Daawo Ugudanbeyntii Shirka Culimada Sh Usuuli Iyo Gabadh Sheekhada O Hadallo Adag O Xaqiiq Ah Sheegy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 16

  • @MizanSaeed-m6p
    @MizanSaeed-m6p 2 месяца назад +1

    Culimadu ha maran dhamaan gobolada somaliya dadkana heeshiis ha dhexdhigaan

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 месяца назад

    Allaha xifdiyo culumadeentah

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 2 месяца назад +1

    🎉mashaa Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď insh

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 месяца назад

    Ilaahay hakubarakeeyo sheekh

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 месяца назад

    Walaahi shiikh Usuuli si reermagaalnimo ah ayuu culumada madaxtooyada ka shaqeysa ugu dhammeeyey. Markuu yiri haddaad xaqqa qarisaan Dowladda camal aad tihiin. Afka Ilaaheey kaama gooyo

  • @MizanSaeed-m6p
    @MizanSaeed-m6p 2 месяца назад

    Rabo xafid somaliya min saylac ila raskaabuni

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 месяца назад

    sheekh usuuli qofkiikahoryimaad waahubaal qoom ayuu meelxu urabaa alle hanooxafido usuuli

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 месяца назад

    waa runteeda walahi always saasan dhaha

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 месяца назад

    Sheekh hadalkaada waa run.
    Lakin midbaan kala soo baxay ilaah waa la arkay iyo lama arkin taas wax lagu murmaba maha dad hore iyo kuwa maanta sababtoo qufka wax soo arkay waa rasuulka ma aha asxaabi iyo mid ka danbeey 2daba,marka rasuulka hadoow yiri waa arkau ilaahay waa aragyay,hadow dhahana ma arkin,ma arkin,marka ma rasuulkaa laga been sheegaa,asigoo ilaah arkay kii yiraahdo ma arkin rasuulkoow kubeen abuurtay,asigoo arkina kii yiraahdo waa lagu been abuurtay.
    Marka taas qufba rasuulka kubeen abuuranaayo mooye khilaaf culumo ma jiro,
    Ee waxaa jira been abuur rasuul.
    Sababtoo ah rasulka waa sheegay arintaas runteeda,
    Marka dadka iskiika been abuurta lkn rasuulka been abuuradkiis waa naar galoow asigaana noo sheegay. Walaahu aclam
    Wiil Hiraan

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 2 месяца назад

    Kuwan hadday culimo daacad yihiin xal ayey keeni lahaayeen

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 месяца назад

    Wadadaw isku taga o xasn sheikh u jeediya in u xilka iska dhiibo haddu diido habara, wayo kursiga baadil ayu ku yimi, wadanki iyo dadkiba halis ayey ku jiran

  • @Cabdala-z2d
    @Cabdala-z2d 2 месяца назад

    Hada san miyaad culima ku tihiin

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

    وقرن في بيوتكن ولاتبرجن تبرج الجاهلية الا ولى

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

    Dumarka Soomaalida rag waligood guri uma fadhiisan haddana waxay ku doodayaan in xuquuq ka maqan tahay iyagoo ka shidaal ka soo qaadanaya Reer Galbeedka. Dumar soomali oo guri joogto ah ma jirin.

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it 2 месяца назад

      Xaqiiq waxa ay ka dagaalamayan waa guri jooga waxa ogu sii daran hawshaan calanka u sida waa hoyoyinkii islaamihii waa weyna iyagaaba luminaya dhalinta qaasatan gabdhaha yar yar ukala fardhinaya galaabyada gaalada somaliduna kala dagaalamayan guurka xalaasha dagaal ayey kijiraanba yab

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 2 месяца назад

    Tasi waxay na dhaxal sisay iney wada dhiloban sidey raga dhinacs ugu xoqayen...