Maalinkuu Faransiisku Gumaaday 400 Culimo iyo Macalimiin Dalka Jaad .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 344

  • @AlCarmawi
    @AlCarmawi Год назад +26

    Taniyo 2018 ayaan kugu xidhanahay, oo xalqadda idhaaftaa iska yartahay, badanka commenti ma qoro, lkn xalqad walba waan dhagaystaa!
    Magaranayo channel Soomaaliyeed oo kale oo wacyiga intan le,eg bulshada usoo gudbiya!
    Allaha kaa abaaliyo wll Cumar Inshaar.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +55

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

    • @xamad-
      @xamad- Год назад +1

      إتق الله كلام الرسول أهم وأفضل منه

  • @ibraahimbaashi9294
    @ibraahimbaashi9294 Год назад +24

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي عمر فقد استفدنا منك كثيرا بوركت من قتى كثر الله أمثالك
    كم نحن بحاجة إلى أمثالك

  • @maahir376
    @maahir376 Год назад +18

    Waa jimcee kusalli nabiga ❤❤
    OGAANSHO || OMAR INSHAAR / FAYLASUUF + TABIYE + TAARIIKH + KOBCINTA MASKAXDA + WAANO XAGA NOLOSHA AH + WAX WALIBA OO WANAAGSAN ❤ GUULEYSO WALAAL

  • @safiyoabdulkaadir7323
    @safiyoabdulkaadir7323 Год назад +48

    Kusali nabi muxamad scw

  • @osmanjama6312
    @osmanjama6312 Год назад +33

    Ogaansho isn't easy 😕 ✊💙

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy Год назад +1

      He s a legend wallai🤴❤

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Год назад +7

    إنها قناة اليوتيوب الوحيدة التي أتابعها وأنا كذلك
    لأنني لست أخثا يا شعب صومالي والله أنا احبكم في
    الله نلقى الله الجنة فردوس العلي🇸🇾💜🇸🇴🫂

    • @akramsomali
      @akramsomali Год назад

      انشا الله نحبكم فالله انتم علي راسنا ❤️❤️❤️

    • @Xogogaal-s4k
      @Xogogaal-s4k Год назад +3

      Kkk beenta ilaa goorma ayaad ku shaqaysan walaal

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Год назад

      @@Xogogaal-s4k gabdhaan wa suuri ugaas ma ahan been abuur yaman joogto jeclhy wlba

  • @mhmdmd9525
    @mhmdmd9525 Год назад +2

    Waa barnaamij aad iyo aad u qiimo badan waana macluumaad iyo wacyi aan laga helin meel kasta.
    Allah hakula garab galo dadaalka aad ku bixinaysona meel fiican oo khayr qabta hakuu geliyo , aduunka waxa aan ugu jeclahay waa dadka faafiya wacyiga dadkana ka saara jahliga, waayo hadda markasta oo uu caalamku sii horumaro jahliguna waa sii kordhaya.
    Waa shay aad iyo aad u muhiim ah inaan barano taariikhda waayo waxay ku kala baraysaa guusha, cadowga dhabta ah iyo walaalka ama saaxiibka dhabta ah.

  • @cabdiraxmaanoffical3328
    @cabdiraxmaanoffical3328 Год назад +10

    MASHLAH CUMAR INSHAAR WAXAAD TAHAY QOF DADKA SOMALIYEED DUNIDO MEESHAY USOCOTO BAAD TUSTAY GULAYSO BARNAAMIJYADAAN UKALENA NOSO BADI WAAD MAHAD SANTAHAY ❤

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 Год назад +4

    allaha unaxariisto dadkaas culimada allahana ha cadaabo qof walbo oo gumaadkaas lug kulahaa

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 Год назад +14

    Xigmadbuu ilahey usameyey Jahanama iyo saciira 🤲

    • @abdurefidak136
      @abdurefidak136 Год назад +2

      Walahi waa runta ilahay waa caadil
      Cadaaladiisa ayu naarta u samayay

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 Год назад +2

    Asc walal noso dub qariqada somali sidey wadankena ugu so dulay talyaniga iyo ingariska insha allaah

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Год назад +7

    Jumca mubarak Umada Somaliyeed meelwalbo dunida ka jogdaan.
    Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO. Aduunka walalo laku yahay. Aad baad umahad sandahiin.

  • @najmaxassan5543
    @najmaxassan5543 Год назад +6

    Wll cumar welcome back

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 Год назад +1

    Wixi an ilmaheena bari laheyn adiga aya already no bidaamiyi ya cumar. Shukran laka

  • @jamalibrahim5274
    @jamalibrahim5274 Год назад +1

    Ustad mahadsanid ❤ I.a ☪️ guul ❤

  • @y.m.a.kochin1200
    @y.m.a.kochin1200 Год назад +23

    Waan ku farax san nahay inaad dadka ku bararujiso wuxuu yahay faransiiska. From Djibouti 🇩🇯

    • @maxamedsiyaad1400
      @maxamedsiyaad1400 Год назад +3

      Wll maan iska dhaafaa taagerada xulka qaranka france

    • @hassanabdinour7
      @hassanabdinour7 Год назад +3

      @@maxamedsiyaad1400 Haa walal iska dhaaf Kuwaas wax lataageero maahan

    • @Viclip24
      @Viclip24 Год назад +1

      @@maxamedsiyaad1400 ma dadkaa weeydiinee doqonsanidaa

    • @maxamedsiyaad1400
      @maxamedsiyaad1400 Год назад

      @@Viclip24 adi mxaa ku hya ninka jabuutiyanka waydiyee adeere

    • @y.m.a.kochin1200
      @y.m.a.kochin1200 Год назад

      Ujeedadu waxa weeyan in maan ka qofka uu hor ahaada wacyi ahaan. Hagjirna logu noqda waxa aad leedahay. Nin ka caad wuxu yaqanaa "ninka ad daagi, ninka ad dabin u qoolaysid iyo ninka ad dili ba waa la isku kala daadiya yusan kaa diidine "

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Год назад +1

    Mashallah walalaheen chad 🇹🇩. Waxaan angola deris ku aheen. Nouradin. Abdulrahman iyo idris oo ahaa chad. Walalayaal aad u wanaagsan ahlu diin ah. 8 years baanu deris iyo saaxiibo aheen.
    Omar Inshaar bro barnamijyada ookale soo badi si dadka Waaqica ugu bararugaan.

  • @canabcabdirashiid9986
    @canabcabdirashiid9986 Год назад +5

    Waa wax mudan inaa ku baraarugno
    Dhacdooyinka xanuun badan weye 😥
    Yaalaah

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 Год назад +1

    Mahadsanid sidan taariikh da u dhuuxey oo u dhugtey in dhaweyd man sameyn sida
    Mahadsanid walal cumar cadawgeenu wa mid waana gaalada ino heshiiyey

  • @faadhigotahliil1371
    @faadhigotahliil1371 Год назад +2

    Caro alle ha ku dhacdo faransiis iyo waxiiracsan🇫🇷🚫

  • @macoz8070
    @macoz8070 Год назад +3

    Mahadsanid Omer maalinkaad bilawday channelkaaga ilaa maanta waan kula socdaa wax badan ayaana kaa faa iidnaa ka Bulsho Soomaali ahaan, Mahadsanid markale
    Halkaa kasii wad Dadaalkaaga wll

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Год назад +4

    Safiir hebel baan ka wada hadalnay horumarinta dalka😥

  • @deeqoowapdi252
    @deeqoowapdi252 Год назад +5

    Istaad Omar Allah ku sharfo aduun iyo Aakhiro

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Год назад +7

    ‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱....

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +10

    First legend always legend keep going pro Omar inshar another's levels ogansho interests people's 💪💯👍👍

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 Год назад +2

    Aabaha wacyigalinta dhalinyarada somaaliyeed ustaad cumar inshaar

  • @RaadMedia
    @RaadMedia Год назад +1

    Waa darsi muhiim ah.

  • @ahmednuhkhalif7671
    @ahmednuhkhalif7671 Год назад +4

    Aad iyo aad ardayda jaad iyo maaliba isku class ayaan nahay waa dad aad u wanaagsan
    mahadsanid ustaad.

  • @axmedbashir6655
    @axmedbashir6655 Год назад +1

    قال الله تعالي (وما تخفي صدورهم اكبر )

  • @khadaryuusuf7478
    @khadaryuusuf7478 Год назад +2

    Omar inchaa wlahy wxaad tahy nin aan wax bdan aan ka bartay ilahy cimri dheer iyo caafimad taam ah ha ku siiyo 🥰👍👍

  • @abdifatahkhalifsayid
    @abdifatahkhalifsayid Год назад +1

    Jazak allah ustad omar inshar

  • @daadirmaxamuud4393
    @daadirmaxamuud4393 Год назад +1

    جزاك الله خيرا يا أخي عمر

  • @mahercade2618
    @mahercade2618 Год назад +4

    Macalin Mahadsanid

  • @faadumocaday8144
    @faadumocaday8144 Год назад +1

    nacalad haku dhacdo faransiska alaha duleeyo mushrikiinta cumar ilaah haku xafido noso badi taariiqda

  • @samiiramaxamed4192
    @samiiramaxamed4192 Год назад +5

    Ku saliya nabigeena scw

  • @تلاواتتسعدقلبك-خ7ل

    Wuu iga ilmeysiiyeen video ga thanks ustad

  • @ahmedabdilahi3978
    @ahmedabdilahi3978 Год назад +3

    Cumar Inshaar legend aan barnaamjikiisa ku xidhahay marwalba

  • @Deganaasho
    @Deganaasho Год назад +9

    Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo RUclipsr Fiican Ay dadku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In shaa Allah 💯

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 Год назад +1

    بارك الله فيك ياعمر

  • @abdirahimmohamudissack2295
    @abdirahimmohamudissack2295 Год назад +15

    As we're the coming muslim new generation, Thanks for making us updated on what's going on.

    • @akramsomali
      @akramsomali Год назад +3

      Af somali ma ku hadashid mrka english isku dhibayso dadka aad la hadleesana wa somali gumeesiga heerkas ayu ku gaarsiyay ina luqadoodana ku faanto

    • @mowliid
      @mowliid Год назад +1

      @@akramsomali wlhi shb hadan rabay Inan intaa dhaho waxaa ceeb ah Inu leeyahay waxbaad nagu Soo kordhisay gumaysina ma ogolin isla daqiiqadaasna wuxu leeyahay waxan nahay gobol kamida gobolada USA hab fikirkii ayuu ka dhintay adna shb Inta aad noon shahy daqiiqad yayna ku dhaafin adoon wax faa'idaysan (wacyi aqoon kororsi.) I.W.M

    • @Viclip24
      @Viclip24 Год назад

      Maxaa English ugu hadloosaa xita anoo Canada joogo kuma hadlooyi aqas

    • @faromohamed6588
      @faromohamed6588 Год назад +1

      Afsomaaloga ma muqaddas baa? Maxaad ka ogtahay xaaladihiisa iyo mesha uu kusoo barbaaray...tusaale aniga iyo in badan oo kale dhul soomaliyed meysan arkin ... Afsoomaligana looma dhigin waligood!
      Plus maxad rabteen in comments oo dhan ee afsomaali noqdan? Macqul ma ahan ee dadka naqaska haku dhajinina.

  • @Edbashir
    @Edbashir Год назад +61

    I grew up with Chadian friends in Jeddah,Saudi Arabia.. such amazing people

    • @abdullahmoallim4486
      @abdullahmoallim4486 Год назад +12

      umudda aad la hadleyso waa soomaali ma aha ajnabi Ingiriiska intuu u socdaa

    • @akramsomali
      @akramsomali Год назад +8

      Dadka aad wax u sheekeyso wa somali maxad af english wax ugu so qore mise wxa rbta inay dadka is dhahan ala wa qof english yaqaano gumeesiya heerkas ayu ku gaarsiiyay

    • @yusufmm766
      @yusufmm766 Год назад +7

      Luquda laga cararo waa neceb dalkaaga hooyo

    • @nuuraraaid69
      @nuuraraaid69 Год назад +6

      Afsoomaali soo qor fadlan si loo dareemo Soomaalinimo

    • @abdulkadirjiinow2614
      @abdulkadirjiinow2614 Год назад +1

      Nafta ii keeni jireen😂

  • @abdoulkader7394
    @abdoulkader7394 Год назад +7

    continue began for sensitive Muslims. am really glad to have a few like you in the muslim worlds ☪️

  • @nuurali1245
    @nuurali1245 Год назад +2

    Mahadsanid macalin

  • @saynabiitobintawil1092
    @saynabiitobintawil1092 Год назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @dhagaside4614
    @dhagaside4614 Год назад +3

    Welcome ogaaasho

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 Год назад

    Mahadsanid ustaad omar ilaheyna waxan ka baryeynaa in muslimiinta wacyigooda u kordhiyo intii qadiyadaha islaamka ka jiifto neh in ilaahey soo toosiyo qaas ahaan madaxda wadamada islaamka

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 Год назад +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Год назад

    Ustaad cumar inshaar walaah waa moowduuc si murugo u leh dhagarta France 🇫🇷 maaha mid koow iyo laba ah Allah unaxriisto inta ku shahiiday gacanta gunta aan garashada laheeyn

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 Год назад +4

    Allow u naxariisto aamin 🥺😭🤲

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад

    M.a mhdsnd ustd cumar soo badi vidiowyada noocaan ah

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +5

    Walahi codkaada wax udhigmo inu jiro uma maleynayi m.a 😚❤️

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 Год назад

    Masha Allah arday chad ka soo jeedo anigaa wax isla baranaa runti waa dad Aad udadaal badan wax barashaneh jecel kuwa ay wax la barayaaneh aad uga soo dhex muuuqda

  • @Abdoulkarimwao
    @Abdoulkarimwao Год назад +1

    Mahadsanid sxb waa runtaa laakin gumaysigii oo maskax ayaan ku jirnaa, oo ay noogu wacan yihiin dowladaheenan. InshaAllah khair

  • @khadraadhan3362
    @khadraadhan3362 Год назад

    Illahayoow faransiska allaha halaago inta gaalka ah ee muslimka neceb

  • @abdifatah814
    @abdifatah814 Год назад +1

    Ku mahadsanid walaalo wacyigaga. Alle hakaa jasaa'i siiyo.

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 Год назад +2

    Masha allha ustd

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa Год назад

    Wcs wr wbr ustaad cumar jazakallaahu kheeyran cilmi badan kaa ogaaday maanta aad u jeclahay taariikhaha lkn wexee eheed xasuuq ba'an allaha u naxariisto walaalheena muslimiinta ee ku geeriyoday

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Год назад +1

    Gaalo dhan wa isku mid.
    Gaalo in an La Aamin Ilhay ba ino sheegay, Wana Argnay Tataarka, waxay gaysten why 400 Halboolihi umada Hal Mar wax Bena laga dhaadhiciyo hadan qasab lagu keenin.

  • @axmedchanal8981
    @axmedchanal8981 Год назад +4

    Asc ogansho waxaan kaa codsnayaa inaad ka soo hadasho waxbarahshad somaliya ooo lugu baraaayo 12 maad oo 3 kamida afaka somaliga halka 6 mado eey ingliishtahy luqadeena inaa wax kubarono mafiicna miyaa ?

  • @abdirahmanhassan2668
    @abdirahmanhassan2668 Год назад +1

    Xiraye u soco

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 Год назад +3

    Wll omer keep going

  • @abdinajibabdirashid7745
    @abdinajibabdirashid7745 Год назад +5

    ILAAHAY DARTII WAXAAN KAAGA OCOD SANYA INAAD LIVE ISAAR TIIN WLLYOW

  • @MohamedAli-is7fd
    @MohamedAli-is7fd Год назад

    Asc wlaal cumar hadii aan ku-dhahno wlaal aad iyo aad ayaad umahadsan-tahay kuma fila mahad cilintaada , laakiin waxaan alaah kaaga baryeynaa inuu ( Cilmi-caafimaad sharaf - cizi ku siiyo جزاك الله خيرا 🙏 شكرا شكرًا شكرًا

  • @xaajiabshirali9310
    @xaajiabshirali9310 Год назад

    M.allh omar inshaar wll macluumadka dalalka ah soo badi

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад

    Ilaahow unaxariiso shuha dada

  • @gellewarfa359
    @gellewarfa359 Год назад

    Ilaajow muslimiinta guusha sii gaaladana gumee oo jabi

  • @isramohamed5285
    @isramohamed5285 Год назад +2

    Waa Mahadsantahay Mawadiicdaan oo kale Soobadi

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +5

    ❤🤍❤❤Asc🤍❤🤍❤
    Asxaabta Ogaansho
    Waxan idinka Codsanaynaa in aan Nagu soo biirtaan oo cimaamadiina nagu tuurtaan oo nagu Soo biirtaa Insha Allah
    ❤🤍❤🤍❤🤍❤🤍❤🤍❤🤍❤❤🤍

  • @abdurefidak136
    @abdurefidak136 Год назад +1

    Waa shuhado dhamantod
    Aad ayan uga xumaaday ilaa iyo xad wanka naxay walahi waxan islaha muxu ogaansho uga hadlay 😢😱😱😭😭

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Год назад

    Mahadsanid wll omar

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Год назад

    Mahadsanid wll cumar

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 Год назад +3

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @batuulomuuse977
    @batuulomuuse977 Год назад +4

    Waxaa nasiib daro ah dad somali sheeganaya iyagoo raadinaya raadkii guumaysiga inay wax galkii bulshada ku laynayaan magaalada aan kunoolahay ee laascaanood daqiiqada aan qoraalkan idiin qorayana la hadal hayo weerar magaalada ku soo wajahan
    Waxaa hubaala dadkaygu inaanay dayici doonin sharaftii iyo halgankii guumaysiga dhabarka ka jabiyay ee daraawiish(darvish)

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 Год назад

    Illahi swt haa u naxariisto dadkaas lkn Ree Galbeedka somaliyeey ku baraaruga

  • @daadir345
    @daadir345 Год назад

    Ustad Omar juma mubaraj👍

  • @abdoulkader7394
    @abdoulkader7394 Год назад

    Hello bro I completely agree with you. until today it's the same in djibouti

    • @akramsomali
      @akramsomali Год назад

      Dadka aad wax u sheekyaso wa somali mrka zxp af somali kuso hadal

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Год назад +1

    France maalin ayuuu kashaleydoonaaa dhibatadaan I. A ilaahey ayaana garab nagusiindoono ✊

  • @abdulahixasan6798
    @abdulahixasan6798 Год назад +1

    Alahu akbarr

  • @anwarhaji5605
    @anwarhaji5605 Год назад

    As a Somali community kaliya wxn u bahanahay wixi ilahay dhulkan uso dajiyay oo cilmi iyo dinba leh inan barano Rabina tala saarano wlhil cadiim herkan ban gareyna marka jahligu wa waxa ugu lito oo dad lagu brainwah gareyo Ilahay (swt) waxn ka baryeyna jahliga qabyalada dullinamada bini Adamku nala rabo ina dhinac naga mariyo as dhalinyaro ka ahana inan hurdada ka kacno si dhab ah somalia hanolato korna ha ahato

  • @axmeddaacad1139
    @axmeddaacad1139 Год назад

    Masha allah cumar inshaar allah haku xafio

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 Год назад

    Wadamadaan ugu necbahay sreal,france,russia

  • @sooyaanxikmaawi333
    @sooyaanxikmaawi333 Год назад

    Masha, Allah Allah ku barakeeyo shugran

  • @axmedmaxamud1961
    @axmedmaxamud1961 Год назад +1

    الله يبارك فيك يا أخي 😍😍😊

  • @umucabdalla8063
    @umucabdalla8063 Год назад +1

    اللهم اعز الإسلام ولمسلمين

  • @abdiqorshaale9371
    @abdiqorshaale9371 Год назад

    Waa naceybka khawaarijta shisheeyaha u adeegayo somalia ku haayan
    Halmeel 500 qof ku dileen

  • @realog2022
    @realog2022 Год назад +26

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺😭🤲🤲🤲

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 Год назад

    Aad ban ugu helaa taariikhaha noocan aha uStaad soo badi

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 Год назад

    Subxanallah allow sharkoda na mooti dalkan anku nolnahay muslimiin dhigoda ku mqn

  • @inamouse
    @inamouse Год назад +2

    Chumca wngsan soomaalayyy👋🏿🖤

  • @ayuubjaamac1117
    @ayuubjaamac1117 Год назад +1

    Mahafsanid .

  • @mckaafi7462
    @mckaafi7462 Год назад +1

    Ma’aqn wax iga hor istaagayo inan runta sheego bini adam ki ugu xuma ee ugana arxanka darnaa ee an arako waa dadka kunool dalka chad🇹🇩 waxa an ka hadlayo waxa dariime kara dadka soo maray saxaraha sudan iyo chad 😢

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891

    ustaad cumar

  • @MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
    @MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 9 месяцев назад

    اني احبك في الله يااخي الحبيب

  • @sharifoabdallamohamed7730
    @sharifoabdallamohamed7730 Год назад

    Aqoontada alaah haku barakeeyo walal

  • @mohamedabdirahmanali4900
    @mohamedabdirahmanali4900 Год назад +3

    Waxaan Ku xernaay xasiga Ku yaalo dalka turkiga magacaada izmir.xabsiga yawaanjii ayaa Nin jaad ha ii sheekeeyy in uu Frenchka dilay culimada dalka jaad 😭 wllhi nolasha xabsiga wax badan oo qisas ka hayaa

  • @aadancismaan156
    @aadancismaan156 Год назад

    ماشاء الله تبارك الله jirooo jooog my pro

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 Год назад +1

    Wll Omar inshaar hadhalkaa wuhusohasusiyee 2012 markii cidhanka Kenya galayee Somali in sameyeen daliyaradhi qahotigaa dadab laqoroo kadib 200$ mishar ahaan losiyoo ayalaikahormariyoo si habdaaa laiskagadigoo

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 Год назад

    Omar inshaar wax badan baan ka Faiday

  • @maymamohamed8884
    @maymamohamed8884 Год назад +1

    Muhiimada uu cumar inshaar fidiyowgaan noguso gudbiyey kaliya ma aha inuu na ogeysiyo tarikhdas ee ujeedkiisu waa inaan noqono dad wax aqriya mesha mowqifka yhyne fahma kana digtonaada sharta gumeysiga iyo gaal oo dhan gaal oo dhamine waa isku mowqif iyo Islam naceyb nasiib daro dad badanoo naga mida ma oga intena wax ogeyn Aan dadka wax barno oo yaan lala seexan aqonta iyo fahamka oo Aan sharafta islanimo iyo cizigiisa unoolaano dullinimadu yey na baar dhigan walalayaal mhdsnid wll cumar adna kheyr Allaha ku siiyo