Diyaaradii Jamhuuriyada ee Muuse duuliyay wataas la jiidayo ee sida awrta loo dacayay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 352

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Час назад +5

    Waa xaasidnimadii ugu weynayd ee aan arko

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 6 часов назад +15

    Hargaysan jooga markaan maanta muuso diyaarad saaran arkayba Idin so xasuustay labo habar qaba tihiin😂😂😂😂😂😂😂

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 часа назад

      Kkkkkk
      Muuse dubuur illmo dhashay moodaa
      Reer shiq isaxaaq waa gob allaah ha idin dhaafiyo odaygaa

    • @navergiveup9578
      @navergiveup9578 3 часа назад

      @@SagalMohanedAamin Cadow uun bu sheega cid cadow ahina ma jirto dadku waa wada wllo

    • @sahroosman2092
      @sahroosman2092 3 часа назад

      😅😅😅😅

    • @CADNANCabdi-v9h
      @CADNANCabdi-v9h 2 часа назад +1

      Way ciilaynine ma muusay gadhayan iyagiba adoomaye😂😂😂

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 5 часов назад +6

    Jaahilnimada cagdheertu wataa waar diyaaraduhu ardaydaa ku tabobaraynaysa dad magurayaan teedakale addunka diyaradaha parking ka waa loo riixaa lkn idinka waxa isukiin Raacay jaahilnimadii cagdheerta aad tihiin iyo cuqdadii ahayd IIDOOR MUXUU HORUMAR USAMEEYAY MARKAA ISKA OOYA UUN 😢

  • @YudufAl
    @YudufAl 5 часов назад +5

    Jaamacow Gunagado ayaan kaala soo hadlayaaye abtigay Muuse Biixi dacaayada ka daa oo ha xaasidin.
    Waa horumar iyo wax wanaagsan uu la saneeyay.

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 24 минуты назад +1

    Muuse guuleyso aabo inta ila taageerta like

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 часа назад +5

    JAMA DAACUUN HOOYADAA KA XOREE ETHIOPA KKKKKKN😊

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 6 часов назад +6

    Cagdheer maxay diyaarad ka taqaanaa ISAAQ waa nimankii dharka kuu xidhayee ka dambeeya oo wax naga barta muuse biixi haku khafiifinee 😂😂

  • @AHussien-j4r
    @AHussien-j4r 2 часа назад +1

    Xaasid sanaa subxanalaah

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 3 часа назад +7

    Wallahi xasid ayad tihin masakin somaliland way socotay sheikho

  • @ayanalladi3735
    @ayanalladi3735 3 часа назад +4

    doqon doqonimada u dhashay baad tahay

  • @yaasinwarsame461
    @yaasinwarsame461 Час назад

    Cagdheer waligeedba waa xaasidiin waa lagu farxaa walaalkaa horumarkiisa

  • @amounali640
    @amounali640 2 часа назад +2

    ALLAH SUBXANA HUWA TACALA haa xifdiyo reer somaliland. Xassidintoo haa dilacane

  • @Fariid
    @Fariid 6 часов назад +18

    Ogaadeen Muxuu Diyaarad Ka Yaqaanaa Muuse Waa Ninkii Dabadooda Dufaacay Dagaalkii 1977

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 5 часов назад +4

      Doqoni dawo ma leh. Dhulka Somali Galbeed ma Ogadeen unbaa daga? Muuse biixi laftiisa ayaa xarshin ku dhashay

    • @KhadarKhadar-n1v
      @KhadarKhadar-n1v 5 часов назад

      Warka wad fool xumayseen 😂​@@daljireali4783

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 4 часа назад

      @@daljireali4783adeer Ina adeerkaa duuliya ah muuse bixi wali kama holgalin dagaal 1977 waxuu ahay machanic kuwa diyaarada eeg ragii ogaadeen madex ka ahay ciidama cirka dowlada Somalia 🇸🇴 wali joogaan muuse kama u ka qeeb kalin dagaal 1977 jamac galad mar ayuu iska hadlaa

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 4 часа назад

      @@daljireali4783 ninkii uku sareeyi ciidama cirk ogaadeen ayuu ahay

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 4 часа назад

      @@daljireali4783 Muuse Biixi Xarshin kuma dhalan ee wuxuuku dhashay Duledka Hargeysa.

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 4 часа назад +1

    Waligee muuse biixi dagaal 1977 ka muu qeebkale waa been. ciidanka cirka waxaa madexdii waxee ahayeen ogaadeen muuse biixi waxuu ahay machanic kuwa diyarada hagaa jiyo laakiin ragii ogaadeen amar ka qaadin jireen ayaa joogaan

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 Час назад +1

    Jamac waa runtaa muuse isaga jamhuriyada,afka kaxaday

  • @hashimAli-d2e
    @hashimAli-d2e Минуту назад

    Tababarka duuloyayaasha aya lagu tababarayaa 🎉🎉🎉🎉

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 5 часов назад +1

    Kuwaa xun xun ee naca Isaaqa iyo Somaliland u nool dawaada. Xanuun caadi ayay qaadaan marka Somaliland oo hore u dhaqaaqday arkaanba. Waar wuxu gunnimo badanaa.

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 3 часа назад +2

    All eyes are watching Somaliland 👀

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 5 часов назад +2

    Kadaa jaamac galadoow bahasha runta ka sheeg❤❤❤❤ Ninka taa kiciyay kuwa waawayna wuu kicin karaa❤❤❤❤adigu ma duulin kartaa???❤❤❤❤❤❤❤

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Час назад

    Caku cawaantaan Gag-dheer 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 4 часа назад +2

    Nafarkan cagdheerta ah muxuu yidhi muse waki jigjiga duqeeyay?😂 xayawaan ilmo yaro naas jaqayay ayad ahayde mxd ka garanaysa muse wakii idinka idin ilaalinayay mxd kagarNYsa 1
    77😂

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 46 минут назад

    Jaamac galad waa nin geesiya caadi maaha horay usoco sxb

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il Час назад

    Run buu ka Hadley been maaha❤❤ Anu waxaan joogaa hergeysa dadku gaajoy ka cabanayaan😢😢😢😢

  • @abdiqadirmuse324
    @abdiqadirmuse324 5 часов назад +4

    Ugaadeen kii aanu buudhiga ka kiraynay oo diyaarad raba inay wax nooga sheegaan adeer shalaad baratee walashubi jiray😂😂😂

    • @abdiqafaarabdulahi2335
      @abdiqafaarabdulahi2335 2 часа назад

      adeer tan waa lakala tagay muuse dadka idinka reebay

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 44 минуты назад

      Ninmankaad beenta kasheegi jirteen ee dacaayadayn jirteen ee ogaadeenka ahaa maanta geeska afrika ayagaa kataliya

  • @abdiwahabmursal2931
    @abdiwahabmursal2931 5 часов назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahad.9426
    @mahad.9426 3 часа назад +1

    Xasid xasid xasid😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AHussien-j4r
    @AHussien-j4r 2 часа назад

    Daa cuun Daacuun

  • @محمدمحمدويرح
    @محمدمحمدويرح 5 часов назад +4

    Meeshu xaasidsanaa
    oo beenwaynaa
    Yaahuu

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 часов назад +2

    Muuse biixi diyaarad ma duulin anagaa hargeysa jogna walaahi waa been u ololaha ku galayo shekadii ictiraafku markay socon wayday

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 часа назад +1

    Faqash waa bilaa Aqali 😮😮😮

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 часа назад

      Muuse caqli saqiir ku cayaaraya diyaaradaha illmaha yar yar sameeyaaan kkkkk
      Muuse weydii qarankii

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 20 минут назад

      So odaygada faqash ma ahankkkk

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад +4

    Xeerka saxaafada hadiikale qori qaata caydu waa calyo

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 часа назад +1

    Cag dheer ma xishoodto miskiin baad tihiin

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 часа назад

      Kkkk muuse dubuur siduu u baa bi iyay jamhuuriyadiiiii barakaysnayd ayuuna ubur burin diyaaradaha umada walhy Riwaayad laga dhigtay muuse sidii illma yaroo siqiira
      Orodkii sool lagu xasuustaa dhayyyyyy

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Час назад

    JAMAC MIYAANAD DIYARAADA RAACINN WALIGAA

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 Час назад

    Wallahi reerkaan maskaxdooda intaas bee ku egtahay yahoow caqli nasiiii😂

  • @fadumoumer54
    @fadumoumer54 5 минут назад

    😂😂😂😂😂 waa abitey waa runtis

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Час назад

    JAMAC MIYAANAD DIYARAADA RAACINN

  • @osmanrashidomar8703
    @osmanrashidomar8703 2 часа назад

    Jamacoow biixi amoo linta kucabsìiyaa nio😅😅

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 5 часов назад

    Cagdheer fooqal Cagdheer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 2 часа назад

    Adeer tii Adduunka u kala duulaysay ayaa soo socota.Anuu doqon odhan maayee Fariid ogaadeen.kkkkk

  • @Iqrishhhh5840
    @Iqrishhhh5840 2 часа назад

    Xaasid. Ma aflax. Jamac. Shiin

  • @KhadarCumar-b4w
    @KhadarCumar-b4w 5 часов назад

    Kkkkk abti Janis baa hesheen wlhi 😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 4 часа назад

    Jaamac Gallad diyaaradaha waa la soo jiida marka garage ka lagu reynaayo iyo marka runway ga loodhaweynaayo even huge commercial passengers planes ka malaha waligaa maanad raacin Boeing 747 or 777 and any other aircraft

  • @hashimAli-d2e
    @hashimAli-d2e Минуту назад

    OGAADEENKU DIYAARADA WAXKASTA JALA SHEEGAAN WAAYO BUDHI AAYAAN KA KIRAYNJIRAY GEEL KAGA QAADAN JIRAY KKK
    LKN DIYAARADAHANI WAA TABABARKA LAGU BIXIYO WEEYAAN OG🎉🎉🎉

  • @YudufAl
    @YudufAl 3 часа назад

    Abtigay Muuse Biixi Cabdi Xildiid

  • @Aniop45
    @Aniop45 4 часа назад

    JAAMAC DADKAAD SIDAASI ULHADLAAY SAA WAA KUWII BUUDHIGA IDINKAKIREEYAY🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 omu omu omu🇪🇹

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 5 часов назад +1

    Jamacgaladow suluto reerbadiya asalad tahay diyarada barkin ayaaladhigay lakincaqligagu awrlahogamiyo ayaykula ekatay

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 5 часов назад +1

    Ximaar

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 5 часов назад +1

    Cagdheer.buudhi.daxlay.ayaa.hargaysa.lagaga.kireeyey.waa.taariikhsoo.dhacday

  • @NimcoCabdi-f4l
    @NimcoCabdi-f4l 5 часов назад +1

    Eeg eeg waay kaa. Xunyiihinee

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 2 часа назад

    Buuriye cagdheere diyaaradaha sidaa u fudud hangarka marka la ga soo saarayo iyo marka la gu celinayo ba waa la riixaa waayo sad bay u fududyihiin ..
    BUUDHILAGAKIREEYOOW

  • @saadoadan5009
    @saadoadan5009 5 часов назад

    asc galad waan ku salaamya rural baa sheegtay isagaa dawalad ah

  • @abdirizakhhalane
    @abdirizakhhalane 3 часа назад

    Muuse pilot ma ahayn, ee diyaarada bombarka ayuu madaafiicda ka ridi jiray

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 13 минут назад +1

    Jaamacow Ka daa Dacayaaada Mise Aqoon Daro ayay kaaa tahay.
    Parkinka ayaaa sidaa loo dhigaaa diyaaradaha Yaryar Kuwa waawayna Baabuurbaaa Lagu Barkinaaa kadib Marka La bakhtiiyo.

  • @aminajama160
    @aminajama160 46 минут назад

    Somaalaay warkaas iska daayo
    Xageen iska diwaan galiyaa school ka diyaaradaha ee Somaliland,

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 часов назад +1

    Cagdheer cawaan diyaarado yar yar marka barking la geliyo waa la riixaa

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Час назад

    Ninkani iyadoo duulaysuu arkaa, xaasidnimona kama maqna, diyaarad oo dhan waa la jiidaa, kuwa waawyna baanuur baa jiida.

  • @amiinaali779
    @amiinaali779 4 часа назад

    Jamac Gallad Muuse kartoonkiisa maxa kuu geeyey, taageerayaashii coments ka ayay kuciilbaxeene 😂😂😂

  • @suldanmaxamuud2556
    @suldanmaxamuud2556 5 часов назад +5

    Cawridee cagdheeray

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 часа назад

      Kkkkkk
      Odayga la moodo ilma sabi ah maxaa laga cawryayaa kkkkk
      Qaranka qarankaa qaranka mee qarankiii kkkkkkkk

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 часа назад

      Muuse Libaax Dacayan oo Quful lagu jabiyey inuu fuulay ayaan ogeyne
      Ma Diyaarad Dacayan ayuu Duuliyey 😅

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 3 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂 alla.kan qosool.badanaa

  • @SharmaarkeLaShaqayso
    @SharmaarkeLaShaqayso 3 часа назад

    Ninkii waynaa ee Jaamac Galan ma sidan baa u danbaysay.Taas baa la leeyahay ha israacdo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

  • @mahomedibrahim4860
    @mahomedibrahim4860 2 часа назад

    Waa raggii buudhiga idinka kirayaynjiray eed xaarkooda lafaha timirta kala dhex bixijirteen

  • @direyaxmed5050
    @direyaxmed5050 Час назад

    OG GABDHOODA AYAA DUULIYE YAAL EE TAARIIQDA OG SOO BARO

  • @KatunKosaar
    @KatunKosaar 4 часа назад

    Jamacaw adigu wali o gaadenkii hore ayaad tahay wali maad ilbixin waayo dhamaan diyaaraha oo dhan waa la jiidaa ama lafaruur xidhaa

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 4 часа назад

    Xaasid nimbus ma fiicna waa aakhira saban bal ninkan jaamac ee la dhagaysanayo ee wax ka sheegaya muuse biuxi
    Waa yaab

  • @cqaadiraxmed1634
    @cqaadiraxmed1634 3 часа назад +1

    Alle sonkorka qalkii waaye

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 часа назад

    Jaamac Galad,hooyadaa u sheeg,iyo cag dheertii ku dhashey.

  • @mouminnuur8442
    @mouminnuur8442 Час назад

    Wa runta.

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Час назад

    Waar Abwaan Jaamac Geella Meel Ha Kaga Dhicin Sawdinkii Geela Lahaa....................Awar Dhintay Oo La Dacayay Muunu Maqal Waar Diyaaradani Waa Dead Plane Waa Diyaarad Bakhtiday .................................Markaa Diyaarada Waa La bakhti Jiiday Dheh .........................................Wa Laahu Aclam.

  • @CabdiQadir-t1z
    @CabdiQadir-t1z 5 часов назад

    Thnx

  • @direyaxmed5050
    @direyaxmed5050 2 часа назад

    21OKTOBAR AYUU UDABAAL DEGAYAA MUUSE MAWAADIN SOMALIA

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 5 часов назад

    Laba xaasid oo cagdheera ,,duqayntii jigjiga siyaad bare waydii

    • @SaadAwaleh-x7g
      @SaadAwaleh-x7g 3 часа назад

      Daarood caawa xabbad buu idin lahey ee iska dul qaata dee maxaad lacabaaddan horta

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 часа назад

    JAAMAC WAA RIWAAYAD MUUSE KA RIWAYADAYSAT ILAYN DADKII DORTAY ILMO SAQIIRA QOFAAN DHAAMI N IYAGA IS CEEEBEYAY

  • @XayaadXayaad-z5e
    @XayaadXayaad-z5e 32 минуты назад

    Somaliland ayadku qafiiftene alle ishiina haka duwo

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 2 часа назад

    Cadheeray waxad kudhimanaysan dhamantin nacaybka somalilamd insha alaahu waayo cudur baa idihaya

  • @AadanAadan-r9e
    @AadanAadan-r9e 5 часов назад +1

    War adigigu axsamee waluguhaystaa kabax

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 часа назад

    DOQONKII UGADEN DOOLO LAGA QAAD
    DOQONKII UGADEN JIGJIGA LAGA QAAD SOMALILANDNA WAXBUU KA SHEEGAYAA IYO GUULAHEEDA

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud Час назад

    Xaasid ayadty somaliland airlinens coming soon... waa school

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 2 часа назад

    Diyaaradiina wuu xumeeyey

  • @SaidHMohamed
    @SaidHMohamed 3 часа назад

    Cagdheerna waatan soo dhigatay hadda qaar baa dhegeysanaya

  • @Aminadeeqa
    @Aminadeeqa 4 часа назад

    Wali cagdheer may fahmin siday wax u socdaan. Normally diyaradaha wala rixaa hadi la raboo 😊

  • @abdirashidalale8885
    @abdirashidalale8885 Час назад

    Malaa sidaa badaw uma aha ee waa xaasidnimo

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 4 часа назад

    Vadawvaa tihiin.diyaaradaha marka la baakimayo waa la jiidaa ama la riixaa...nacaybka iyo xiqdiga idinku jiraa waynaa...dhiqlaha nolosha ayaa tihiin oo aan hirumar iyo higsi lahayn...muuse iyo diyaaradda uu kiciyay wax wayn Bay idiin gsysteen..waa taasoo la dooranayo Markale..sida tagfidana waa laydiin buufinayaa..sland guuuuuullll.cadawgeed jaban

  • @rashiiddawaare897
    @rashiiddawaare897 4 часа назад

    Diyaarad qudha maha e afar loogu talagalay dugsiga pilodka o dhagax dhigay maka rixay diyaarada la xaraynayo waa e jaamac badaw cagdheer ah e wararka haku dul samayn

  • @cabdixamidxashi
    @cabdixamidxashi 5 часов назад +1

    Waryaa faqash cagdheer maxakataqaanaa diyaarad

  • @abdirisaq3730
    @abdirisaq3730 8 минут назад

    Cagdheer wataa waa ka fiise waxaad sheegay.

  • @ainachajama709
    @ainachajama709 5 часов назад

    Yaahuuuuuu yaaahuuuuuuu

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 4 часа назад

    Cagdheer uraaye

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 часа назад

      Muuse bayb saqiir cayaaraaya waaye kkķ
      Waxaa lagu qoslaa marka lasoo xasuusto ina adeerkii FAYSAL BOTAAN IYO 500 LAXAREYSTAY LAAKIIN REER SHIIQ ISAXAAQ CAY MALEH IYO CEEB MUUSE UUN BAA SAMEEYAY CEEBTAAS

  • @amounali640
    @amounali640 2 часа назад

    AL xassid maa afloxoo

  • @CabdiqaniXuseen-y8i
    @CabdiqaniXuseen-y8i 4 часа назад

    Waar hadalka aadledahay waa lagaa xisaabinayyaye iska aamu sxb dalka wuusocdaye❤ guul somaliland

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 5 часов назад +1

    Dee waa caadi diyaradihu waa lawada jidaa yaa miskiin

  • @GuuledAxmed-t4r
    @GuuledAxmed-t4r 2 часа назад

    Xaasid xaasid dhalay

  • @BoqorkasacadMuse-yw3iq
    @BoqorkasacadMuse-yw3iq 2 часа назад

    Ogaadeen diyaarad sharaxaad kabixinaya wlaalaahi waa qosal kkkkk

  • @MudaneFarmaajo-o2l
    @MudaneFarmaajo-o2l 3 часа назад

    Faqash fooqal faqash jaamac dacay dheere

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 Час назад

    Alle wad iga qosoly 😂😂

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 49 минут назад

    Ogaadanku waa kuwi aan kiraaney buudhiga madhan😂😂😂😂

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 4 часа назад

    War kuwan Reer badiya yaal waye kulaha jigjiga duqeyay ma u qabana Marka nina Somali ayu difacayay Nina wuxu Lee yahay Ethopia ayan difacaya marks Yaa somalisan cagdheer Caqli Ma Lahan wara horumarka Dadka walalahaga ah wa La tagera marina waxa ku xita diyarado waaween Abteey ku haya Reer badiye waxid

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 4 часа назад

    Kkkkkkllll marqaanland miyaa yiri diyaarad baan samaysanay ila qosla ila qosla Isaaq erlayn erlayn 😂😂😂😂😂😂🎉

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Час назад

    BADOW OGAADEEN AH DIYARADAHA DHAN WAA LA JII8DHAA MARKA MEELAHA LAHU XAR3YNUP IYOO MARKA LA DUULINAYO

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 часа назад

    Muuse waxaan ku ogeyn Libaax Dacayan oo Quful Lagu xiray uu fuulay
    ma waxaa Ku xigtay Diyaarad dacayan inuu Fuulo

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 4 часа назад

    Diyaaradaha Ayaanad waxba ka Aqoone diyaaradaha marka barkinka la dhigayo waa la jiidaa