Xaqiiqooyin ku saabsan Tuunis | Dalkii bilaabay kacdoonkii Carabta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Tuunis | Dalkii horseeday kacdoonkii Carbeed
    Waa muuqaal kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka waliba si kooban.
    Fadlan Subscribe-gareey channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 178

  • @luisdmohpmon435
    @luisdmohpmon435 4 года назад +63

    Palestine 🇵🇸 noo sodiyaari zxp kaaas aan rabnaa inta rabto like saara u arko waa wadnka yuhuudu haysato

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 4 года назад +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      ciyaal

    • @hafsahussein1475
      @hafsahussein1475 4 года назад

      Haa ياريد( weynoo ahaanlaheed) walaalkeen hadaaa noosoodiyaariso shkrn

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 года назад +1

      @@faysayusuf3427 falastiin dal xur naqan doona jahil batahy mxa ku qosleysa

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 4 года назад +70

    Inta channelkan xiisaysa like
    Tanaad✌💓✌

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale6923 4 года назад +36

    Waligey 2 like MA helin wllyal igu sharfa xarfan hada tihin

  • @haykalbacood4671
    @haykalbacood4671 4 года назад +15

    Maanta aniga ugu horreya liketa haygala bakhaylin

  • @zakicade4863
    @zakicade4863 4 года назад +38

    Intii Soomaali nimo jecel like

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 4 года назад +9

    Masha allah sxb sare tanaaaaaaaaaaaaaaad iyo dhamaaaan sxbada waan salamayaa daafaha caaalamka

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +5

    Masha Allah Allah bro horay socod wacan insha Allah tanaad

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 года назад +6

    Sxb dalkeena somalia kasoo hadal pls waayo ma naqaan xitaa dalkeena inta dad ku nool iyo heerka uu ka joogo xaga dhul weynanta waxan jeclaan lahaa inaad next kasoo hadasho aniga iyo inta qurbaha ku dhashay aan ka daadnee thank you 🙏

  • @mahamedmaxamuud1487
    @mahamedmaxamuud1487 4 года назад +2

    Manshll Wllo tanaad ad iyo ada ayaad u mahadsantahay ee noosiiwada sxp

  • @ananzee638
    @ananzee638 4 года назад +2

    ogeysiis Barashada Luuqada English-ka ku baro qaab fudud nagu soo biir channelkeena inoo saar subscribe mahadsanid

  • @abdikarimtokyo3872
    @abdikarimtokyo3872 4 года назад +3

    Zxp codsigii aann kuuu diray waa ksugyaa waana Dalka qatar

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +7

    هذه شجرة تُؤْنِسُ أهلَها

  • @shucab9658
    @shucab9658 4 года назад +6

    Mshlh wll waad jumahadsantahay sida aad noola wadaagtid warbixinada dalalka caalamka

  • @yahyehassan3869
    @yahyehassan3869 4 года назад +2

    Tanks shaqo wcn

  • @bogashochannel5401
    @bogashochannel5401 4 года назад +7

    ❤insha allaah ❤

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 4 года назад +3

    Saytunta tunnisa waxa waxa qaata spain oo warshadysa siwalba wali maad aragteen sytun tunnisia soosarta

  • @sadaamqays9883
    @sadaamqays9883 4 года назад +2

    Hore u zoco #tanaad

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 4 года назад +2

    Tnx you bro hore usoco

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад +1

    Hagaag, horay usocda sxbyaal

  • @cadaani7587
    @cadaani7587 4 года назад +4

    JIR OO GOOG SXB #TANAAD❤❤👈👍🏻💯🖐

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 4 года назад +1

    Guulayso Tanaad
    Horumar wacan

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 4 года назад +2

    600.000 kun baa ku nool caasimadda #Tunisia Bosasaba ka dad badan

  • @mohamoha8400
    @mohamoha8400 4 года назад +3

    Zxp somalia kasheekey waa iga cudsi

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 года назад +1

    Amaasiiq yay gasha bal nomacneya

  • @hassanmohamedabdi4644
    @hassanmohamedabdi4644 4 года назад +1

    tanaad waa janalkeena inta igu raacsan like ii saara

  • @caamirmaxamuud4634
    @caamirmaxamuud4634 4 года назад +1

    Thanks pro

  • @jeeriyare8533
    @jeeriyare8533 4 года назад +3

    waa habenki igu horeysey ee aan Dawad0 23:12 pm

  • @abdi622
    @abdi622 4 года назад +2

    MaHadsanid 👍

  • @mohamedibrahimmohamed80
    @mohamedibrahimmohamed80 4 года назад +1

    Waxa ad tahy qof xirfad bdn
    Sxb keep going ever

  • @anascabdi4210
    @anascabdi4210 4 года назад +1

    Well job tanaad

  • @samatarqanciye3439
    @samatarqanciye3439 4 года назад +2

    Sxb waxad barnaamij kaso diyarisa qays saciid oo ah nin siwayn loo hadalhayo iyo dorashadi ka dhacday sanadka ee cajiibka ahayd

  • @mehlan3743
    @mehlan3743 4 года назад +1

    Masha allah tanaad 😘🌷👍🏻

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 года назад +1

    Guulayso sxb tanaad

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 4 года назад +1

    Baramish aan ka jeclahay ma jirto maanshallah waa mahadsan tahay

  • @ibraahimfarhaan9308
    @ibraahimfarhaan9308 4 года назад +3

    Horay usoco bro tanaad🖖🖖

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa 4 года назад +1

    thanks my brother

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 4 года назад +1

    Horay usocda team tanaad💯❤

  • @hanadishqih1190
    @hanadishqih1190 4 года назад +1

    Mai Fav channel✋

  • @hamuunmedia2721
    @hamuunmedia2721 4 года назад +1

    soo booqo chanelkena hilaal media oo nagu so biir kana daawo barnaamijyadii udanbeeday oo aan so galinay
    anago marwalba idin so gudbin doono dhacdooyinkii ugu layabka badnaa eka dhacay aduunkaan iyo tariiqyadii hore

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 4 года назад +1

    Kuma aadan soo qaadan taariikhda Tunisia madaxweynihii dhawan geeriyooday ee #Bayji #Qayyib #Assebsi

  • @damalproduction7864
    @damalproduction7864 4 года назад +1

    Masha Allah pro

  • @mahadali6429
    @mahadali6429 4 года назад

    Mashlh zxp warmar wacan waan uu ku tagarn zxp

  • @krshaka8560
    @krshaka8560 4 года назад +2

    الصومال بن الصومال الله يحفظك حبيبي

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 4 года назад +2

    Tanaad wllo waxad warbixin noga doonta sadex geeska barmuuda

  • @omarabdirahman6319
    @omarabdirahman6319 4 года назад +1

    Wll codkada fasiixa ah ilhy hku deesto
    #tanaad

  • @ayoubkey5276
    @ayoubkey5276 4 года назад +1

    Mashallah

  • @barreboss3699
    @barreboss3699 4 года назад

    Horay usoco walal kama caajisno warbixinnadaada wax ku oolka ah 🇸🇴❤💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤🇸🇴🇸🇴

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 года назад

    Walal tannad so gaali djibouti 🇩🇯 thank you

    • @maxamedcumar9124
      @maxamedcumar9124 4 года назад

      Djibouti🙋‍♂️🇩🇯🇩🇯👋
      salaan sare🇩🇯igu salan reer Djiboutie❤

  • @abdihakinhersi4856
    @abdihakinhersi4856 4 года назад +2

    Frist comment and views

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +10

    Tuunis waxaa kasoo jeedo Aniis showshaan

  • @abdallashow
    @abdallashow 4 года назад +3

    Wali Tunisia somaliya ayaa kaweyn

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад

      Abdalla Show
      Kana dad badan waa 12 million

    • @abdallashow
      @abdallashow 4 года назад

      @@amirabukar2913 masha Allah
      Wadan wanagsan Alle inagu arsaaqay blse kuwii ka fa'iideysta alle hanaga dhigo

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +1

      Abdalla Show
      Amen yaa rapi wll qaali ❤️🩸🇸🇴❤️

    • @maxamedcumar9124
      @maxamedcumar9124 4 года назад +1

      SOMALIA❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 года назад

      @@abdallashow qabil heysaan mxey tareysa wenanteda somalia

  • @وسطيمسلم
    @وسطيمسلم 4 года назад +1

    Walakey tannadchanal .
    Waxaan kaa codsanaa inaad tariiqda aqriskeeda ku dadaasho kanaalkaada waa mashallah hadii aan ka eegno xaga codka iyo muuqaalka iyo macluumaadka guud iyo muntaajka guud ahan .
    Laakin waad inaa ogaatid in macluumadka laga qaadahaayo intarnetka oo english ah lamid ma ahan heerka oo gaarsiisanyahay chanaalkaada .

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Год назад

    Mahadsanid brother

  • @maxamuudmawelo7658
    @maxamuudmawelo7658 4 года назад +1

    Waad mahadsanthy wll tanaad chanel waxaan kaa codsanaynaa inaad waxbarashada dalkaas tunis iyo dalalka kaleba aad noosoo diyaariso adoo ka duulaya passporka lagu tegeyo qimaha lagu tegeyo qiimaha waxbarashada cafimadka nolosha dalkaa iyo maciishada dalka lagu noolaan karo bishii mahadsanid wll

  • @bogashochannel5401
    @bogashochannel5401 4 года назад +2

    Wll ka hadal dalka Seychelles

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 года назад +1

    TANAAD MAHADSNID MY BRO WAXDTHY QOF WANGSAN SABABTO AH WAXAN KA FAAIDNAY WAX BADAN WAXAN KU RAJEYNYA GUUUL DHEER IYO NOLAL WANGSANBA WALALKAYOW

  • @subayd4870
    @subayd4870 4 года назад

    Zomliland soo daa tarikhdeda zxp cod baad hayzaa masha aalha

  • @faatimacabdi107
    @faatimacabdi107 3 года назад +1

    Mahadsanid

  • @adoomadaalle6733
    @adoomadaalle6733 4 года назад

    Shukran ustaad ku faana 100 kiiba 100

  • @qarocuun157
    @qarocuun157 2 года назад

    Masha Allah Tanaad

  • @abdirahman123said8
    @abdirahman123said8 4 года назад +1

    asxapta liketa

  • @zakarieabdukadirmohamed6187
    @zakarieabdukadirmohamed6187 4 года назад

    keep going tanaad

  • @sadiiqismacil7520
    @sadiiqismacil7520 Год назад

    Thanks teacher

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY 4 года назад +1

    Barnaamijkaan xoga dalalka aadban uladhacay .
    #Mahadsanit
    #ESG

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 4 года назад +1

    Zhp bukina faso kaso hdal ado mahadsan

  • @reallife7665
    @reallife7665 4 года назад

    Waa Channel Ka Kaliya Aan marwalba daawado

  • @ibraahimaxmed2791
    @ibraahimaxmed2791 4 года назад

    Pro waxaandoonaynaa warbaxin ku saabsan dalka canada 🇨🇦 🇨🇦 🇨🇦thanks 🇨🇦

  • @camaaniqawrax2623
    @camaaniqawrax2623 4 года назад +1

    ONE

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 4 года назад +1

    Tanaad waad socaty broh sanad ka cusub 100k gaadhysaa in sha allh

  • @chavitube3229
    @chavitube3229 4 года назад

    Waa meel aan meel ahay aniga joga tunis gar ahan sfax

    • @exmayor5039
      @exmayor5039 3 года назад

      War Sxb hadaad available Tahy Mel aan kala xiriiro isheg

  • @shariifcabdinuur1119
    @shariifcabdinuur1119 4 года назад

    Wll xog kusaabsan wadanka
    Algeria

  • @ccasiismaxamed4273
    @ccasiismaxamed4273 2 года назад

    Lagand Aziiz

  • @Hiigsameshorts
    @Hiigsameshorts 4 года назад +1

    Masha Allah Alle ha kuu siyaadiyo

  • @ayoubkey5276
    @ayoubkey5276 4 года назад

    Keep going

  • @saedali5183
    @saedali5183 4 года назад +3

    Sxb western sahara noogu xiji insha Allah.

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 4 года назад

      Maha dal western sahara❌
      ee waa marocco

    • @saedali5183
      @saedali5183 4 года назад

      @@faysayusuf3427 waa dal madax banaan bro

    • @saedali5183
      @saedali5183 4 года назад

      Google map ka waa ka fiirin kartaa

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 года назад

    Szb tanaad waxaad ku caambaxday taariikhda dalalka calamka waxba ha kabadalin barnaamij yadaada sxb

  • @warsamemohamedelmi5875
    @warsamemohamedelmi5875 4 года назад

    Italia iyo portigal Wllo

  • @mahamedmuller7334
    @mahamedmuller7334 4 года назад

    Noolow intay nololi jirtoh

  • @ibrahimaadancali4674
    @ibrahimaadancali4674 4 года назад

    Mazh Allah

  • @Mascuud
    @Mascuud 4 года назад +3

    Ku dar waa nin Markuu hadlaayo Ku hadlo lahjad fusxada ah

  • @abdifatahahmed1husein78
    @abdifatahahmed1husein78 4 года назад +1

    Somalida ayaba kabadan kuwan

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 года назад

      somali badn neeteda mxa laga dhaxley qabil iyo is fuuq nidaam la aan dadka wey isku xiran yhiin

  • @abdinazirbulshaawi7217
    @abdinazirbulshaawi7217 4 года назад

    sxb kasoo hadal south africa

  • @abuyussuf1167
    @abuyussuf1167 4 года назад

    Sxb adoo mhdsn talyaniga nogasoodiyari barnamij

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад

    Allaahu akbar

  • @mahdiyamohamed6258
    @mahdiyamohamed6258 4 года назад +1

    Madxweynahaz oo kle ayey u baahan yihiin somalida ee aan hysan passport ay wadankaga kaga baxan marky wax qasaan

  • @dheemanmire8887
    @dheemanmire8887 4 года назад

    Barnaamijka kuxiga kasoodiyaari Togo

  • @newlifemedia7118
    @newlifemedia7118 4 года назад

    Asc walal waxan kuwaydiina jaziirada socotra macluumaad kusaabsan

  • @ikransaed3314
    @ikransaed3314 Год назад

    Baafin qof tunsia jooga 😩Hadu jiro pls ila soo xidhiidh

  • @caamirmaxamuud4634
    @caamirmaxamuud4634 4 года назад

    Masha ALAH

  • @saciidaxalane8044
    @saciidaxalane8044 4 года назад

    Asc waad mahadsantahay kasoo hadl amaaziq

  • @abdulltimocade4543
    @abdulltimocade4543 4 года назад

    Shp kasoo hadal dalkena hooyo 🙏

  • @fadalmedia5570
    @fadalmedia5570 4 года назад

    sxb ani video gan comment gaygu kuma saab sana ee waa codsi waxan channel ka ka cod sanayaa in ay video nooga soo diyariyo triangle ka barmuda haday suuro gal thy thnsk

  • @hafsahussein1475
    @hafsahussein1475 4 года назад

    Wadankaan wxaa kapuuxo شعر (abwaano) oo gabayadooda aaad ufiicnaayeen waxAna kamid ah abwaanka casriga cusub oo cunsuriyada ladagaalamo oo madowga ah dhalanyaradana ah انيس شوشان (Aniis shuushaan)

  • @henhoa7357
    @henhoa7357 4 года назад

    #Tanaaad #bro #Wixii Baad #FahaNsataY -😁🤔🤔

  • @mohamedgaatamow638
    @mohamedgaatamow638 4 года назад +1

    maxaweynaha ugu runta badnaa waye maxaa yelay waxo yiri angi idin sirimayo hadan irahdo waxas ayaa qabanayaa oo anqaba wayo marakale aye igajarantahay

  • @kabtanaabaska9370
    @kabtanaabaska9370 4 года назад

    ustadii waxaan Rabaa inan Fajmo Amaa siiq inbadan ayuu igu soo lalabtey Jadii eey surto gal tahey inaad Video nooga soo diyariso

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад

      Muuqaal ku saabsan ayaa channel-ka ku jira

  • @CIILTIRE_3C
    @CIILTIRE_3C 3 года назад +1

    🇹🇳

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan8008 4 года назад

    #Tunisia

  • @Macalumad
    @Macalumad 7 месяцев назад

    Tunisia iyo Algeria carabnimadoda macamin sanii bo ..

  • @taariikhtataariikhta6651
    @taariikhtataariikhta6651 4 года назад

    Fadlan like