Soomaali Kama Kirayno ! | Yaa Mas'uul ka ah Sumcad Xumideena Caalamka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • wargays wax lagu xayaysiiyo wadan afrikaan ah oo ay soomalaid ku badanyihiin
    wargayskaas wuxuu xayaysiinaayay compund guryo la kiraynaayo , hadaba si dadka loo soo jiito waxaa lagu daray xayaysiinta meesha ay guryahaas ku yaalaan soomaali ka dhawo . yacnii bishaaro soomaali meesha kama dhawa .
    maxay u adagtahay maanta in soomaalida guryaha laga kireeyo caalamka meelo badan , maxaa dhacay : soomaalida maxaa ku dhacay , fadeexadaan yaa masuul ka ah .
    F.G mowduucaan xambaarsan macluumaad muhiim ah iyo muuqaalo dad ay ila wadaageen waa raadinta xal iyo qof walaba oo naga mid ah in uu ogaado in uu safiir u yahay umada uu kasoo jeedo
    Ficil xun markaad samayso lama dhahaayo hebel ayaa sameeyay adiga cid ku taqaano shakhsi ahaan malahan.. soomaali ayuu ahaa ayaa laguu soo qori taasoo ah in aad sabab u noqonayso sumcad xumo soo wajahdo malaayiin soomaali ah .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @ogaansho
    @ogaansho  2 года назад +495

    Fadlan muuqaalkaan meelwalba ku faafi , ka qayb qaado bad baadinta sumcadeena .

  • @mohargreaves2922
    @mohargreaves2922 2 года назад +9

    يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُل لِّأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِن جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَن يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا.

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +285

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

    • @ashoibrahim7828
      @ashoibrahim7828 2 года назад +2

      Saallaahu caleyhi wasalam

    • @ayaanlecabdikariin7538
      @ayaanlecabdikariin7538 2 года назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️💓❤️💓💓😍🤩😍

    • @amancrn8715
      @amancrn8715 2 года назад +2

      Scw scw scw

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 года назад +2

      Scw scw scw

    • @ilhan5798
      @ilhan5798 2 года назад

      Scw scw scw

  • @mohamedabdi33333
    @mohamedabdi33333 2 года назад +101

    اللهم لاسهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الأمور كلها سهلا . اجعل أمورنا كلها سهلا.

    • @notme9187
      @notme9187 2 года назад +1

      somali ku hadal fadlan

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 года назад +2

      اللهم آمين يارب العالمين 🤲🏾🥺🤍

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 2 года назад +2

      @@notme9187 lbx magacaagu waa not me soomalina ku hadal ayaad leedahay. Somaliga sidaad u taqaano inaad carabigana u barato weeye.

    • @mohamedabdi33333
      @mohamedabdi33333 2 года назад +1

      @@ahmedaweys9202
      Hhh waad kululeesay sxb

    • @umcasuus894
      @umcasuus894 2 года назад +1

      آ مين يارب

  • @mahad634
    @mahad634 2 года назад +283

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 года назад +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

    • @fitaax6979
      @fitaax6979 2 года назад +5

      @@mahad634 like raadis baa tahay

    • @cilaansaarchannel4121
      @cilaansaarchannel4121 2 года назад +2

      @@fitaax6979 video walba wuu kusoo qoraya 😳

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 года назад +4

      Salallaahu calayhi wasalam

    • @siciidmaxamed8637
      @siciidmaxamed8637 2 года назад +2

      Waxaa soodhan waxa sumcada sidaa kadhigay waa reer koonfureedka

  • @abdirizaaqshxasan5635
    @abdirizaaqshxasan5635 2 года назад +36

    Aad iyo aad ayaad umahadsanthy ustaad cumar inshaar ajar allah ha kaa siiyo waanada aad uqiimaha badan ee aad sii say aniga iyo dhammaan soomaalida meel kastoo aay joo gaan waxaana rajeynaa in aay qaadan doo nan thank you

  • @ahmedgalad5933
    @ahmedgalad5933 2 года назад +198

    Maanta Jimco waayo aan kusalino Nabigeena Mohamed ❤ﷺ

    • @axmadbile3476
      @axmadbile3476 2 года назад +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @ashoibrahim7828
      @ashoibrahim7828 2 года назад

      Saallaahu caleyhi wasalam

    • @zlatan7189
      @zlatan7189 2 года назад

      صلى الله عليه وسلم

    • @ayaanlecabdikariin7538
      @ayaanlecabdikariin7538 2 года назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️💓💓😍🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍

    • @abdaxakinaxmed3491
      @abdaxakinaxmed3491 2 года назад

      Scw

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 года назад +3

    Wallahi waa barnaamij cajiib ah waana xaqiiq inta aad noo soo gidbisay shukran ogaansho maxa igalay aan kubadalno wax walbaa iga galay

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 года назад +71

    700k coming son insha allah zhp macan 🇩🇯🇸🇴

  • @yassinhirssi205
    @yassinhirssi205 2 года назад +189

    Inshaa’allah walaal cumar waxan isku dayi donaa in aan orahda aad nagu qexday “wax iga galay ma lahan” in aan u kuur galo sidii aniga shaqsi ahnteyda aan ugu badalo “wax walbo ayaa iga galay” oon u badalo ficil ahaan inshaa’allah qof walbo oo somali ah waxan kula talin laha in uu naftisa ka bilabo

    • @yassinhirssi205
      @yassinhirssi205 2 года назад +1

      @@hanatjunior7815 naftda ka bilow oo baqti nimda ka saar dalkda iyo dadkada 👍

    • @hanatjunior7815
      @hanatjunior7815 2 года назад +3

      @@yassinhirssi205 wax iga galay ma jirto muhimadu waa inay somalidu is neceb tahay
      "Nin baahan gob mahane gun weeye wixi la donoya aya laga samaysta" tasan maanta ku jirna

    • @mustekaafi4269
      @mustekaafi4269 2 года назад

      Jazakalah wl cumar muqaladada waxtarka leh:
      Horay uzoco: waxaan dhihilahaa hadayba saastahy haiska ilaaaliyaan inayna wxba kagadan.
      Hday kafursan wayana wainay dawlada dhinackasta oo xoriyada guriga ah Ka saxiixaaan.
      iskana daaayaan ba dhihilahaa iiibkoooda wllayaal

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 2 года назад +1

      Allah haku fududeyo waa hawl fiican

    • @hanatjunior7815
      @hanatjunior7815 2 года назад

      @Abdirahman Adan wll somalidu ayaga dhexdooda ayaa is neceb wiil dhalinyaro ah hada waydiiso mxad u hormarin wayday dalkaaga waxuu ku leeyahay dowlada xageeda weeyan wax kasta waa qabiil

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 2 года назад +58

    Maanta wa jimce ee aan kuwada salino xabiibkeena maxamed Scw❤️

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 года назад +3

    Hawiye iyo idoor waa na ceebeyen sharafta Alle idanka qaad ❤️💯

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад +300

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

    • @musecilfaf2580
      @musecilfaf2580 2 года назад +1

      M.a 🕌🕌

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 года назад

      Afsoomaaligana Soo raaci

    • @fitaax6979
      @fitaax6979 2 года назад +1

      Like raadis

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 2 года назад

      Turkida mahaney aduunka dhan habeenki xili hore la seexda somalida dhaqan xumada ha jojiyan iyo nadama xumada ragana ha bartan nadafata balwadan iska daya

    • @notme9187
      @notme9187 2 года назад

      somali ku hadal fadlan

  • @MohamedahmedOmar-rf4xe
    @MohamedahmedOmar-rf4xe Год назад

    Wll Omar inshaar , Allaha kaa ajar siiyo wnga aad bulshada uhayso ....tedakale umamaleneynin inu jiro qof ila heysto mawqifka ah in somalida dictatoriyad maogiye wxkle eyku shaqyn karaan ...shukran wll

  • @hamutgamer4826
    @hamutgamer4826 2 года назад +31

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet muhammad

    • @cabdirisaaqmaxamuud9452
      @cabdirisaaqmaxamuud9452 2 года назад +1

      Waxa laga hadlaayo mafahantahay mass waa waalantahay

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 года назад

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @Josephhuseen478k
    @Josephhuseen478k 2 года назад

    Anaga Turkisha waan joogna hadana waxba kama aragno ustaat somali dhaxan xumo iyo wadan cashin badan wlhi runta aan isku sheegno brother's and sisters

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +75

    Hada arkeysaan magaca الله love saar 💕 ♥ ❤ mahadsanid

  • @zaki-zv5zh
    @zaki-zv5zh 2 года назад +12

    Aniga ahanteyda adunka uguma liidano wadan dadkisu perfect yihin majiro caadoyin qaar o xun walenahay lkn wlh dadka waxan dheernahay matugsano Wana iscaawinaa Halka dadka kale aysan isujixin jixin ganacsigana nalaguma gaaro 💯

    • @macquulmedia2898
      @macquulmedia2898 2 года назад

      M.a

    • @husseinsheikh6111
      @husseinsheikh6111 2 года назад

      Isma caawino dadka baahana ma cawino lkn qabiil ahaan isku cawinaa lkn somali meel aah ku fican yihin ma jirto ilaa london dhibkaas ayaa lagu qabaa

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 2 года назад

      Somali waa dadka iyagu iskugu cadawsan meelkastana tuugsi baynu lataaganahay madax iyo shacaba gaajo hadii lasoo hadalqaado waa khasab in somalia lamagacaabo

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 2 года назад

      @@husseinsheikh6111 soomalia Qabiil bes iskuma cawiso qof walbo dhib haysto cawisa

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 2 года назад

      @@muhiiz4728 markii soomaali lajoogo qabiil beey isku caawisaa

  • @abumuscaab
    @abumuscaab 2 года назад +76

    So sad !!!!
    In our country is in bad situation
    Abroad too 😢😢😢😢 dulinimadaan ilaa goormeen ku jireynaa

    • @cabdiqanimaxamed7889
      @cabdiqanimaxamed7889 2 года назад +1

      ila u qof wlba naftisa uka bilabo wax wlba

    • @mohamedkhadar9443
      @mohamedkhadar9443 2 года назад +5

      Adaba Dulinimo Ku Jira oo Afkaagi Ka Tagay 😂

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 2 года назад +4

      Ilaa inta aad luqad qalaad wax ku qoreyso meel looga hadlayo arrimo soomaaliyeed afkuna uu yahay soomaali

    • @mohamedkhadar9443
      @mohamedkhadar9443 2 года назад

      @@profinneupane6883 waa runtaa

    • @saaraabdi9988
      @saaraabdi9988 2 года назад

      Waa lagabaxayaa isha Allah لا تقنضو من رحمة الله

  • @suleman6330
    @suleman6330 2 года назад +154

    Somalida cudurka haayo ayaa aad ubadan
    1.Waa qabyaalad jecelyihiin
    2.Waa nadaafad daranyihiiin
    3.Waa buuq badanyihiin
    4.waa dad dariska dhiba
    Ilahey ayan kabaryena inu naga daweeyo cudurkan nahaayo. 🙏

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 2 года назад +8

      Run badnidaa sxb wlhi dad badan baa hdl kaan inkiray meel lagu faaninayo somalidana wee u ordayaan

    • @axmadomar3331
      @axmadomar3331 2 года назад +5

      qof runta kahadlay ayaa maanta arkay

    • @fcy-jo7pn
      @fcy-jo7pn 2 года назад +3

      🤣🤣🤣🤣🤣wlh wa Sax ilahow cudurkas Naga daaweey 🤲🤲🤲amiin

    • @bilananshuur4429
      @bilananshuur4429 2 года назад +2

      Ma nadaafad xumin ee taas kasaar intakale waa saxantahy

    • @zacky8182
      @zacky8182 2 года назад

      @@bilananshuur4429 oo cadaa 😂😂😂

  • @aweyscabdulahi6304
    @aweyscabdulahi6304 2 года назад +25

    نحن قوم أعزنا الله بالإسلام فمهما نطب العزة بغير الإسلام أذلنا الله

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 2 года назад +15

    Runti waa 21 daqiiqo oo aad u faido badan, aad ayad u mahadsan tahay ustad omar💯

  • @abdallaali5198
    @abdallaali5198 2 года назад +89

    somali maanta dhuulka yey taala
    somali waxey noqotey gaari qof waliba dhinaciiisa ujiito
    midnimo waxa badaley kalatag
    somali weyn waxa bedeley somali yar yar
    farxad waxa adeley qumayo
    shaqo waxa badaley shaxaad
    masruuf waxa badaley mahaayi
    sirkaal waxa badaley dilaaa sare
    alle baryi waxaa badaley gaalo baryi
    😭😭😭😭😭😭😭

    • @iamsomali224
      @iamsomali224 2 года назад

      zxp copyright ka buulo xuubey iska ilaali yuu ku qabane

    • @cbdirahmanalidhuubowcabdic2436
      @cbdirahmanalidhuubowcabdic2436 2 года назад +1

      @@iamsomali224 somali copyright ©️ kama dhamaato😂😂😂

    • @iamsomali224
      @iamsomali224 2 года назад

      @@cbdirahmanalidhuubowcabdic2436 😂😂😂aad io aad

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 2 года назад

      innagaa is dhignay, inteenna xun ayaa badan. Soomaalidu waa dad qabyaalad, diin ku dhaqan la'aan, dabeecad xumo iyo dagaal badni isku darsaday. taasna daliil waxaa u ah innoogoo isku diin, dad, dhaqan iyo af ah ayaan 40 sano is garaacaynaa oo midba midka kale waxba u ogoleeyn, waddan kale oo nagu soo duula oo na baabiya looma baahnaba innaaga eber iska dhignay. Soomaali ilaahay waa duleeyay. waxaana muuqata innagoo noocan ah in qayaamuhu dhici doono.

  • @suhaibvlogs9478
    @suhaibvlogs9478 2 года назад +4

    Ani turkiga waxan daganay turkiga 5sano somalida sababha ugu waawayn ee aan loga kirayn waa tira badnida booga iyo cuntada oo ay urteeda dhibsadadaan lkn intaanad saaxeeba la isla gaadhin ayay si dadban kuu odhanayaan ajaanibka kama kiraynayno lkn imka xaladu ma xuma inkastoo kiradee Qali noqty good point ustaad ✋🏽

  • @cabdulaahifaysal6279
    @cabdulaahifaysal6279 2 года назад +42

    wll hal mar aan ku salino nabigeena mohamed scw

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 года назад +1

      Maxamad ✔ Muxammad
      Sallallaahu caleyhi wasallam

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 года назад +1

      Salallahu calayhi wasalam❤️❤️

    • @aishamohamed1522
      @aishamohamed1522 2 года назад

      صلى الله عليه وسلم

  • @raqiyamohamed7381
    @raqiyamohamed7381 2 года назад +27

    Aniga waxaan leeyahay aan Allah ka cabsano badankeen dinta afka un baan ka sheeganaa waayo dinta inama farayso inaan dariska dhibno,wakhtiga lumino .ugu danbayn waxan leyhay hadaan isku dayno inaan wanaag u samayno si bulshooyinka kale noo faaniyaan ma gaarayno aan Rabi SWT dartiis wanaaga u samayno oo aan Allah ka cabsano oo aan Allah u tawbad keeno dhibka inagu dhacaya waa danbiyadanada walee

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel 2 года назад +48

    Warbixintan waa muhiim waligeey mamaqlin lkn somaliyeey is daba qabta

    • @susu-tl2fy
      @susu-tl2fy 2 года назад +1

      Wa sax runti aniga hada waxan joga qurbo waxan degenahy ani iyo gabdho asaxabtey ah dabaq afarad ahna kan ugu danbeya ruti intas oo ajin oo kala dugan aya nala degan anaga ayana ugu dhib badan markan jaran jarada so koreyno xita wan kuso orodna oo laga baqla dabaq dhan ilaah naha so haniniyo runti

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 года назад +25

    جزاك الله خيرا الجزاء❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 года назад +82

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 2 года назад +4

    Manshallah muuqaal cajiib ah mahadsanid walal cumar

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 2 года назад +21

    Mahadsanid wall wiilkeena sifiicnbuu inoolahadlay walalayaal
    Kuwii hadalka maqala allehanaga dhigo
    Wanagana qata aniga dalkeena somalia joga
    Sharfteena illaliya somalida turkeyga jogta iyo qurbaha kalaba
    Samirna halayeeasho

  • @sadaamfaysal3058
    @sadaamfaysal3058 2 года назад

    Shukran wl omer

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 года назад +69

    Ogaansho Allah dartiis ayan ku jeclahay wa channelka kaliya wax laga faaido ❤️❤️❤️❤️

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 2 года назад +17

    Masha alaah
    Alhamdu lillaah made us Muslim
    If we are Somali peoples

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 года назад +55

    Hal baruur baa baruuryo badan qudhmisa😢
    Soomaali ma wada xumo lkn inta xun baa ka awood badisay🥺
    Soomaalaay xal keena sumcadeena ilaaliya✌️
    Edit..... Subscribe Ii saar wll qaali🙏😍

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 года назад +2

    Mashallah shekhuna alcaziz Allah ha Ku xafidho sax weye hadhalkaga

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 2 года назад +17

    M.a allaah haku xifdiyo cumar inshaar

  • @subayrxaashi9888
    @subayrxaashi9888 2 года назад +1

    Manzha allah alle haku barakeeyo wlky omar runtii in badan aniga ka subayr ahaan wan u bogay ka hadalka mawduucan waxa nan alle (swc) ka baryayaa in hadalkaaga in badan ku waano qadato insha allah

  • @Abdiaziz12360
    @Abdiaziz12360 2 года назад +6

    Hadad jeceshahay Nabi Muhamed kusali xabibkeena
    Scw

  • @craxmaanmaxamad6864
    @craxmaanmaxamad6864 2 года назад +10

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @Maas_technology
    @Maas_technology 2 года назад +26

    Waxaynu nahay dadka keliye adunka ka yaso palse isku haysta dad ilbax iyo xadaarad le😥😥

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 года назад

    SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO channel ♥️❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal 2 года назад +32

    Soomali waa wadanka Kaliya ee Hada casru jaahili ku jira horumar maleh xadaarad maleh diini ma celinayso oo waxaad umalaynisaa inay dhaxaL uhaysTan ☪️🕋 diintena suuban way ku gafeen aad ayan uliidanaa

    • @jalaamgeedi9830
      @jalaamgeedi9830 2 года назад +5

      Balse dad badan oo Soomaali ah ayaa ku faano Laandheere ah oo waxbaa dili karaa waxna waa dhici karaa😄😄😊

  • @fardoussead1588
    @fardoussead1588 2 года назад

    Waa run ilaa Malaysia 🇲🇾 . Way diidan sababto ah way wasakh baden yihinn. Guriga egency way diidan Somalia guryaha burbiryan

  • @luulacabdi2778
    @luulacabdi2778 2 года назад +27

    lkn nadafada dhankeda wadama naga daran ayaa jiro ee waxa anaga naheesto waa nadaam la aan iyo isdaba yaac buuq marka walalayaan aan isku naqano oo isbarno nadaam iyo hoos u hadal insha allah wey ha gagayaan wax walbo♥️ wan idin jeclahay dadkeygoow ❤️🌹

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 года назад

      Nadafada Mahan ee waa in aanay guuriga marks aya kabxan si nadifin

    • @saaraabdi9988
      @saaraabdi9988 2 года назад +1

      Sidoo kale wll love is between all Somali people

  • @aralechannel2510
    @aralechannel2510 2 года назад +9

    horta turkey 🇹🇷 anigu ma amaanaani soomaalina ceeb wee leeyihiin lakin ceebta soomaalidu leedahay waxa cowradeeda feeyday nidaam la aanta iyo dowlad la aanta lakin turkey 🇹🇷 waa dad aad cunsuri u ah qof dukaan iibinaa ee aad wax ka gadani hadana marka lama mar aad wax weeydiisid inta garabka kaa qabto yuukh yuukh ku dhahaa micnaha bax soco iiga bax dukaanka war sxb kuwaas kuwa ilbaxnimo mooday oo messha eey joogaan ugu tagay ayaa ayaga kasii liita lakin soomaalidu waa umad bilaa nidaam ah

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 2 года назад +11

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

  • @buqaaricawil123buqaari7
    @buqaaricawil123buqaari7 2 года назад +1

    جزاك الله استاذ عمر انشار ❤❤❤❤🙏

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 года назад +4

    Omar inshaar walalka kaliya ee an wax ka faido ❤️❤️❤️

  • @deeqenza6259
    @deeqenza6259 2 года назад

    Mahadsanid ustad cumar

  • @codayaadam1280
    @codayaadam1280 2 года назад +20

    Somalida waa run oo qof madax kaga istaaga mooyee ma aha dad hadalka wanaagsan deeqo

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 года назад +1

    Subaxanalah ilahow cebetena asatuur somalida ma herekasay gareen

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад +79

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم

  • @wwesomalia566
    @wwesomalia566 2 года назад

    Mashallh wll adaa umadsnthy khyr Allh ku siiyo

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 года назад +4

    Waa qisoo xanun badan 😢 ya rabbi umada somali ugargar insha Allah 🤲

  • @shahrazad21
    @shahrazad21 2 года назад

    Mahadsanid walal Omar waxyalaha xaqiiqa ayaa runtii jira oo ruux kasta oo dalka turkey ga yimadeyna maqalkan marku daawado uu dhahayo walhi waa run, horaantii hore ee Umada Soomaliyeed ay baranyeen dadka Turki da ahi waxay xiiseynayeen bal dhaqanadooda wanagsan iyo dadkani waxa ay yihiin iney bartaan somaliduna waxay ku maahmahda "Baruur qudha ayaa baruura qudhmisaa" waana sababta somalida dhan aanan dhaqamada xun laga wada arkin balse kuwa laga arkay iyo kuwa daaha hoostiisa ku jiraba hal xukun looga wada dhigay lagana aaminay iney yihiin dadka ajaanibta ee Turkiga yimaaday dadka ugu xun iney ka mid yihiin.
    Hadaba waxyalaha xaqiiqda ee markhaati ma doontada ah ee somalida kooda casimada jooga iyo kooda gobol joogaba ay ku dhaqmaan waxa ka mida:
    1.Qaylada badan(Sawaxanka,buuqa habeenkii,Muranka badan,Dooda ilaa heer qosol sare mise xanaaq sare la gaadhsinayoo)
    2.Nadaafad darada( ma dhahayo 100% dad nadafad xun ayaa nahay balse nadaafada guryaha waxyalaha bananka aad ku isticmasho oo aadan ku rideynin meelaha qashinka loogu tala galay,guriga oo marka laga guuryaa wasakh isago ah laga tagayoo,Caruurta oo nadafadooda kor u qaadneyn iwm)
    3.Sida loo kala horeeyo oo aysan somalidu qadarin(Yacnii maba ku baraarugsanin safka hortaa ayuu jiray ee gadaal ayaa ka imaade ka qabso ka idan qaado qof haduu ka horeeyo oo aad ku shakido ma waxbu raba mise wuu iska taagan yahay,iyo iyadoonan laba qiimeyn waxani iney sharci tahay)
    4.Qaabka khaldan ee ay u isticmalan lacagaha (markay noqoto kiro bixin ama guri iibsasho, ama taxi lacag siin mise meherad wax laga cunay in lacag malaayina miiska la soo saaro oo qofka dhowr boqol la siiyo intii kalana hortiisa lagu tirsado)
    5.Tahriibka ama jafta waxay dhalintu dhahaan ( Tanina wa mid kale oo somalida ka dhigtay dad tahriib lee u yimaday oo aan mabda kale lahayn kuna foogan siday mar uga baxsan lahyeen wadankan waana sawir ay qaateen markay arkeen dhalin badan oo sidaas ku kacday)
    Waxyaalahas iyo kuwo kala u badan waana wax mudan in deg deg la isaga beddelo ruux kastoo Somali ah oo Turkey ku noolna waxaa ogaata magacaagu inuusan ahayn............. balse uu yahay Somali🙋‍♀️

  • @hishaamabdirahman9502
    @hishaamabdirahman9502 2 года назад +7

    From tasbiixsade❣️✊

  • @hassmali1139
    @hassmali1139 2 года назад +1

    Ustaad Cumar Aadban kagamahad Celinaya Intaan Dawanayey Muqaladaada Waa Kii Ugu mudnaa uguna Xiiso Badan Masha Allaah Waxaanse kuxusuusinaya in Somalidii Hore Ay Magac iyo mamuus kulaheeyed Qurbaha Dhibatada iyo Folxumada aad Aragtidna Waa Mid Kamid Ah Masiibada Ku habsatsy Somalida Si Wanagsan ayaad udhigtay Kheyr Allaah kusiiyot

  • @ayaanhersi5591
    @ayaanhersi5591 2 года назад +65

    Somaalinada dadka kaga sareeyaa 😇
    Maanta mahalkaas ayaan maraynaa 🙄 qof walibow ogow in aa matasho bulsho dhan sumacadooda🙂

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 2 года назад

      Wxaaas waa faaaan hal bacaad lagu Lisay o niyada ku dhisano hadan somali nahay aduun Sumcad xuma u joogma wadan fican hadan Haysan lhym cidna nma bahdishen

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 года назад +2

    Omar RUclips adiga nooga filan masha Allah qof aduun iyo aakhara wax ka,og waalidkaaga nasiib badan illahay hakubarakeeyo

  • @sadiiqsaami9324
    @sadiiqsaami9324 2 года назад +14

    Somalinimo ayan ku farax sanahay isha Allah wax walbo wey xagaagidoonan malintooda

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 2 года назад

    Arin nocan oo kale anaa usoo tagnaa sacudiga waana run islaamaha buuq iyo qeylo markey isugu yimadaan meel cumaroow kheyrkaa alle ha badiyo wll

  • @waliidmiqdaad1796
    @waliidmiqdaad1796 2 года назад +13

    Omar ishaar waxaan sugeynaa 1m insha Allah kabadan Ayaad uqalanta wll

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 2 года назад

    Mahadsanid ustaad
    Arin jirtaad soo bandhigtey

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 2 года назад +15

    somaalida waa umada ugu dhaqan xun aduunka Turkiga 2011 intesan xariir layelan somaaliya guryahooda Raqiis bey ahayen iyo rashinkooda hada halkii qol 100 dolar laga kirenaa xitaa waxasna waxa kadanbeyo somaali kale qara guri kiresanayo wuu sii kiresanaa

  • @naciimoabiib4111
    @naciimoabiib4111 2 года назад +1

    Jizakumullaahu kheyr wll shugran mahadsanid waa Ariin fiican alla hana Fahansiiyo adigana alla haku Danbi dhaafo Wanadada Asc wr wb

  • @xasanxasanfedhayare6202
    @xasanxasanfedhayare6202 2 года назад +9

    Qoodhaa iyo xeradaa ba ku ree run baad sheegaysaa waxase cumaraw ka wanaagsan inaynu ka shaqayno oo aan waliba inshaa allah noqonayo ninka ugu horeeya ilaahayna (swt)wuxu yidhi markaad go'aan gaadhaan ilaahayna talo saara

  • @saciidliibaancismaan6148
    @saciidliibaancismaan6148 2 года назад +7

    Diin ahaan mabanaano inderiska inla dhipo subxaanallaah alle hau gargaaro inshaa allaah

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 года назад +12

    Inkaar baa Ku dhacday soomaalidii
    Dhaqan wanaagsana ee soomaalida iyo kii suubanaa diinta midna kuma dhaqmaan

  • @abdikirinmohamed1378
    @abdikirinmohamed1378 2 года назад +4

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @samaale4479
    @samaale4479 2 года назад +34

    Minnesota hda Kahor waxa jirtay warbixin ay so saartay dawlada oo lagu leyahy dadka cadaanka ee kunol Minnesota Kana cabanaya Somalida inay hestan option ah inay isga guuran magalada taso ueg in dawlada mareykanka ay ugu hiilineso arinkas Somalida lkn shacbki dulqadka uu Ka dhamaday cml

  • @ahmedsaidabdullahi3922
    @ahmedsaidabdullahi3922 2 года назад +1

    Waxaas waa run nio somalida oo dhan way kudhaqanta zxp waan fahmiwaayay meesha laga keeney dhaqankaan xun walhi waa yaab

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 2 года назад +26

    Soomalinimada naga badan hubaal hadaan si dhaba u wada heshiino caalamka oo dhan banu ka talin karnaa❤

    • @SEERO5
      @SEERO5 2 года назад +1

      Hhhhhhhh

    • @SEERO5
      @SEERO5 2 года назад +3

      Fankan baa nadilay safsadena le aan hagajino

    • @faadumo2224
      @faadumo2224 2 года назад +4

      @@SEERO5 😂dhibka na heesto ba waa faankas 😄si kale hadi loo eego danbi malihin waayo anaga dowladnimo na manan so arkin nidaam iyo kala dabeyn na nalama barin😏mustaqbalkeen sidan inan wax ka wada badalno ayaa rajeenaya😥odoyaashi dalkeena soo xukumay baa mas'uliyadas qadayo soomali manta meesha ay taalo ayaga dhigay😏

    • @SEERO5
      @SEERO5 2 года назад +1

      @@faadumo2224 horta anaga wadnkena maxanodiidy ,oo sidan dono man ugu qey qeylino , aabayashena ma edeyn karno anaga manta waxn jogna waqti aan wax kaste qabsn karno ,iyaga waxey iska ahaa yeen dad reer badiya ah oo rer gura ah, cilmi badn na aqon ,

    • @faadumo2224
      @faadumo2224 2 года назад +1

      @@SEERO5 haa wax walba waan qabsan karnaa waa sax aabayashen maahan qaladka ee waa kuwii na xukumeyay ee dowladnimada ka doortay dsnahooda gaarka ah shisheeyahana nooga hiiliyay😏😓haday mustqqbakena ka fikiri lahayen maanta meel fiican buu dalkenaa taagnan lahaaa runtii sorry😥

  • @mariamabdi5932
    @mariamabdi5932 2 года назад +6

    Absolutely been maaha wlhi walaal ogaansho, ana markhaanti ka ah qodobka ah " Maxaa iga galay" waxan uso jogay in uu qof qofkale ku yiri anago jogna wadan an kena ahayn, hebelow qolka caaro caaro (spider net) aya kaa buuxisaye iska jaf caarada xargaheeda , kadibna ugu jawabay maxa iga galay beri ban ka guuraya e, hade wa qolkiisii uu sexayay.. Allah no naxaristo walaal.

  • @abdikadirQulle
    @abdikadirQulle 2 года назад +8

    Maxamed qadar oo kasheekeenaayo ayaa arkay arinka soomalida ee turkiya💙

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 2 года назад +4

    UGANDA ANAA LA IGU DHAHAY GURI KAMA KIREYNO SOMALI 😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 года назад +7

    Kusali Nabi muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤩😍

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 года назад

      Scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 года назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب

  • @suheb613
    @suheb613 2 года назад +9

    Sido kale qaahira waxan jeclan ina kula wadago muqal kuwa guryaha masar ijaaro

  • @abdifitaaxsheikh6407
    @abdifitaaxsheikh6407 2 года назад +12

    Bismilah asc marka hore aniga ahan wan ku faraxsanahy somalida in lanaco wayo waxa la shegayo wa run tankle aniga Waxan ku noolahy UAS Minnesota somalida oo dhan wa la nacay meelaha shaqada meelada laga adeegto musqulaha ama suuliyada taas waxey cadeen uatahy sida aan u liidano dad ahaan waxana rajenaya marka meel walba nagala noco in dlakena jeclano sidas ayan rajenaya dal ayad ledahy jeclaw dal kle iyo dadkle iney kujecladan haka sugin Alah nabad ha inoga dhigo dalkeena amin

  • @maryamafarduus9110
    @maryamafarduus9110 2 года назад +16

    Mnsha alh aad waxaan ugu farxay inaan leeyahay wlshy oo aad ayay dadka ula dardaaranta marka ay meshu gaadho ilaalinta somalinimada dadka waxay ku tidhaahda safiir ayaad utahay wadankaga iyo dadkaga ee ilaali wll marka ay aragto qof somali ah oo guursaday qof ajaaniba waxa ay markiiba ugu ducaysa ilahow safiir fican ka dhig oo wadanka iyo qofka uu nolosha kula midoobayba xushmeeya waa cajiib

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +8

    "Inta aad nooshahay weligaa qofna haku kalsoonaanin oo aan allah ka ahyn waxa surta gal ah in adigu aad sabab utahay murugta ku hayso madama aad noloshada qof siisay balse ku dhigay mel aadan mudneyn"
    So dhww wll ❣🙏

  • @xasanbarre8920
    @xasanbarre8920 2 года назад +8

    1M coming soon cumar inshar insha alha

  • @khadarmaxamed7613
    @khadarmaxamed7613 2 года назад

    Cumar inshaar alle haku xifdiyo waad mahadsan tahay

  • @Salmah1999
    @Salmah1999 2 года назад +5

    Somalidu iyaga uun baa is faana qabiilka
    anaga ka sareena iyo isla weyni aan meel gadhsisaneen baa dib inoo dhigay dhulkeeni wad argtaan sidu yahay caalmkana gaal iyo muslinba isku fikrad bay inaga aaminsanyihiin. Aad ban uga xumahay wlhy qalbiga iga xanuunay arinkaa. Alle ayaan ka baryaya inu na aruuriyo 😢😞😞😞😞

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 2 года назад +2

    شكر استاذ

  • @ascadtimo1361
    @ascadtimo1361 2 года назад +5

    Asc Allah ha ku xifdiyo wll cumar 🙏

  • @abdifitahdahir7999
    @abdifitahdahir7999 2 года назад

    Marka ugu horeeso ayaa lais weydiiya wadanka udhalatay anaga ayaa ku nool turkey oo waliba meelo badan guri ka kireysatay wana lis dhahaa gurigan ajanib Malaga kireynaayo ee soomalida adin kaaba fadeexo usoo horseedayo mana qurux badna

  • @relaxingsoundsforsleep2939
    @relaxingsoundsforsleep2939 2 года назад +4

    Ben ku shegin hada waxan ku nolahay German asxabteyda marka dhaho wa saqdhexe asxabey tartiib u hadla Kan ugu horeya igu jawaabo naga dhamaw ma anaga buqeyno buqa agtena waka caado mid walbo waxo ku dhahaya yaadka cabsaneysa ma jiro mid ku fakaraayo war sumcada ku ciyareysa oo umada ka dhalatay sumcadooda u ciyareysa vediogan sherta ku badiya si kuwena madax adeega badan xaqiqda u ogadan cid cid xukunto ma jirto Lkn wax walbo waxe leyihin waqti iyo nadaam asc 🙏🙋🏻‍♂️

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 2 года назад +1

    Thanks

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +5

    Best channel ♡

  • @malikguled8580
    @malikguled8580 2 года назад

    Aad iyo aad walaal Omar waa wax run ah waxa aad ka hadashay waan ku mahadsantahay sidaad uga hadashay.
    Walaalayaal somaliyey qof kasta nafsadiis ha bilaabo hana xasuusiyo qoyskiisa iyo asxaabtiisa in aan matalno dal dhan ee laga fogaado waxyaabaha dilaayo sumcadeena iyo dadnimadeena meel walbo aan dunida ka joogno
    Mahadsanidiin walaalyaal

  • @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
    @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع 2 года назад +3

    Ustad cumar abaalkaaga Allaha gudo 🤲👍❤😇

  • @heavenlysounds2603
    @heavenlysounds2603 2 года назад

    Waa jaahil iin ay ugu darsoontay aqoondaro iyo ilbaxnimo xumo , xaasidnimo oo aan hortooda iyo gadaashooda fiirin oo meeshay tagaan la tagay wixii wadankoodii ay ku soo burburiyeem, waxaana ugu wacan tarbiyad la'aanta guryihii ay ka soo baxeen ugu wacan ,waana jiilkan dambe oo akhlaaq xumada ku soo koray , bal u fiirso sida ay u dhaqmayaan .

  • @before1after249
    @before1after249 2 года назад +19

    Keep going pro 💪 guul Ayaan kuu rajeynayaa 700k coming soon 💗💯💝

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 2 года назад

    This is all true
    Anaa ku nool turkiga 🇹🇷

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 года назад +12

    Somalida waa qaylo badantahay anaa arkay masar naftaas noo keeneen ma ajnabi ayaa u adkeysan karo jabutiyanka xitaa waa saas wax ay isdhaamaan malahan 😰

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 2 года назад

      Jabutiyanku yagu somali maha miyaa😁

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 2 года назад +1

    Masha allaah mr cumar

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 года назад +5

    Caruurta soomaalidu waa caruuraha ugu wanaagsan ugu fahamka badan laakiin waxaa waalay ilmuhu markuu laba jir yahayba isagaa samaysanaya qorshihiisa meeshii waalidku uu u samayn lahaa isaguna raaci lahaa

    • @ayanahmed4496
      @ayanahmed4496 2 года назад +1

      Wa zax wllo hooyada iyo aabaha ayaa hagi kra

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 2 года назад

      Waa been waxaasi wax fahan ah oo ay leeyihiin maleh caruurta somalidu waa dadka aduunka ugu fahanka xun uguna maangaabsan taasoo jirtaa qabiil lagu canqarin

  • @samaalemedai324
    @samaalemedai324 2 года назад

    Mahadsanid ustaad soomalida waa dad u baahad in wax badan Laga bedelo