shegeysa kufaryahow

  • @hamdiharrgo4057
    @hamdiharrgo4057 2 месяца назад

    Kkkk suufi aqiida xumo iyo waxee isku darsadeen cilmi laan nabiga markii janazada lasoo mar siyay uu dhahay wajabad oo wanag lugu sheegay waa nabi waa loo waxyoonkara ama waala tusinkaraa lkn kan dhahaya jannah u ahatay ma nabi maxamad oo kala oo wax la tusayo adeer cilmiga fahma oo aan xishoono

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

      Beenaale yaasha wahaabiyada yaa kacaqiidoxun oo kabeenbadan miskiinkaagan cilmi kuhadal ama iska aamus caamaatahaye

    • @AbdikarinahmedGanaye
      @AbdikarinahmedGanaye 2 месяца назад +1

      Wll alle haku barakeyo waa nabiga oo kale lama dhihin mida kale suufiyo waa dad aad u tira badan qiyaamada suufi oo dhan danbigiisa maqaadi kartid qofka dadka aflagadeyo cadab addun iyo mid addunba dadka ummada nabiga dhibo cuduro halis ah ayaa lagu salidaa marka addon daciif ah oo miskiin ah ayaa tahay waxaa ku abuurey rabbi awood badan oo jabbar ah uddaa addoomihiisa udaa culimadiisa haddii kale waxaad kahesho adiga kaligaa ayaa iskaleh

    • @maxamedxajix
      @maxamedxajix 2 месяца назад

      war nio isku xishoo oo si dhameestiran u dhageyso shiiqa culimadana haku xad gubin waa qatar e . cumar binu khadaabna in lasoo marsiiyay janaaso ilaa 4 ah ayuu noo sheegay isaguna uu yiri sidii nabi maxamad scw oo kale wajabad marka walaleeygiyo markaad shiikha si fcn usoo dhageysato iisoo jawab mahadsanid

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

      @@maxamedxajix halayaabina diintuba aflagaadey moodaan macalimiintoodaa sidaas ahee ardayda maxaad kasugeysaan

    • @abdulrazakahmed9203
      @abdulrazakahmed9203 2 месяца назад

      @@maxamedxajix dhibta waxey ka jirta Caamadii ayaa culimadii caayeyso siiba kuwa raacay dhan ka salaf ka isu sheegay.

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 месяца назад

    Janda ma wahabiya is ka leh mase allh aya iska leh hadi ku woda ahlu bidcda ah Jane ku jiran miya 😂😂😢 cidi janda galeso wa islamka un

  • @abdirahmanabdilahi4493
    @abdirahmanabdilahi4493 2 месяца назад

    Suufi waa lunteen

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад

      Haysa ceytamine cilmi kuhadal waxaad heyso soodaa

    • @AbdikarinahmedGanaye
      @AbdikarinahmedGanaye 2 месяца назад

      Wll kuwa dadka caaya oo culimada aflagadeyo carrab kooda caruurtooda iyo ciribtooda danbe ayeey kajaran tahay miskiinaw suufi waa ummad aad u tira badan dad xun iyo dad wanaagsana wey lahaan karaa danbigoda haxanbarsan is ilaali carrabku waad aragtey waa xubin aad u tabaryar ilaasho u nax carabkaada waayo waxaa jiro suufiyo muxadisiin ah kuwo qaari ah kuwo ummadu isku raacdey iney yihiin xaafidiin why baad u camimaysaa