Dowlad Carbeed oo aadan Waligaa Maqal ! Saxaraha Galbeed !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 ноя 2024
  • Waligaa ma maqashay dowlad carbeedoo lagu magacaabo jamhuuriyada saxaraha calankeeduna sidaan yahay .
    dowlad xubin ka ahan midowga afrika macquul waliba tobaneeyo dowlad aqoonsanyihiin lkn marooko u aragto qayb dhulkeeda kamid ah , ciddii aqoonsataana ay xiriirka u jarayso , qadiyad keentay in 1982 ilaa mardhow marooko xiriirka ujarto midowga afrika kadib aqoonsiga midowga afrika jabhada bulisaariyo ee saxarah
    midaan waa marooko , midaana waa saxaraha galbeed , midaana waa mapka ay maroko aqoonsantahay in saxaruhu kamid yahay dalkeeda
    Isbuucaan dalka tunis waxaa ka dhacay shir wadamada afrika iyo japan u dhaxeeyay .
    dalka marooko wuu diiday in uu ka qayb galo shirkaas ama wuu ka laabatay hadii aan si sax ah u cabirno wuxuuna u yeertay safiirka u fadhiyo tuunis sabab
    sababtu waa muuqaalkaan : markuu qay saciidka tuunis soo dhaweeyay hogaamiyaha jabhada boolisaaryo ee saxaraha matalayso ibraahim ghaali asagoo ula dhaqmaayo sida madaxweyne dal madaxbanaan arrin ka xanaajiyay marooko .
    Qadiyada saxaraha waa mid xasaasi ah dhiig badana ku daatay dhiig dad muslimiin walaal ah muritaaniya marooko jazaair iyo jabhada bolisaryo ee saxaraha matalayso .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1 тыс.

  • @Abdullahi8735
    @Abdullahi8735 2 года назад +85

    Hadal afkaaga kasoo baxa waxaa ugu wanaagsan Saliga nebiga Scw 🖤🕋

  • @abuhamidmedia67
    @abuhamidmedia67 2 года назад +45

    The best person ever, the most Knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet Muhammed SCW ❤️❤️💯🕋

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +102

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @shamsudiin6500
      @shamsudiin6500 2 года назад

      Asc

    • @ibrahimmahad5283
      @ibrahimmahad5283 2 года назад +4

      Nabiga like hakuraadsan neefyahow

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 2 года назад

      Wa marki labad manta an comment ad ledahay an arko

    • @mustafmascuud5095
      @mustafmascuud5095 2 года назад +1

      @@ibrahimmahad5283 like iisaar kuma dhihin afka wa uga salin karta adigo like saarin

    • @mohamudsiyaad8133
      @mohamudsiyaad8133 2 года назад

      wll lkn wajigaaga ma na tusisid

  • @maxamadali336
    @maxamadali336 2 года назад +18

    Shaqsiga uku fiicnaa ukuna karaama badnaa wuxuu ahaa NABI MUHAMED SCW ♥️♥️♥️
    LOVE SAAR HADAA JECESHAY NABIGA SCW♥️♥️♥️♥️

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 2 года назад +40

    Saaxiib SOMALILAND cududeeda ku soo cishatay ee lagama haysato

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 2 года назад +23

    The best person ever most knowledgeable, and the most shy of all has allah created Prophet is Muhammad صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤❤
    .........touch

  • @7june2024
    @7june2024 2 года назад +102

    Somalilanders ismujiyah🤞
    Somaliland somali wayn ayay kamidtahay lkn somalia 🇸🇴 waxba inagama khuseyan inaka 💯

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 2 года назад +19

      jamhuuriyada barakaysan 🇭🇺 ee Somaliland ha waarto

    • @mustafamohamedhussein3443
      @mustafamohamedhussein3443 2 года назад +10

      Ha waarto Somaliland, ha jabo cadawgeenu sida lagu yaqaan…

    • @muqtaaradenkhalil7385
      @muqtaaradenkhalil7385 2 года назад

      Hoolo laxayaha usheeg

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 2 года назад +9

      maangaabka iyo waxma garatadu ha iska buuqaan somalia waa mid
      anoo beeesha mulkilaayaasha hargaisa ka ah ayaa sidaa leh 🇸🇴

    • @muqtaaradenkhalil7385
      @muqtaaradenkhalil7385 2 года назад +1

      @@omerovali4725 the legend

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 года назад +20

    Afar waa afar : Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali ; Nacaybku waa olol; Nabsigu waa qaraar. ❤️🙏🖇

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 2 года назад +7

    Ma ogtahay sida ay diinta islam ku qalbigada iyo caqiidadada ugu waynthy in qof waliba meesha uu ku dhashey ku dhaarto wax kalena aan laga dhaadhicin karin tusaale aniga Somalilander nimadu aad ayay iigu waynthy waayo waan ku dhex dhashay mana ogolaanayo midow lala midoobo Somalia!!
    Qadiyada Somaliland ixtiram fadlan

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 2 года назад

      Adi respect ur self Ilaahey ku dhaaro cilmi ma lihidin iyo aqoon🤮

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 года назад

      Anigu nin reer SOOL ah baan ahay midnimada Somalia baan jeclahay mana rabo In Somalia qabiil yar kala gooyo
      Ma dadkaa ka fiican tahay

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +20

    Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤

  • @عبداللهشيخبيحي
    @عبداللهشيخبيحي 2 года назад +56

    Cumarow respect ayaan kuu hayna balse dalkayaga ka daa adiyadda iyo waxaad ka sheegayso marar badana waad soo celcelisaa, e maxay tahay dhibaatadaada walaal 🙂

    • @shaficiabokor3606
      @shaficiabokor3606 2 года назад +1

      Waa cunsuri

    • @MrAhmedyaasiin
      @MrAhmedyaasiin 2 года назад +9

      Ninkan caloosha ayuu ka neceb yahay somaliland wuxuu iska indha tirayaa heshiiska dhan ee ay kuwada joogaan Africa ee ah inaan labadali Karin xuduudihii gumaysigu dhigay 1884 isagay utaalaa kolayto cadaawad wuu nagashaday

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 года назад +1

      @@MrAhmedyaasiin
      Heshiiskaas xaggee ka dhacay, maloo dhamaa!

    • @ayanabadirahman9240
      @ayanabadirahman9240 2 года назад +2

      @@ahmedqumbe3644 malaha wa wax ee soxariqeen jahwareerland

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 2 года назад +1

      @@MrAhmedyaasiin shaqsiyad liidata oo daciif ah hadaad ku dhaqmeyso wuxu gumeysi kuu sheegay

  • @Weber6656
    @Weber6656 2 года назад +24

    Just cinwaanka uun badal ustaad that is the problem.
    Talo: marba hadii ad arrimaha somalida ka hadlayzid ka fogow in hadal kaga laga dareemo wax dadku ay ku kala qaybsan yihin in aad mid tagetid ama uu fikir kagu u dhinac u bato. Waa sax aragtidaada waad dhibn karta balze ha noqoto aragti respect siinaysa labada dhinacba.
    ~ thanks 🙂

    • @newssport5017
      @newssport5017 2 года назад

      Sax wuu beday imika

    • @muzcapapdirashiid7390
      @muzcapapdirashiid7390 2 года назад

      Waxa ay dadku ku kala go'ayaan ma waxaa ah in somalia la kala qeybiyo

    • @guurejaamac6628
      @guurejaamac6628 2 года назад

      @@muzcapapdirashiid7390 soomaliya midaysan ka hadlaysa ee jirta waate zhpow matan kun ka maamul goboleed leh ee maalintii la doono kenyati duqaynayan ?

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 2 года назад

      Waa qaldantahay qofka xuriyad leeyahay hormarkana waxa so gaarsiyey dad fiican ee adi OO cuqdad ku heesa maso gaarsin

    • @muzcapapdirashiid7390
      @muzcapapdirashiid7390 2 года назад

      @@wewonwm7349 Somalia 🇸🇴☝❤

  • @abdiraxmanaxmed2657
    @abdiraxmanaxmed2657 2 года назад +17

    Soomaaliland zhp haku xiiqin ragba utashaday guul jumhuuriyada barakeysa insha allaah guul ku waar insha allaah soomaaliland insha allaah

    • @mohamethdeeqsi9455
      @mohamethdeeqsi9455 2 года назад

      Wlal marka XaQiQDa in la tujiyo lo bahan yahay Wa ina dhagesata swabto ah Sharudaha Dal lagu noqdo ilen mabuxinine waliga ina dhagesato wxa dhabta jira isku day si dhabaha Saxda ah ugu wecan

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 года назад

      Cuqddo bal inay downlad Hadiin noqoto

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 года назад +23

    Wcs legend ❤️ HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO legend 700k is coming soon insha Allah ❤️keep going channelka ogansho ❤️

  • @NXTDoctor
    @NXTDoctor 2 года назад +43

    somaliland / somalia /somaliweyn/somali?
    dadku waa soomaali, guumeyataha kahor majirin dawlad ina midaysa,
    somaliland : magac ama maamul la bilaamatay waqtigii gumeystaha ,
    somalia : magac ama maamul la bilaabmatay gumeystaha idna
    soomaali : waa dad wadaaga magac dhul iyo diin.
    somaliweyn : fikrad ah midaynta dhulka soomaalidu degta dhamaan.
    ugudambayn
    somalia ma aha somaliland
    somaliland ma aha somalia
    umada soomaaliyeed : ma aha somalia iyo somaliland oo keli ah

    • @theoptomisticboy6299
      @theoptomisticboy6299 2 года назад +2

      Aa ku saxo magaca Somalia xiliga Gumeystaha ma bilaabmin..horay bee u jirtay...Somaliland ayee ayaga bilaben oo ah italian somaliland(Konfur) iyo Brittish somaliland( waqooyi)....1 qabiil aye waxe go'ansaden ine dal noqdan waxena baxsadeen Somaliland

    • @cabdiphataaxdiirane
      @cabdiphataaxdiirane 2 года назад +4

      Afkaaga caano lagu qabay magacyo la khaldi jiray ayaad cadaysay

    • @NXTDoctor
      @NXTDoctor 2 года назад +3

      @@theoptomisticboy6299 anigu somaliland waxan usoo gaabsaday
      british somaliland , somalia usoo gaabsaday somalia italiana, adigu cadee wara aad sheegeyso

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 года назад +2

      @@theoptomisticboy6299 han si fudud wax kuu tuso ma ii sheegi kartaa taarikhda goortii somalia gumaysiga ku bilawday...

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 2 года назад +70

    Soomaliland waanu ku hoos dhalanay insha allh kuwa aanu dhalidoonana waxay aamin sanaan doonan waxaanu nahay 💚🤍❤️ Omar inshaarow Xaqiiqada qadhaadhna waatan

    • @inasaed1256
      @inasaed1256 2 года назад +5

      Waxa aan waxba laga badali karin wixi cuqdad haysana ana wasna

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 2 года назад +5

      @@inasaed1256 wixii cuqdad qaba Waynu buufinayna

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 года назад +4

      @@talasameabdihasan4343 waliba qoorta ka jaraynaa walahi wligodba hyska cuqdad taahaan mar hdny cagaha so dhigi karin ma afqdhmuun bay wx ngaga qdi krn nijaasta aanu iska mydhny 1988kii waa somalia iyo cidksto daba-dhilif u ah , simple as that

    • @اقبالعبدالرحمن-ص9د
      @اقبالعبدالرحمن-ص9د 2 года назад

      @@libaaxasomaliland1066 Doqonow kuwii kulay qoorta ka jarnay 😂🤮

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 года назад

      😅😅😅maxed ben iska dhadhicisaya dhowr sano danbe ma si jiri doontay

  • @no____name6312
    @no____name6312 2 года назад +39

    Somaliland inay ka Da weyn tahay somalia wad og tahay Cumarow Qadiyadada somalia maku Qadatay manta

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo 2 года назад

      Maxeyka weyntahay

    • @no____name6312
      @no____name6312 2 года назад

      @@Faisalfemo jirtanka Dowlad nimo

    • @guuleedmohamed3802
      @guuleedmohamed3802 2 года назад +1

      @@Faisalfemo aamu aduu jaahilyuhu dhakada weyni dalkiinii ayaa burbura markaasaad dad tashday ku wareegeysaane

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo 2 года назад

      @@guuleedmohamed3802 ma diidani in uu dalkeygii bur burey waana qadarta alle lkn hadii uu caalamku ku aqoonsado calanmaagana la aqoomsado ma anaa kuu diidi kara inaa dowlda madax banaan tahay

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 2 года назад

      Somaliland way ka Da tahay Somalia, sidee؟؟.

  • @mednour5531
    @mednour5531 2 года назад +6

    Somali bilaa abaal
    Goobti ugu horeysa xornimo Lagaga dhawaqay Hargeisa
    Xitaa dadka caqliga usaaxiibka sidan oo kale ayay uga xun yihiin Somaliland
    Omar inshar waxaa ku fiicanyahay inaan dhagaysigiisa iyo ku xirnaanshihiisa iska dhaafo
    Sababtoo ah wax ixtiraama nooma muujin hadaanu nahay Somaliland

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 года назад

      idinkoo ISAAQLAND ah dheh haku hadlin afka reer Woqooyi

  • @abdirahmankaamildhamal7356
    @abdirahmankaamildhamal7356 2 года назад +61

    Adeer gacaliye Somaliland oo aad qoraalkaga ku soo qadatay iyo maxa iska galay jamuriyada Saxaraha......Somaliland waa dal madax banaan haku mashquulin..💚💭❤

    • @munocadeey3701
      @munocadeey3701 2 года назад +13

      Aduunka Hadaad Dhex waregto oo Aad Qayliso oo calanka Somaliland aad Wadato Kuma dhahayaan Waa wadan ee somaliya Ayey katirsan tahy Ayaa lagu dhihi Ee wiilka Ra igiisu

    • @kediyemedia6353
      @kediyemedia6353 2 года назад +1

      Xaqiiq

    • @thepearlofindianocean
      @thepearlofindianocean 2 года назад +8

      30 Sano oo riyo been ah kama kacdiin miyaa

    • @_afardhaan8250
      @_afardhaan8250 2 года назад +4

      @@munocadeey3701 naaa dhakh walba somlilnd bsrsty

    • @roodaaadan1171
      @roodaaadan1171 2 года назад +3

      @@munocadeey3701 aduunkaad sheegaysid utag oo kaalay na khasab

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 2 года назад +6

    Comments badan waa aqriyey OMAR INSHAR xaqiiiq waxaa eh in dadka ay dhibeyso Runta ! Manta meesha aan joogno ay tahay meeshii uunala rabay Gumeystaha in aan mid mid u go ,no mar dhawaeed neh waxan arkayey DAD DHAHAAYO manta WA malentenii iyagoo u dababdagayo maalin qabiileeed ❣️✌️

  • @ibraahimnorali6196
    @ibraahimnorali6196 2 года назад +6

    Kusali nabigeena maxamed scw❤️

  • @short______vedios
    @short______vedios 2 года назад +1

    Ustaaad malinka bilabay ina chanalka ogansho dawdo baa update noqday inta kle horeysay wxpa kala ma ogeyn respect for ever 🥰

  • @zakikp2893
    @zakikp2893 2 года назад +15

    KU SALIYA NABIGA SCW🤍❤️🤍❤️..👍

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 2 года назад +3

    Masha allaah cumar gumaysigu waa ibtilo aduunka kharibay waa wax aydhigteen inta aduunka lajoogo waana laga jaridoonaa umadahaa aykala irdheeyen waxase kasiidaran dadka xalaamad ama xad kadhigta xariiq gumaysi jeexay yaarabi

  • @jiirotube5624
    @jiirotube5624 2 года назад +4

    King of somali youtube

  • @nimanali2107
    @nimanali2107 2 года назад +2

    أللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.......

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 года назад +31

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD SCW❤❤❤♠♠

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 2 года назад +60

    Waad qiimo dhacday wlhi Omar inshaaroow 😳 Sidan kuuma fiicnee nio dib usoo noqo Sharaftaada ayuunbaa Ku lumaysa 🙄 Somaliland 💚🤍❤️ miyayna ahayn meeshii Shalay lagugu soo dhaweeyay markaad tagtay 🤔

    • @sakicawil1461
      @sakicawil1461 2 года назад

      Usheega qofka

    • @aduurbest15
      @aduurbest15 2 года назад +6

      Qofkastoo somali ah meesha af somali lagag hadlo waa dhulkiisi
      Adeer
      Abti
      Eedo
      Habayar
      Awoowe
      Ayeey xidid qaraabo dadku waa wada faamil qofkastoo somali ah

    • @sahraabdi1152
      @sahraabdi1152 2 года назад +6

      @@aduurbest15 bal car mar danbe cag ha so saaro somaliland

    • @inasaed1256
      @inasaed1256 2 года назад +1

      Anaga wasna wixii cuqdadysan shikh ba ha noqde

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 2 года назад +1

      @@aduurbest15 marka inaad cayda ma saxba 😳 Wlee abaalka soomalidu waa sida sunta hargaha oo kale

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 2 года назад +17

    Waan yaabay cawada comments markaan aqriyay dadka dhahaya inshaaroow waa sharaf bayshay bal masharafta adinkaa haayo waayaabee wllhi marna waan ku qoslay .
    Fikirkiisa ayuu ka hadlay waana waaqica qaraar🙈. Hadysan ku cajibinin xitaa fikirkaaga kadhiibo lkn sharftaada way....... iyo wixii lamida waa caqli yari wllhi🙄🥱

  • @ismailmataan5106
    @ismailmataan5106 2 года назад +2

    Malmihii ugu danbeeyay wad sii badhasuqaysa apti

  • @bumfuzzle2217
    @bumfuzzle2217 2 года назад +43

    somaliland camal aan ahayn ma haysid miyaa horta 😅😅😅

  • @mahamoudali
    @mahamoudali 2 года назад

    Jazzaakallaahu khayran kasiiraa

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 2 года назад +18

    jooji omar waxaan ixtiraam uma reer somaliland ee ku daawata

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 2 года назад +37

    Somaliland 90% dhulkeeda iyada ayaa gacanta ku haysa taa ku biyo cab master ogaansho 👍🏻

    • @Enjoy-tom
      @Enjoy-tom 2 года назад +10

      zxp 90% maaha ee waa 100%

    • @muzcapapdirashiid7390
      @muzcapapdirashiid7390 2 года назад +1

      Wax kasta oo Gobolada waqooyi imaada xaga bada iyo hawadaba somalia ayaa maamusho xamar ayaana laga maamulaa

    • @Enjoy-tom
      @Enjoy-tom 2 года назад +1

      @@muzcapapdirashiid7390 zxp afkan miyaanad wax ku cunayn 4 nin oo hotel galay ayaad iska celin kari waydeen markaas ayaad military gii soomaaliland uwacdeen ma idinkaah hawo maamuli karah
      afkaagah waxa ka soo baxayah ka war hay

    • @Enjoy-tom
      @Enjoy-tom 2 года назад

      @@bile-25 aabaah kii sameeyay ayaa soomaaliland sameeyay

    • @mubarakahmed3839
      @mubarakahmed3839 2 года назад +2

      reer somaliland subscribe hkla laabtan munafaqan somalinmda iyo calanka sheydanka caabuda

  • @sidiiqcali6032
    @sidiiqcali6032 2 года назад +78

    Ujedadadu waa sheko kusocota somaliland lakin ada ku bixi 🤲 insha allah meel kale ayanad ka helli adeer macane cunsuri cadiya ayad ahayd shaw nio " isku dhajinta qof aan kurabin ada kudali ader ???

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 года назад +3

      👍

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 2 года назад +4

      Awdal and ssc our people

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 года назад +2

      @@Chanel_1-0ne car qaata hada kuma dhacdaan😂😎

    • @KaatunTube
      @KaatunTube 2 года назад +7

      Aduunyo war ma fikiradan qaldan ee aan waxba ka jirin dadka aaminsan bad ka mid tahay
      SOMALILAND WAA QAYB KAMIDA SOMALIA DIID AMA YEEL SANKA AYEY KAGA TOLAN TAHAY MA JIRTO DAD WALALO AH OO LA KALA GOYNAYO XILI ADUUNKI ISXULUFAYSI KA SOCDO

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 года назад +8

      @@KaatunTube balse hadii aan kala go rabno anaga kuma tolnin somaliya doorashada anagaa leh sababtoo ah midawgiiba anagaa dhisnay imikana waxan rabnaa inaan soo ceshano ictiraafkayagii 1960 iyo waxan ahayn xiligaa oon idinka dartiin u luminay, ictiraafna waan haysanaa hada dalal dunida ka mida rumayso ama ha rumaysanina reer xamarow dagaal aan ka ahaynna laguma celin karo somaliland😂😎 waxna celinayaa ma jiraan sababtoo ah we have the ability aan cid walba ooga hortagi karno this is the reallity

  • @QueenHido
    @QueenHido 2 года назад

    Masha Allah very good knowledgeable , i am really glad to find your channel

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 2 года назад +34

    Cumar inshaar 2016 ila hadaan kugu xiranahay waxa aan dareema marka aad ka hadlayso Somaliland . Cunfi iyo cunsiriyad xumo aad u gaysanayso . Mida kale fikirkaaga waad sheegi karta balse waaqica xaqiiqada haqarin

    • @kingsiri7421
      @kingsiri7421 2 года назад

      runtu dadka way gubtaa

    • @somaliyajiibiilaysomaliyaj1282
      @somaliyajiibiilaysomaliyaj1282 2 года назад +3

      Wll niinkan saxaraha ka shekeynayo ma ogo in dad somali ah oo 4 sano lagu xasuqayo itobiya dhulkogina la qatay ruunta u shega qofka ka daya ka bad badiiska

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 2 года назад

      Runta dadka wey gubtaa

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад

    Cumarow waanu ku ixtiraana fadlan haso dhex gelin siyaasad waxaa tahay somali RUclipsr marka dadka u dhaxay fadlan 💖

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 2 года назад +4

    Somaliland ayada oo miirkeeda taam yahay ayeey nala midowday lkn ma heeyno meel Western sahara kula midowday marroco
    Waa marka aan ka hadalno xuduudki kufaarta reer yurub jeexday

  • @sultaanomar
    @sultaanomar 2 года назад +2

    Sxb walal cumar inshaar waxaad inoo soogudbi saa barnaamijyadii aad Soo gudbin jirtay ee kusaabsanaa hawada sare thanks 👍

  • @cismaanawmuse9772
    @cismaanawmuse9772 2 года назад +28

    Insha Allah Somalilaan waa la aqoonsanayaa.

    • @ramlamohamed6196
      @ramlamohamed6196 2 года назад +2

      Subxanallah kala go'sanaanta wax fiican ma aha insha allah somaliya way heshiin doonaan

    • @cabdifataxmursal3440
      @cabdifataxmursal3440 2 года назад +2

      insha allah inla aqoonsado waa rajaynaynaa

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 года назад

      Waligeed la aqoonsan maayo inshallah ilaahaw aaan la aqoonsan Aaamin Aaaamiin

  • @bilexaaji3678
    @bilexaaji3678 2 года назад

    Masha allah mahadsanid bro

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 2 года назад +33

    Somaliland baan ku dhashay waligayba calanka Somaliland ku hoosnoola
    Markaa dadkii ku abaal dhacay ayaa ku leh Somaliland cuqdad bay qabtaa caqligaasi waa ka munaafaq nimada😬

    • @saadoali4444
      @saadoali4444 2 года назад

      Somalia iyo somaliland waa hal dowlad gaalada ayaa dhaxdeena dhigay cadaawad insha allah waa midoowi donaa waliba anaga qeyba qeyba kla eheen somali weyna

    • @wahiibcade1043
      @wahiibcade1043 2 года назад +1

      @@saadoali4444 Somaliland 5shanta Somali ayey ka mid tahay .intaanad Somaliland Soo hadal qaadin sadexda kale ee Somali ma haysaa🤨 adigiiba toban maamul yeeeshe

    • @saadoali4444
      @saadoali4444 2 года назад

      @@wahiibcade1043 3 kale iyo towanka maamul waa wax cadowga nooga faaiday insha allah waxaa rajaynaa inta dhiman inaa arko Somalia mid ah

    • @saadoali4444
      @saadoali4444 2 года назад

      @@wahiibcade1043 Somaliland mexee faaiday 30 sano ee xuriyad ee sheegtan muqdisho dagaal ka socday 30 sano ka badan iyo hargayso waa isku mid wadajir wixii lagu waaye tafaararuq laguma helaayo

    • @wahiibcade1043
      @wahiibcade1043 2 года назад

      @@saadoali4444 waxay FAA'iday cid walba wey aragtaa .mida kale Yaa ku idhi wey siman yiin Somaliland iyo somalia
      Adigiiba amizom kaa ilaalisaa alshabab markaasad ku leedahy weynu simanahay .
      Orodoo dhulkaaga nabada ka dhigo
      Somaliland mid Soo noqonaysaa maaha

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 года назад

    waan amaahinay way farxeen, waan waydiinay way cadhooden, waan ka amusnay way iloobeen.

  • @Naamir03
    @Naamir03 2 года назад +3

    Omer insharow Haaye Somaliland sibad ugu soo fadhidaa de, Orod Somalia qaraxeeda Ka sheekee🙌🙄

  • @abubakar_jimcle877
    @abubakar_jimcle877 2 года назад

    Omar inshr Waxa akutageero.? waa wax la hubo oonosoo gudbiyaa . Thank you brother Omar Inshar

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 2 года назад +5

    Qadiyadda Somaliland waa mid aan kalaabasho laheyn ee haku xiiqina guul jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 года назад

      Somalinad oo dhan iskuma racsana inay ka goan somalia sida gobalada awdal iyo sool 3 gobol oo reer gar ah dego dowlad ma noqon karan

    • @xikmaawi2326
      @xikmaawi2326 2 года назад

      Mee passpordka😂

    • @roodaaadan1171
      @roodaaadan1171 2 года назад

      @@ahmedjamac8421 haday noqoto maxd samyni ma indhahaad waxkaga jari taada ku mashquul

    • @roodaaadan1171
      @roodaaadan1171 2 года назад

      @@xikmaawi2326passportbad qiilkadhigatan waanu gaadhi heer aan kaayaga meelkasta kaga degno.samraa sadkii waa helaa

  • @Demohmed_28
    @Demohmed_28 2 года назад +2

    أخي عمر انشار dadkan waaxey raban iney kudacayedeyan lkn udul qado wll Omar inshar ❣اسطوره ❣

  • @YaxyeGacal
    @YaxyeGacal 2 года назад +3

    Somaliland is one of the regions of somalia everyone knows that. Mr Omar thanks🙏

  • @YUSUF-hb2ox
    @YUSUF-hb2ox 2 года назад

    Mahadsanid

  • @sadaqbashir3984
    @sadaqbashir3984 2 года назад +21

    Golden voice ✨ 💛 👌

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +44

    jamhuuriyada Somaliland 🇭🇺
    iyo
    jamhuuriyada Saxaraha waa laba wadan oo aad isu shabaha

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo 2 года назад +3

      Calankaan kii Somaliland miyaa

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 2 года назад +1

      Qac qac big legend halkii ku gadhaysanasaa pharmacy alxamdulahi

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 2 года назад +1

      @@Faisalfemo
      Haa wakii jamhuuriyada barakaysan

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 2 года назад +2

      @@maalmochannel4835
      Haamud pharmacy dheh kkkkkkk

    • @abdallatiger9987
      @abdallatiger9987 2 года назад

      County kulaha war adinka iskuma xishootaan miyana

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +9

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 года назад +60

    Hadaad isku daydo inaad dadka u gudbiso waxaad aaminsan tahay ama aad sax u aragto shaqsiyan ama ay naftaadu jeceshahay, ( markaa ma waxaad noqoneysaa qof noo warama, mise waxaad noqoneysaa qof wuxuu jecelyahay noo sheegaya)

    • @inasaed1256
      @inasaed1256 2 года назад +4

      Ninka cuqdad baa ku jirta nio goor hore baan arky

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 2 года назад +4

      @@inasaed1256 maxaad u taqaan cuqdada? Ma waxaad jeceshahay war hanooga dhigin , ayaad Cuqdad u taqaan, qofyohow afsomaaliga ka aradey.

    • @inasaed1256
      @inasaed1256 2 года назад +2

      @@engabdihussein7596 waxa ay tahay waanu wada ognahay . In uu qofku kuso hal qabsado isago umad kale ka sheekenaya ima marayso . Somali hadii ay noqo to na waa la ogyahay in ay qabiil ay tahay nin walbna meshu deegan leyahay buu joga nina gurigisa isaga sidu doono umamusha marka aqliyada ah somali wayn hadii aad amisantahy ragii keenay baan nahay dhul somalina mida itopia haysato car wax ka qabo ciyal ciyal dhalay ba tahay

    • @hassan5896
      @hassan5896 2 года назад +2

      @@inasaed1256 intaadan soomaali ka fikirin horta ka fikir naftaada oo laftaada u shaqayso soomaali 1dollar ku siin mayso hadday kala go'do iyo hadday isku biirto

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 2 года назад

      @@inasaed1256 waar ninkan waalini mowduuca uu igala hadlayo waa maxay, jihadee u socotaa aynu is fahanee ,

  • @faaraxabdulsalam5228
    @faaraxabdulsalam5228 2 года назад

    Mahadsanid zxb

  • @mubaarighassan2725
    @mubaarighassan2725 2 года назад +26

    Somaliland iyo somaliya cida da weyn wad garanaysa cumarow ma kuwiina an aqoon badan lahayn aya lo dul qaata mise xata kuwiina wax bartay ee is indho tiraaya

    • @maclie7078
      @maclie7078 2 года назад

      Yab! Ninkan wuxuu yeri oo qaldan maxay tahayna?

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 2 года назад +1

      Oo yaa ku aqoonsan xoolow?
      Passport ka Somaliya ayaad ku safartaa dunida meel walba aad tagtana Safaaradda Somaliya ayaad u diiwaangashantahay.
      This is reality.

    • @m0stf33
      @m0stf33 2 года назад +2

      @@abdalaali6591 passport kaayagu waa soon 🤷

    • @kamalbalayah
      @kamalbalayah 2 года назад +1

      @@abdalaali6591 wad is mahadisay ee goboladada bal mide marka hore oo cidamada aajanibta iska saar somalia waa dal jar nahay wana wadamada ugu passport ka liita adunka oo idil imika oo an ku suganahay daal shisheye waxa aanku jooga waa passport kayga somaliland ee indho la’an bad wada apti

    • @theoptomisticboy6299
      @theoptomisticboy6299 2 года назад

      Waana laga taariikh waynyhy waxna maba tihin adinko dibada marka joogo Somalia ku qaraabta baad doodeysan

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 года назад

    Masha Allah keep going

  • @cd-pz3fz
    @cd-pz3fz 2 года назад +59

    War nio waxad kahadlayso iyo ciwaanka iswaafiqi Somaliland waxa sogaliyey meesha Ayan layabay dhawr jeer oo horena waxbad iska tirtiri waadi amaanayey markad timid waxyaalihii aad kala kulantay meeshad udhalatayna baada lagaga qaaday ee u jeedada cade barnaamijyadii ayaa kaso dhamaade qof macquul ah ayad ahayd barigii hore oo dhiirigalin kahelijiray lkn iminka looma dulqaadankaro xanuun Somaliland ah ayaa kuhelay

    • @raagebadar6904
      @raagebadar6904 2 года назад +6

      Walaahi waa runtaa ee Kani cusurinimo u qarsoon ayuu afku ka xadayaa

    • @ibrahin2250
      @ibrahin2250 2 года назад +4

      Wa fikir siyadsdeed u xor uyahay ninkan mana ku qasbana inu cid gooni ah raali galiyo hadi a tiina kadhex arki weyden de mxd ku heysatan midowga iyo wx wada qabsiga cidkasta o caqli saliim ah leh awood iyo horumar weyn ayay u aragta lkn dadka aaminsan aabayashen aya sida nagu yidhi wxba kama duwana kuwi qur’anka lagu shegay e ambiyada ku odhan jiray aabayashen ayan ka dhaxalnay diintan mana ka tageyno caqligu hashaqeyo wxi saxan wey saxan yihin wxi qaldana wey qaldanyihin qofna laguma dhiiri galinayo kala go’ go’ iyo wx lamida wana sbbta shucubta doratay kala taga aysan horumar iyo awood ulahayn waligedna maheli doonto awood iyo horumar hadeysan la iman caqliyad kaduwan tan ku talaalan e an indho lagu eegin saxnanteda iyo qaladkeda intaba ✌️

    • @xogbaar
      @xogbaar 2 года назад +1

      Meesha uu idin geeyay maba maba tihiin adinku hargaysa si dhab ah ayaa caalamkoo dhan ugu aqoonsan yahay inay somalia tahay lakin saxaraha waa meel aan waligeed ka mid noqon maroco

    • @raagebadar6904
      @raagebadar6904 2 года назад +8

      @@xogbaar niyaw caalam ka sheegayso waxba igama galin somaliland xor ah ayaan nabad ku haystaa somaliyana meel dugaag ku nool yahay ayaan u haystaa

    • @msssammy
      @msssammy 2 года назад

      @@bahdonadams4813 😂😂😂😂

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish 2 года назад

    Thank you 💖💖💖💖💖

  • @najiibfaarax7055
    @najiibfaarax7055 2 года назад +31

    manshallaha manshallaha waxan arkaya dadka reer Somaliland oo si midaysan uga jwpay yarkan yare jaah wareeray ee aan ixtaramayn dadka ugu jira malaha wuxu u yaqana umad u isagu soo uruursaday adeero bal waxad donto dhaha waan arkayay malin dhawaydna mid wariya wuxu rabo naga sheegaye dhulkina hagaajista

  • @mubaarakmaxamed8513
    @mubaarakmaxamed8513 2 года назад

    Ustd guuleyso

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 2 года назад +10

    One day we gained our independence inshallah we never give up somaliland free#################################################

  • @ruthanapdirashiid558
    @ruthanapdirashiid558 2 года назад +2

    Omar insharow anagu haddaanu somaliland nahay waanu aminsanahay somali iney is raacdo dhaaman shanta somali lkn la midoowga anba wax ku darsada koonfurta ama somalia waxa aanu ka taaganahay halkey ka taaganyihiin muslimiintu qisada falastiin

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 2 года назад +42

    Ogaansho chanel munaafaq nimada jooji Somaliland ayd kudhaga hadleysa maheyno meel ay Somaliland ku tiri reer hebel ayaa nagumeysanjiray ama reer hebel ayeynu nahnay fadlan ixtiraam umada waxey aaminsan thy

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 2 года назад

      Taas isaaq uun baa aaminsan.

    • @ahmed_diinaari
      @ahmed_diinaari 2 года назад +2

      @@xuseenfadal isaaq ayaa aaminsan kaalay imow

    • @abdallamohamed3198
      @abdallamohamed3198 2 года назад

      Sow adinkii lahaa brtish baa ina gumeystay oo british somaliland baa na la dhahaa

    • @zakiabdi9398
      @zakiabdi9398 2 года назад

      🇸🇴❤❤❤❤😂

    • @mubarakahmed3839
      @mubarakahmed3839 2 года назад +1

      @@abdallamohamed3198 dawladda somalia xudeedkdu waa midki talyaanigu u dhigey mrka somaliland xadki ingriiska in ay shegato mxa ad kula yabeysa talyaani iyo ingiriis mxa ad ku kla dhaweysneysa

  • @openers5742
    @openers5742 2 года назад

    Guul iyo horumar Wayne zxp inshar

  • @sittiregion6490
    @sittiregion6490 2 года назад +25

    maxa saxaraha ka Galay ka hadal walalahaga cumaraw rer sitti somaligalbed ee dagalku kasocdo 5 sano ee dhul boobka lagu hayo falistita Ethiopia waa galbedka sitti somaligalbed

    • @caydaruusjaamac9400
      @caydaruusjaamac9400 2 года назад

      Wr ninkan cumar ma ogaadeen baa

    • @sittiregion6490
      @sittiregion6490 2 года назад

      @@caydaruusjaamac9400 kkk ma aqaano sxp lakin nin somali aah inu yahay unban ogaahay yaaa

    • @Guray671
      @Guray671 2 года назад

      @@caydaruusjaamac9400 wa ilkayar ama mareexaan kolba saad u taqaan

  • @abdisalaanibnuabdillaahi1573
    @abdisalaanibnuabdillaahi1573 2 года назад

    Hayye lipax bedel cinwaanka sidaa ayan kaa rabaa Anigoo arkin comanty ayaan daremay magacaan inoo dhib Soo wado si ujeedkagu aheyna laguugu fasiri doono bahasha ileen somaali baan aqaanaye Balse waad ka baxsatay
    Fadlan ilaali xeerarka iyo qawaaninta shaqada Hadii kale HOSPITAL-ka, Thanks you Dr Omar inshaar

  • @hassan-adam2895
    @hassan-adam2895 2 года назад +3

    Omar ishar nin wanaagsan AYaad TaHaY lknze imika XaGa somaliland AYaad DurTaa lknze ogow dadka ugu BadanEe kUgu xidhan inaY Somaliland💥

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 2 года назад +1

      Maxad dhihi karata ninkan wa nin marexan rer abtigisna wa samaroon sicid maxad ka qaaadi idoorow

    • @hassan-adam2895
      @hassan-adam2895 2 года назад

      @@xamsetoni7352
      IniGu Mareexankiisa ILeen shirkad u DHipan maYEe Adeer is DHuLkaaGa aad Yar Soco
      God Hadimo Haqodin Hadii aad Qodo HadheerYn ku DHicidonTaana moYaanE♦

  • @abdirahmanrasasmohamed6208
    @abdirahmanrasasmohamed6208 2 года назад

    Masha.allah

  • @hoodoabdurahman7131
    @hoodoabdurahman7131 2 года назад +14

    Wll Omar horta hore u soco ayaan ku leeyahay lkn waxad isheegta sababata aad magaca somaliland u so qaadatay waxan aad ka hadlayso iyo somaliland maxaa iska galay haday waxani Somali jacayl kaa tahay orod u hadal Somalida lagu qalanayo sitti...

    • @omartalyani5243
      @omartalyani5243 2 года назад

      hh ujeedka waan iska fahamsanay hoodo abdurahman

    • @hoodoabdurahman7131
      @hoodoabdurahman7131 2 года назад +1

      Haa baryahanba uu ina daba dhigta

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 2 года назад +3

      Somaliland qof yar wuxuu iska yiri darteed ku nusqaami mayso indr ...wuxuu doono haku hadlo

  • @kahlledidres4401
    @kahlledidres4401 2 года назад

    Waxay noo qaybsadeen, sidii dhaxal awawgood uga tegey🤣. Thanks wallal.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 года назад +9

    Qadiyada iyo xalka saxaraha galbeed waa inaan la jujuubin rabitaankooda, adigu miyaad jeceshahay in lagugu qasbo waxaanad raali ku aheyn, ( waxaa laysku hayaa aan ku liqo iyo hay liqin aan sidaan u noolaanaayo go'aankeeda yeeshee)

  • @newhardwork7810
    @newhardwork7810 2 года назад +1

    Markaysta oo aan hore u socona dadka ka xumanaya waa dadka calooshu bugto ee reer somalia waxay sheeganayaan inay walaalaheen yihiin haddana hormar inooma ogala😱 "mar idage alle ha daggo, labo goor idagge se inagaa isu daggay"
    Anigu ka shaqsi ahaan waxaan aaminsanaa in somalia saxsan tahay laakiin markaan ogaaday sidaad noo neceb tihiin baan fikirka ka laabtay SOMALILAND FOREVER

  • @abdikariimjamac7816
    @abdikariimjamac7816 2 года назад +4

    Xasiloonida Somalia waxey ku jirtaa aqoonsiga Somaliland rumeyso ama ha rumeysan.

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 2 года назад

      Bal waxaan arag bal jaahil ba tahaye 😂😂ciyaal weero baa ka badan

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 2 года назад +2

    Waligay Ma maql wa ikooow alla Maxa macluumaad kaa faaiidna Mahadsanid mzuul xafidulh

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 2 года назад +17

    Magac bixinta video ga waa diidy wllo somaliland isn't part of Somalia, cidii goosana sbb uun baa keenny mrka somaliland in aad ugu yeedho ma'aha cidaa

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 2 года назад

      Waaar tan marooko ka go'dey ayaaba 21 wadan aqoonsan yihiin ,,
      Ee somailand cidiba ma taqaano

    • @Masdille
      @Masdille 2 года назад

      @@jiilkacusub3019 taasa xaqiiq in somaliland cidna aqoonsanayn
      Sidoo kale waxa xaqiiqo ah inay Somaliland tahay jamhuuriyad madaxbanaan

  • @mednour5531
    @mednour5531 2 года назад +1

    Ciwanki wuu badalay Omar inshar
    Sababtoo ah waxuu ahaa ciwaan foolxun
    Inta ifahmaysa like saara

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah2254 2 года назад +17

    Cinwaankaas muuqaalka kugu Raacsanin. Somaliland isn't part of somalia

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 2 года назад +1

    waxbaarashad qatart

  • @alishow609
    @alishow609 2 года назад +12

    Malintii aad somaliland dhex joogtay waad amaanaysay ee ma imika ayay kula foolxumaatay laba wajiilow

  • @sharmarkeharir2833
    @sharmarkeharir2833 2 года назад +2

    Afkaaga wanaji naftadana ixtiraam.

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 2 года назад +5

    SOOMAALIDU HA OGAATO DADKA AFSOOMLIGA KU HADLA INAY KAN IYO FAQASHTIISA YIHIIN,
    EE AANAY AHAYN SOOMAALIDA SAXDA AH EE SAMAALE SOOMAALI KU ABTIRSADA

  • @zakariyeciise8430
    @zakariyeciise8430 2 года назад

    Thanks

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 2 года назад +5

    Somaliland Wadiyadeedu Way Ka Duwan Tahay sheekadan aad Na Hoos Wado
    Waxa ayna La mid Tahay Jabuuti oo Adiguba Aad Dal Madaxbanan u Aqoonsan Tahay Cumarow Somaliland ayaana Xornimada Hor Qaadtay
    Maanta In ku Waa Qalad Ka yimi Reer Somaliland Dib Waa Loo Saxay Inta Dhimana ee Ah in la Aqoonsado way Imanaysa Isha Allah Xataa Hadii uu Wakhti Dheer Qaadanayo Waanu Sugayna
    Dood Waxa ah Somaliya Ayaa La Aqoonsan yahay maxay Naga Fican Tahay Jabuuti ayaa La aqoonSan Yahay maxay Naga Ficaan Tahay

    • @mubarakahmed3839
      @mubarakahmed3839 2 года назад

      reer somaliland subscribe hkla laabtan munafaqan somalinmda iyo calanka sheydanka caabuda

  • @saidaxmed9082
    @saidaxmed9082 2 года назад +2

    Intaa Intuu Caqli Dhaamo ayaan moodayey cumar inshaar..... Somaliland is the Power

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 2 года назад +9

    Bal dadkaan comment-ga ka qaylinaya aan dhowr su'aal weydiiyo!
    1_Hal waddan oo idin aqoonsan caalamka miyaa jira? Maya Taiwan oo iyaduba gobol ah mooyee
    2_Safarado miyaad dunida ku leedihiin? Maya oo waxaad u diiwaangashantihiin Safarada Somaliya
    3_Passport-kee ku safartaan? Dabcan passport-ka Somaliya ama kuwa wadamada Dariska ah.
    4_Qaramada midoobay, Midowga Africa, Midowga Carabta, Midowga geeska Africa iyo Midowyada kalee dunida kajira miyaad xubin ka tihiin? Dabcan waa maya
    5_Dhulka Somaliland la leeyahay maku wada qanacsanyihiin go'ida?
    Dabcan waa maya Khatumo iyo Makhir midna idinma rabaan
    Bal maxaad Ogaansho ku haysataan uu idinka haleeyey?
    Asxaan buu idiin falayba oo waddan Midowga Africa kamid ah ayuu idinku matalay idinku Midowga Africana kuma jirtaan.
    Waar xaqiiqada qaraar waa taas dunida Somaliya ayaa ka tihiin ee oohinta badan daaya. Hahahaha

    • @abdirasaqjooraani5502
      @abdirasaqjooraani5502 2 года назад

      Mashallah waan kugu raacsanahay sxb

    • @abdifatahismail6595
      @abdifatahismail6595 2 года назад

      Hhh passport somalia sharaf xumadiisa ayaad ka hadlaysa wali madar baan dad dhinaac lagaga soocin

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 2 года назад

      @@abdifatahismail6595
      Ha sharaf xumaado ama yaanu sharaf xumaan, kolay adigu passport aad ku safartid malihid 😂.

  • @yaasiinmaxamed1716
    @yaasiinmaxamed1716 2 года назад

    Somalia iyo somaliland in xaloo helo ban raynayaa insha allah

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 2 года назад +14

    inan qadaad weyn xasad ka buuxo tahay Dadka Somaliland wey ogyahiin ee Fadlan ixtrimaan oo ka xishooo hadey Dhici weydo waxa dhici karta iney Chanellkaga is bedel ka dareemi doonto.

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 2 года назад

      Bal adi unsubescribe deh jaahilki ku dhalay wasse

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 года назад +1

      Ma asagaa idiin yeedhay markiu hore idinkaa soo doontaye qashin yahaw
      ISAAQ dheh wax Somaliland la dhaho ma jiree anaba reer Woqooyi baanu nahay mana naqaan Somaliland iyo qudhun

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 года назад

    M.a Alleha wallkey OGANSHO HORE U SOOCO

  • @khaalidgabiley9775
    @khaalidgabiley9775 2 года назад +34

    Kkk CBB Ayd Ku jirtay Markii Hore,Kk Mar Aad Xasan Shekh Dacayado Ka fidiso iyo Barnamijyo Aan U qalmin Shacabka iyo Qaranka Somaliland Ku Sheegto..
    Mad Muuqaladadi Ad Bariiska Ka heli jirtay So daysid.
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ridwankheliv5789
    @ridwankheliv5789 2 года назад +1

    Somaliland iyada is aqoonsan zxp
    Waligaa mucaarad ahaw adigu

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 года назад +39

    Hadii aanay xumaan xiqdi xaaaidnimo aflagaado kaa ahayn ciwaanka maxaad Somaliland ta marooko uga dhigtay oo aad boqolaal ciwaan kale u heli kara Somaliland uga soo qaadatay hadaba dhulkan aad ka hadlayso iyo Somaliland midina isku xaal iyo isku nooc toona maaha

    • @HassanAli-qg4tg
      @HassanAli-qg4tg 2 года назад +3

      Sxb ninka Axmed ishaar ceebtiis maahee waa caadadiis Somaliland tusaale usoo qaadashada guracan Like,Comment kaga raadsadaa inta neceb Somliland

    • @inasaed1256
      @inasaed1256 2 года назад +1

      Ninkan goor hore ayaan arkay nio cunsuri weeye . Dadka markaad waji wacan aad kuso gasho hadana aad hoos ka qaninayso .. anaga wasna nio wixii cuqdad ku jirto

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 2 года назад

      Muhiimadu waa views ka ee u daaya😂

    • @Masdille
      @Masdille 2 года назад

      Legend baad tahay wllhi gartiisa sheegan kara

    • @kashillre8245
      @kashillre8245 2 года назад +1

      Tusaale ayaa lagu soo qaatay maahee Dacaayad maaha sxb

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane 2 года назад

    Saxaraha galbeed waa dawlad jirta 🇪🇭

  • @nasraslbnducale5655
    @nasraslbnducale5655 2 года назад +5

    Cumar Aan mid ku xasuusiyo 1960 26jun somaliland iyada somalia xornimada ka horqadatay laba dalna waykala guumaysanayen somaliland iyada soomalia la midawday xasuuq iyo dhibaato badan kadib somaliland 1991 18 may ayay gooni isutaageedi ku dhawaaqday
    Somaliland maanta nabad bay haysata dawladba udhisan cod xala halka somalia maalin walba qarax iyo dhibaato ka dhacdo doorashada madaxtoyada somalia teendho 200 nin iskugu timi lagu qabto
    Alx allah yaa mahadle soomaliland midh unoqon mayso hadalkaga adiguna cunsuri baad tahay 😏😏
    Somaliland British baa gumaysto somalia kuma wareejin saqajanimada meelaha la aad

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 2 года назад +1

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani rumeeyo

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 2 года назад +4

    5:31 abti waad asaasaqdaY waxbaad sidaa iskugu khaldaYsaa😂😂 tariikhaha caadi u baadh seef labood yahy

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 2 года назад

    Illhy Amuurahooda ha u kala hagaajiyo, Dadkaan Somali ayey u labis egyihiin.

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 2 года назад +3

    Cawaan ayaa thy ogaansho marroco iyo saxaraha sidooda uga hadal lkn jamhuuriyada barakeysan e gu'iyo jilaalba qooqan e soomaliland afka Kala bax Qadaad Weyntahay Hanagu so Dhisin

  • @abuhachimi
    @abuhachimi 2 года назад +2

    Ustaad hadalkaan aad kuqortay cinwaanka muuqalka aad ayaan uga xumaaday sababo badan oo jira awgood markaa fadlan anigoo bikuli ixtiraam kuuhaya magaca somaliland sidan uma qalmo ama qadiyada umada somali waqooyi aslan way kaduwantay tan western Sahara marka bal isku noqo ustaad cumar inshar wasalamu calayk

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 2 года назад

      Oo miyuu badalay wadan carbed ayaa ku qoran imike🤔

  • @r.c.pramadanchalengepubgmo1385
    @r.c.pramadanchalengepubgmo1385 2 года назад +30

    Somaliland waa dal madax banan ku quuso quudhanjooy 🤫