DOOD CULUS:- Sheekh Soomow VS Sheekh Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Baxnaaniye Media✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔

Комментарии • 158

  • @adonallah
    @adonallah Месяц назад +10

    Xadiiskas haduu jiro anaa raadina inshalllah 900 hijri xadiis laqoray ma maqal

  • @user-ot2wq3nh8f
    @user-ot2wq3nh8f Месяц назад +2

    Sheikh musdafe maa shaa allaah ilaahoow noo xifdi waa nin ilmi iyo ilaahay siiyey umada ilaahay aamaan kahesho midaan aamaan lagaheleyn umul muxuu umada ilaahay karabaa nin walba wuxuu shaqaysto qabrigiisuu ugu tagine

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Месяц назад +9

    diiid ama hadiiidin xaqu waa mid suufiyoooy xaqa raaca

  • @hassanmohamed-mw7od
    @hassanmohamed-mw7od Месяц назад +7

    somow waxa uu lakarkaraayo illhy kaligiis hala caabudo ayu dhibsada

  • @nasraabdirahman4529
    @nasraabdirahman4529 Месяц назад +2

    Sheekhuna soomow alle haku barakeyo

  • @user-ot2wq3nh8f
    @user-ot2wq3nh8f Месяц назад +2

    War umuloow nabiga sifiican usali sidii ilaahay ugu saliyey

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Месяц назад +1

    قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار.
    Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow

  • @cumarmaxamed9026
    @cumarmaxamed9026 Месяц назад +6

    waxaan dhihila haa sh maxamad cabdi umal musaab ku guma aha inaad ujawaabtid ( soomaw

  • @seinabali4301
    @seinabali4301 Месяц назад +1

    Sheekh kuma dhahaayo umul saqajaan sheekh soomoow muqdisho ayujogaa laakiin umuloow lugaha tiir ujeelo insha adegaga mawaxadba hadleysaa nabi maxamad scw tiri korkisa hinjir ayalaga guri jiray

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Месяц назад +2

    Waagii aan bartay shiiq umul culimada dariiqda wuu ku.taagnaa waxaan dhihi.karaa waa aabaha khilaafka soomaaliya 😂

  • @haredadan7928
    @haredadan7928 Месяц назад +2

    اللهم اهد هذا الرجل الصراط المستقيم

  • @CabdiWahab-c6g
    @CabdiWahab-c6g Месяц назад +14

    قال صلي الله عليه وسلم من كذب علي متعمدا فليتبوا مقعده من النار يامشرك اتق الله

    • @haredadan7928
      @haredadan7928 Месяц назад +4

      هههههههههههه

    • @Maxamedcabdulqaadir-g4x
      @Maxamedcabdulqaadir-g4x Месяц назад

      Waligey mamaqal gaal ilaay kabaqaayo nio ashahaaado adaaba halls kujiree wahaabi uf

    • @Ciisesahal_01
      @Ciisesahal_01 Месяц назад

      Adiga ilaahey kabaq gaaleysiin xaku degdegin.

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Месяц назад +1

      قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار.
      Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow

    • @mediagarowe8848
      @mediagarowe8848 22 дня назад

      😊ppp0pp​@@Maxamedcabdulqaadir-g4x

  • @degan4
    @degan4 Месяц назад +2

    Ilaahow qofkii qaldan naga qabo

  • @inadauud3858
    @inadauud3858 Месяц назад +2

    Qofka marka la arko qof saran wa umal

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад +4

    Soomoow xadiithka sheeg silsiladiisa iyo kitaabka uu ku qoran yahay iyo safxada ( reference) ayaa la yiraahdaa tixraac, joojiya baadhilka

  • @inadauud3858
    @inadauud3858 Месяц назад +3

    Balayo ayuu dacaya iga amus

  • @AadanFarxaan-ew6nh
    @AadanFarxaan-ew6nh Месяц назад +5

    soomoow soo baro axaadiista sh umal gaadhi maysidee imaam suyuudina haku daalin kutubtiisa

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 28 дней назад

      Labadan wadaad ma la dhex galo
      Mar haday sunna wada sheeganayan ya qaldan ya saxsan wbt

  • @omari-vo7dy
    @omari-vo7dy Месяц назад +1

    Sheeq umal mashallah munasab kumaaha inas ladodo sufi xanuunsan #somow

  • @NuraMahamed-o8y
    @NuraMahamed-o8y Месяц назад +1

    وقل جاءالحق وزهق الباطل ان الباطل كان زهوقا

  • @MohamedAbdi-bs1qz
    @MohamedAbdi-bs1qz Месяц назад +1

    Somow .ha oynin ee isdifac .hadiska sanadkisa nosheg

  • @ismDirir
    @ismDirir Месяц назад

    Asc sheikh ummalaw wadaadkaa sheekhah waxa aw meel kaga dhacayaa rasuulaalah Salalah calaayhi wasalam umma aw laha aqoon dining ah sada aad adiggu aad ku shrafleedahay isagu umalaha isteekfuruallah laaxawla walaaquwati llahbiallah سبحانك الله و بحمدك اشهد ان لا اءلهاذلا انت و استغفرك و اتوب اءليك🎉

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba Месяц назад +2

    Sxb soomow keen xadiis laga wariyey buqari iyo muslim

  • @sadiobeker3272
    @sadiobeker3272 Месяц назад +1

    Umal waaxaa qalbigiisa ka buuxaa Isla weyni, rak iska dhicis, qabiil difaac, iyo anaa ugu cilmi badan.
    Umal dadka lug' goysay

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 Месяц назад

      Ma adigaa qalbigiisa jeecxday mise gaybka Alle kaliya ogyahay ayaad sheeganeeysaa?
      Jahli yuusan dambi Ku galin waxna baro Sxb

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 Месяц назад +1

    Laakin Sheelh Samoow naga daaya sheekooyinka aan macquulka ee aad dadka u sheektaan ...

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG Месяц назад +3

    Somow waxaa ugu filan diinxumo garxiir inu yahay war iska aamus

  • @DumarBilla
    @DumarBilla Месяц назад +1

    Shekh umal calim buuxa wyo ilhy habarakyo ha udanbi dhafo dadkn ilhy hso hanuniyo

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 Месяц назад +1

    Somow wadaad ma aha

  • @hassannoor9161
    @hassannoor9161 Месяц назад +2

    Labada sheekh kala celiya dagaal horaa udhexeeyay

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Месяц назад +1

    Shekhow xadiithka naga baandhee

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Месяц назад +4

    Soomow culimo ma aha. Waa qof iska hadlaya

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Месяц назад

    Sheekh umal Alle haku xiftiyo, hororada diinta, maxaa ku jira hadii sheekh xidig khalad kujiro kutubkiisa ilay mac suumaahee, maxaa laga qaylin,

  • @MaxamedCabdi-hb3wc
    @MaxamedCabdi-hb3wc Месяц назад +1

    Sh.umal.waxbuubartaye.
    Waxabaro.

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Месяц назад +2

    Soomow dood qararac iyo indho adeyd ayuu kusocdaa
    War alle kacabso diintu maahan diin kooxeed ee waa diin muslimiinta oodhan diin u ah

  • @abdisalammuhammad9566
    @abdisalammuhammad9566 Месяц назад +1

    Umal wuxu ushaqeya yahud wey csdahey

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 Месяц назад +1

    Somow qaylida dhaaf

  • @user-dv4wt5yb7o
    @user-dv4wt5yb7o 21 день назад

    Horaan idinku iri soomow iyo shiikh umal dhaha

  • @xalimomaxamud8372
    @xalimomaxamud8372 Месяц назад

    Nabig scw maistag ka kadiyay umul adi iyo kan kulamidah alaha nicadabo

  • @abdullahikeynaan5047
    @abdullahikeynaan5047 Месяц назад +1

    Kutub wadadkodi qoray ayu ka hadlayaa lee somow wa nin walan allah ha caafiyo

  • @user-ot2wq3nh8f
    @user-ot2wq3nh8f Месяц назад

    Waan kunicimnahay ilaahay xowdka nabiga kuma keeno war culumada dhan cay hadaa rabtid kuwa dhintay iyo kuwa nool nabi Muhammad baad ugaftay qofkale maxaa naga galey danbigaa kayareyneysaaye

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 Месяц назад

    sh soomoow waxaad kuxadgudubtay amaanada tan ugihoreyso waagarka ad xiixtay ayadoo aad nabigu yiri dhaafo adna waadxiirtay

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Месяц назад

    Umulow warkaaga naguma socdo. Haddii runta lagaa sheego.ha guban culumo curjis weeye umul sheekh a maahan

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 Месяц назад +3

    Sheikh umal ilahay hakubarakeyo amiin amiin

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi Месяц назад

    Sobhanall Allah Allah AK bar

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад

    Hadeer baad umal kubeen abuuraneysaa
    Waan dhagestey hadaladaasna muusan dhihiln

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 Месяц назад +1

    Sh soomow ma culuma ?

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 Месяц назад +2

    Sunta ka ilmeysiisa nahaabiya waa sh.soomoow xafidullaah

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 26 дней назад

      Kkkkkkk somow waa jahil

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 Месяц назад +1

    Soomow afar berri ma seexan

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Месяц назад

    Soomow wallee Adiga iyo cilmi waad kala Dheer tihiin. Ilaahay u Tawbad keen imaamka Been Ha Ka Sheegin

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud Месяц назад +1

    Asc Allahu Akbar

  • @user-sv4xr6sb3f
    @user-sv4xr6sb3f Месяц назад

    Shiikh Osman xifig waa uu shaqaystay cilmina wàa uu noo gatay Alle hanagu anfaco cilmigiisa insh

  • @MaaxNur
    @MaaxNur Месяц назад

    Maxaad gadhka u xiirtay hadii aad sheekh tahay

  • @seinabali4301
    @seinabali4301 Месяц назад

    Culimada somaliyeed wadad nadiifah lakiin kan yalahadlo

  • @xalimomaxamud8372
    @xalimomaxamud8372 Месяц назад

    Nin cayay rasulka scw wamaxay

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 Месяц назад

    Sheekh Soomow Xadiiskiisa wuxuu dhaafin waayay Imaamu Suyuudi. aaway silsiladii axaadiista.

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba Месяц назад +1

    Sheeg kutubada kale oo laga helaayo xadiiskaas

  • @ahmedmaxamuud438
    @ahmedmaxamuud438 Месяц назад +3

    suufiyadu markay hadlayaan waxaa ka muuqata in badan oo kamida hadalkooda:-
    1. Xanaaq qaylo, is difaac.
    2. In ay kaleexdaa mucda iyo xubinta hadalka...oo si toosa uma abaaraan halka lagu haysto ee farta loogu fiiqay.
    3. Hadalkoodu ma qodobaysna sidaa daraadeedbuu hadalkoodu gabi dhac layntu ku badan tahay.
    قال تعالى " ادع إلى سبيل ربك بالحكمة والموعظة الحسنة وجادلهم بالتي هي أحسن).

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 Месяц назад

      In la.idin waso weeyi weliba khawaarij yahyahay keligiood islaamka ah

    • @ahmedmaxamuud438
      @ahmedmaxamuud438 Месяц назад

      @@maxameddaabadsomalilanderd3640
      لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ..

    • @user-lo7mv4ki1c
      @user-lo7mv4ki1c Месяц назад +1

      ​@@maxameddaabadsomalilanderd3640 hhhh bal aaayad quraan. Oodhan. Ayuu qofkaa soo qooray oo nasteexo ah wllo ma sidaan ayaad islaam kutahay waa maxay caydaa adigoo arkaya aayada quraanka

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 Месяц назад

      Waa aqoondarada heysa in aymowduuca kabaxaan xanaaq iyo qeylo somaaliyeey arka bey meesha kuhayaan

  • @carwoali8399
    @carwoali8399 28 дней назад

    Odey umulka is cajabiyay Suubanaha ugefey maa culimo dhaafaayo!!!😂😂😂😂

  • @user-sv4xr6sb3f
    @user-sv4xr6sb3f Месяц назад +1

    Ahlu suno hanoo laato Alle ha nio xifdiyo mulimadayada aammiin wahaabiyo Alle ha hanuuniyo aamiin

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 Месяц назад

      Halu suno yaa waayo suufiyo miaa halu suno utaqanaa kkkkkk

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 Месяц назад

      Sheekh hebal ayaa karaamo kadhacday oo qof dhitay soonoleyay inaa inaga dhaadhicsaan ayaa rabtaan suufiyo rabi xaqa hadin tuso

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 28 дней назад

    Waddaadada somalida ee sidda gambayarta is caayaya anuu ma dhageysto😂

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed1274 Месяц назад

    Ictisaam ❤somow jaceylkii waa ka kale kac laba sanad ma dhama .
    Dawladi waa inay so dhexgasho o maserka dejiso

  • @CazaamYare-gw2kb
    @CazaamYare-gw2kb Месяц назад +1

    اتق الله صوموو

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад

    Iska diinee xataa af soomaaligeey ku tageen, gabgable

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 Месяц назад

    Samow hadal le meesha ku haysaa xadiiska cadeeh halkuu ku yaalaa

  • @AhmedHassanp4
    @AhmedHassanp4 Месяц назад

    Waad unsteexesay hadii u war maqlayo umal
    Hakadalin in aad u nasteexeso shikh soomo Wahabi
    Ahlu sunah kor Allah kayeelo❤

  • @Hamid_Lightworker
    @Hamid_Lightworker 18 дней назад

    Dooda ma ahayn inta kitaab oo uu ku jiro, balse waxay ahayd in Sheekh Somow uu abuuray xadiith been ah.
    Haddii uu caddeeyay in xadiithkaas uu ku jiro kitaabka Sheekh Suyuuti, waxaa waajib ku ah Sheekh Umal inuu raalli gelin ka siiyo Sheekh Somow, maadaama uusan isagu naftiisa alifin xadiith been ah.
    Xitaa haddii xadiithkaas uu noqdo mid aan lahayn sanad sugan, weli waxaa cad in Sheekh Somow uusan isagu alifin xadiithkaas.

  • @demasmoha
    @demasmoha Месяц назад

    Aniga waan waayay xadiiskaaa

  • @MohamedAbdi-bs1qz
    @MohamedAbdi-bs1qz Месяц назад

    Kkkkk walahi somow wu oyni haya.

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali Месяц назад

    Somali diin kursii qaawiil mabaa kuhashinaayan waa dad walan kkkkk

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga Месяц назад

    Sheekh Umal kuumasoo jawaabayo adeer

  • @faiskhan5765
    @faiskhan5765 Месяц назад

    Umal masjidkiisa wubuxa shir ja raaid 😂😂😂😂😂😂

  • @abdihakimsalat
    @abdihakimsalat Месяц назад

    Somow haven aburanin hadith wan garaney na wa Nala so bare wa ficil facil iyo mafcul maxat u Ben aburani

  • @abwanadsaytuuniofficial8602
    @abwanadsaytuuniofficial8602 Месяц назад

    Horta kitabo Aya la alifay maxey thy? Diinta Allah SWT Aya dhamestiray cid waxkuso darto loma bahno kaliya ku dhaqma sunadi nabi Mohammad scw scw racay weye maxa kle de

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Месяц назад +1

    Suufiyo quraafo bay illaahay ku caabudaaa xaqa barta oo raaca

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Месяц назад

    Ictisaam waxaa runta caddayn og oo aan wixiisa been been ka sheegaynin Soomoow

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Месяц назад

    Odaygaan umul layiraa maxaa umada ku taagay tankale maxaa dadka dhinta muxuu ku haystaa edeb malaha umul

  • @nasraabdirahman4529
    @nasraabdirahman4529 Месяц назад

    Umal wax magarayee hala doodin

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Месяц назад

    dayuus cumu waa lagu dhagan yahay
    wxuu yiri cidkasto aayad shekto culmo ma-ahaa
    waana adiga ayaa layiri (cumul)culmo ma-ahaa waa amaxaar
    afsomali bartay waay

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Месяц назад

    Ictisaam markay inxiraafeen in meel walbo lagu jiid jiido, iyagaa is yeelay. Caamada Soomaaliyeed u cudurdaarta oo soo heshiiya

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Месяц назад

    Sh soomoow in axad aan ilaahay aheen wax wax laweydisto saxmiyaa.
    In qabuurada lagu dul digriyo oo maalmo badan ladulfadhiyo sax miyaa,sh umul waxdaaniya buu xuja ka dhigtaye adiga in qabuura la siyaarto cadeen manoo haysaa,

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw Месяц назад

    Cajiib culumada isa saar saaran maxey eheed waa yaab anigu skeekh caalim ah waxaan u aqaanaa sheekh Mustafa xafidahulaah inta kale waa far isku fiiq diintina waa naseexo kafaa

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 Месяц назад

    Subxaan ALAAH dadka suufiyada dhagasta ama Aaminsan bal adiga oo doonaaya inaad xaqal ogaato ama aad fikirkaaga iyo maankaaga xor unoqoto bal wax ay dadka ugu yeedhayaan Eeg 80% dadka wax ay ugu yeedhaan inay tuugaa qabri iyo mayti iyagiiba ubaahan ducadeena ,Ayey leeyiin wax waydiista ,ma dadkeenaa jaahila ma qabiilbay Salka kuhaysaa .!!!!!!!!
    Dawladeena ayaa kow ka ah dadka caynka ah in ay Muqdisho waxaa ka dhahaan ama ay dawlada amraa . Waxan dolwladnimada aad ku sheegaysaa eed isku haysataaan ee ilaaliya dad diinta garanaaaya ha geeyo wasaaratul awqaafka diinta ayaa ka mihiimsan maamulkaad isku haysataaan

  • @safarowchannell7086
    @safarowchannell7086 Месяц назад

    Cilmi ka hadal manta oo dhan adiga ka hadlinee

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Месяц назад

    Sowmow waa daaquud wade aan ilaahay aqoon

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 Месяц назад

    530 sano aa ka soo wareegey dhimshadii iimaam Sayuudi not 700 sano

  • @carwoali8399
    @carwoali8399 28 дней назад

    Odey Umul in uu been dadka ku afuriyo iyo in uu Kastuumada ’Surwaalka naag qaadatay qudbo kusooqaatay ku fac ah . Yaa waxsan ka sugaayo.!!!!!😂😂😂😂

  • @AbdinasirKuluc-e1s
    @AbdinasirKuluc-e1s Месяц назад

    Xadiis todoba boqol oo sano ka hor soo baxay, hijrada waxay mareysaa 1446 kkkk

  • @abdullahiguss8531
    @abdullahiguss8531 Месяц назад

    ma umal yaa maanta leh dad yaa wax laga sheegey ninkii culimada waxbadan ka sheegi jirey soo maha

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg Месяц назад +1

    Wadaadoow saxaabigii nabiga scm kawariyay meeh xadiith

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Месяц назад +1

    Qofka makaroofanka heeesto aan culumo ahayna waa adiga

  • @omarjama7347
    @omarjama7347 Месяц назад

    Soomoow doodiisu waa indha cadays

  • @dr-muhyidinyakubabdullah1291
    @dr-muhyidinyakubabdullah1291 Месяц назад +1

    Somoow garbash waa kugu dhacay

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 Месяц назад +1

    Sheekh 500 oo sano Ka Hor dhintay Kitaabkiisa miyaa dadka Diin u Noqonaya?war Anagaa Wax Aragnay

  • @user-rs6js5yx6q
    @user-rs6js5yx6q Месяц назад

    Somow horor 😂
    Suufi wa jabtay..

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Месяц назад

    Sheekh umul maa xadith u sheegee

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Месяц назад

    Sheeekh umal mid gaarikara majiro

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba Месяц назад

    Gar xiirow adi iyo sh.umal yaa bidco ka muuqata

  • @BashkahMoalim
    @BashkahMoalim Месяц назад

    Wahaabiyo diin uma jeedo ee gaaleysiin iyo dhiiga islaam ka lee u cad

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Umal waa Ka gaaloobeey diidta Islaamka

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Месяц назад

    Dee sheeg saxaabiga waritay, sanadkiisa,😡😡😡😡😡😡😡

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 Месяц назад

    Ilaahay ka cabso oo umada ha ka fitnayn diintooda. inaad been sheegayso way iska caday.